Bro nin bulshada wax fican bad uu qabata ee qalbilka ad waydinayso kaa daaa bro nolol malmedna mahin qalbil manaso gaalo ee sida kale uu waydi bro lkn inaga dayaa qabil iyo wax duli ah oo manta halka ina dhigay merci beaucoup frère from Djibouti
Barnaamijkan sow uma eeke inuu dhalinyarta amnigooda khatar ku yahay, sababtoo ah waxyaabo badan oo xaasaasiya ayaa la weydiinayaa sida goobaha marwalba laga helikaro.
Maxaan ka faa'iideyna maqaayada,salon,hospitalqabiilkeeda, goobta ay ku dhalatay iyo dhamaan su'aalaha la weydiiyy, waan yaabay sida bulshadeena usii burbureyso
Barnamijkaan kama helin lacala hadii gabadha cadow yeelatu is easy sida lagu helo waxa laga radinaa super market iyo salonka iyo maqayada marka sadax suaal wa inaa kareeptaa marnamijka waa private
Waxaan u arkaa shirqool noolasha waa private gabadha kaliya weydii waxey xiiseyso ama jeceshahay? Lkn melaha laga helo, iyo halka ay degantahay waa khalad…
I like to ask you a question I support you always, but I don’t understand why you ask this lady so many question because everything she have in private you put public west behind. I just want to know that I never heard the question you asked this lady before so please can you explain to me thank you.
Qabyaalada Ayaa xun ee qabiil Kee tahay magaca camal waaye qof sida magiciisa loo ogyahay Ayaa qabiilkiisa loo ogaan karaaa dhibmale hadi wax LA qarinaaayo waxa in la qariyo mudan waxa waye sirta qofka noloshiisa khaaska ah
Maasha allaah sey isugu kalsontahay cajiib waaye gabar shukri la yiraa karti aqlaaq wanaagsan iyo damiir nool ugu imoow guuleyso abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
Jah❤❤
❤❤❤❤❤❤
Ay ay soodhawaw my dhiiga loobage xishoodka gabdhaha shiiqaal😅😂 one love shukri and abdiaziz really mahadsanid❤
Abtiyasheeda Abgaal ismaan waaye kuma qasaarin abti ❤
❤❤❤❤❤❤
Kuma taqaano
Masha Allah qosol quruxbadan my Allah protect you Inader
Waa Barnaamij Aad U Wanaagsan inoo Soo Badi Bro Abdi Aziiz And Thanks
Masha Allh Shukri happy eeyba isku cod yihiin ❤
This secret information.
I will never allow those questions 😂😂
Gabadhan qabiilkeeda maba aqoonin lkiin imika ayaan bartay waana ina adeertay
Abgaal dameereey xamaali xamar unukaaleh ilaaheey qabyadiina madhameestiro
Bro nin bulshada wax fican bad uu qabata ee qalbilka ad waydinayso kaa daaa bro nolol malmedna mahin qalbil manaso gaalo ee sida kale uu waydi bro lkn inaga dayaa qabil iyo wax duli ah oo manta halka ina dhigay merci beaucoup frère from Djibouti
Sheekhal Wallasey waaye gawdhan mash allah
رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير والعافية يارب العالمين أنا أمي وأبي وجميع المسلمين يارب العالمين 🤲🌹🤲🌹🌹🤲🌹🤲🌹🤲🤲🌹❤🌹❤🌹❤🌹
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Facebook ma lihi markay tidhi waan ku farxay.
Waayo waa gabadh nool oo caqli wanaagsan.
Waxaas ma waraysiba waaba privacy sualahan cunugtan haddi wax so garo ada laga rabaa😂😂😂
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
Wcs, mashaAllah gabadha hal qalad ayaa ka sixi lahaa suaasha supermarket marka la weydiinaaye waxa ee dhahday Xasan Shiekh ayaa booqday taas xoggaa ee ka fiicneed inee dhahdo Madax weynaha Dalka ayaa booqday supermarket keydkaas waalaga fiicnaay inee dhahdo Xasan ayaa booqday supermarket xoga xirtiraam daro yar waaye lkn waaku qaadahena Ciyaal Casiir 😂✌️
Comments badan aan aqriyeey oo lee qabiilka haa weeydin iwm lkn isla marka qabyaalada waa waxay ugu jecelyihin inay ku dhaqmaan.
war nio abdiziiz realiyow barnamijkaan kaqaleey waa danger
teeda kale qabiilka kacun uguyaraan
hooyaa kudhashee !
Masha allah 🌷🌷🌹🌹🌹🌹🥀🥀👌
Asc sabiskaraayb noo saar walalo mahadsanid
Do you want to risky her life 😅😅 some questions are private
Exactly man 😂💯
Wax fiican ayaan kaa baranay laakiin barnaamijkaan kuguma haboona ee iska fiiri sxb
Shukri Tol ahaan wan is Yelaney waliba sii dhow❤ Loboge ❤Maxamed Sacad Loboge ❤ayn Ahy lkn somalinomo ayaa igala wayn
Ma sacdi loobaga😂 aniga caagane ahay
Maxamed sacdi dheh 😂
waan ku habalyey shugriyey Ina abooti sigaar ayaa ku tageera wll Ramadan karim
Wa marki ugu horeyse qof la warysnyo qablikisa waydiyo inta wax daweday
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
❤masha Allah
nolol maalmeedkaaga ka hadal kadib shirqool cida kula damacsan si fudud hakugu soo gaadho 😪😮💨
Barnaamijkan sow uma eeke inuu dhalinyarta amnigooda khatar ku yahay, sababtoo ah waxyaabo badan oo xaasaasiya ayaa la weydiinayaa sida goobaha marwalba laga helikaro.
Aad io aad
Haa wallaahi 😢
Shiiqaal.ma qarsoomtee walaashay see waaye hee
Masha aalah waa fariid yar oo asturan
Security Ahaan isnt fine waraysiga qofka in detail loo waraysanayo.
Saxiix
😂😂hanaga bixin gacaloy shikhal kaga ahow😂😂
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Maxaan ka faa'iideyna maqaayada,salon,hospitalqabiilkeeda, goobta ay ku dhalatay iyo dhamaan su'aalaha la weydiiyy, waan yaabay sida bulshadeena usii burbureyso
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand
Cabdicaziiz barnaaijkan naga badan,ama su'aalaha naga badal
Too personal questions meelaha ey ka adeegato ama ku badantahay in aad wareysato waa qalad waa la ugaar San karaa.😮
Su'aalahan way caawin karaan dadka dhibta ka shaqeeya hadii gabadhan la is dhaho daba gala
Please iska dhaafa😢
Cidna wax ma yeeli karto labada dhinacba laandheeray ka tahay
@@SahraLuul-w2u qabiil Lee maa wadaynaa🥴
Meel dheer baan ka hadlayaa adna meelahan dhadhaw joogtaa🙃🫠
Unukaa leh aa abtiyal u ah yaa taaban karo
Oo maxaa loogu dhibaataynayaa oo ay samaysay 😅waxaas waa buufis somali kaliya qabto
Fadlan jooji qabiilka
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
Su'aal Xumaaa Wuxu😂
Maila aragte😂😂😂
Qosolkeedu quruxbadana❤
Masha allah dheh
Barnamijkaan kama helin lacala hadii gabadha cadow yeelatu is easy sida lagu helo waxa laga radinaa super market iyo salonka iyo maqayada marka sadax suaal wa inaa kareeptaa marnamijka waa private
Sharm is the best
Asc sabiskaraayb noo wll mahadsanid
Tagero from Djibouti
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
Amiin salatu laylka ha loogu duceeyo
Boqorada Shiikhaal loobagay
Waan kahelay gabadhan Hore ayaan muuqaaladeeda udhagaysanjiray
Masha allah
70k view kii kugu badnaa baad ka heshay , jilniin fcn bay leedahay 😅
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand
Adigo shiqala nimo arkaya maxa qabilka hooyad kadona😂
Waa iska jaceel le, ha u bixin.
hooyada weeka qiima badan tahay aabaha sida nabiga c/s/w noo sheegay 3 mar markoo hooyo sheegay nabiga c/s/w oo markii 4aad aabe dhahay qabiilkana waa wax leesku aqoonsado wax ma badalo waana kan dhibka noo keenay na kala qeebiye
Qabiilka hooyo mcn mxa ka doonty lama dhihi karoba tii aduunka na keentay weye❤
Aniga Marti igasodhig😂😂
😂😂😂
Asc sabiskaraayb noo saar saara walaalyaal mahadsanid
Sidu u socday Kulaha Qabilketahay Ay Ay Dhalay😂😂😂
CabdiCasiisow Meeshan kaama fileyn oo maaha barnaamij Diin ahan iyo Dhaqan ahaanba Fiican. Meel sare ayaan kaa fileynay ee wax ka Badal arinkan 😢
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
Cabdi caziiz waxaa soo qabataa kabtan baara
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
wuxu qurxoona 😂
Qabiilka ka daa
Next xayaat qurux🥰🫅
👍👍👍
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsand
Ad iyo aad
Waxaan u arkaa shirqool noolasha waa private gabadha kaliya weydii waxey xiiseyso ama jeceshahay? Lkn melaha laga helo, iyo halka ay degantahay waa khalad…
Qofka halka laga helo ha weydiinin walaal
Iyo halka oo u badan yahay ama uu ka adeegto
Ka run sheek nolol maalmeedkaga iyo qabiilkee tahay waaba kaaf iyo Kala dheeri.
I like to ask you a question I support you always, but I don’t understand why you ask this lady so many question because everything she have in private you put public west behind. I just want to know that I never heard the question you asked this lady before so please can you explain to me thank you.
Su,aasha qabiilka ka reeb bro
Asc #abdaize#Wll Barnaamij kan ma qumana private ahaan iyo qabiilka iyo qabyaalada soo noo laynta dhalainyarat halkii lala dagaali lahaa zxp Barnaamij kale oo qabyalada ba bi'inaya iyo wacyi bulsho keen. Adigana sumcad ahaan kuu ma fiicna wixii lagugu bartay aad buu uga fogyahay
Asc Abdicziiz Eedo waan ku taageeraa laakiin barnaamijkaan ilamahaboona waa kashifaad aan fiicnayn.gaar ahaan xaga qaniil weydiinta.
Waxaan Kaa rajaynayaa in aad keentid barnaamij aad dadka qabyaalada uga wacyigalinaysid insha Allah.
Qabyaalada Ayaa xun ee qabiil Kee tahay magaca camal waaye qof sida magiciisa loo ogyahay Ayaa qabiilkiisa loo ogaan karaaa dhibmale hadi wax LA qarinaaayo waxa in la qariyo mudan waxa waye sirta qofka noloshiisa khaaska ah
xayeysiis😂
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
Aniga gorme iwaresgni donta😢
Barnaamijka suaasha qabiilka ka saar
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Hooyo. Malemiyaa
Asc sabiskaraayb noo saar abayo mahadsanid
Ani Caan maba ihiyee see ugu maleenaa inaa next ani ahay sorry
Next abubakar Mohamed
Very nice pro
❤❤
Ka run sheeg wa mowduuc qaldan
Abgaleey waye
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Somali qabiilgee ka thy kalmd fiican mha ee badal😮
Quruxlay qosolkeeda lagasiijeedsankarinba
Barnaamijkan igu casuuma😂
Qabiil waxaan eheen mataqaanid lama goodle xayawaankaan usc ilaaheey kunacaladeey
Ciyal weero in the building
Qabiilkaan Qurun ka aad qofwalba weydiisa maxaa Naf ah oo kujira?
Abwe karun sheeg noloshaada ka dhig saasoo ku qurxanyahay
Su'aalahaan wa su'aalo qofka dhib u keeni kara maaha in laga jawaabo they're very sensitive information be carefull
sxb igu casuun baranaamij kan
dadka sidan wax looma weydiiyo sxp wllhi shaqadii wad ilawdey islami aad caruuraha y baafinjirtey ku noqo sxp😂
Qofka xogtiisa dhan banankaaa kee teee hadii dhib gaadho adiga lee waaye
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Sxb dadaka Canka ah Lee miyaa ku soboqato 😢
Qabiil inaad weydiisto waa qalad sxb
Nio waa maxay waxan oo su aal xum ah nin weyn tahye
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Dayax sodaa
Dayax ma asaga waxas yeelayo waa nin aqli badane😂
Beydan caffe waa caffe ciyal casir
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Dagodia
CARAYFI WAA SHEEKH CAAN AH WARIYE
Waree really Waxay waxan maalaayacniga aad bilowday sow anaga barnaamijyo fiican kugu ogayn
RANDOMLY ASKING
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Waa Qalad waxani waxkabadala magaraneysid inta qof dooneysa iney sirahaga wax ka ogato hadad bananka isgeyso adu kawaran 👎👎👎👎👎
qabiilkee tahay😢 somali gormaay ilbaxaysaa
bented wye wlh22 jirtaa
su aalaha ujeedka laga leeyahey maxey tahey dadka macno darada kala tag nio
Asc sabiskaraayb noo saar walal mahadsanid
Waraada xayeesiin Leeba uga baxdeen
Somali ma aha gabadhani
Walaal qaali ku ah bulshada ayaad tahay oo wanaag badan iyo wacyi gelinba leh.
Talo qabiil ha weydiinin qof haddii aysan lagama maarmaan ahayn sida baafinta iwm. Waa iga talo walaal.
Qabiilka ka reeb nioow wax loo baahan yahay maaha