farmaajo saan aa ugu dheganeyd m/w hassan waaku dhegan tahay in xil laguu dhiibo lee maa rabtaa si aad u joojiso calaacal kaan joogtada ah aan raad laheyn
War nio saan kuma maleehayn dowlada ayadaa hada so kaceesee hada adiga iyo kuwa kale farqaha uga dhegtaan see ku hormareenaa waxad dalkaga uqaban karto u qabo
dhulka dowlada beydhabo iyo kismaayo iyo puntland iyo somaliland maaka hadashid ama kan muqdisho lee aragtaa adiga ileen kuwii kale ee dowlada laheyd waala qaatay
Wakaa Ex Taliye Kuxigeenkii Sirdoonka Somalia Xaqiiq ba sheegtay Mahadsanid❤❤❤
Mahadsanid wariye sare❤❤
Mahadsenid guul somalia xasan waa tuug waa shaydaan mahadsenid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga jasuusadtahy
Xalqooyinkaaga waybateen
Qaabeyn usamee oo mid
Dhameystir mid kale ugudub
Legend kaan warkiisu xiise ayuu leeyahay
Map ka Somalia oo qab yah ah aa background kusaran dhulbadan aa kamaqan marka asoo dhamestiran sodhigo mahadsanid.
mexey micno sameene, somali dhiigleh manta majoogto, adiga umba isbahdilayo mahane
Agaasime waxad tahay nin shaqo madama kula soo shaqeeyaay waan ku faraxsanahay waxana rajeynaya inaad maalin un noqota Agaasimaha Guud ee NISA.
Jaajuus
War yur
xagee kala soo xiriiraa mowduucan baan xogka hayaa
Masaajidka waa lagaga hadli karaa siyasada Aqoon yahan halkaas waad ku qal dantahay
Mooryaan horey ayey qasab ku talin waydey maantana suurobi mayso ustaad
xagee kala soo xiriiraa taliye
👍
Maya walaalkaygiiyow, in masaajidka dhexdiisa laga hadlo waa sunne, saxaabada sharafta lehina way samayn jireen
XOG AYAAN HAYAA XAGEE LAGUGU SOO GUDBIN KARAA BY FILE
Adeer umad aan waxbo bareynin oo jahiliin ah oo lagumeysto meel magrayaan umadan xur mahan. Somalida waa laheysta shacbkood waa jahiliin dad ma ahan dhulkood ku heshiin karo kale damben malahan doqomo waye somalida waa kuwa kibirsan gabigeed Lkn dhulkood inuu ka badan yahy mamba arkaan aqli malahan somalida. Waxey jaceylyhiin in lagumeysto ayka mamba wada Nolaan karaan aqli dhan mlihin somalida dad mahn waa cawaan
Wax soconaayo maaha ee teen dhadaa noobalana xasanoo duleesan
War ciyaalkaan buuqa meesha kawada maxaa ka qaldan warka uu sheegay abdisalaan war burinayo hadaad haysaan nala wadaag maba haysaane.
farmaajo saan aa ugu dheganeyd m/w hassan waaku dhegan tahay in xil laguu dhiibo lee maa rabtaa si aad u joojiso calaacal kaan joogtada ah aan raad laheyn
Calaacal meesha ma yaalo, ee warka la sheegay war burinayo hadaad hayso inala wadaag.
War nio saan kuma maleehayn dowlada ayadaa hada so kaceesee hada adiga iyo kuwa kale farqaha uga dhegtaan see ku hormareenaa waxad dalkaga uqaban karto u qabo
dhulka dowlada beydhabo iyo kismaayo iyo puntland iyo somaliland maaka hadashid ama kan muqdisho lee aragtaa adiga ileen kuwii kale ee dowlada laheyd waala qaatay
Adiga farmaja ku ceyriyee dowlada maxay kuu geysatay mise raadka axmed madowe ayaa haysaa oo dowladii timadaba hadadan xil u hayn waad mucaradeysaa