Dumarki Reer waqooyi way gacan galeen inti nabada aan haysanay wixii yara ey shaqaysteen ama urursadeen ayanay hayn karayn goordhawayd qol labada dumara midna kenya joogta midna sucuudiga joogto aya wa laydin dhoofinaya lagu yiri dee waxay lacag hayeenba waa laga qaaday Daacadnimada inta leeg ma garanayo waxay ka tahay
Iyada yaa ku yidhi no bina Adam 💰💰taada iskaga dhiib Hodhodhoo Walay ka tahay 💰in aanan Faarax u dhiibaynin Caashay raga ka xanaaqay farta iyo meesha bukta ayaa is og isaga laga hadlaya yaahuu dheh Aniga shilin la igama furi karo 😂 Hinaasahu waa subag hooyo ku marisay lknse 💰 tayda ayaa iigu daran Birtaan ka alsi lahaa adeer la isma yaqaan
😮😮😮😮😮 hooyoyinka ma waana qaatan miyaa meqa jeer saan dhacesa raga ficilka we ka siman yihiin dumarka daacadnimada lagu dhagraa isma bedelan aaminada badan joojiya dumar lacagtada inta nooshahay qof haku aaminin
Familyyyyyy as, tanitani wa Qatroisliina cadayyareey Y Nacam Runrun murwodumaroo YariisEEy samsamEey yariiseey Nicmaturabi Nicmaturabi lagufarxeeeey
teen dumar Naago ya ahey YariisEey Qatrosliina limurwodumaroo oiriyareey Yareey lagufarxeeey Qaasatan facyaashay troonEey fariidad
Masha allah jasakalaah khyr habo wax badan ayan ka faaiday ilaahay haku barakeyo cimriga iyo caafimadka iyo caqliga ❤❤❤
Marba hadad lacag heesatid oo investment damacdiid walalaha xita haku aminin wlhi
Walbo adiga lacagta haka qasarto inaad qof kale uu dhibi laheed
Dumaroow wax fahma oo lacagtiina cuna ama jawaan madoobe ku rita ama sadaqaysta. Haadse cuniweysaan waalaydin cunayaa.
Inankiii kuteh odagiii madhahdid raabuqa raabuqu dhalay
Mahadsanid Lul❤
Walalyalo ma marka lacagta la inaga qaata baraarugna waa yaabe😂
Yaa nin sii yidhii lagac waliba odey🥲
ASALAMA ALYKUM my sister
Dumarki Reer waqooyi way gacan galeen inti nabada aan haysanay wixii yara ey shaqaysteen ama urursadeen ayanay hayn karayn goordhawayd qol labada dumara midna kenya joogta midna sucuudiga joogto aya wa laydin dhoofinaya lagu yiri dee waxay lacag hayeenba waa laga qaaday Daacadnimada inta leeg ma garanayo waxay ka tahay
Wogor. Naa account kiina gooni kadhigta. Xataa joint hakayeelina
Iyada yaa ku yidhi no bina Adam 💰💰taada iskaga dhiib
Hodhodhoo Walay ka tahay 💰in aanan Faarax u dhiibaynin
Caashay raga ka xanaaqay farta iyo meesha bukta ayaa is og isaga laga hadlaya yaahuu dheh
Aniga shilin la igama furi karo 😂
Hinaasahu waa subag hooyo ku marisay lknse 💰 tayda ayaa iigu daran
Birtaan ka alsi lahaa adeer la isma yaqaan
Salan inader❤❤❤❤
Mid la mida ind❤❤
Maalinkasto waa isku mid meelkasto ilaahey shartooda hana mootiyo
Islaaantan yareee luul waaa quruxlay tolow mala qabaaa Inkastoooy hadal badantahay kkkkkk
Nin Somaliyed hadowdhaho janadii an kaso xagabaxay $1 dollar yanlugu aminin
Asalamu alekum luuley
Caashay ragadleedahay caadi iskadhiga waxaan umalaynayaa inaad iyaguna kuwii aygaadayeen ayaad kala kicisay.