"Sideey U Dhici Kartaa Inta Uu Xisbiga Waddani Ciidankii Laayey." Faysal Cali Waraabe

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 125

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Faysal waa ku saxsan yahay arimahaa uu ka dhawaajiyay runtii na waxaa loo baahan yahay in laga shaqeeyo midnimada Somaliland iyo sidaanu uga gudbi lahayn waaqica jira in Sha Allah

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Faysal guul iyo gobanimo geesi cid waayay

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wadani boqolkiba 10 xita heli mayo Somaliland dhanba og inay cadawyin

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Faysal waa geesi qaran lkn reerkiisa dayacay oo wadani daba dhilif u wada noqday.

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Faysal doorta isagaa bila rabshade

  • @MedIsaac
    @MedIsaac 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Faysal waa macquul

  • @SuldaanAhmeth
    @SuldaanAhmeth 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faysaloow ma wadanibaad mucaatid ku Tey mise kulmiyoo tartameysaan nin weybaad hadalkaaga miisaan uyeel

  • @ElmiAhmed-n6d
    @ElmiAhmed-n6d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ku shubo adeer sanad ka
    Waa sanad kii xisbi kugu danbaysay finish

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afayeenka kulmiye waa faysal 😂😅😅😢😢😢😢😢😢

  • @Subeyra
    @Subeyra 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Afka kajedi naayaa faysal waa libaax faysal cali❤❤❤❤

  • @noorabdi8543
    @noorabdi8543 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    SSB AA?😅😅😅😅😅

    • @FARDUUSCALI-s5j
      @FARDUUSCALI-s5j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa ssb sow cidan goniya maha

    • @liibaanmuuse7664
      @liibaanmuuse7664 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ssb Naar naar

    • @noorabdi8543
      @noorabdi8543 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@FARDUUSCALI-s5j Haa saxib 💯

    • @BushraMaxamud-yi9fq
      @BushraMaxamud-yi9fq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa kuwa futadada ilaaliya khaniisow

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🪂🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✌️✌️🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay hawnaxariisto 😭 kulmiye 😭 ilaahay hawnaxariisto 😭😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Ciro ku.waashay hadaanu nahay Ciidagale Ciro guuleso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡💯💯💖💖💖💖

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga wadani ✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳🇻🇳💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 7 นาทีที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤SSB SSB WAA MAQLAYSA N

  • @osmanyusufburco9477
    @osmanyusufburco9477 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer Somaliland hadii caqligu idin shaqaynaayo doonta Gudoomiye Faysal Ali Waraabe.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Allah Ayatulaha Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland Mudane Faysal Ali Hussein Xafidullah

  • @hibodjama4533
    @hibodjama4533 17 นาทีที่ผ่านมา

    Abti waxba ma odhanayo. Talo xor ah ka mid noqo xisbiga wadani. Haddii kale jeesjeesku wax ma dilo.

  • @Tkmaxfan
    @Tkmaxfan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAYSALOW ninkaan quusan naftiisa quus ah ayey Somalidu tidhaahda.Waar ninyahow dadku kuma rabaan waayo qawl ma lihid, iimaan ma lihid, ma xishootid. Waad been badantay.. ilaahay ka cabso.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    FAYSALOW adiga cidi kudooran mayso ee maxaa kaagaley dadka tartamaya.

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal in lagugu shaqasto mooyee waxkale mataqaanid ciro inasha allaahu wuu soobaxayaa

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani wuu dardaarmayaa waa markii ugu danbeeysay ee xisbiga barankiga ah uu weeyn lahaa xisbiga isaga ka billoowda ee isaga ku dhamaad xagee ka shaqeeya xitaa one hole buu sameeyn waayey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal waa tigtobar😅 ilaahay hawnaxariisto 😭 xusbiga ucud 😂

  • @CabdleCabdi-qj5ml
    @CabdleCabdi-qj5ml 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aderkay walidi cadibay ifka UGA soo baxday oo nafti muuse bixi Aya gashay oo kulmiye cadiya ayu noqday ader adiyo muuse waad ka baxdeen oo ufba laydin yidhi

  • @xogdoonkawarka
    @xogdoonkawarka 50 นาทีที่ผ่านมา

    Guul soomaaliland mar walba lkn reer soomaaliland aynu doorano faysal Cali waraabe

  • @axmedsaleebaan8336
    @axmedsaleebaan8336 14 นาทีที่ผ่านมา

    Faysalow u malxiiska qayrkaa waxa dhaanta adoo mid guursada (muuse waydiiso inaad u noqotid madaxa kaambaynka adigu wax dooni mayside)

  • @burco688
    @burco688 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooy reer somalilandnoow faysal codka siiya isaga dhex dhaxada manta cidamadana war u haya 😮

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waar kani ciidan ayey kaga dhegtey waar nin yohow qorshe iyo caqli sland lay sugu soo celin karo oo ummadda laysugu wadi karo keen hadalkaagu waa cunsurriyad xun oo iska cad

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaa ma muusa kuu soo dhiibay wadani Maa nuux baasta isagaa jebiyey waxa walba oo iidoor dhigtay maxaad keeni cunfi qabyaalad baa ku waashay

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciidagale yaad lahadhay oo ceeb usoo jiidey oo dadka leeyihiin ninka maalin walba muuse galaaska la dhacayo maa kaqabtaan siyaasada wuu saqiire

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Feysal qalbi caruur adigu musharax ma tihid cidna ku dooran mayso dadkii hanka lahaana u diiday inaad xisbiga ku wareejiso, laakin maanta waa ilaahay mahadii oo Kaah baa ku badalaya nin han leh ina Xaashi looma baahna qof magac u yaal ah waraabe taag inuu umada 20sano musharax sheegto, Cirro ma adaa gaadhi kara neefyahoow dorashadii ugu horeysay ee u galo 42% buu gaadhay adna 4% baad 20sano dhaafi wayday,

  • @saidasultan6826
    @saidasultan6826 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    YAA UDIIDAYA INUU NOQODO MUSHARAX FAYSAL CALI HUSSAIN KAFADHIISA UMADA 20 SANO AYAD UMADA SOHOR FADHIDAYE NASO NASO ADEER 😅

  • @Qorane-y7r
    @Qorane-y7r 33 นาทีที่ผ่านมา

    Feysalow dadka aad cadowg ku tilmaameysaa waa walaahaa itoortana we ledahay oo MD miyir kabani ..sida ciro ayaa siyaasada ummadda mideeysa loo dhaqmaa dadka somal8yeed qabayaalada ayaa cadow walba uhaqlal taagayaa ...tusaale uqaado carab

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeero ninka ku amaanay hacaayin sidakale runsheegbaatahay

  • @mohammedabdullahi2799
    @mohammedabdullahi2799 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mudane Faisal Cali waraabe please please codka siiya waa halyeey

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu waxaa tahay cudur socda waa bugtaa wax aan qof ku hadlin baad ku hadashaa qabyaalad cudur oo dhan baa ku dilay maxaad wadi kartaa beenale

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inuu waalanyahay bal weydiiya xaggee Waddani ku laayay ciidamo?

  • @salebanfarah2497
    @salebanfarah2497 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ninkan faysal masayr baa hayee kulmiye iskaga biir ku dhaha maadaama aad kulmiye u shaqaynaysid fursad kasta iyo albaabkasta waad iska soo xidhay

  • @Ahmednourmohamed737
    @Ahmednourmohamed737 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    faysal faaruq weligaa baad marka doorasho soo dhawaado kulmiye isku xoqi jirtay wadani wuu soo baxayaa inshaa allaah adnan saaxada siyaasada ayaad ka bixi

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    CEEB AYAAD KU TAHAY DALKA CARABLOW SAXAADA DALKA WAA IN LAGAA SIFEEYAA DOORASHADAN

  • @Axmedibrahim-e9b
    @Axmedibrahim-e9b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    faysal faaruq yaa dooran hadaba N.G.O ayuu haystaa sodon sano cidna ma doorato

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soyaasadda Somaliland iyo nidaamkeedu wuxuu ku xumaadaay dad iska hadkaya bilaa caddaymo oo aan lagala xisaabtamayn. Bal waa kane muxuu caddaymo ah oo uu hayaa??

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Iimaan La"aan Iyo Xaqul Qalin ayaa Daba dhigay M.O.U ga😂😂

  • @Md-waagub
    @Md-waagub 2 นาทีที่ผ่านมา

    😅Dulii Akhas Faysal cadee in kulimye ahaa oo mataloo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kk wuu is cadeeyay inuu kulmiye yahay lakin kuwa hoos ordaya ee leh xisbi ayaan nahay caqli xumaa.
    Ilaa hada Olole mawadaan.
    Hada wadani iyo ucid haday midoobaan muse Cagaha ayuu wax ka dayi lahaaa

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 56 นาทีที่ผ่านมา

    Qof kaa xaasidsani somaliland ma joogo waxad ku hadlayso ayaaba xaasidnimo ah

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar nacasnimada la aamus hadaad soo baxayso waxaadsoo bixi lahayd maalintii reer habar magaado oo dhan adu kaligaa ka sharaxan waadiga soo bixiwaayey ee habar magaado kasban waayey ciidagale magac xumo yaad usoo jiidey oo iska ceytameysaa

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal faaruq iska aamus waad waalatay iska dawarso dhulkaa bari xil ma qaban kartid ee ha waalan cudur baad qabtaa

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    faysal cali dhurwaa waxa aad kala garan wayday inaad xisbi tahay iyo inaad kulmiye tahay maanta doorashada adigu midka laga taqalusayo ayaad tahay sababta oo ah 30 sano ayaad soo fadhidaa 5dhibcood ma dhaaftid duf ku bax cid ku dooranaysaa ma jirto ee isaga carar Finland u diyaar garoow waa faysaloo waa faaruqoo waa film cartoon .

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR WAXAN DIB YAAN LAGU ARKIN SAAXADA SIYAASADA SOMALILAND DOORASHADA KADIB ILEEN CEEB AYUU KU YAHAY DALKA

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal hadal xàiiq ah ayaad kuhadashay anigoo kulmiye ahaa adaan codka kusiinaya inaad Soo baxdana inshallah waan rajaynayaa labadaa xisbi ha Ina dhaafaan.

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii iska hadlayaaba hayska hadlee Faysal waa nin qaran
    Bal isu Taga oo in yar oo dhaleeco ah car ka sheega

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    faysal waa in la doortaa waa nin run sheeg ah o u qalma hogaamiye waa xaqiiqo

  • @Jscali263
    @Jscali263 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faisal marna cagad baa Layla dhacay buu leyahay mana waa dabadhilif waar cir gulaysanaya

  • @SalebanIsmacil-p1m
    @SalebanIsmacil-p1m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xusbiga ucud😢😂 xusbiga ucud 😂😅😅😅😮😮😢😢😢😢😢

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cudur Cirro la yidhaahdo ayuu qabaa

    • @idilmohammed6873
      @idilmohammed6873 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cudur Ciro maqabe runta ayu ku dhinta

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeero Faisal dadkan inaga soo soo gaadh dee adigiibaa naga seexdee

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkàan waalan dadkii dhalay naga qabta xil xaq uma laha ee cilaaj geeya

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 19 นาทีที่ผ่านมา

    Wadani waa huwan inta taageersana way ka qoomamayn❤❤❤

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HADAANU SSB NAHAY HAL COD SIIN MAYNO CADAWGA GUDAHA EE WADANI LA BAXAY

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Very true. Cid Wadani dalka ku aamini kartaa way yartahay.

  • @zultanhaibe3942
    @zultanhaibe3942 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaa hada waxan layabanahay wadankan ma wadani ayaa maamula mise kulmiye

  • @karamashow
    @karamashow 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waka musharaxii dhamaa 😂😂😂 kulmiye ku biiray

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ucid waa Kulmiye Walaashiisa ka yar oo dhilo ah waliba hhh

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fayisal allah ha kudaayo guulayso adigu isha allah

  • @adanaxmed9874
    @adanaxmed9874 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Illaahay Gulshan ha ku siiyo faysalow insha Allaah.

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 53 นาทีที่ผ่านมา

    C/raxmaan ciro ❤❤❤❤❤❤❤wadani guul

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 51 นาทีที่ผ่านมา

    Anaa ciidagale ah 100%99 waa wadani ❤❤❤❤❤❤

  • @cabaasbucurde1783
    @cabaasbucurde1783 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xisbiga xumaanta iyo cuqdada wadani

  • @cabdiqaadirsiciid6136
    @cabdiqaadirsiciid6136 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer iska naso waxan walaga qorayaaye

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dowladnimo jeedaanta ugu tanaasula

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkaan xisbigiisa waa laangadhe waaye

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 54 นาทีที่ผ่านมา

    Ciro ciidagle ayaa wata ee waalo

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawga GARXEJIS 😂

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal haladoorto😊

  • @SuldaanSalka
    @SuldaanSalka 39 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkk adiga xageed aaday

  • @FarhanIbraahim-so3ie
    @FarhanIbraahim-so3ie 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    tu bac ga somalilnd😂😂

  • @CrisaaqXasan-c7o
    @CrisaaqXasan-c7o 34 นาทีที่ผ่านมา

    Labada gojacadaa dhow

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani wuu guulaystay

  • @Yuusufsiciid-w6t
    @Yuusufsiciid-w6t 48 นาทีที่ผ่านมา

    Waa hadal meel waayay

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 54 นาทีที่ผ่านมา

    Wadani guul❤❤❤❤❤❤

  • @CraxmaanCilmi-u8s
    @CraxmaanCilmi-u8s 6 นาทีที่ผ่านมา

    U codeeya faysal

  • @Axmedibrahim-e9b
    @Axmedibrahim-e9b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kani ma quusto yaa dalka ku aami doona

  • @kg6987
    @kg6987 46 นาทีที่ผ่านมา

    Waar naga aamuus

  • @AkMohan-cs6pp
    @AkMohan-cs6pp 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxu oohin xumaaa😂😂😂

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daba dhilif

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faisal faaruq

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer quuso

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal faaruq

  • @husseinhman
    @husseinhman 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fifa wadani

  • @AAYA23
    @AAYA23 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoolo Faysal

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faysal ❤❤❤❤

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SSB kkkk???

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nacasoow ninka niicda kala hadh kulmiye niqaaban ayaad tahee

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    مرفوع القلم 😂

  • @kinsiabdi8624
    @kinsiabdi8624 52 นาทีที่ผ่านมา

    Waar ikaaamus waba kuhadi mayide