"Kismaayo waan qabsanayaa, dadkii lahaa baan ku celinayaa"doodihii dhexmaratay Xassan Sh& B/Caalamka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 270

  • @AbdiDahir-s4v
    @AbdiDahir-s4v วันที่ผ่านมา +22

    Dawola du waku fashilan tay siyaasadi dalka iyo dibadaba🎉❤

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih วันที่ผ่านมา +1

      Ilmo Amxaaro filimkiina waa dhamaaday xabad futada la idinka galin noo calaacal

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 วันที่ผ่านมา

      ​@@II-vd4ihilmo dhila ayad tahay adiguna

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @@II-vd4ih ilmo amxaaro waxa odor u leh ee farac u leh Hawiye dira madoobe waa idinka Mida kale WAXBAA lagu soo hirtaa ee jubbaland maxaa idinka talaa Maanta haram arki Sida bada raaskanbooni loogu shubay waad arkaysaa maxaa idin keenay jubbaland ma hooyadiin ayaa lagu haystaaa meeshaan ragii lahaa ayaa qoslay SARO wah malayga iyo biyaha bada isku cuna idinkama idin cuni war HSM XAABSADE YUUSAN IDIN WAALI. Walee waaad ku jabteen hadana waad ha ayaaan iska ilooba dhul DAAROOD ee kiina ka xoraysta ALSHBAABA

  • @mohavlogs855
    @mohavlogs855 วันที่ผ่านมา +6

    Xasan sheekh fikirki mooryannimada Wali kamusan tanaasulin waa nin qabiilayste ah

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade วันที่ผ่านมา +11

    DAGAL OOGE XASAN SHEEKH WAIN MAXKAMAD LASOO ISTAAJIYO
    WAA KHAINULWADAN QABYALADISTA🇸🇱🇸🇱👍👍

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 วันที่ผ่านมา

      Madaxwaynaha qaranka Somalia 🇸🇴 ha guuleysto daba dhilif itoobiya iyo Kenya afka xabad laga galinaaa

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed วันที่ผ่านมา +8

    Jubbalaand guul iyo gomanimo insha allah xasan gurguurte halaqabto tuuga tuuga dhalay

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x วันที่ผ่านมา +6

    Xassan Sheikh Beesha Caalamka Wey Ogaadeen Gardaradiisa Indha La.aanta Ah lakin Waa Laiska Dhicinaa Xassan Qabuure Qotee Qaain Boobay dalkeena somalia

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii วันที่ผ่านมา

    🥺. 🥺 🥺. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 วันที่ผ่านมา +6

    Juubaland guuuuuul insha Allah iyo gobanimo 🎉🎉🎉

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o วันที่ผ่านมา +20

    Dameer jadiid wa MORYANTI USC meel gari maya SOMALIA 🇸🇴 burbur cusub uhorsedayan.

    • @engineermohamud
      @engineermohamud วันที่ผ่านมา +1

      Adiga jubaland maxa kaa galay anagaa u dhalanay ciyaalka Ethiopianka waan iska xureneynaa

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @@engineermohamudAdigoo ah ayaa u dhashay adeer jubbaland ma mooryaan Xasan ayaa ku yiri adigaa leh HSM xaabasade wlhi jubbaland in uusan cag soo dhigi Karin weligiiis mooryaana loogama baaahno jubbaland hooyadiin a caqliga yarayd wasa low IQ baad wada tihiin

    • @MohamedAbdirahman-w4x
      @MohamedAbdirahman-w4x วันที่ผ่านมา +3

      ​@@engineermohamudQaain Baa Tahay Maxa kaa Galey Jubbaland maa Alshabaab Ka xoreesatid dhulkan Hawiye EE tuugan Xassan Xumow kuwada shirqoolay Ciidamadii qaranka oo uu taliyaal uga dhigay labadii Alshabaab shaqaalaha u Ahaa EE Wasiir Tiktok Iyo Mahad kawaanle tuugadaas haka xaaxabiyo Guurgurte

    • @engineermohamud
      @engineermohamud วันที่ผ่านมา +1

      @MohamedAbdirahman-w4x jubaland waa dhul hawiyea ahan dhul amxaaro faqashoow

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @ Hawiye dhul a malaha waa laangaab xun oo masagawaa iyo cater dheere degan jubbaland ma dhuuso ayaad ku yeelan abaha cambuulo CUNIS weyn ka wase ? Adigaaba Ethiopian ah orod DNA. Iska Qaad mooryaan yahow wlhi jubbaland in aad magaceeda ka carari soo tan dowlad baan madax ka nahay miyaaad rabtaan in aad ku qaadataan dhul xataa aydaan aqoon u lahayn weligiin arkin xoolo ayaad awalba ahaydeeen aqligu ku yar yahay ee bal cad keena ciidamo HAWIYE ah waxba raxanweyn iyo jareer ha keeninee imaada idinkoo Hawiye ah

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 วันที่ผ่านมา +1

    Guurguurte Waa Xoolo ma 2000 Kun Miyaa kismaayo Lagu Qabsana nin waayay Hal diyaarad Malatari Xamuul ah askarta ku qaata

  • @BiixiAhmed
    @BiixiAhmed วันที่ผ่านมา +8

    Waa sax kismaayo dadkii lahaa waa laga bara kiciyay wayna ku soo laaban doonaan 6:44

    • @sahraismail2230
      @sahraismail2230 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 วันที่ผ่านมา

      Kismaayo dadki lahaa weey degan yihiin yaney kursiheyn

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f วันที่ผ่านมา +1

      Caaydiid baa hadalkan ku hadaaqi jiray ee maxaa u hir galay!

    • @BiixiAhmed
      @BiixiAhmed 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Madaxey-r2f tani guul unoqon mayso ahmed al shabaab bishan gudaheeda wixii dhaca waa lagu wada sheekaysan doonaa

    • @somcana
      @somcana 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ku qabso ku qadi mayside. Dadkii lahaa baa joogo

  • @abdisamadnour8879
    @abdisamadnour8879 วันที่ผ่านมา

    Safiirka ingriisku xaguu hayst
    Xasan sheekh guul guul maxadwayne

    • @User-s8x2d
      @User-s8x2d วันที่ผ่านมา

      Waa kuwa ku xukumo yaa maskiin

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 วันที่ผ่านมา +2

    JUBABALAND GUUL XASAN SHIIKH WUU KHALDANYAHAY WUUNA GARDARANYAHAY NIN GAR DARAN MA GUULEYSTO WAA XAQIIQ.

  • @Dfurehutvuye1234
    @Dfurehutvuye1234 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid gaylan warsugan xaqiiqda udhaw %90

  • @Hodan-id9tg
    @Hodan-id9tg วันที่ผ่านมา

    Guul JBL💙💙💙

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od วันที่ผ่านมา +3

    Subxaanallaah
    Laba wiil oo soomaaliyeed ayaa dhimanaya

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา +1

      Mooryaanta maxaa ka soo horeeya waxaad leedihiin ayaa lagu hirtaa adeer jubbaland rag baa leh HSM XAABSADE xaaraan bay ka tahay

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @ ha la iska celiyo loo joojin mayo

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69 xasan asigaa leh kismaayo iyo jubaland bal kaalaya ka celiya kkkk

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69adeer waa dagaal uun xalka

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip วันที่ผ่านมา

      ​@xareedproduction.7740 no today micnaha maanta maya isagoo magaci somaliya wata bal car haku guleysto dagaal ka

  • @turbshit
    @turbshit วันที่ผ่านมา +5

    xasan xoolo waa mooryaan qabyaaladiiste🫏

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 วันที่ผ่านมา +1

    Jubland guul 👍👍❤️❤️

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad วันที่ผ่านมา +3

    1991 ayey maamulka somalidu kunoqoty taasina ugaas ckarim ayaa hore ushegay manta waadaasi taagn xasan sheikh isagoon muqdisho wada maamulinba siduu kismaayo uqasbnkaraa axmed xudhul wxba isma itaal dhaaman Wle

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา +2

      Axmed dhulkoodii joogaa una dhashay HSM XAABSADE maxaa ka soo jiro jubbaland?

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69 adeer jubaland jigjiga ma ahan hada ayaa lagu kala baxaayaa jiida dagaalka

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip วันที่ผ่านมา

      Hawiye maaleh Kismaayo markaa ​@@xareedproduction.7740

    • @User-s8x2d
      @User-s8x2d วันที่ผ่านมา

      @@xareedproduction.7740looba joogo hadii xasan qabsankaro Kismaayo

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @ jubbaland hooyadaa kuma laha jigjigana Anigaa leh jubbaland Anigaa leh waxa dhagaha kaa garaacina waa ragayga dhagahaaaga furo mooryaan jubbaland way eedi wayna ka shalayn nacas yahow awoood hadaad leedahay bal jubbaland soo hawayso

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw วันที่ผ่านมา

    Jupand way guulaysan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka laha wa kuwe ,xasan sh
    Waa is caeeyey waxtarkiisi makala qaybinta dadka somaaliyeedba,qabyaalad buu xasan sh horumar uga dhigay somali uu dentiisa ka dhex arko. Xasan sh masiibo somaliya loo so diru noqday
    Hadow wax xorayna muxuu u xorayn waayey afgooye iyo hirshabele mase kuwa laga xorayna bu gacansaar la leeyahay.

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 วันที่ผ่านมา

    Dowlad majirto xassan wuxuu go,aansaday wiilashii masaakinta ahaa ee uu awal arsanal ugu baabashay intii kahartay inuu xasquuqo waxaan kulatalinayaa hooyooyinka soomaaliyeed iyo aabayaasha iney ilmahooda dabo qabtaan inta kahartay meeshaan dowlad kamajirto dalaaleey Somalia dad iyo wadanba inlacirib tiro kudhaartay ayaa haysata 😢

  • @abdifatahmohamedaskar200
    @abdifatahmohamedaskar200 วันที่ผ่านมา

    Waa isma dhaanto iyo dhasheedii

  • @aweysaxmed3645
    @aweysaxmed3645 วันที่ผ่านมา

    Aryaa Xasan Raganimo Ayuu iska Jershay Wlhi

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 วันที่ผ่านมา

    Qarankii qabiiloow oo qolo qolo ukala socoy

  • @XARIIRXUSEEN-x1m
    @XARIIRXUSEEN-x1m วันที่ผ่านมา +1

    Saw lagama ficno inan Dawladnimada iskadumino o an qabiil uracno dadka kaso horjeda nidamka dawladnimada Saw lagama ficno in an kuracno qabyalad Axmd odawladinmada kasohorjeda🙏

  • @40Durkiya
    @40Durkiya วันที่ผ่านมา +7

    Ethiopia 🇪🇹 wixii la socda hala laayo somalia 🇸🇴 soomalibaa leh from Awdal

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      HSM
      XAABSADE ayaa Ethiopia wadato isagaa Maanta Turkey kula soo saxiixday in uu badii si iyo Ethiopia oo loo qabto kismaayao yaabe qaban dhul uusan lahayn ayuu u digleeyahay

    • @MohamedAbdirahman-w4x
      @MohamedAbdirahman-w4x วันที่ผ่านมา

      Maanta xagee Xassan Xaraash ufadhiyaa jilbaha uu Ku heestaa Oromkii Abey turkey Istanbul wuu Na Ceebeyey Qaainkan Guurgurte

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      @ odayga ku dheganaayo oromoa laakiin xaaraan ayay ka tahay in dhul Somali ay joogto Ethiopia

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69Asc fowziyo setahay wll

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69fowzìyo xsm wuxu aaminsan yahay in kismanyò abgaal leeyahay kkkkk dhulkaan waamo waà dhul ogaden oo 250 ka hor gaalo madow iyo booran laga kiciyay hadii ay qadhaadhaato sheekada hawiye wax sheegta wax a jooga sheeqaal oo ka ah j/ hose 10% kkkkk

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan waa qabileyste daciifah

    • @bashiiromar6389
      @bashiiromar6389 วันที่ผ่านมา

      Xasan cida aan Rabin waa jaajuusiin xabashida leedahay

    • @Shaakirabdulaahi
      @Shaakirabdulaahi วันที่ผ่านมา

      Xasan waa jaajuus imaradbuuna dabada ku wata @@bashiiromar6389

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 วันที่ผ่านมา +2

    VIVA JUBALAND

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo saxibadi 91 lonoqonayaa waxey rabaan kismaayo inay madaxweyne ku xigeen uga dhigaan nin waceysle ah

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 วันที่ผ่านมา

    Daarod halaga takhaluso waan taagersanahy
    Becouse iyaga isku soo ciyaarsiyay oo xukunkii iyo dawladnimadi
    U dhiibay dad aan u ahyn ehel oo mooryaana

  • @ShaficiXuseeb
    @ShaficiXuseeb วันที่ผ่านมา +4

    Labada ninba aan iska qabano yaanaan ku aakhiro beeline

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 วันที่ผ่านมา

    Yes kismaayo somali ayaa iska leh axamad lugeey iyo birjeex waa Ethiopian and you know

  • @mucjisoteam477
    @mucjisoteam477 วันที่ผ่านมา +4

    KAN. WARIYAHA SHEEGANAYAA WAA MUNAAFAQ DAROODA MAAHA DHEX WALLAAHI
    FROM HARGEISA

    • @abdymohamed2160
      @abdymohamed2160 วันที่ผ่านมา +1

      Adigu oromo tahay wuxuusha...SSC ayaana kaa adag ...amus xaaran yahay

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 วันที่ผ่านมา +2

      Adigu meel noo fariiso somali baa meesha wada hadlaysee

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 วันที่ผ่านมา +1

      Adiga dhulbahnte soo dhaaf iska dhaaf hawiye iyo daarood laandherayasha ah ee is hystee😂

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo วันที่ผ่านมา +3

    Hadda ka hor buu yiri Kismaayo Abgaal baa leh

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂mayee ninka qoraxay ka yimid baa leh

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w วันที่ผ่านมา

      ​@@ahmad6967Haa Haa ninka qoraxay ka yimid baaleh kismanyo adeer dhulkaan jùbooyinka waa dhul ogadeñ taariikhda qaamuuska dib uraac 300sano ka hor inagaa gaalo madow ka xoreysanaý waamo booran baa ka xoreynay

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runtiis kismaayo abgaal baa leh weyna qabsanaayaan

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w วันที่ผ่านมา

      @xareedproduction.7740 kkkk kaalay sìi hadaad nin tahay xiniyey sheegtay inaad kismanyo timaado

  • @Mirhan777
    @Mirhan777 วันที่ผ่านมา +1

    Usc weeye waxa k8smanyo u socda ogadeen ama jiifso ama is difaac maanta waad aragtaaye adiga iyo mareexan dhulkiina halaydin ka qaato😮

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา +1

      Adeer kismaayo ma ahan jigjiga waa dhul abgaal

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 วันที่ผ่านมา

      @xareedproduction.7740 abgaaloy xamar waa dhul darood caano ka dhan shuubo laso seexiyey bad thy

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา +1

      @@Mirhan777 afka noole ayaa tahay ee orod jiida dagaalka tag

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 วันที่ผ่านมา

      @xareedproduction.7740 jiida waaba jooga maytidaadi bn shiilanaya abgaaloy kwrrn

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 วันที่ผ่านมา

      @@xareedproduction.7740 maydkaagii bn shiilaya kwrrn abgaaloooy

  • @SaharaBarow
    @SaharaBarow วันที่ผ่านมา

    Somalia guuuul inshallah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      Somalia maaha mogadishu oo kaliya iyo Munaafaq HSM XAABSADE adeer

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      ​@@Fowzia69daba dhiibtayaasha miyaa ah marka kkkkk

  • @abaasadan5451
    @abaasadan5451 วันที่ผ่านมา

    Somalia soomaalibaa leh safiiro shisheeye waxba Uma yeerin karaan

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x วันที่ผ่านมา +5

    Xasan dawarsane oo deegaanka reerkiisu ay hoy argagixiso yihiin ayaa haweysan kara miyaa kismayo waa kharow iyo riyo maalmeed

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      Hhhhhhh kalay ka celi hee

    • @BiixiAhmed
      @BiixiAhmed 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@AbdiAbdifatah-g8x maalmi guuluhu way soo socdaan yaan la sugi waayin

  • @AbdirahmanAden-ee8fk
    @AbdirahmanAden-ee8fk วันที่ผ่านมา +2

    War soomaliya goorma Ayey kaweynadoonaan Qabyalad Anarer hebelah😂😂😂😂

  • @abdiwahabhassan7846
    @abdiwahabhassan7846 วันที่ผ่านมา

    Adigay Qabyaalad kaaa buuxdaaaa waxan oo kalena dadka hausooojeedin beeenaalayaw😊

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus วันที่ผ่านมา

    Hawiye miyaaleh hhh😂😂 kismaayo riyo hurdada ka horeesa xasan iyo marxuum kiisa ceeb maqabato ee dharbaaxadey ku baraarugaan

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg วันที่ผ่านมา +1

    Xasan Sheekh waxaa bohoshaan ku Ridley ismaaciil cumar geelle waana meel aan laga soo noqon karin

  • @abdulkaadiraabi1986
    @abdulkaadiraabi1986 วันที่ผ่านมา

    War heedhe anaa shirkaa fadhiyay, Finlandna gabar baa u fadhiday shirka haddii aysan nin isku badalin markii bannaanka nalooga saaray hoolka shirka

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 วันที่ผ่านมา

    Hamze marxuun iyo hassan dhiiqo

  • @abdinorabdisalam6561
    @abdinorabdisalam6561 วันที่ผ่านมา

    Aderr Qabyaaladda Jooji

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale วันที่ผ่านมา

    Qaaqle
    Warkaaga cadeyso
    Walagufahmey

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn วันที่ผ่านมา

    Gurguurte wa bila imaan

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 วันที่ผ่านมา

    Meeshu muufo mayaalo adeerayaal

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 วันที่ผ่านมา

    Meesha dowlad kama jirtee koox danleey oo shacabka soomaaliyeed u heshiiyay ayaa ka jira illaahey ha na dhaafiyo

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc วันที่ผ่านมา

    Miyuu. Ilaabay. Hanjabaadii. Muyse. Biixi

  • @mahamedqolfaa1079
    @mahamedqolfaa1079 วันที่ผ่านมา

    Qabyaaladasta qabyaaladayste dhalay😊

  • @CaankaBoy-g2m
    @CaankaBoy-g2m วันที่ผ่านมา

    Allow kala qabooji umadan😢

  • @keykey2594
    @keykey2594 วันที่ผ่านมา +1

    USC haday kismayo iyo dhul daarood weerarto siciid deni jeegada halaga bireeyo jareerka fooshaxun. USC iyado farmaajo madaxa ka garaacayo oo yuhuud ma tihiin kaga keenay, waxa xukunka gacanta ugashay USC siciid deni. Ninka ugu horeeya oo USC dili doonto waa siciid deni.

  • @MoHANYare-y7u
    @MoHANYare-y7u วันที่ผ่านมา +1

    Kismayo ayan joga xiligan balse aad ayan oga xumahay ciidama ethopia ayagoo so werartay somalia ilahay garasho hasiiyo siyaasiinta

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasanow meesha caliyale iyo cadale mahan,caways na laguma ciyaarayo,hurdada ka ciyaalkan aad soo lug goysay

  • @cabdulqadirxasan-h4f
    @cabdulqadirxasan-h4f วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @khilaadi6965
    @khilaadi6965 วันที่ผ่านมา +1

    Wararka dhexdhexaad maad nooga soo gudbisid wariyow

  • @Umo580
    @Umo580 วันที่ผ่านมา

    SOOMALIYEY XASAN DALKA MELXUN BUKUWADA O AN HADHO WAXABA LAGAQABAN KARIN

  • @jariban
    @jariban วันที่ผ่านมา

    Axmad Khiyaamo qofna dooni mayo

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan วันที่ผ่านมา

    Maamul Gobaleed wax la yiraahdo mijiraan mar haday WEERAREEN CIIDANKII QARANKA

  • @BiixiAhmed
    @BiixiAhmed วันที่ผ่านมา +1

    Inta reer kiina ah uun maad luuqa ugu dirtid waxaan war maahee waa qabiilinimo cade😅😅😂😂 niyoow oohinta iska dhaaf

  • @BiixiAhmed
    @BiixiAhmed วันที่ผ่านมา

    Waa sax kismaayo dadkii lahaa waa laga bara kiciyay wayna ku soo laaban doonaan

  • @khadar917
    @khadar917 วันที่ผ่านมา

    Xabaala faagte albaabkuu garaacay waa laga furay waana kuu ku dhiman lahaa mooryaanta ciilqabaha mid ka fiigi majiro

  • @Qiimahaqofkabiniaadamka6466
    @Qiimahaqofkabiniaadamka6466 วันที่ผ่านมา +1

    Waa lagu kalabaxay
    Goojacade 2 aad ee raaskambooni ka dhacday saaka
    Wallahi waa laqabsaday ciidanka dowlada Waa la qabqabtay

    • @mohamedomar9004
      @mohamedomar9004 วันที่ผ่านมา

      Waxey aheed noolal laku qabanin la wada laayo waa gaalo cad

  • @ahmedmohamudduale2797
    @ahmedmohamudduale2797 วันที่ผ่านมา

    Rntii waa nasiib daro 2024 la isku dili kursi dartayda rntii labada qf hasan iyo ahmed labaduba waa isma dhnto iyo dhasheeda midna dlka dntiisa kma shaqeenayo waana ka xumahy in dhalinyaro somaliyeed la isku laayo ilaahy hakala qabojiyo anakana hanaka dhigo kuwo wx fhma iskana qbta siyaasinta dhiigeena jiqaayo

  • @somcana
    @somcana 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    USC shaati dawlad soo gashatay

  • @YasirElmiAli
    @YasirElmiAli วันที่ผ่านมา

    KISMAAYO WAA CARRI HARTIGA UU LEEYAHAY. GUMEYSIGII TALYAANIGA IYO INGIRIISKA OO ISAGA DAMBEEYEY QABSASHADA KISMAAYO 2DUBA WAXAY HALKAASI UGU YIMAADEEN HARTI OO HALKAASI DEGAN, WAXAANA KU WEHELIYEY QABIILKA BAAJUUNTA

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud วันที่ผ่านมา

    axmed waa shabab ee halasoxidho

  • @Remember1977
    @Remember1977 วันที่ผ่านมา

    Kismaayo unuka leh buu yidhi xasan dhiiqo

  • @MohamedFarah-w6n
    @MohamedFarah-w6n วันที่ผ่านมา

    Nio adigu ma waxaad naga dhaa dhicinaysa UK 🇬🇧 baa somalia 🇸🇴 wax tar tay😂😅

  • @Ifiyeshow143
    @Ifiyeshow143 วันที่ผ่านมา

    Weli ma qaar baad khiyaali u dhoodhoobta😁

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 วันที่ผ่านมา

    Geedo naar waa kii xasan shiikh codkiisa siiyey 2022 marka haysla meeraysteen hadaa nahay N iyo N waxaas kuleel iyo qabow midna naguma hayso 😂😂😂

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 วันที่ผ่านมา

    Dawlad cusub hala dhiso somalay caasimada hala raro

  • @MataanRaage1969-t2s
    @MataanRaage1969-t2s วันที่ผ่านมา

    Marka hore meel jooga laguma karo markii gacan looqaadana beel caalam iyo baroor bey kuwaashaan is adkeeya weli Leeysma gaarine

  • @Fahmi-px
    @Fahmi-px วันที่ผ่านมา +1

    Burburkii. 70kii ayay wali kujirtaa somali ma ilbaxayso waliGeeD. CaalaMkii kaLe horumar ayaa lagu tartamaya

  • @farahsalat1920
    @farahsalat1920 วันที่ผ่านมา

    Nin Ahmed madobe uhadlay ayad uegtahay

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 วันที่ผ่านมา +1

    Usc oo aan midna kamaqneyn oo uu ceydiid horkacaye ayaa kismaayo soo weerari jiray halmalina meey gelin moorgan ayaa kadfacay

    • @prosl11
      @prosl11 วันที่ผ่านมา +1

      Beenale sowtii hawiye ay qabsadeen mar dhanbe ayaa laga saaray

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      Lkkkkkkkkk soo tii la qabsaday oo ay maamul ka dhisteen soo tii kenya la idiinku shubay markii dambana laga soo baxay

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 วันที่ผ่านมา

      ​@@prosl11adeer lagama saarinee wey kasoo bexeen kadib ayuu moorgan qabsaday

  • @kobciyechannel228
    @kobciyechannel228 วันที่ผ่านมา

    😮Xogta nucan ah in lafaafiyo waakhalad

  • @ALIWali-m3y
    @ALIWali-m3y วันที่ผ่านมา

    SAXAFI QABYAALADAYSAN

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 วันที่ผ่านมา

    Beesha caalamku in sidaan arinku iska ahaadey arabtaa dawlad goboladu ka adagyihiin oo jilicsan si marwalba waxay rabaan uguyeeriyaan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 วันที่ผ่านมา

    Dadkii lahaa kismaayo wey joogaane ma cali gaaf baad rabtaa in aad madaxweyne uga dhigto jubaland

  • @omarali2444
    @omarali2444 วันที่ผ่านมา

    Shabaab madoobe waa lasoo qabanaa tuuga

  • @kobciyechannel228
    @kobciyechannel228 วันที่ผ่านมา

    Ciwankan wa khalad. Dadka ha ha isku dirin wad dhimanaeysaa. Ilaahykabaq.
    Manta.waxan ogadey inadan wangsaneyn. Inad qeyb.ka tahy dad ka qabyaladakoriya

  • @XasanjananxasancadeXasancadexa
    @XasanjananxasancadeXasancadexa วันที่ผ่านมา

    Xasan.sheekh.maxkamad..halasotago..gacan.kudhigle😂😂😂😂

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 วันที่ผ่านมา

    Waxaa xaqiiqa ah haduu maanta uu farmaajo madaxweyne ahaan lahaa Toloow Xasan sheekh muxuu kuhadli lahaa iyadoo cidna aanay dagaalin lkn Doorasha sharci darra ah lagu diiday madoobe buu wixi aan ogeen kudhaqmi jiray lkn alx maanta cidna kuma eedeynaya isagaa kujira

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb วันที่ผ่านมา

    Xassan wakhtigii ukadhamaday

  • @da8660
    @da8660 วันที่ผ่านมา

    Caalamku wuu kadaalay Somaliya

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 วันที่ผ่านมา

    Xasan iyo axmed waa mafiyo laskin dadka udagaalamay ayaan kayaabanahay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 วันที่ผ่านมา

    Usc eaaye kusmaayo dameerka ma asagaa leh nasafa waa buu ka xoreen waayey alshabaab

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi วันที่ผ่านมา

    Meeshan DHAQAN & SIYAASAD dowladeed kama muuqato....

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 วันที่ผ่านมา

    Jubland waa dhul daarood iyo inyaro dadka kale somali

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 วันที่ผ่านมา

    Ruta usheg xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas moryantas foshaxun dilla

  • @ismailyusuf2656
    @ismailyusuf2656 วันที่ผ่านมา

    Inta. Beesha caalamka. Wax laga dhegeysanayo dalkan wax rajo dowladnimo. Ah malahan madaxweyne hassan ma ahhan nin go,aamo ad Adag qaato sidda lagu yaqaano. , Ahmed madoobe in uu la heshiiyo waa qodob in uu. Xoog sheegto oo la so kala baxana waa qodob lkn. Intaas. Wixii u dheexeyo. , doqonimo

  • @mohamedmuseabdi3893
    @mohamedmuseabdi3893 วันที่ผ่านมา

    Wara jiri donaa wishka ha yero maqli jiray

  • @Umo580
    @Umo580 วันที่ผ่านมา

    Xasan xabaalaquf wuwashay wuxuku waashay umadii SOOMALIYEED naftoodi iyo hantidoodi maca medkii warya islaamah o qofkan qabta umadi madaxa isugeliyey 😱😱😱

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 วันที่ผ่านมา

    Xasan Garguurte
    Dadka kismaanyo dadka lahaa
    Waa qoloma tolow
    Waa kuwo xagee jira
    Waa kuwo aan haysan miyaa
    Waa kuwo reerkiisa ah miyaa
    Waa kuwa uu u doono xubno
    Waxaa imaneysa in reerka
    Daarood u midoobaan JL
    Kumade inuu midnimo qaato
    Mareexaan fahmaan waxa jira
    Harti dhamaan dhiiga ushubaan
    Xasan Garguurte
    maaha Mweyne Somaliyed
    Maaha dhexdhexaad inaba
    Maaga cadaali inaba
    Maaha nin dan guud haya
    Muxuu ka qabtay xasuuqi SSC
    Muxuu u aqoonsan waayey SSC
    Muxuu ugu diidey Muuse dacwad
    Muxuu ku qaybitey dawladusa 4.5
    Hala uska celiyo tuugga
    Hala uska celiyo axmaqa
    Hala iska celito qavyaladustaha

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 วันที่ผ่านมา

      Way midoobeen wayna joogaan Xasan xoolo loo joojin maayo

  • @mahamedcolad9372
    @mahamedcolad9372 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 Mel Laga guuray ayad usahmisay rerka

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s วันที่ผ่านมา

    Culusow kismaayo unukaa leh 😂😂😂

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe วันที่ผ่านมา +1

    Xiligi farmajo waxad ku hadlaysay dib u eeg

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 วันที่ผ่านมา

    Xasan waamoryan dhulkii xamar soo xarashty hadana kismayo yuu rabaa inuu xaraasho lakin kismayo ragii lahaa baajogo