Maxamed Bk - Waxba Hay Calacalin (Official Video) HRGSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Maxamed Bk - Waxba hay calacalin haygu qaban calooshe cadilka ku kaalmay cashaday ahaatoba calafkaagii waad heli ee,
    This site is the official one I have on youtube
    Thank you my fans first and you can follow me here on my official video. Audio lyrics. and all my songs.
    the people who support me are always the people I am love. i wish fans long life
    Lyrics and Melody : Saleebaan (Ilko jiir)
    Music : Ahmedweli furinle
    All right reserved 2020 Maxamed Bk Official

ความคิดเห็น • 138

  • @AhmetApdull-il6fs
    @AhmetApdull-il6fs 9 หลายเดือนก่อน +37

    Hhabeen sabti sogalyso oo an kusi socday suuqa hargeisa anan saran bas wadada cad ee new hargeisa ayaa waxan ku dhagysanyay erphono xaga ugu danbaysana wan fadhiyayyy ayaan soo xasuustey gadbh an jecla oo calafku naakala kaxeyay oo an aad ujecla xasuus wahtiga baan qoralkaga xasuus uhayn dona sacada 8:16 Am💔😢

    • @Maidaxasan123
      @Maidaxasan123 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walal kula mid baan ahay😭💔

    • @sacdiyoyusuf-t7g
      @sacdiyoyusuf-t7g หลายเดือนก่อน

      23/8/2024 Malin jumca ah allow qeyrka jimcaha naso aadi 💔😭💰💍

  • @minasaidmed
    @minasaidmed 7 หลายเดือนก่อน +32

    🎉 aya dhagaysanaya 2024🎉❤❤

    • @FihiimaJamacaxmed
      @FihiimaJamacaxmed 7 หลายเดือนก่อน +5

      𝙰𝚗𝚒 😂 2024

    • @yasminfarax
      @yasminfarax 6 หลายเดือนก่อน +6

      Aniga😂😢

    • @NasteexoCshakuur
      @NasteexoCshakuur 2 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @sacdiyoyusuf-t7g
      @sacdiyoyusuf-t7g หลายเดือนก่อน +2

      mante ihaysta heestan idaaran wlley wiil 2sano wada socone ba wiilke ilma adero Laxmi nahay oo america joga igaso doonte 😭💍💰❤️😭

    • @sacdiyoyusuf-t7g
      @sacdiyoyusuf-t7g หลายเดือนก่อน

      😭😭😭💔​@@NasteexoCshakuur

  • @HanaUpraahim
    @HanaUpraahim ปีที่แล้ว +16

    Waxba hay calamayn haygu qaban calooshe cadiLka ku kalmayn cishaday aha taba calAf kaaga waad heli bk big dameg walhi 😢❤

  • @baarliinaxmed2766
    @baarliinaxmed2766 7 หลายเดือนก่อน +8

    Yaa ila daawanayo maanta khamiis 22. Bisha 2 2024

  • @AbdisalanibrahimMohamed
    @AbdisalanibrahimMohamed 5 หลายเดือนก่อน +12

    Inta qalbiga xanuun ka dareme😢

  • @iqraalimohamed5427
    @iqraalimohamed5427 2 ปีที่แล้ว +16

    Hestan xasuuus ayey igo ledahay 🥰 Bk hes walbe oo qaday wan jclhy

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya ปีที่แล้ว +8

    Cawa ooy tarikhdu tahy 2023/5/6 waxn sugayay dvlottery America inan ku guuleysto lkn wan ku guuul dareysatay SubaxanaAllh sidan u naxy waxd moda inan ku dhacay Imtisaanki akhiro ya rabi iii fududey inan tago America
    “cishadey ahaaatoba calafkagi wad helin”😭

    • @shaadiaabdallah2907
      @shaadiaabdallah2907 ปีที่แล้ว +2

      Rabbi haku sahlo amuuraha wll lknse saas dhan ha isku raacin hamiga aduunka

    • @maryancrisaaq6153
      @maryancrisaaq6153 ปีที่แล้ว

      sido kleh anigaba waa ku guul daraysty 😔

  • @guyomamo7129
    @guyomamo7129 ปีที่แล้ว +12

    Cagta meeshad saartiyo cunaha wax kuu mara calafka xukumaaye. 🤞... my favorite song ever ☺️

  • @ጠረፍ
    @ጠረፍ 2 ปีที่แล้ว +109

    I love BK. I am in love with Somali music. BK is my favorite musician in the Horn Of Africa. I am from 🇪🇹 Amhara

  • @AmaalMaxamud-o9o
    @AmaalMaxamud-o9o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma bk oo kala❤😭

  • @LUCAZH23
    @LUCAZH23 2 ปีที่แล้ว +15

    Abayo adigan hada qoraalkayga arkayo malaga yaba inaan calaf noqono😭😨😭🥺

  • @abdiahmedwarsame860
    @abdiahmedwarsame860 7 หลายเดือนก่อน +1

    😮2016qofki igu horeyey jacayl uqaadey

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 5 หลายเดือนก่อน +15

    Caawa oo tariikhdu tahay 12/5/2024 habeen axad ah waxan ahay safar waxaana maroyaa inta u dhaxeyso Garissa io bangali heestan waxan ku soo xasuustay inan aan biri isjeclaan jirnay oo calafka ina kala geyay💔😢👋

    • @fihimaahmed
      @fihimaahmed 4 หลายเดือนก่อน +2

      hadaa ma heeshay calafkagi

  • @absugeak7363
    @absugeak7363 7 หลายเดือนก่อน +8

    2024 still legand🎉

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort หลายเดือนก่อน

    j aime cette trés belle chanson de Mon ami med bk vive❤❤❤

  • @ayanahmed4288
    @ayanahmed4288 2 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah walalkey heestaan aad. Baan ugu helay mahadsanid

    • @ayanahmed4288
      @ayanahmed4288 2 ปีที่แล้ว

      Eid Mubarak walal adiga rerkaga oo dhan

  • @shamsudinabdi5173
    @shamsudinabdi5173 11 หลายเดือนก่อน +5

    14 days without her😢

  • @sacdiyoyusuf-t7g
    @sacdiyoyusuf-t7g หลายเดือนก่อน +2

    2024 dadka iga danbeyow calafka iska suga cashaqa ana kuso daale ❤ isaara 😭💔 mante ihaystaq
    August 23/8/2024 Calmashada ma diidine 😂 nasibka cidleyo weydiya cashaqa cashaqa 💍💰♥️

  • @CabdiMadobe-w3m
    @CabdiMadobe-w3m 9 หลายเดือนก่อน

    Kuma badin cidhiidjiyoo😢
    Calmashadamadiidinee nasiibkaa sidayiri ina kala cid leeye😢❤❤❤

  • @omarAbdillahinour
    @omarAbdillahinour ปีที่แล้ว

    Waydeydii ashaqua❤❤❤❤

  • @sabariinsiman3455
    @sabariinsiman3455 11 หลายเดือนก่อน +2

    waxaba hay calameyn haygu qaban caloshe cadilka u kalay ceshadey ahataba calafkagi wad heli 😥😥🖐

  • @kingupdulkhan4515
    @kingupdulkhan4515 ปีที่แล้ว +10

    Nice song 😍😍😍

  • @abdiazizguuled3069
    @abdiazizguuled3069 2 ปีที่แล้ว +23

    -Waan Soo Jeedaa Sidii Xalayoo
    -Salaantaadaan Aad u Sugayee
    -Bal aan Seexdee i yara Sasaboo
    -Sawtkaaga mcn hurdada igu Sii.

  • @NajaxCabdulaahi
    @NajaxCabdulaahi หลายเดือนก่อน

    Anigoo xalad xun ku jira ayaa qof ii daaray heestaan Ana waan ooynayey ax ma ilawin Wali 😢

  • @NaimaAhmed122
    @NaimaAhmed122 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxba hay calaameyn haygu qaban calooshee caadilkaa ku kaalmeyn cishadey ahaataba calafkagi wad heli 😢

  • @WaytoAbdoe
    @WaytoAbdoe 11 หลายเดือนก่อน

    Saniibkaa cidkeeyo weedeeya Caashaqa😢❤

  • @marwaanqurbaawe3719
    @marwaanqurbaawe3719 11 หลายเดือนก่อน +10

    Calaf moye cazHaq wan isdaYnaY 💔😭

  • @naima3769
    @naima3769 6 หลายเดือนก่อน +1

    march 2024 habeen ramadaan ah😪😪😪😪

  • @فاطمهادريس-ب1ر
    @فاطمهادريس-ب1ر ปีที่แล้ว +1

    Hooyo mcn😢😢😢😢❤

  • @Sacduush-l
    @Sacduush-l 2 หลายเดือนก่อน

    Cashdeydi Axataba Alafkga wt heli😢😢

  • @natashapeah5950
    @natashapeah5950 3 ปีที่แล้ว +10

    He’s murti leh cidla kagaman tagin kugumana ciyarine calaf sida yiri oo inakala cidleyey 😪😞😞😒

  • @khushikhurana9160
    @khushikhurana9160 10 หลายเดือนก่อน +3

    😢🥺17/12/2023 Wali Dagesanaya😭😭😭😭😭

  • @kaafiyocadey1898
    @kaafiyocadey1898 2 ปีที่แล้ว +3

    Axsan Yaa hees QiYooro Lah wye Wlhi😢

  • @ericmasila1925
    @ericmasila1925 5 หลายเดือนก่อน

    Heestii ficaan wah

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa BIIKEEY!

  • @shortfanny14498.
    @shortfanny14498. หลายเดือนก่อน

    Hodhel an ka qadaynayey Mudalabka aya igu raagay kadibna commentiga soo ady

  • @AboubakerHoussein-vz9ge
    @AboubakerHoussein-vz9ge 11 หลายเดือนก่อน +1

    😢still listening 2023/11/21. 19h15😢😢😢😢cidlo kaagama tagin 😢😢😢adiga i cidleyey 😭😭😭😭😭 illhow qalbiga noo dhowr

  • @mizki02
    @mizki02 ปีที่แล้ว +2

    Cagta meeshad sartiyo cunaha waxkuumara calafkaa xukumayeh😭

  • @iamAbdEyasis
    @iamAbdEyasis 7 หลายเดือนก่อน

    Waleee Ninkan R9 somalida Buu Ahaaa Dhanka Fanka🙌🏻😂

    • @hamseosmaan
      @hamseosmaan 4 หลายเดือนก่อน

      R9 maxaad ka wadaa lejenoow 9ka soomaalida maad ka wadaa xaga fanka kkkk

    • @iamAbdEyasis
      @iamAbdEyasis 4 หลายเดือนก่อน

      @@hamseosmaan Ronaldo NazriO. 🖐😅

    • @hamseosmaan
      @hamseosmaan 4 หลายเดือนก่อน

      @@iamAbdEyasis markaa maad dhahdid Cr7ka soomaalida hhh Guulayso pro From wadankeeniii hooyo

  • @ina--sheck1440
    @ina--sheck1440 3 ปีที่แล้ว +22

    Athigaa hadaa comment keygaa aqrinayo malaga yawa inan calaf isku yelano😏😊

  • @UpdirahmanYusuf
    @UpdirahmanYusuf 5 วันที่ผ่านมา

    1:37 💔🙌

  • @nadacabdirisaaq1248
    @nadacabdirisaaq1248 ปีที่แล้ว +1

    😭calafka sida yiri ina kala cidleyey 💔😭 😭

  • @LaalaaBidaar
    @LaalaaBidaar 10 หลายเดือนก่อน

    Wax kale ika dheh yasir ala

  • @AyaanHassan-j2f
    @AyaanHassan-j2f หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊

  • @zakariyawarsame4520
    @zakariyawarsame4520 2 ปีที่แล้ว +2

    Ha igu qabaan caaloshoo 2022

  • @Kornell__Qoodaar
    @Kornell__Qoodaar 4 หลายเดือนก่อน

    Heesaha shiid baan udhagaystaa😂

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox 4 หลายเดือนก่อน

    Cashaday ahataba calafkaga wad heli😂😂😂

  • @Qanja16
    @Qanja16 ปีที่แล้ว +3

    Carabkiyo iLkuhu xaday caashaq carshiqa wax uga qoran 😢

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm 3 หลายเดือนก่อน

    Tack för att du har tid och lust så jag har inte fått något besked från dig

  • @yurubyaasiin
    @yurubyaasiin ปีที่แล้ว

    Jaceyl😂😂😂❤

  • @nasteexoibraahim-zm7ox
    @nasteexoibraahim-zm7ox 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 heestan waxa iska dhageysanyaa funny ahan cidna iguma daadin ani ex malihi

  • @Bacdoow11
    @Bacdoow11 2 หลายเดือนก่อน

    Moday 22 July 2024😢❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +1

    The lgend
    😑🖐🏼

  • @dj_diini
    @dj_diini 11 หลายเดือนก่อน +4

    waxba hay calamyn
    haygu qaban caloshe
    Cadilka ku kalmayn 😢💔
    Marwa walhi ma ogayn inay sidaan dhacayso sorry😭💔

  • @Haaaajiracabdle0249
    @Haaaajiracabdle0249 ปีที่แล้ว +8

    Waxba hay calaamayn haygu qaban calooshe caadilka ku kaalamayn cishday ahàatoba calafkagi waad heli 😢iifaraxsanow. Noloshaado dhan❤

    • @abdichakourmohamed4705
      @abdichakourmohamed4705 10 หลายเดือนก่อน

      Qof aad faraxdisa odhan ahayd kwrn
      Hadad dhahdid ii faraxsanow labadas Mey is qabanayan🤔

  • @IbrahimcabdiraxmanAdsn
    @IbrahimcabdiraxmanAdsn 5 หลายเดือนก่อน

    galisaqai

  • @deqowxuseen3555
    @deqowxuseen3555 2 ปีที่แล้ว +2

    Deeqow xusen

  • @Updirihman_Updirisak_xiirey12
    @Updirihman_Updirisak_xiirey12 ปีที่แล้ว

    Cidlo kagaman tagine😢

  • @ubaxahmed7298
    @ubaxahmed7298 ปีที่แล้ว +2

    Bk we miss you wlhi ❤

  • @nuureebo12
    @nuureebo12 ปีที่แล้ว

    Barwaaqo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +2

    Cidla kaagamaan tegin
    kugumana ciyaarine
    calafkaa sidaa yidhi
    inakala cidleeyee

  • @cumeerbigfan8618
    @cumeerbigfan8618 ปีที่แล้ว +9

    Still my favorite song 6/11/2022

    • @IbrahimHaji-t5x
      @IbrahimHaji-t5x ปีที่แล้ว +1

      😂still sunday october date 22 year 2023😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤

  • @cusmanciilaalka6435
    @cusmanciilaalka6435 ปีที่แล้ว

    Big damage 💔 😢

  • @AbdoulkderMahamed
    @AbdoulkderMahamed 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @fardowsaibrahim2789
    @fardowsaibrahim2789 9 หลายเดือนก่อน

    2024😢

  • @ridwaancumar8879
    @ridwaancumar8879 3 หลายเดือนก่อน

    2024 6 29 .11=20😢

  • @mushtaqciise1243
    @mushtaqciise1243 2 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiGhani-u1m
    @AbdiGhani-u1m 2 หลายเดือนก่อน

    2024 /6/8/😢😢😢😢

  • @AFDEEB-xj6hk
    @AFDEEB-xj6hk 6 หลายเดือนก่อน

    14/4/2024😢😢

  • @Zakariye88
    @Zakariye88 7 หลายเดือนก่อน

    Waxba Hay calaamayn
    Ha igu qaban calooshee
    Caadilkaa ku kaalmeeyn
    Cashaday Ahaataba
    Calafkaagi Waad heli
    Hees hees dhaaftay Oo Reality kahadlaysaa hpn arbaco ah 28Feb2024 Saacadda thy 11:53 baa dhagaysanayaa 😮

  • @faaisomahad6976
    @faaisomahad6976 2 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭💔💔

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 2 ปีที่แล้ว +17

    2022 Still on fire ❤🙏🏿

  • @argsanyuusuf6821
    @argsanyuusuf6821 11 หลายเดือนก่อน

    23/9/2022😢

  • @ayanyousuf2537
    @ayanyousuf2537 2 ปีที่แล้ว +1

    I’m not i pray to Allah in million years to come with that I never meet your name around mines

  • @CrahmanOdie
    @CrahmanOdie 8 หลายเดือนก่อน

    🥵😣

  • @فاطمهادريس-ب1ر
    @فاطمهادريس-ب1ر ปีที่แล้ว

    Ex 6/12/2019😢😢😢😢

  • @فاطمهادريس-ب1ر
    @فاطمهادريس-ب1ر ปีที่แล้ว +1

    Ex😅😅😅😅😅

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 ปีที่แล้ว +1

    👍

  • @nuureebo12
    @nuureebo12 ปีที่แล้ว

    20 users

  • @daryeerbulshodaryeetbulsho8216
    @daryeerbulshodaryeetbulsho8216 2 ปีที่แล้ว

    😱dzz

  • @nuureebo12
    @nuureebo12 ปีที่แล้ว

    Y

  • @ZamzamSharaf-e8c
    @ZamzamSharaf-e8c 20 วันที่ผ่านมา

    Xasuus💔🥹

  • @maryanmohamedhassan7078
    @maryanmohamedhassan7078 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh

  • @ridwaancumar8879
    @ridwaancumar8879 3 หลายเดือนก่อน

    2024 6 29 .11=20😢

  • @karkarshorts244
    @karkarshorts244 2 ปีที่แล้ว

    💔💔💔😥