Sidee loo sameeyaa Facebook Page? | Sida Loo Sameeyo Facebook Page

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 113

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  2 ปีที่แล้ว +64

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

    • @arafaatahmed5282
      @arafaatahmed5282 2 ปีที่แล้ว +3

      Lcg mlaga sameyn karaa

    • @aliabdi2877
      @aliabdi2877 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc sxb Facebook disabled Facebook 30 days haduu noqdo ma soo qonaa mise after 30 days hawada ayuu ka baxaa??

    • @aadankingking9718
      @aadankingking9718 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wll lkn sidee ogu xiran Kara page ciwanki hore asxpta igu jirtay midkan hada sameyey ee feecbok page isheeg pls

    • @subacleyloon2859
      @subacleyloon2859 ปีที่แล้ว

      Sxp su'aashaas iga soo jawaab

    • @mohamedabdi1113
      @mohamedabdi1113 ปีที่แล้ว

      😊😊

  • @nimoqalbihena
    @nimoqalbihena 2 ปีที่แล้ว +6

    Shukran aqii wax badan baan kaa faa iday jazaaka llaah qeyr

  • @ahmedmursal9161
    @ahmedmursal9161 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid wll

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal horay usoco

  • @DeeqomaxamadmaclinXasan
    @DeeqomaxamadmaclinXasan ปีที่แล้ว +3

    MAHAD SANID WALAAL MA SHA ALLAH❤

  • @engyahyeahmedabdisalam8618
    @engyahyeahmedabdisalam8618 2 ปีที่แล้ว +4

    Eng yuyu sida facebook profile page loga dhigo hal muqaal ka soo same place

    • @abdallaothman9672
      @abdallaothman9672 2 ปีที่แล้ว +1

      Zxpow ani xita wn radinayey ma heshay sida logu badalo

  • @bisharamaxamud3140
    @bisharamaxamud3140 ปีที่แล้ว +1

    Wll xageen kala soxarira wow isameys MI wayay

  • @ifightwithmyself.2640
    @ifightwithmyself.2640 2 ปีที่แล้ว +7

    Thanks bro ✋🏿💯

  • @NaturalEmotionss
    @NaturalEmotionss 2 ปีที่แล้ว +5

    Eng yuyu wll qali Facebook account aan waqti badan isticmaalayaa iga xirmaye ma iga caawin ka dhaa thanks

  • @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim
    @AbwaancabdijibaarSh.ibraahim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cabdijabaar sh ibraahim

  • @Dhiiriye2
    @Dhiiriye2 2 ปีที่แล้ว +4

    Eng
    Maxeey ku kala duwanyihiin Facebook page loobadalo iyo iyo page caadi loo creat garee yo

  • @Somali122
    @Somali122 2 ปีที่แล้ว +4

    Waad ku mahadsantahay sidaad noogu faaiideysey sxb alle haku sharfo

  • @mohumedabdi3456
    @mohumedabdi3456 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahadsantahy eng

  • @sakariyesaki2724
    @sakariyesaki2724 8 หลายเดือนก่อน +1

    War zxp waxan ku waydiiya Facebook cadiga sidee page loogu badali karaaa

  • @هاشمحسنعليمحمد
    @هاشمحسنعليمحمد ปีที่แล้ว +1

    Zxp Camero nocee isticmasa ama isku soo duubtaa wllo kasoo hadal

  • @abumaahir2859
    @abumaahir2859 2 ปีที่แล้ว +1

    Tnx magaceyga aya isticmashy

  • @maxamedcali3533
    @maxamedcali3533 2 ปีที่แล้ว +1

    saaxiip wuu idiidayaa markaan soo doortey waxaan soo galinaayo sida personal coath

  • @zakiboy2792
    @zakiboy2792 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll waxaa iga caawisaa cilad yar
    Wll Faceboogega dhexdiisa ban page ka dhexfurtey isga iyo ciwaankeyga Facebook wey isku dhexjiren lkn bilo ka bacdi pagekii ciwan goniya laga dhigey mrka waxan soo dhigo waxaa ley weydiinyaa lcg iyo waxyaalo kale mrka wll arintaa ifahnsii

  • @yaxyeibrahim7543
    @yaxyeibrahim7543 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka lacagta looga sameeyo ka soo sameey sxb teeda kale acount caadi hadaan ku Xero aad vedioyo soo galiyo lacagta acounka miyee igu soo dhacaysaa sxb jwb mahadsanid

  • @bartakheyrka5494
    @bartakheyrka5494 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend horay u soco

  • @AhmednourMohamed-ci9ut
    @AhmednourMohamed-ci9ut 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks brother

  • @abdulfatahadam372
    @abdulfatahadam372 2 ปีที่แล้ว +4

    Eng side Facebook profile logu badala facebook page.?

    • @abdallaothman9672
      @abdallaothman9672 2 ปีที่แล้ว

      Zxpow ani xita wn radinayey ma heshay sida logu badalo

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil4731 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc wll waan sameystey oo adaan kulasocodey saad usameeyneysey laakiin qoraal uunbuu iga ogolyahay ee video igama ogola maxaa kasiya baad isleedahay isoosheeg wll adigoo mahad san jazaak Allah kheeyr

  • @phenomenonfozi390
    @phenomenonfozi390 2 ปีที่แล้ว +7

    استمر يا وحش 🔥🤎

  • @calibile7045
    @calibile7045 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll 🙏

  • @Moxamed-qs5dr
    @Moxamed-qs5dr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ing sida facebook page lacag.loga shubo vidoy kusosamey

  • @mohatohow754
    @mohatohow754 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb fecbook bage waan samesatay lkn waxa uu i weeydinaa lacag taaz maxa sameeya

  • @najmaxassan5543
    @najmaxassan5543 ปีที่แล้ว +2

    Thank bro

  • @JaamacSimba
    @JaamacSimba ปีที่แล้ว +2

    Thank you❤

  • @omarxaaji6021
    @omarxaaji6021 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee Facebook page password looga badalaa

  • @AbdilahiMohamed-jd9dq
    @AbdilahiMohamed-jd9dq หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 100%

  • @inasokorow6137
    @inasokorow6137 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng ka soo hadal cash video fake miyaa mise real waye Mahadsanid

  • @mohamedalimohamed6490
    @mohamedalimohamed6490 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Eng yuyu

  • @Ahmedaliibraahim
    @Ahmedaliibraahim 9 หลายเดือนก่อน +2

    M.a

  • @drmahadmohamed8962
    @drmahadmohamed8962 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @liibaancabdi654
    @liibaancabdi654 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Sxb

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 2 ปีที่แล้ว +2

    Wixii pages Iib ah ubaahan ha ila soo hadlaan waanu ka wada hadlaynaaye

  • @abwaankaarsheade3379
    @abwaankaarsheade3379 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Wall qaaali

  • @Kingdayax-b5e
    @Kingdayax-b5e 27 วันที่ผ่านมา

    Kusali xabebkena scw❤

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse ปีที่แล้ว +1

    Amiin adan

  • @apdirahmanhussein5534
    @apdirahmanhussein5534 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidee loo hagaajiyo appka kaa xumaada

  • @SahroMohaaz
    @SahroMohaaz 13 วันที่ผ่านมา

    Wn ku mahadsan tahay

  • @mohamedkhayre503
    @mohamedkhayre503 ปีที่แล้ว

    Sxb waanlahay lakin waan iska dhileday 3bilkahor sideen kusocelinkaraane rajomaleeyahay sxb

  • @ridwanaye
    @ridwanaye 2 ปีที่แล้ว +1

    sida facebook profile loogu badasho facebook profile page fadlan kasoo hadal.

    • @abdallaothman9672
      @abdallaothman9672 2 ปีที่แล้ว

      Zxpow ani xita wn radinayey ma heshay sida logu badalo

  • @samafalemaxamedsalaad
    @samafalemaxamedsalaad 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walaalkey waxaan Rabaa tellkaaga

  • @yaasirmahrez2672
    @yaasirmahrez2672 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan ku waydinaa sidee la iskaga qadaa
    Remembering

  • @khaderaxmed-i8i
    @khaderaxmed-i8i 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb icaawi wXaan rabaa inaan lacag kasameeyo face book

  • @munamaxamed5742
    @munamaxamed5742 ปีที่แล้ว

    Ani next aad leedahy create uu so qoraa maxa dhacy

  • @DunidaDahsoon227
    @DunidaDahsoon227 2 ปีที่แล้ว

    Saxip waxan leeyahy page gaadhay 10k follower sideen u furtaa lacagta fadlan wlaal adoo mahadsan cashar nooga soo sameee

    • @anasmahamoud4129
      @anasmahamoud4129 ปีที่แล้ว

      Asc ma iga iibinii lacag diyar la ahay?

  • @KHadarFuaadMuhumed
    @KHadarFuaadMuhumed ปีที่แล้ว

    SXPOW Facebook gaygii Markaa Hawada ayuu ka baxay Hal Facebook maan lagu sameyn karin Pageka

  • @cumarcali7492
    @cumarcali7492 2 ปีที่แล้ว

    sxp aniga gamming ayaan rabaa inaa kadhigto sideen ugu dhiganaayaa pageka

  • @ciisemacalin9135
    @ciisemacalin9135 2 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaad ii sheegtaa sida page ka leesaga Delete adoo mahadsan

  • @AsmaMohamed-yb7xx
    @AsmaMohamed-yb7xx 8 หลายเดือนก่อน

    Groupka see loosameeyo faysbook

  • @axmedcabdiraxmaanmaxamuud3932
    @axmedcabdiraxmaanmaxamuud3932 2 ปีที่แล้ว

    Asc eng sxp waxaan rapaa ciwan fecbog cadiya inaa page u padalo ma u padali karaa dadka igu jirana followers ma inoqonayaan sxp taas iga cawi nio

  • @KhadarSaxardid-en2rg
    @KhadarSaxardid-en2rg หลายเดือนก่อน

    Nio soomaali kuhadal hadalada qaar inglishka nagadaa

  • @CamQani
    @CamQani 2 ปีที่แล้ว

    Ustad cilad ayn darwnaya marakn samenayo facebook peg marakn calmad creet dorto mesha magaca lgu qoro isobaxd kudhuft kadib nxt dhoho andorto ciwanka. Hos cret isobaxeyso wax kasto hadan samey wan dhafiwayey max caqabda iheysato maxeytahy ee an qaldy ilatali ustd allah hakuxafide

  • @CqadarCqaadir
    @CqadarCqaadir 10 หลายเดือนก่อน

    Sidee lacag looga sameeya saaxiib face book

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 ปีที่แล้ว +1

    Eng: Sida loogu xirto kaar Bank noo soo geli

  • @subacleyloon2859
    @subacleyloon2859 ปีที่แล้ว

    Sxp su'aall rapaa face book page
    Iyo face book cadi ah makala saari karaa

  • @Chanel_1-0ne
    @Chanel_1-0ne 2 ปีที่แล้ว

    Qaabka lacagta loga sameyo kasoo hadal wll

  • @ahmedkaffi4973
    @ahmedkaffi4973 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxaan ahay qof kugu xiran waxaa dhib iga heysta isda fecabook number logu badalaa oo number kale loo galshaaa

  • @YuusufCabdiraxiim
    @YuusufCabdiraxiim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Lacag rabaa

  • @vandeck204
    @vandeck204 2 ปีที่แล้ว

    Lakin lacag ku ku shuubo buu idhahay

  • @updirahmandhereye3822
    @updirahmandhereye3822 2 ปีที่แล้ว

    Lpx aad iyo aad baan uxiseya

  • @tahliilabdalla6459
    @tahliilabdalla6459 6 หลายเดือนก่อน

    @Eng Yuyu sxb page Facebook unpublished iga noqday sideen Ku xalin karaaa

  • @faadumocusmaan-g2g
    @faadumocusmaan-g2g ปีที่แล้ว

    Masha all

  • @Mr_koronto
    @Mr_koronto ปีที่แล้ว +1

    Waxaa laga yaabaa inay tahay isku dhacii ugu weynaa ee Arsenal ee Man Utd sanado badan. Ku xidhnow DStv si aad u hesho waxqabadka! #Xiliga ugu weyn kubada cagta

  • @hassanmukhtar8857
    @hassanmukhtar8857 2 ปีที่แล้ว

    Ustadii ado mahadsan sido lo sameya switching profile oo uso muuqana kaliya facebook page sida ado umaleyneysida inaad ku jirtid kaliya page

  • @MoqtaarShcali-my8sz
    @MoqtaarShcali-my8sz ปีที่แล้ว

    Haye saaxid

  • @ahmedabdulahiahmed6043
    @ahmedabdulahiahmed6043 2 ปีที่แล้ว

    How unlock facebook

  • @faysalmuniir6656
    @faysalmuniir6656 2 ปีที่แล้ว

    Thnks sxp

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 2 ปีที่แล้ว

    Sxb intee kaala soo xariiraa

  • @shuayb01
    @shuayb01 2 ปีที่แล้ว

    Sxb soonik sida loosameeyo Facebook fallow

  • @drfarhan7458
    @drfarhan7458 ปีที่แล้ว

    eng mahdsnd

  • @usaamecade1547
    @usaamecade1547 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @MaxamuudCabdulaahi-sh7co
    @MaxamuudCabdulaahi-sh7co ปีที่แล้ว

    Ok

  • @cosmandog5474
    @cosmandog5474 2 ปีที่แล้ว

    Msha alaha

  • @maxamedwacane3073
    @maxamedwacane3073 2 ปีที่แล้ว

    ZXB QALI WAAN KUGU XIDHANAHAY PAGE WAN LEYAHAY LKN LIKE TISA OYO FOLLOW DOSA AYA KALA SOCOTA SIDEE UGA SHIGI KARA MIDKA IS RACSAN CODSI zxb

  • @naftadeeqa5622
    @naftadeeqa5622 2 ปีที่แล้ว

    aadbaad umahsantay

  • @Hodan-p5h
    @Hodan-p5h ปีที่แล้ว

    Lph tahay

  • @ZunduzTABEELE
    @ZunduzTABEELE 10 หลายเดือนก่อน

  • @apazzmowlid9506
    @apazzmowlid9506 2 ปีที่แล้ว

    Legen ataad tahy

  • @gaarisocda1438
    @gaarisocda1438 2 ปีที่แล้ว

    Mahadzanid

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 2 ปีที่แล้ว

    Shu6

  • @shandhaye6972
    @shandhaye6972 2 ปีที่แล้ว

    Hhh

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse ปีที่แล้ว

    Hhhh

  • @saciidadan669
    @saciidadan669 ปีที่แล้ว +1

    S😂😂😂😂😂😂

  • @asmaaxmedjibril5199
    @asmaaxmedjibril5199 2 ปีที่แล้ว

    Mahd sanid wllo

  • @Ozmail47
    @Ozmail47 2 ปีที่แล้ว

    Sidee loo ogaada inoo qof isoo follow gareeyay anoo unfollow dhihin

  • @sakariye_mahamud
    @sakariye_mahamud ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂

  • @CabdilaahiToballe-sg9gs
    @CabdilaahiToballe-sg9gs 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid chhhp

  • @benzema8062
    @benzema8062 ปีที่แล้ว

    Zxp side losara Facebook what app ka

  • @safiamohamed1515
    @safiamohamed1515 ปีที่แล้ว +3

    Thanks brother👏

  • @nmkbusinesscenter3072
    @nmkbusinesscenter3072 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid bro

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 2 ปีที่แล้ว

    Thnks bro

  • @aadanabdalle
    @aadanabdalle 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @maxamedaadan6743
    @maxamedaadan6743 2 ปีที่แล้ว

    Thank yoy bro