QISO YAABLEH GABADH NINKEDII FURTAY MEESHA DHARAKA LAGU MAYDHO OO TIRI WU I CEEBEYEY 😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @HodonCawil-eu3ct
    @HodonCawil-eu3ct 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dhibaatada ina haysata waxa halkaa ina dhigay saan ufaanaynay ee shaqada ukala door dooranaynay baan udhimanay gaajo iyo dawarsi ah beeshii caalamkaw 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @Username11249
      @Username11249 3 หลายเดือนก่อน +3

      Dad jaahiliin ah oo in dhar la maydho ceeb u haysta subhan maxaa ka qaldan in dhar la maydho

    • @HodonCawil-eu3ct
      @HodonCawil-eu3ct 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@Username11249 aad iyo aad waa dhibaatada inahaysata Walaal loona baahanyahay in laga gud bo

    • @HodonCawil-eu3ct
      @HodonCawil-eu3ct 3 หลายเดือนก่อน

      @@Username11249 aad iyo aad waa dhibaatada ina haysata loona baahanyahay in laga gudbo Walaal

    • @saynf
      @saynf 3 หลายเดือนก่อน

      @@HodonCawil-eu3ct sax Walahey!

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu Akbar waa tacab wll wlhi qurbuhu

  • @zamzamadam4811
    @zamzamadam4811 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kenya somalidaa kashaqaay sata docile ceeb mahaan

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 2 หลายเดือนก่อน

    Shekadan marhore ahayd barnamijka wiilka waan fiirsaday waadad dhaqankii hore kudhaqgan waan kaxumahay wiilka inay sidaa kudhacdo

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Faqiir Fanaya 😢

  • @saynf
    @saynf 3 หลายเดือนก่อน +3

    Very sad Walahey 😔 shaqo waa sharaf. Gabadhanin reerkeeda iyo sharifti ninkeeda weey khasaareysey. Waa iska dad jaahilnimo heyso. Xaga iyo Howd ayan kugu soo dhowen😊

  • @Sihamali137
    @Sihamali137 3 หลายเดือนก่อน

    Wale wa yab

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 หลายเดือนก่อน

    Asc c.luul walaashay qaali ❤

  • @hamsehashi33
    @hamsehashi33 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaas waa show nagta ninkeda xogisa oo xalal ayu siyey ma dad ayu usoo dhacay sheko xumo weye

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 หลายเดือนก่อน

    Caashay 6 ilaa 5 sano kahor ba wiilkas waxa iga sheekeyey wiil geri ah wuxu yri sida hada aad sheegtay wiilkuna wa reerkayaga o wa geri bu igu yiri hadana qabiil somaaliyeed o u ku biiri bu donaya norweyn buna kayimi

    • @luulyoutube7163
      @luulyoutube7163  3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 หลายเดือนก่อน

      Noorwayda ayuuba kashaqayn jiray ayuu yiri ninku

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 3 หลายเดือนก่อน

      Dhaqankan waaba kii jaahigee yaa yiri ninku yaanu shaqaynin