Mashallah nolashu mahan xog iyo xeelaxeydiisii ee waa isaqbalad iyo isogalasho…! Ninka raga Haduu helo Respect & kidness iyo Qimeyn::::adaa iska leh gabarey:::: gabadha/ama qof ka dumarka ah had hesho…Caring…( bahideeda, dareemabeeda iyo Kasbashadaa qalbigeeda…), Attention & kindness, and Real Love with respect adaa iska leh wilow….Wishing all the best and a bright future inshallah 🤲
Xamdi waxaad weediisaa xasan lacala Allah na ma.kasee lacala Lee waaye yaah hadii aad ka xanaaqdi oo dhahdi waan Kala tageenaa malaga yabaa inoo si,fudud kuu fasaxo😊xumaan ne ha,iiqaadanina waa idiin jeclahay lamaanaheyga❤❤❤
Wllhi waa wllshey marna qaofan ku daysado waana jecelahy labadiina farxadiina noolada waligiina al muhim asxabta waan idin baryaa 300k aan ku shubno wllshey xamdi
Ummu axzaabeey inader mar labaad aan ku saxo xasan zoya waa qadyaane RABBI صبحانه وتعالي SAW KA QURRAANKIISA KU YIDHI (لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم) Wuu ku hoos dhigay balse wixii danbe haka yeelin
Wlhi labadan Wan Isla jclhy allow calaf iskugu dar 😭💕🫶🥺
Aamiin ❤❤❤❤❤
Amiin yarabi
Aaaaaamiiin yaa rabi ❤❤❤❤
Ani xitaa waan kula qabaa ❤❤❤ i.A waan sugaynaa
Isha xasadka ilahy ha idin ka qabto
Umu Ahzab iyo Haasan Soya Wan idin tageera one love♥️
Indha isjecel is ma eegi karaan taasi wa run i enjoy seeing 2 of you
Mashallah nolashu mahan xog iyo xeelaxeydiisii ee waa isaqbalad iyo isogalasho…! Ninka raga Haduu helo Respect & kidness iyo Qimeyn::::adaa iska leh gabarey::::
gabadha/ama qof ka dumarka ah had hesho…Caring…( bahideeda, dareemabeeda iyo Kasbashadaa qalbigeeda…), Attention & kindness, and Real Love with respect adaa iska leh wilow….Wishing all the best and a bright future inshallah 🤲
XASAN WAXAD UMUAXSABWAYDiSA. SAWiRKAZAJKANiGABADHA WANWATA. TAGERANAWANUAHAY GULAYSO WALAL. MCN❤❤❤❤❤❤❤❤
Xasan sooya iyo umu ahzaab waan Idiin jeclahay walaahi❤❤❤
Masha allaah alle hayskukin dayo wayo badan
umu taakeero 1 waakan marwalbo ooaan kuarku waa i❤❤imaadaa🎉🎉😮😮
Xamdi waxaad weediisaa xasan lacala Allah na ma.kasee lacala Lee waaye yaah hadii aad ka xanaaqdi oo dhahdi waan Kala tageenaa malaga yabaa inoo si,fudud kuu fasaxo😊xumaan ne ha,iiqaadanina waa idiin jeclahay lamaanaheyga❤❤❤
UmuAhz b iyo Hassan Soya Wanidintageeraone❤❤🎉🎉🎉😂MashAallah
Abyo umu asaab waxn rabaa inad yutuyb ii furto abyo mcneey😢❤
Wlhi m.a alle haisukiin daayo noolaada farxad kuwaara inta nololi jirto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
Wllhi waa wllshey marna qaofan ku daysado waana jecelahy labadiina farxadiina noolada waligiina al muhim asxabta waan idin baryaa 300k aan ku shubno wllshey xamdi
Ma rabo in aan wax su'aal ah ku weydiiyo laakiin waxaan sugayaa arooskaada hana iloobin in aad akhrido ducooyin ka dhan ah isha xumaanta. 😘🥰
Markaad sas is kugu faraxsan tihin walaahi anina waxan dareemaa inan idinla mid ahay ❤
Isku wara oo isku farax sanaada aamiin 🤲
Anina ilahay sidii oo kle nolosha hayga gidho Aamiin 🤲 💗
Xamadi xasansooya waa isgukiinjeclahay noolada indeed nolol jirdo❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash Allah Haasan soya wan idin tageera one love 🥰 🥰🥰🥰🥰👑
alahaysu kiindaayo xamdi iyo xasan waxan sugnaaba waa idinkoo nolosha kumidoomay alahaysu kiindaayo lamaane kudayasho mudan runtiii aad baan idiin taageeraa
THIS IS A TRUE ❤ LOVE WAALLAHI
...HE WAS SO EMOTIONAL HUSSEIN...BUG UO ONE LOVE...WAITING FOR THE BIG DAY ( WEEDING )
M.a farxad iigu nolada queen of legend ❤❤
Masha allah xasan iyo xamdi wan watah ❤ inshallah ilaahey calaf haiskuku daro inshallah wan isla jeclahey laban qof
M.a labadan sayid ban isula jeclahay ilhay calaf isugu dar amin amin amin
Mashaallah wankufarxa wlhi ilaxey nimakalakeyo I.n ❤
Xasan soya waydi ciday sawirkisa ay xashaka udirtay bilays magacayguna wa yurub ❤
Mansha allh tabarakalah waxaan sugnaaba waa arooskiina❤❤❤❤❤❤
Sual aan qaba hasan soya guur hore ma osoomartey sxp
Haa😊
May Allah protect you guys from the evil eye 🤲🤲🤲
Masha allah ❤❤❤
Allah idiin xifdiyo ❤❤❤❤
Wlhi keligey iska qoslayy mrkan muuqalkan daawaday.
Wll yaalow nagaso gaba gabeya musal salkan pls 😂❤
Wlhi labadan wan isla jcllhy aloow calaf isugu dar❤
Maasha Allah tabaraka ilahay haysku kiin barakeeyo dhexdiina jacayl aan dhamaan ilahay hadhigo waad isku sobaxaysaan waliba saaid
Wlhi qosol udhiman gaaray suaalo maaaha waakuwo xigmadleh xaraaboleh wlhi nosoobadiya kuwanookle❤❤❤❤❤❤
Xamdi dhib badanaa waa iga qoslisiisey wllhi luuqa istaag lacagta nosoo qadaahee yaab AA LEEDAHY WLLHI
Masha ALLAAH wa gabar qalbi wanagsan umu iLLAAHAY wax ku dhibo kumatuso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horay usocda lamanaha. Qarniga. ❤🎉
Gorme is gursaneysin Wan imanii
Manch Xasan soy waa ninka kaliya een kubartay waraysi aad u quruxbadan oo uu bixiyay sanado kahor Manch.allh aadbaann ugu faraxsanahay jacaylkiina lkn hal xasteexo idin siinayaa cadowgu uu adan yahay talabaad jishay cadowgaa badan eed intaad howlihiina khaaska ah inaad qarsataa
Maasha allah ilahayow dhib ha tusi❤❤❤❤
BISMILAAH Mashaa allaah tabaarak ILAHAY HA IDINKA DHIGO KUWII ABID WADA JIRA
Sharaf iyokaramo madaxa isaarantihin xasan i xamdi. Sodhwada marlawat
Ma sha allh wll nolosha kumidoba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a kuweygiii idin jeclhy wllhi iinoolaada
Wow Hasan waa father of love
The amount of time an dawade videogan OMG Illah haniskukin barakeyo😫♥️nione tu ounce you guys are married sa ufarxi dono lee Barakowa guys❤
Masha allah waxan sugaba wa aqalgalkina inkastan Kenya jogin lakin mesheyda banka dabaldagaya
Bisha u horeyso ilmaha dhal inta kadanbeeyso ukuma nodhal anigana iso dhiib wan kaganacsana
Farxad ku waara❤❤❤
Xamdi waan jeclahay wax laqaraayo inleysheego waaa dhararogaa gormeewaaye
Ilahay ha isku kiin barakeeeyo wll
Masha Allah my sister and my brother wan idin salaamay
Allaha isku kiin barakeeyo ❤❤
xamdaay plz af keenyatiga naga daa abayo
Ummu axzaabeey inader mar labaad aan ku saxo xasan zoya waa qadyaane RABBI صبحانه وتعالي SAW KA QURRAANKIISA KU YIDHI (لقد خلقنا الإنسان في أحسن تقويم)
Wuu ku hoos dhigay balse wixii danbe haka yeelin
Masha allah,allaha nixafiido
Xassan meel fog wax geeystay. Mj girl is gold and unique
Kuwaan waan iska jeclahay wllhy way iigu baxdaa
Mansha allh wllshey iyo wllkey horay usocda❤❤❤❤❤
Xassan isoo firi markee dhahay kadip wan ku jcalahy ayey tiri jah😢😂❤
Hamdi weydii Hassan soya Raga Aamin san Dumarka hooyadooda joogta in la guursankar, maxaa kaleedahy wll Hassan soya?!
Waxaan Ahay ruux idin jecl ❤ Allah dartiisa oona kamid ah taakyeeriyaashiina 👋👋🤝
SALAAMAAD🙋🙋
Inshllah ilahy ❤haku rumeyo ❤️🔥❤️🔥💓
Maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉😢😢😮😮😮😅😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xilima weeyi arooskinu huno❤❤❤
masha allaah famili qurux badan h&h waligin ifarax sanada ❤❤❤❤
Wow Machll hassan waa father of Love
Ilaahoow calaf iskugu kin dar❤
Kuweyga anjelhy ❤❤🎉🎉
Insha Allha isku waara ❤
Jcylkii wu ka so dhcy xasan wana laga daremayaa wllhi abid isku farxa
Jaceylbaaba dremayaa lkn ruux I jecel ma haysto😂😂ilaahay hysku kiin daaayo hafsa io hasan❤
ilahayow hakala gayn 😢
Lamaane Lagu faani karo🎉🎉❤
Alla arooskiina sugi la ahy walahi wan islakinn jeclahy labadydii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kuwan markan dawado jecela darema❤
OK sxp Hampalyo❤❤❤
Wxban dremy ani ❤😮
Allow aydanbweligina isku dhicin😢
Msh allah boqordaydi iyo boqorkeeda alle hysku kiin barkeeyo wllhi idinla qiiroday
Allah hasukii qaro
Isha xasadka allh hydinka hyo😢🎉❤
umu ❤❤waaku wataa❤❤❤
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐚𝐡 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐮 𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐚𝐲𝐨
Jah m.a❤❤❤❤❤❤
Keep going sis and bro
Kuwani qalbigay igaga ciyarayan😅 astaqfurullh 😂 alllh ha isku kiindaayo❤😊
I like the action yaq,,,, kutuumiza nayo
Masha allaha so beautiful couples ❤❤❤❤
M.a❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Say m.a❤❤❤❤
Soya sxb mcn walahi waku wata
Mashallah❤❤❤
baroorta.waxa.kafican.in ad.taraxada.iska.daaso.abyo.xamdi😢😢
Wan qiroday 😢😢
Lkn waan dalay saan edin sogayay ee goormad is aroosayseen
Xamdi never give up
Waan ku salamay. Fiqiyad
Ilaahay ha isku kiin calfo nolil qurux badana isla qaata iinsha alaah dardaarankan iga qaata noloshiina ha idiin qarsonato mustaqbalka
Wad ka dhnthin suaal m.a
Waan idiin jecelnahay soya iyo ahsaameey ale isha xaasidka ha idiinka xihaabo
Masha allah ❤❤
Ani lacagtan qaadalahaa faarax ha iska maqnaado