BuunBuuni Naftaada, Beenna Ha Sheegin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Waa qayb ka mid ah Barnaamijkii "Sidee shaqo loo helaa"

ความคิดเห็น • 9

  • @guuleysowalaal891
    @guuleysowalaal891 4 ปีที่แล้ว

    Macalin mahadsanid

  • @abdirahmanmohamedabdilahi5705
    @abdirahmanmohamedabdilahi5705 5 ปีที่แล้ว

    Mr.bile you are a good motivator

  • @abdirahman8213
    @abdirahman8213 6 ปีที่แล้ว

    alleh haka abaal mariyo aqoon yahan bile

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 ปีที่แล้ว

    Adeer waa laguu baahnaye maxad u joojisay casharadii haddaad noshahay

  • @mohammedrashiid3873
    @mohammedrashiid3873 6 ปีที่แล้ว

    Mr,Bile,you tought me,what was missed from me

  • @grdaudabdi2506
    @grdaudabdi2506 6 ปีที่แล้ว

    ardaaga bile thanks casharada taxane ka dhig aanu ku xidhnaano hadii waqtigu Kuu saamaxayo ta kale diirada saar barnaamijkii ahaa sidee shaqo loo abuuraa kasaa dhalintena ka maqan baahina uqabnaa thanks waqtiga aaad nala wadagtay

  • @mohamedabdifatah3080
    @mohamedabdifatah3080 6 ปีที่แล้ว

    Aadbu ii anfacay casharka qabiirka Ardaaga Bile lkn suaal (Why should I hire u) jawabteda ayan ubaahna hadii aad waqti uhayso plz

  • @mohamedjama3494
    @mohamedjama3494 5 ปีที่แล้ว

    Mar walba an ku dawado waxad ka hadsha dhibtadayda waxadba moda ina ani iga hadlyso walbi videogan alha ku xafido waxad tahay macalinkayga dhabta🙏🙏

  • @khadaryare5854
    @khadaryare5854 5 ปีที่แล้ว

    Bile sxb aad baan kuugu xidhanahay waxaan joogaa degmada barbara aad baad u mahadsan tahay halkaa kaga hay