@@Fartuun123-n6b oo adiga kuleelka ku haaya mxu yhy qof walba fikirkiisa wuu dhibaan karaaye 2024 lagu jira qof aaan ku aqoon inaa iska dhisto difacdaana waa jahilnimo laga soo gudbay ee naftaa difaac oo qof nool ha u doodine wxy jahilnimada ku haysta😂😂 wake up
Abdiasis Ramadan Mubarak wan idin salamay adhiga iyo Daman musliminta
Way qurux badantahay gabadhu mashalah.ilahay hakuxafido
Mashallah ramadan Mubarak wllky
Naag baar adeyso oo waliba la leeyahay baarkee ugu jeceshay waa aqiro saman umada allah badbaadiyo
😂😂war jahilow barka lagu niikiyo mha ee wa maqaxidaha galabti Shah laga cabo😂😂
baarka kaad mooday maahan duca qabo
@@Himilo252 waa ogahy kan fahansii😂😂
Amin yabwaye
ramdan mubarak ❤
Masha allaah ciyaal casiir waaye gabaha quraxey allaah yuxafid ❤❤❤🎉🎉🎉
Hhhh wlhi waa qoslay #wuu mishimay gabadha😂
Khadar keeyow soo qabo zhp❤
abdi asiis waanku salaamay
sis safaa❤
Adiga laftaada qabiilkee tahay abdicazizow
❤❤❤
Niyahow wariyahaan dadka qabiilkooda mxaa keenay Sabta dadkii qabilka kadagii lahaa wuu marinaa
Sheekhaal miyaa naga gadeee 😊 yaap aragnay🙋
Futada hooyada wase shiqal miya naga gadee maxad ula jeeda xaraan yhy shiqaashu ku naxsan shiqal ku wastay Langaab yhy ciilan😆😘.
22 wajigaan majiree run sheeg😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team arday soo badi
Masha Allah ku socda
22 jiraa ahay kulahaa wa bentaas
Inta ila aragtay in gabadhina abgal tahay farta ha taagto😂
Xawadle waye
@@jananjb6812 waa wareey. Waa waynkii wye hadaa hhhh
Waaa ka helay gabdhaan xagee ka hele
Gurigeeda
Musasalkoda meelxun kudhameyen😢
So aalaha bedel
Walal dad ka doorasho sii inay ka gudbi karaan suaalaha qaar
Niyow waxagu waraysi maahe waa xayaysiis meherado oo casriyaysan ccasiis kkkkkk
Waidinsalamay
Baraka.. kuwiikhamrig.sawmaaah.nio.
jow kow now absicasis walahi wa jaaajuus dadku warayso wa jaaajuusin kaale ee iska ilaaliya somaliyeey jow kow now hadana bow
😂😂
😂😂😂
Yahuudkii waalna hadana halkaanu yimid😂😂😂😂
Hrta qofkan miyuu walan yhy meelksta iyo channel kasta waan ku arka asigo bow kow now leeehe subxnllah 😂😂😂
@@sHimaaLi_x1 Waa kuwii geebgadaalka ee yahuudu ay soo dirsatay.
Qofta waa cawro wll
Yah😳
@@Fartuun123-n6b 😂😂😂qoorta
@@Siham726 qorteyda ma banano beh turxadey ku duub duubtey😂
@@Fartuun123-n6biyaah xoga aya ka banan sfcn u fiiri
Soomali ahy masoconayso abdicasiz warbixinta noo dhamestir
😂😂😂😂
Gabdhaha guryo ma qabaan miyaa maqaade wax kacuntaa maxaa ladhahaa!
wn la yaabay ceeb waye waxs gabdh kuma habona
Idiriska itawo keen
وسيم يوسف
Wasiim yusuf wadaad ma aha maxey u dhageysata amu qaldaa ninkaas wax fiican lakama sheegeynin xagga iyo yahuuda iyo kalo dabadhilif u badanyahay
@@malakinaboqor4143 haa ani xitaa inaa saas dhahaa raway lkn waxbaa
@@malakinaboqor4143Wasiim waa nifaaqi ama munaafaq weyn
22 yaraan jeclaa 40 kama yaro
Kly adi 40 ka dhig wey yar thy musalsalka xte kuli wey yaryihin dadka jilo ee gabdha afka kala bax dadeyda hku mashqulin Dan yelo bajaqow😏
@@Fartuun123-n6b oo adiga kuleelka ku haaya mxu yhy qof walba fikirkiisa wuu dhibaan karaaye 2024 lagu jira qof aaan ku aqoon inaa iska dhisto difacdaana waa jahilnimo laga soo gudbay ee naftaa difaac oo qof nool ha u doodine wxy jahilnimada ku haysta😂😂 wake up
40ka kula dhawaa ma ilmhan baa 30 xitaa gaaray
Adigu ma hooyadeed baa tahay
@@mohamed88466 adi yakula hadley nacala iska kaa dhashe ey yhow caac da bdn afka hayla soo galin ani😏🖕🦥
Xawadle kk
Horay waxaa loo yidhi dumar da,dooda lama waydiiyo raggna biil
وسيم يوسف منافق ليش اخترتي😅
Aad ayu u xanuunsanayaa hada kansar aya ku dhacay