DOWLADA SOMALİYA MAXAA XARUUNTA XALANE LOOGA MAAMULAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 263

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 2 หลายเดือนก่อน +39

    😢😢😢😢 Waxan Rali Ka Nahay In Wadanka Somalia 🇸🇴
    Xalane Laga Gumeysto Allah Naga Baxsho Dhaman Hogamiye Dacifa

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 2 หลายเดือนก่อน +41

    Ustaad Afsomali ayaad ku hadleysaa lkn Dad dhega la & Siyaasiyiin Qabiil & Ganacsi Aaminsan Waddaniyaddiina zero ( Eber) ka thy, Ha iga ooysiin Ciilaa i dilee❤❤❤

    • @mohameabdi3877
      @mohameabdi3877 2 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂

    • @power1774
      @power1774 2 หลายเดือนก่อน +6

      Lpx haka niyad jabin dhibtada waa laga baxaya hadaa jiil baa xaqiiqda fahmooyo zxb

    • @axmed5444
      @axmed5444 2 หลายเดือนก่อน

      💯💯💯💯😭😭😭

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 2 หลายเดือนก่อน +2

      my ee shacabka ayaa qabyaaladiistayaal ah ee kooda faasiqa ah ayeey qabyaalad Ku taageeraan

  • @Moalimappchemist
    @Moalimappchemist 2 หลายเดือนก่อน +62

    Waa meesha qaraxyada laga soo agaasimo iyo qabyaalada

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sharafi dhimatay.

    • @aliolow7663
      @aliolow7663 2 หลายเดือนก่อน

      Beenaale aan cadayn karin hadalkiisa baad tahay

    • @Moalimappchemist
      @Moalimappchemist 2 หลายเดือนก่อน

      @@aliolow7663 nin soori kaa qaadey waa nin seefi kaa qaadey sxb, kaas oo kale wuu badan yahay

    • @Cool_ACA
      @Cool_ACA 2 หลายเดือนก่อน

      Gaala iyo shaydaan ba xaga ku jira

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 หลายเดือนก่อน +2

      Sax wlhi beenta maha somalia iyo somalidu alha u naxaristo

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 หลายเดือนก่อน +15

    Allah haa ku xifdiyo ustaad waa no faaidesey .Diinta dalka iyo dadka Allah haa no badbadiyo xaqa Allah haa nagu suga ❤❤

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 2 หลายเดือนก่อน +31

    Xalane waa meesha dalkeena laga dhibaateeyo

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 หลายเดือนก่อน +14

    Okay mahadsanid 😊
    chapter 7 loogu bixi karaa? Ma jiraan wadamo ka baxay nidaamkan? Hadee jiraan wadamadee waaye? Sidee ugu baxeen? Afghanistan sidee ku guleesten? Si dhab ah ma u guulesteen dhaalibaan? Xayiraado bdn maa saaran? Anga ka soomali ahaan dabcan dagaal ma gali karno hab caqliyeesan ma ugu bixi karnaa mise dagaal baa lama huraan eh? Shabaab jiritaankoda qayb maka yihiin in somalia chapter 7 sii ahaato? We know shabaab wuxuu galo io wxu gudo malaga yabaa inuu dalka qabsado? Malaga yaaba sidii dhaalibaan iney somalia u qabsdaan? Awoodas ma leeyihiin? Dalkan maslaxadiisa xagee ku jirtaa dowlad mise shabaab? Shabaab haduu dalka qabsado marxalad nooce ah ayuu dalka gali karaa? Sidee noqon kartaa somalia? Dagaalka dowlada io shabaab u dhaxeeyo goormu dhamaan karaa? Mxee u dagaalamoyin😂suaashan ku dhax qaris wye😂😂??
    Ma heli karnaa dowlad caadiya?? Waan ognahay nadaamka shareecada systemka caalmkan kama shaqeenayo hadana ma heli karnaa dowlad islaami eh? Dalkan kacdoon malgu badali karaa? Afgambi malagi badali karaa? Yacni sidee wax noqon doonaan 30 sano ee soosocda?? Malaga yaaba siyaasiyinta hada joogta hadii dalka faraha laga qaado meel dheer ma gaarsiin karaan? Ayga miyaa cilada mise faro galinta shisheeye?? Chapter 7 hurdada bulshda ee hurdo ma saacidayaa? Mise hadee kacaan xitaa wxba ma badli karaan? Systemka aduunka xilgaan ilaa u dhaco maahe maka taqlusi karno anga? Ciidamada shisheeye hadee dalka ka baxaan maxaa dhici kara? Malaga yabaa somalia inee caadi noqto? Maxee u joogaan mxee haayan maxee qabtaan shacabka somaliyed mxee u qabtaan???
    I'm just curious 🤔

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 2 หลายเดือนก่อน

      Qoftaan xgee ku arki jirey .
      Afganistan waa ka baxday

    • @Kaapesaciid444
      @Kaapesaciid444 2 หลายเดือนก่อน

      Waxyaabo badan oo maankeena ku jiro ayaa isweydiisay su.aalahaagana waxay u baahan yihiin in muuqaal laga soo sameeyo

  • @jamakahin4648
    @jamakahin4648 2 หลายเดือนก่อน +14

    Walhi aadbaan oga xumaaday 😢 inta aynu leenahay somaliland ayaa badi kirayasay tanaa waxa ka qabasho u bahan

  • @Wiilkiifaysal
    @Wiilkiifaysal 2 หลายเดือนก่อน +13

    Ayaandarada ugu wayn na haysataa waa dadka oo wadankoodii nacay kana doorbidaya in lagu kor maamulo dhulkooda wali maan arkin shacab ayaa ka mudaharaadaya madaxwayna ama waxa xalane lagu hayo 😢

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mental chains are more dangerous than physical chains😥😥

  • @user-ym1ew1ox8d
    @user-ym1ew1ox8d 2 หลายเดือนก่อน +6

    😢😢 cawa kahor rajo ayaan kalahaa Somalia lkn hda kadib rajadaas igu majirto alle ayaa awooda iska leh 😭😭😭😭😭

    • @maxamedAadan-mp4bb
      @maxamedAadan-mp4bb 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll ha niyad jabin qofka muslin ka ah niyad jabku wa ka xaraan
      Ilahay ba nadalacanaya 😢

    • @user-ym1ew1ox8d
      @user-ym1ew1ox8d 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@maxamedAadan-mp4bb waa runtaa wll mahadsanid

    • @yahyemohamadaadam4060
      @yahyemohamadaadam4060 2 หลายเดือนก่อน

      Maya I.a malin ayey faarujin donaaan weliba si qasab ah
      والله غالب على أمره

  • @fatuuhussein5233
    @fatuuhussein5233 2 หลายเดือนก่อน +32

    Anigu reer somalilnd bn ahy lkn xalane inay furnato oo sii shaqayso qof somaliya sharaftiisa maaha💔

    • @Moalimappchemist
      @Moalimappchemist 2 หลายเดือนก่อน

      Kor u bax wll Somaliland ayadana waa laga maamulaa balaadhi fikirkaaga

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 2 หลายเดือนก่อน +5

      @@Moalimappchemist kolay dadka somaliyed gumaysi maskaxed kama maqna lkn ta somaliya xadhkahay goosatay

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walaaley waxaan is dhaano maleh anago dhan halkaas looonaga taliyaa

    • @iniestacomps4376
      @iniestacomps4376 2 หลายเดือนก่อน

      Isku mid baynu nahay

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 หลายเดือนก่อน

      Walal inaga kaasi xuun koonfuurta waqoyi iyo koonfur isma dhaman hamoodin inay kala maqan yihin xasan sheekh iyo muse bixi lkn mar walba way isla.hadlan xasan shekh ayana atoore ka ah filimka balse dadka aya lojilaya dad is dagalsan oo kale

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mahadsanid walal c/rishiid anigu nin somaliland ayan ahay lakin walaalkay waxa u so biira wan jecelahay
    somalia maalin way dagi insha Allah waa hadii ay qatan wadooyin khatar ah oo ay meesha ka saraan nimankan caruurta yar yar wax ka dayaya haweenkana xumaynaya.

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 2 หลายเดือนก่อน

      Intaas Bey Rabeen Awalba. SOMALI baan Ahy Bey Dadka. Udiideen iney dha,haan

  • @Raqiya-qe1fw
    @Raqiya-qe1fw 2 หลายเดือนก่อน +9

    Al wallhi Somalia waa la gumeystaa ax ax sorry From somaliland 😢😢

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waynu ku jiirna walalo hadaynu nahay reer waqoyi e konfuur keliya hamoodin

    • @fatxicabdi4094
      @fatxicabdi4094 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waqti xadirkan somalind waxay ka tirsan tahay somalia oo ictiraf may helin waa isku mid weeye

  • @saalax12axmed19
    @saalax12axmed19 2 หลายเดือนก่อน +3

    waa runta wlhi wllky Illahay umada soomaaliyeed xaqa hatuso 😢😮😢❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +2

    ASC Allahu Akbar Subahanallah Allahu Allah🙏 🙏👍🙏 🙏
    Somaliya Dalka iyo dadka iyo diinta ba Alle ha noxafido Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕋📿🕊

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ustaad.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid mowduucyo muhiim ah baad mar walba ka hadasha thanks

  • @FatimaAli-wq4ix
    @FatimaAli-wq4ix 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sida aad inoogu sharaxday xalada dalka iyo qaabka ushaqeeyo nadaamja ajanibta heeysato dalkeena sidadban

  • @leila493
    @leila493 2 หลายเดือนก่อน +4

    Now l understand why we have more than one flag
    لاحول ولا قوه إلا بالله العلي العظيم

  • @SOWDOMUHIDIINALI
    @SOWDOMUHIDIINALI 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run walaahi

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid annaga production

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 หลายเดือนก่อน +1

    My Allah bless Somalia we are in a deep sleep

  • @user-rh2nq5et9i
    @user-rh2nq5et9i 2 หลายเดือนก่อน

    Waligey ma maqlin xalana waan yaabay Allahayow somali danteda garansii adaa weyn Amiin 😢my heart broke 💔

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 9 วันที่ผ่านมา

    Maalin ayeyba imaan toonta xalane oodhan lagu bi doonaa weyba soodhaw dahay insha Allah

  • @yasminyusuf5826
    @yasminyusuf5826 2 หลายเดือนก่อน +1

    AAD IYO AAD AYAN UGA XUMAHY WAXA SOMALIA HAYSTA😢😢😢😢

  • @user-nw9qm8fg3b
    @user-nw9qm8fg3b 2 หลายเดือนก่อน +2

    Radii warkan run noqdo shabab ayan ku biira si aan xalane u qabsado

    • @AnasCadir7467
      @AnasCadir7467 2 หลายเดือนก่อน

      Aniga waxan ku dhihi lahaa shabaab haku biirin ku waas mudo 100 sano hada soo socto ku wax hagaajinayan ilama eka ,

    • @Anf54208
      @Anf54208 2 หลายเดือนก่อน

      Haku biirine habkale raadiy😊😊

    • @yaxyenaano6653
      @yaxyenaano6653 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 17 วันที่ผ่านมา

      alshabab xaata iyaaga mamula waa dadka daha gadashi adunka ka mamula adunka o dhaan ayiyi hayistaan germlka ku nolahyibwaa siida un u ka calamisaanyahyi mahiinr

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaas waa ayaan daro runahaan tii wadan keena sidaan maku waawan karno wlaahi alaah inoo wanajiyo wadan keena

  • @Abdirahmanthezack
    @Abdirahmanthezack หลายเดือนก่อน

    Mowduuc halis ah baad faraha lagashay allah kuxafidee ka diktoonow dhagarta cadawga sxp

  • @Hassan_haji.
    @Hassan_haji. 2 หลายเดือนก่อน +3

    Su'aal
    Ustaad sidee ooga bixi karnaa guumeysigaan Casrigaa ❓

    • @gaashaanshow
      @gaashaanshow 2 หลายเดือนก่อน

      Midnimo walalkaa inaa sharaf to oo cayda ka dhaafti

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 2 หลายเดือนก่อน

      Kacdoon dhalinyaro is badal u baahan cunfi qabyaalad iyo hanliitana ka fog

  • @_FATHI_6
    @_FATHI_6 2 หลายเดือนก่อน +3

    Numbar1🎉

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan maqlay xalane dadkaa kalyaha lagala baxaa dad badan baa ku maqan lkn xaqiiqda illahay baa og

  • @ramadancade8691
    @ramadancade8691 2 หลายเดือนก่อน +4

    Markaaso kale walhi waa mrkaan alshabab taageero waaayo kuwani rajo male wala gumystaa Ala shabaabtaa baa dhnta

    • @user-vq5vh4rn9i
      @user-vq5vh4rn9i 2 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa sxp

    • @Usern134-h4g
      @Usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alshabab mxey ugali wayen xalane haday gaalo la dagalamayan intey shacabkoda qarax ku dhamenayan

    • @abuubakaralbaqdaadi6369
      @abuubakaralbaqdaadi6369 2 หลายเดือนก่อน

      As gumees ma ogola io daba dhilifka

  • @gaashaanshow
    @gaashaanshow 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gumaysi waan rabnaa waayo dad aabo no ah baa garacyo ah😢

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xalane waaxaa logo arimiya madaxda dawadhilifka ah ee soomaliya😊

  • @zhako77
    @zhako77 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dib uxorayn dhiig cusub oo daata iyo in nafta lahuro mooyee SOMALIA xor noqon mayso sbbto ah UN haddii lagahor imaado waxay isticmaali doontaa ATMIS

  • @albertomanolas8881
    @albertomanolas8881 2 หลายเดือนก่อน +1

    Reer muqdisho somaliya iyaga magici ka dilay

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

      Adigo hoyada wse amxarada jigjiga jogto maka hadashid io gedo nacala kudhalay meshan mel qaldan aya ka aminsnathy safarado aya kuyal ee xamar sogar nacala kudhale

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkii nagu soo weeraray XAMAR 1991 anagoo shacab ah saan miyaa u'dambeysay?

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน +1

    AL SHABAAB WAXA DHALEY XALANE LABADAAS YAHUUD WAXA KENEY SHIIKH SHARIIF

    • @ahmedsomali1323
      @ahmedsomali1323 2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad Qof xaqiiqda og 13:51 ayaa tahay run ahaantii

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน

    أللهم أنصر إخواننا مجاهدين في فلسطين 🤲😪🇵🇸🙏🏼

  • @user-qj4ok4ri7t
    @user-qj4ok4ri7t 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dulinimo inkaar ha ku dhacdo ku wii gaalada dalka keenay

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan ka so Jeedaa Somaliland Marka Aan Dhaho Xalane ayaa Naylooga taliyaa dhalinyar Reer Koofurta ah waxay Dhahaan maya madaxwayne haysanaa

  • @yuusufyuusuf8134
    @yuusufyuusuf8134 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanthy wll

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 หลายเดือนก่อน +6

    Anio inder aadbaad umahadsantahy umadu waxay ubaahantahy waxyaalahano kale waxka hadla
    Anu somaliland ban jooga xalane iyo warkeedaba sanadkanaan maqlay ee maba ogayn awal
    Lkn waa qasab si walboy uqadhaadhahay in bulshada loo sheego boogteeda iyo halka bukta daawadu way iska iman doontaaye
    Somali anagaa maamulna oo isuma filna iyo natiijada ka jirta iyagaa isu sababay waligeedna isma qaadato ee aan Dib isu xorayno

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 2 หลายเดือนก่อน

      Leefleefka iska daa inaga waxba inagama galin. Maalintay nabad helaan inaga ayay caqabad inagu noqonayaan somaliya markaa sidaa hayska ahaadaan.

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@sir__cmc ta ma qabi zhb xita hadi aan somalilander noqono oo ictiraaf helno wadan gaarana noqono
      Qasab waxaa ah inaan somaliya dhisno waayo qoomiyaday matasha
      Turkidu ila jayna ayay dagaan lkn qoomiyadooda turkiga matala inu dhismo oo awood yeeshona way wada jecelyihiin hdi ay awoodaysatona dan uunbay inoo tahay
      Si walbo ukala go nona maalinka dalka ka baxno somali baan nahay cita hadaan diidno

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@khalidoday8943 wax badan baa kaa dhiman iyo inaad geopolitics ku siduu u shaqeeyo fahantid.

    • @ghst4487
      @ghst4487 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@sir__cmcwarsangali iyo dhulbahaante intuu nool yhy somaliland wax ladhaho iska iloow

    • @DaudAbdiAli-pd7ir
      @DaudAbdiAli-pd7ir 2 หลายเดือนก่อน

      Hhh Saxiiba yaalow wax hala akhriyo.ragbay sida ay ALLAH u yaqaaniin kadaran u yaqaano xuduudaha ow gaalku dhigay!!!!!!

  • @user-gc2rk1wx7j
    @user-gc2rk1wx7j 2 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa ceeb ka dhigay soomaali aduunka ayay ka tuugsanaysaa in aad adigu dhulka shishiyeeye ayaad joogtaa maxaa cabaynayaa in lagula joog is qeex

  • @halganch123
    @halganch123 2 หลายเดือนก่อน

    Inagana waan isku mashquulsaney oo qabiil isku haynaa dalkana waxa aan aragno ayaa ka socda.

  • @gymfitness4809
    @gymfitness4809 หลายเดือนก่อน

    al shabab hade run shegan gaal dhan xalane kabuxane may weeraraan

  • @ahmedsomali1323
    @ahmedsomali1323 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya halmar ayeey dowlad yelatay waana midii kacaanka .

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh talada wadanka kama go'odo laakiin waxoo iska dhigaa hadal walbo oo ku hadlaayo in uu isaga aliftay si uu shacabka ugu jilo loona ogaan in lootaliyo cidkastaa og xasan sheekh waa afhayeenka xalane

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sooma ogidiin hore inay shabaab hore u sheegeen waxaasi oo dhan
    Shabaab horey warbixintaani u sheegeen
    Ee hanalaga saaro gaalada xalane joogto
    Si loo helo nabad.

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAH SWT ma'iloobin mooryaantii magaca qabiilka huwanayd oo shacabka kudhibaateeyay KOOFURTA SOOMAALIYA 1991 ilaa 1995.

  • @Livekudhiigle321
    @Livekudhiigle321 2 หลายเดือนก่อน +4

    dalka gaalo ayaa mamulada hassan waa inagoo kale shacab weeye

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

      benta iskaday hoyada wse😂

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sax wlhi😂

  • @xamdimgxmohamud4074
    @xamdimgxmohamud4074 2 หลายเดือนก่อน +1

    wlh waa run somalia ilaa ay gacanteeda iskumaasho madagayso

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan 2 หลายเดือนก่อน

    XALANE Waa Godka Madoow Ee Soomaali Maalin Kasta MASKU Ka Qaniino Anaguna Waan Hurudnaa Runtii Laakiin RAGGii RAGGA Ahaa Way Soo Socdaan Soomaali iyo Soomaaliyana Way Hogaamin Dunida Sanka Dhuudhi iyo Yuhuudiiga Diirka Cadna Buud Badan Madaxa Waan Ka Saaraynaa inshaa Allaaah 😊😊😊
    إن مع العسر يسرى 😊😊😊
    وتلك الأيام نداولها بين الناس 😊😊😊
    Sii Jirtaa Ma Sii Jidhu Wuu Dhamaan Waqtiga Madoobi idinka Eebe Sw 😊😊😊

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 2 หลายเดือนก่อน +1

    Damiirka ayaa ka dhinty siyaasi madaxweyne iyo shacabkii, waxey ka yihiin daawade ,

  • @FUSSILATMEDİA-f4u
    @FUSSILATMEDİA-f4u 14 วันที่ผ่านมา

    Waan dhawahay

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia 2 หลายเดือนก่อน

    Xalane waa Xarunta Guumaystaha Diidan Dawladnimada Somalia🇸🇴

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa hadii la imaqlaayo walaalahay soomaaliyeed kuligiin rayigayga nimanka basaborada ajnabiga wata yaan lasiin shaqo siyaasada gudaha soomaaliya Waa lama taabtaan dhalinyarada jaamacadaha kabaxay Hala qoro 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MrAntoniyo12
      @MrAntoniyo12 2 หลายเดือนก่อน

      Iyagaaba loogu jeceltahay😅

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    AL SHABAAB WA YAHUUD LA SHAQEYSATA XARUNTA XALANE AYAGA HUBEYA QAWARIJIINTA

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y 2 หลายเดือนก่อน

    ilaaheey farad qeer qabo hanasiiyo baryaha ale halabadiyo doolad xoogje weey imAneeysaa yaan laniyadjabin

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah 😢😢😢

  • @Raysmedia8159
    @Raysmedia8159 หลายเดือนก่อน

    Ilaahy ha inaga saaro gumaysiga
    Lagu hayo dadka soomaalida

  • @SOWDOMUHIDIINALI
    @SOWDOMUHIDIINALI 2 หลายเดือนก่อน

    War aan muda xarraadno OO aan ku kacno gaalada Mareekan ruushka waa fiican yahay lakiin mareekanka waa cadow ❤❤❤❤❤❤ballaaran

  • @abdiqanidigard-hm1tn
    @abdiqanidigard-hm1tn 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal xikmad u saaxib ah

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 หลายเดือนก่อน +2

    soomaaliya meesha laga dumiyo xalane waaye waa la la socdaa wadanku xoreyn ayuu u baahan tahay hadal iyo dhamaantiis

  • @KhalidHasenrashid
    @KhalidHasenrashid 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia waxa kaliyaata aay kaga baadbadi karta kaliya xeradas xalane somali oo midowda iyo qabil ay iska dhaafan 😢

  • @yasserabdi1216
    @yasserabdi1216 2 หลายเดือนก่อน

    Iyadoo la marayo 2024 in dalkayga xalane looga taliyo waa ayaan daro halka awoowyaasheen dagaal adag la galeen gumaystihii sii uu wadankeenu xor uu noqodo lkn dhalinayarada manta joogta iyaga ayaa bedeli karaa waa in xerada xalane laga takhluusa guul i.a somaliwayn🥲🥲😡😡🫢

  • @MushtaqAhmed-lo2gn
    @MushtaqAhmed-lo2gn 2 หลายเดือนก่อน

    inshaalah aniga aya madax weyne inshaallah 1 like

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 2 หลายเดือนก่อน +1

    bal fiiri sida loo bahdilaayo shacabkii oo dhan ayaa laga xigsaday cajiib, iyagu waa uun shaqaale yall shaqadii loo diray in ay ka soo baxaan cajiib

  • @hanatkinglove
    @hanatkinglove 2 หลายเดือนก่อน

    Wax walba Waad fahima karta xata siiyasasa Wada and ka ok dhali yaro kaca 😢

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน

    Kuuriyada waqooyi ayuunbaan chapter 7 lagu xukumin 😂

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay waxn ka magan galay inan madaxda somali ee noocana aan noqdo kuwaso aan wax damiira lahyin

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

    CUQUBADII laga galay SHACABKII masaakiinta ahaa xiligii 1991 ilaa 1995kii oo koofurta SOOMAALIYA lagu dhibaateeyay ma'ilowdeen?

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

      lknse gedo io jigjiga hawiye mia dago soo ethopian majoga xita gedo canshurta cidamo amxarl aya kaqado aqliga darod wakas

    • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
      @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@cadaaweyare9045 Cuqdad qabiil miyaa ku'heysa? Nacasyahay waxaan ka'hadlayaa waa xaqiiqada dhabta ah oo sababtay waxa maanta dhacaya. Aniga dhibada baan ku'noolaa nolasheyda inta badan. Waxaan fahansanahay in dadka laga tirada badanyahay si'xun loo gumaaday.

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 หลายเดือนก่อน +1

    Libaaxii Africa ayagaa iska bixiyay baga.

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulaah dalkeyga somaliland waxaasi kama jiro❤

    • @ghst4487
      @ghst4487 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliland maxaa ladhahaa

    • @Moalimappchemist
      @Moalimappchemist 2 หลายเดือนก่อน

      Dhib kasta oo Somaliland ka dhaca xalane ka danbeysa si qoto dheer bal ugu fiirso wlky

    • @sir__cmc
      @sir__cmc 2 หลายเดือนก่อน

      @@Moalimappchemist somaliland dhibka ka dhaca muxuu yahay ?miyaa laysku qarxiyaa😅

    • @Moalimappchemist
      @Moalimappchemist 2 หลายเดือนก่อน

      @@sir__cmc dagaalada Somaliland ka socda iyo waliba qabyaayada xun ee habar habarta ah, ku darsoo miyaad xasuusan kartaa qaraxyadii 2008 dii madaxtooyada iyo xarumo kale ka dhacay , isusoo duub waaqica iyo runta aynu waajahno

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEIKH AYA SAXIXEEY TERMKISA HORE !!!!!!!!!!!!

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 17 วันที่ผ่านมา

      mya hno wax faahan taan waa abood dahad dabdeda lagaag ma mulo adunka

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Mowduuc ficn baad Ka Hadashey Kawrn Ninka Ka shaqeeyo Xalane Oo Soomali Ah dan Nuuce ah Buu ku jooga Bad isleedahy

  • @zakiyare1675
    @zakiyare1675 2 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢waan ka xumahay walhi SIYASI CAADE QAATA AH WA LALEEYNAA DHAMANTOD XASAN SHEKH IYO CIID WALBO SIYAASI SHEEGAATA hada iyo koow dagaal iyo xoraayn ayan uu bahanhy SYL OO KALE

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali Allah uu maqan iyo Inta Caaqliga leh waa xanuun dalkena somali gumesi uu ku Jira iyo sida jahilnimda qabiiylda aan isku dileyno anaga isku mashqulsan🤔😥

  • @abuubakaralbaqdaadi6369
    @abuubakaralbaqdaadi6369 2 หลายเดือนก่อน

    Somalia dhaman gaallo maahan lkn gaallo ayaa gumeesta waxaan laga gumeestaa xerada xalne

  • @makaraanxersi10
    @makaraanxersi10 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kabaqayaa in dhib kaasoo gaaro war bixintaan laakiin feeejignoow brother allaha kuxafido laakiin is ilaali hadaa wadanki joogto

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 หลายเดือนก่อน +1

    Koonfur gumaysi ayey ku jirtaa kuwaasbaa midnimo ugu baaqaya reer somaliland ayagoo La haysto waa yaabaysaa marmarka qaar marka dadkaa dowlada dhistay ee aan shisheeyuhu la joogin marka duuLimaadka lagu yahay iLaahay ha xoreeyo gumaysi dahsoon ayey kujiraan reer koonfur oo reer galbeed ayaa saLka dhigtay

  • @Y3a1
    @Y3a1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wadan Mahan guumaysi baadhanta igawad

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 2 หลายเดือนก่อน +3

    Godaad hoose oo dhalinyaro soomali ku jiraan aa ka buuxo.

    • @user-qf6fe6nk3n
      @user-qf6fe6nk3n 2 หลายเดือนก่อน

      see ku ogaatay . teeda kale ma noo faahfaahin kartaa

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

      ​@userwxs wa ben wuxu kuqaldaya godka jilacow-qf6fe6nk3n

  • @user-yl3qc5bl3u
    @user-yl3qc5bl3u 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaad waad mahadsantahay munafiqinta madaxda nooah ayaa herkaan gaarsiyey

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 หลายเดือนก่อน

    HOOBIYASHA AYAGA MUQDISHO KUSO TURA SABABTO EH NABAD UMA RABAAN DHULKAN AL SHABAAB KIRIMINAL HUB SOMA SARO WAXA HUBEYA XARUNTA XALANE

  • @surayaali6169
    @surayaali6169 2 หลายเดือนก่อน

    Nidaamka chapter 7 kasoo hadal wll

  • @fatmaomarabow7457
    @fatmaomarabow7457 2 หลายเดือนก่อน

    Chelsea village Mogadishu

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 2 หลายเดือนก่อน

    Waa la ogyahay in somalia oo dhami gumaysi haysto

  • @user-ox2wo3pc7h
    @user-ox2wo3pc7h 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxda iyo siyaasiyiintu haday xumaadeen shacabka isaga maxaa haysta?!

  • @user-gc2rk1wx7j
    @user-gc2rk1wx7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xalane soomaliya ayaa lagu kala ilaaliyaa

  • @user-gc2rk1wx7j
    @user-gc2rk1wx7j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad iska hadashay ee soomaliya ha quusgoyn somaliya harajatirinana somaliya ha caayinin xalane haddiisa somali bahal naqo Tay

    • @Usern134-h4g
      @Usern134-h4g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Runta dide wa is indho tire 😅😅😅😅

  • @kulmiyeprivateschool3906
    @kulmiyeprivateschool3906 2 หลายเดือนก่อน

    Hadey somaliyey hurudooy. Ayaan soo xasuustay wlhi.
    Haddii aad moodeysaan in gumeysigii uu idin ka tagay, wlhi waad jiiftaan ee hurdada ka kaca.

  • @AbshirYahye
    @AbshirYahye 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh horta ma la baaraa haduu xalane galaayo

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 2 หลายเดือนก่อน

      wxs wa ben madaxweyne aya labara yakudhahy mise xamar majogtid jahiladi kudhahsy wse aqli xune

  • @mohamedismail413
    @mohamedismail413 2 หลายเดือนก่อน

    Xalane in wadanka laga xoreeyo waxaa ka horaysa in siyaasiyiinta caadaqaatayaasha ah wadanka laga sifeeyo

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 2 หลายเดือนก่อน

    Xalane 2022aya la ogaaday wa meeshisa dalka Laga dhibateeyo😢😢

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Alla maxay soomali gumoowday oo xata haweenoodii qaliga aha sidii doono laga yeelay dhaliin yaroy ugu yaran ogaada cadowgiinu inu yhay kuwa xalane jooga ee yuuhuda ah

  • @iniestacomps4376
    @iniestacomps4376 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahow adaa nomaqan

  • @hanadali5778
    @hanadali5778 2 หลายเดือนก่อน

    Noosabadi xirada xalane