War Cusub Gabadha la Qaawiyay Vedio bey haysaa🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 272

  • @zaaranasir8315
    @zaaranasir8315 2 ปีที่แล้ว +51

    Caliyaay wa jimce nabiga ku sali scw❤ xantana nagadhaaf🤣

    • @maida9959
      @maida9959 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw Scw scw scw Scw Scw scw Scw

    • @Faay371
      @Faay371 2 ปีที่แล้ว +2

      Salallahu Calleyhi Wasallam 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 ปีที่แล้ว +9

      Allahu masalli calaa muxamed SCW

    • @AminaCuisine692
      @AminaCuisine692 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahu msala calla Muhammad s.a.w wacalla allihi

    • @maxamuudcabdi6690
      @maxamuudcabdi6690 2 ปีที่แล้ว +1

      عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 ปีที่แล้ว +41

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WALSHY AMA WLLKY EE SOMAALIYEED ♥💙

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 2 ปีที่แล้ว +31

    Alxamdulillah saaxiibad malihi guryo dadoow ma garaaco aroosyada matago
    Ninkayga iyo walaalahay laxmiga ah ee aan iskuhubo iyo wiilashayda iyo gabadha wiilkaygu qabo ayaan saaxiib la,ahay ilaahoow isukaaya barakee, noloshayda waxan Mashquul uuga dhigay inaan ilaahay raali geliyo aakhiradaydana ushaqaysto, iyo nolol maalmeedkayga saan usoo saaran lahaa udhidido alxamdulillah

    • @alxamdulilaah1967
      @alxamdulilaah1967 2 ปีที่แล้ว

      mashaAlaah aniga kulamid aah

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 ปีที่แล้ว

      Mashallah well done 👏

    • @abdiwahabjibril4549
      @abdiwahabjibril4549 2 ปีที่แล้ว

      @@alxamdulilaah1967 Daday sidaa aad sheektay run tagay sida ugu dhaqsa badan dhakhtar u tag waayo maskaxiyan ma caafimaad qabtid waxaanad la mid tahay qof isku xidhay qol yar oon sarajoog mooyaane aan la fadhiisan karin jiifna daa hadalkiisaba

    • @alxamdulilaah1967
      @alxamdulilaah1967 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiwahabjibril4549 maxanunsani alxd wan cafimaad qabaa dumaar ka hadaad DAX gashid dib maogii faaidha malahan

    • @alxamdulilaah1967
      @alxamdulilaah1967 2 ปีที่แล้ว

      Hoyo ilma haysataan ahay hadii laisoo maago anigoo gurigeey joogo Adiga Maison hiiilineysaa

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah, the main story waaba intas. Thanks cadeey.

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 ปีที่แล้ว +8

    Subaxna Allah walal dadkeena xaqa Alle ha tuso si xun bay u ilbaxeen waa jaahilin

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi abaayo hora looyiri nin gardaran ma guuleysto rabi ceeb ha asturo
    Cagtii joogsanwayda marbay ceebla kulanta subxannalh

  • @shukrimohamedali1594
    @shukrimohamedali1594 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalla waa yaab gabdhahii nolosha waxey umaleeyey serie ee fiirsada oo kale iney tahey war maahan dulmiga ha la iska daayo dhihi lahaa kale xishoda respet Isi siiyaha jooji kaamirada la wareegeysii 🌺😘

  • @hodansaid3280
    @hodansaid3280 2 ปีที่แล้ว +1

    I like the way you give clear information 👍

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 2 ปีที่แล้ว +6

    Abyo aad bn kuu daawadaa qof fani ah baa thy keep go

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadalka aad sheegtay waa run gabadha ka halayeen inay dhahday xabis hala I geeyo. Ma saanbaa famil lagu yahay Subhanalah

  • @hodansaid3280
    @hodansaid3280 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah beautiful background (wallpaper )
    Again Mashallah You have the best Somali homes TH-camr background. Go reer Uk

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว +5

    Caaliyay huuno toos baad u tahay update anagana na updategaree😅😅 waan ku salaamay huuno 😍

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 2 ปีที่แล้ว

    Jimco mubaarak caalaya
    Waxaan kaa baratey xiix iyo maax bey isku ahaayeen

  • @saxarkitchen1268
    @saxarkitchen1268 2 ปีที่แล้ว

    Xiiiix iyo maax. Luqadaas baan ku haysataa dad khaas iskale oo fahmaya oo aan anigu ka mid ahay❤️👍

  • @aishashire5391
    @aishashire5391 2 ปีที่แล้ว +1

    mamo caaliya anaga xitaa wanku jecelnhy alla yabarik cumrak

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc caliya sharif hony single mother sodaa shekada horeyna usoco like tana hoo wll bye

  • @umuikraan9508
    @umuikraan9508 2 ปีที่แล้ว +3

    Lasoo dhaqso caaliya degan sheekadaada waa lagama dhargaan xiix iyo maax ah ereygaan anigaba hopyadeey ayaan bartay caaliya barwaaqo jimca wanaagsan from xamar cadey

  • @caishasheekoxariiro1792
    @caishasheekoxariiro1792 2 ปีที่แล้ว +5

    asxaabti hablahaygii iyo caruurtoodi igu xidhna waan soolaabtay youtube kii hore walayga xidhay Kan ayan iskala soconayna insha allah isoo booqda

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan en igu so bir 😗

  • @nastheamohamed9528
    @nastheamohamed9528 2 ปีที่แล้ว +6

    masha alaah abaayo sheekadaadaan jeclahay

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 2 ปีที่แล้ว +2

    Tiktok imow caaaliaya TH-cam wuu ka lacag badanyahay uk Waa ufaranyahay lacagaa laga helaa laaf hadaa soo gasho shiina culay ku cimaamadaayo aldaarodiya ❤❤❤❤

    • @peacenharmony2034
      @peacenharmony2034 2 ปีที่แล้ว

      Gabadha ha waaline tiktok waa xero shaydaane😂

  • @abdishakur9845
    @abdishakur9845 2 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga ku saliya scw

  • @ayaanmohamed6818
    @ayaanmohamed6818 2 ปีที่แล้ว

    M a caliya wllo hore usoci🥰🥰🥰🥰

  • @kaltumamuhumed3145
    @kaltumamuhumed3145 2 ปีที่แล้ว +2

    Caliya wan ku salamay ❤️❤️

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh qudha aya mid kalee qawin karta? Wax kalee ku sheegeeya

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 2 ปีที่แล้ว

    Caaliya Walaasheey Kelmada ah Diinteedaa Faraha laga Saarey waa Dembi weyn ee iska jooji hadii aadan Aqoon u lahayn ,Allaha ku Cafiyo.

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 2 ปีที่แล้ว

    wllay ma masiinta macal laqaaweye baa halnag bisinka tasi nagamay dhadhin ee naga badheee bahash

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc caaliya wanku slamay waan qoslay October aya lagu jiray marka tiri October marayaa.

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 ปีที่แล้ว +1

    koley wan garatay sida gabadha lodilay sis waxay hayasay siro badan ilahow cebetena asatuur

  • @shukrihashi7969
    @shukrihashi7969 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah subxanallah wallo illaahey kabaq waxaadan ogeen ha ku aaqiro seegin waxaadan ogeeen

  • @daahircige6810
    @daahircige6810 2 ปีที่แล้ว

    Wll.run.ahati.waan.kahalay.barogaraamada.sodays.wll.lanbarkaaga

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 2 ปีที่แล้ว +2

    Caaliyo caday waan waan kuhaystaa warkaaga iiwad shekada hhhhh

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 ปีที่แล้ว

    Xasbiyalaahi wanicmal wakiil, war cumaan noceey ahaayaba ka daalnsyee ILAAHAYOOW toowba yaa rabo Maa moraahno si ILAAHAY noogu gargaaro.

  • @Maandeeq4
    @Maandeeq4 2 ปีที่แล้ว

    Intiinan yar bara kesta kkkk mama qurux badaney allow nokaa daa ❤️💋👍

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 ปีที่แล้ว +8

    Alle ceeb ha astur caaliyah caddey 💕💕💕💕💕

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha soomaliyeed ayaa gabdhaha ugu qurux badan.

  • @filsanmaxamed1498
    @filsanmaxamed1498 2 ปีที่แล้ว

    October maxa laga wada meel magaced miyaa?

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂afaarahood iska daa adna yaan lagu rifin. Dad is qaba oo isduubaayo inaa lilaahi wa inaa ileehi Raajicuun.

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 ปีที่แล้ว +4

    🤣🤣🤣🤣 Caaliyooy intaas yar baanu barakaysanaynaa"" baaye"" thanks!!

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc caaliya qurux waan ku salaamay allaah yacisak qaali.
    Aduunka waxkasta waa lagu arki waaba hadii walaalihii sidan isku gelayan maxad moday dad kale.
    Wallaahi caaliyaay xalay waanbka seexan waayay laakinn hadayba dad ceeba hooda kamarad u sidatay allaylehe wadhi baa ka raacday.
    Waantoobi waydooy wakh wakhi makaa yeedhay ban leeyahay.
    La xawla wala quwata.
    Like ta ugu roonaada walaalaha wax garadka ahaw caaliya qurux maasha allaah.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 ปีที่แล้ว +3

      Kadaneey waa ku salaamay qaali😍 meeshaas ceeb baa ka dhacday

    • @kadanaliisa2367
      @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว

      @@Caaliyasharif hada ka hor caliyay ayaa laba hablood oo ilma abti ah oo jabuuti mid ahan gurigooda ku wada nool ayaa tiiyoo mid ka mid ahi dhar kaawiyadaynayso ay is afdhaafeen kadib , tii kawiyada gacanta ku haysaybaa dhabanka kaga dhejisay tii kale waxanan u malaynaya in tan kawiyada sidata gurigooda ayla joogtay takale.
      Inantii dhabankii baa bogsan waayay akhiiran wuu gudhay waanu karkarmay.waa la heshiisiiyay reerihiibaa dhexgalay.
      Sanawad ka dib tii wax kaawiyadaysay oo guriga daarada jiifta kilfhi shaahiina u karaayo ayay soo gashay tii la kaawiyadeeyay.
      Waxay tiri huuno shaahaa iiga xidh shooladda, tiina in tay maro weyn iskaga soo qabatay ayay tiiyoo jiifta dherer ugu wadhay.
      Wallee waanay dhiman uun sanawad bay dhakhtarka taalay oo bogsan weyday sedkastaana roortay.
      Markaa allaah nama dhagareeyo.
      Laakiin naagtan aynu kawada naxnay oo dhiikarka nagu ridi gaadhay waaba naag fadeexad kabo u gashatay.
      Allaylahe kabihii inta laga saaraybaa daamur lagu joojiyay haka xaab xaabiso.
      Caaliyay wl malaha nagtani waa tii inanta yar ee reer UK (kaltuun duvert) ilatalida usoo diratay oo lahayd saaxiibadahay waxan ka qaada sawiro horor ah si lacala hadaanu is layno aan ugu abayuuso.
      Naa qoftan igadaa khasaaray ku ahayd cadhadaydiiye.

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah Nuurkada baxayo
    Part 2 miyaa! Sheeko kasto 2bi dhinac ayey leedahay. Haday wax duubi jirtay Maanta la tuubay haday. Xaqiiqda ILAAHAA og.

  • @samirr546
    @samirr546 2 ปีที่แล้ว

    Ma run baa in odaygeedii la fagayey oo qaawinayey gabadha la dilayey?

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว

    Asc Abayo Wanku Salamaya Caaliya

  • @shukri39
    @shukri39 2 ปีที่แล้ว +10

    Ina adeer quruxeey qaybta xantad noo qaabilsan tahay hahahaha

  • @haki617
    @haki617 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahi funny tahy camera la wareegaysaa kulaha😂😂😂

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah habo nice hijaab and well covered your nick

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 2 ปีที่แล้ว

    Shukri Aya khaldan.

  • @hafsajamamuse5518
    @hafsajamamuse5518 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah wlhi somalidi waay washeen

  • @hwo4444
    @hwo4444 2 ปีที่แล้ว

    Hala dilo ayada maxa camerada ula waregaysaa balo ku dagtay maxay Faiday wala rifaye hhhhhh shekada sodaa caliyay love you

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    2 Naagood haday is dilaan Nin ayay isku dileen waa sheeko masayr ah, waa fikirkayga ii gaarka ah.

  • @nasrachannel2167
    @nasrachannel2167 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh naagtan😂waa fariiid walahi 😂😂😂😂ilaahow cadaw ayna nahelin 😅😅

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 2 ปีที่แล้ว +2

    October xagee waaye Somali miyey kutaala abaayo.

  • @marianali6233
    @marianali6233 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallah bismillah illhow nabadbaadi

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 ปีที่แล้ว

    Kadaa kalmada aad isticmalaysid ee aad leedahay diinteediibaa farta laga saaray sheekooyinka diinta ha u isticmalin

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer UK; 3kastumo iyo 3 Sarwaal ama dharka Dadka bada Quusto xerta warkii war soo dhaaf.

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena ugu so bir 😗

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukrn caliya

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว +3

    Subhanalah wlhi waa ayaandaro sida gabadha yar sida loo galay. Waa inay gabadha jaillka la geyaa. Dagaal ma xuma wala is dagaali jiray lakiin waa xasidnimo sida gabadha u qawisay

    • @bisharoabdi180
      @bisharoabdi180 2 ปีที่แล้ว

      Gabadha ladiley aya gardaran wlhi
      Dadka ceebahoda in La asturo aya wngsn wlhi

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 2 ปีที่แล้ว

      @@bisharoabdi180 Ha dilaan ha garacan haday gardaran tahay lakiin in la isagu tago hadana la qawiyo soow qalad ma aha.

  • @yurubereg8928
    @yurubereg8928 2 ปีที่แล้ว +10

    Oktober ta maraya😂😂😂😂😂 eraygaas ayaan mudo radinayay Ulla jeedkiisa😂😂😂😂eedo wlhi you Are hilarious

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @SuperFilsan
    @SuperFilsan 2 ปีที่แล้ว

    Kaligeed baa dishay oo qawisay macquul maaha

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 2 ปีที่แล้ว +2

    Caaliya warkaga igu socda...
    Keep going

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @salmasahruuni8012
    @salmasahruuni8012 2 ปีที่แล้ว

    Caaliyey enough intaasi 😃 😀 😄 😁 🤣 😂 😃

  • @qadancabdi7653
    @qadancabdi7653 2 ปีที่แล้ว

    Acuudu billahi ilahay hanuuniyo waxii aad shaqaysato waad helaysa naagtu iyada dabka isku shiday

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +1

    wa sheeko cajiib shiib iska dhah 🥰♥ 😎

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay baa xog og laakiin jaarka iyo markhaatiyaalka ayaa la waydiinayaa

  • @maxamedmuuse1573
    @maxamedmuuse1573 2 ปีที่แล้ว

    Ilahey ceebteeda ma asturo

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 2 ปีที่แล้ว

    Thank you Habo. Good advice. I support the Deeqo. Shukri was WRONG to tape her. Greater SIN than drinking Qaambri

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 ปีที่แล้ว

    Waa istaahishaa inladilo maxaa kudirey ilma adeerteed

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว

    Shukrida dulmi badanaa dulmiga aduunka waxa ugu necbahay wax kamirada la wareegayo

  • @saxarkitchen1268
    @saxarkitchen1268 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk caliyooy is illaali adigaaba ah kamiro maftuuxa ah dumarku ma dhibyara

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadh la qaawiyay way qurux badan tahay.

  • @ibtisaamg3950
    @ibtisaamg3950 2 ปีที่แล้ว +2

    Manta aniga ugu horeya ❤ 😍

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +2

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena ugu so bir 😗

    • @ibtisaamg3950
      @ibtisaamg3950 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amalamuli376 wad iga haysa subscribe wllo ❤

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 2 ปีที่แล้ว

    Rag ciil cadaab ka dooray ban maqli jiray dadka waxay fiiriyaan qofka markaas indhihiisu qabto lkn qofkaan waxuu gaystay ma eegaan gabadhan ciil ayay uqabtay gabdhan kale horay u soo ciishay

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    thanks Abaayo

  • @maryancabdulaahi2
    @maryancabdulaahi2 2 ปีที่แล้ว +5

    Anah wn iska jaaasin caaliyo so funny 🤣 😆 😂 😄

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu si bir 😗

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcl abaayo ❤❤

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @maxamedmuuse1573
    @maxamedmuuse1573 2 ปีที่แล้ว

    Hotel hadaanba xaas qawo geeyo halayga duubo

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 2 ปีที่แล้ว

    Aduun kaan maanta ah inaad naftada un saxiib kuu ahaato fiican

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ceeb kugu dil waxa sidee thy walasheed sidaa u gaaratay qofku saw kugu gadoodi jiro

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah caaliya qurux

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +2

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂Caaliya sharaf runta logu yimaado waa ku jecelnahay big respect

  • @suraleda5810
    @suraleda5810 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs habaryar mcn

  • @edebsanmohamed5036
    @edebsanmohamed5036 2 ปีที่แล้ว +9

    Nagahan malaha wa kuwi so tahriibay 😂Subhanallah ayaga dad walane ahe family dhan o is dhibatenaya

    • @MubYus
      @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

      Good point

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 ปีที่แล้ว

    U r not sure waxaad sheegeysid ha dhihin waa hubaa. Istaaqfuru'Allah

  • @Aash179
    @Aash179 2 ปีที่แล้ว +2

    Wallee waa nin rag ah si kale ugama fujiyeen hadusan bud la dhaceen

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @MubYus
    @MubYus 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxay ila tahay ama maandooriye ayay isticmaaleyeen ama Nin ayaaa sheekada ku jira oo la isku dilay.

  • @zuuzbaari7908
    @zuuzbaari7908 2 ปีที่แล้ว +2

    Information like iyo comments ban kagadanay hhhh

  • @daahircige6810
    @daahircige6810 2 ปีที่แล้ว

    Mnsglh wll wnu ka helnay

  • @ishas6071
    @ishas6071 2 ปีที่แล้ว +2

    Two wrongs don’t make a right, she is still wrong for what she did. Habo Lakeen UK doesn’t have laws like ‘Revenge porn’ miiya? Why didn’t the family involve the police about the videos before they did all this?

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 2 ปีที่แล้ว +3

    Ileen tan la dilay waa mucjiso bisinka maxay udaba dhigatay habala ilmaderededa bisnke meshan ku yababey ban fadhiya🙄🙄 Caaliya jecliya warki oo sax ah beynoo keentay😂😂😂😂👍❤️

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +2

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena. Igu so bir 😗

    • @ikranfaiz3737
      @ikranfaiz3737 2 ปีที่แล้ว +1

      @@amalamuli376 waa ku soo boqoday waa iga hayisa subcrekii😂😂

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว +4

    Caliya romantic Socda tahy wlhi ninka Kuheley nag bu heley 😂

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว +1

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @Xamarbile1
    @Xamarbile1 2 ปีที่แล้ว

    Caadiga xa qu’iAd anaa kuhaayo nuberkaada isow tuur Walahi

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 2 ปีที่แล้ว +1

    Laaxowla walaa quwati illaa billaah

  • @suad6275
    @suad6275 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah😢

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 ปีที่แล้ว

    Caaliyo quruxey salaan sare guulayso

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 ปีที่แล้ว +2

    Fariid.warkaaga.waa.Runtaa.Fadeexada.ma..fiicna.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว +1

    Kaligeed see udili kartaa ilaa ay dharka kawada siibto lugaheeda kalafurto macquul maahan

  • @Maimuna114
    @Maimuna114 2 ปีที่แล้ว

    Aaliya Abaayo gabar caqli badan oo qurux badan baad ilaala eg tahay please umada wax faa'iido uleh la wadaag. Waa la yiri aduun iyo aakhiro waalagu seega wax adiga xataa kuu fiican maahan. Maxaa qoysas somaliyeed wixii ka dhex dhacay in la baaro laga sheekeeyo lagu falayaa? Qiila waqaala ma fiican is ilaali.

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 ปีที่แล้ว +1

    Habo macaan wa kusalaamey

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 2 ปีที่แล้ว

    wll deni zinzibaar maxaad isku tihiin waa suaal oo jawaab baa la da'a

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 ปีที่แล้ว

      Iso boqo wll qli Ado mahadsan ena igu so bir 😗

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhh
    Caaliya cadeey
    Waan ku Salamay