LAWYER Somali ah "Naagta DERISKA Anigaa Qaba" ayuu ku Qanciyay......🇬🇧

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 280

  • @afnaanabdi5189
    @afnaanabdi5189 3 ปีที่แล้ว +22

    Mashaa abaayo, adan u jeclahay story gaban oo qarkod funny waaba ku qoslaa, qabka u soo jedinaysid. Abayo kaliya waxan kugu darayaa inad qarsato gacmahaga quruxda badan masha allah, Sida mantaba aad uxiratay gacmo dheeraha.kuwada meshan waa public ishana waa jirtaa.shukran xabiibti.

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 ปีที่แล้ว

      MAMACALIYO MASHSALLAAH QURUXLEY AYA TAHAY WAN KUJECLAHAY VIVA GUUL HORAY USOCO

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 2 ปีที่แล้ว

      MAMACALIYO NINKA KUHELAY NASIB AYUU LEYAHAY MASHAALLAAH NINKA KUQABO HADU KUIXTIRAMI WAYP NINKAS WACASHARS NAQ

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa sheego ku so dhamatay jawi wacan lakin ninka aya rag ahaa kuna guleystay inu hashiis dhex dhigo awalba isaga isku diray sidedana hadii ninku goaan leyahay daacadna yahay waa ku guuleysta in reerihisu xarir wanagsan lahadan thankyou caaliyo qurux aad u jecelahay shekoyinkaad nooso gudbiso kama daalo inaan ku fiirsado xabibti ilove you quruxey ❣❣

  • @saeedosman7450
    @saeedosman7450 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah guul iyo gobonimo ayuu arinkaasu ahaa Nin rag ah baa helay

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 3 ปีที่แล้ว +4

    Si fiican baad noogu sheekaysay Masha allah hore u soco

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 3 ปีที่แล้ว +6

    Edebtaan kugu soo raacnay ee illahey hakugu nageeyo

  • @amalomar380
    @amalomar380 3 ปีที่แล้ว +8

    I like your stories short and sweet
    Masha Allah

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko aan caadi ahayn eedo macaan ilaahay haku xifdiyo

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +6

    mashaAllah tabarakallah wow wow my sister am addicted to your beautiful stories

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 ปีที่แล้ว +3

    Ascw,
    Adeer mcn ilaahay ayaan kaaga baryaayaa inaan weligaa lagu furin, lagaana mazarin, xafidu laah, wabihi nastaciinu kulu amuuru dunyaa wa diin.

  • @foos81
    @foos81 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc caaliya masha allah waa sheeko cajiib ah laakiin waa qayaano dumar gabadha mar hadey ninka xaaskiisa kaseysay iney ka diido guurka baa larabay 💔

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 ปีที่แล้ว +3

    Caaliya yar oo boqorada gurigeena ah ayaad. isku magac tihiin. ogow yaa. fariid ha noqoto. Sidaada wana laba sana. jir inkabadan ha jirto. Mashaa ALAAH.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah ♥♥ Caaliya yareey Alla ha xafido

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah tabarakalah abayo

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah habo malinkasta noso gal wlhi wan ku jecelee♥️❤🌹🌹💋💖

  • @deeqaismaailahmed8496
    @deeqaismaailahmed8496 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi nin fariid ah buu ahaaa waa sax inay icafiyaan baa sax ah oo ogadan inay family yihiin

  • @ramlomuhudin9566
    @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa nin fiican oo aqlaaq leh

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @nafisom1905
    @nafisom1905 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc walaal mafiicna gabadh walaasha oodatis ah inay guursato

  • @cabdullaahiguure9046
    @cabdullaahiguure9046 2 ปีที่แล้ว

    Caaliya maashaa allah waad qurux badantahay

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nin fariduu ahaa reerkisii hore wuu bad badiyey well done 😍

  • @umuhaala4661
    @umuhaala4661 3 ปีที่แล้ว +3

    waan kaa qaadney quruxay maashaAllah walaasheen macan Allah haku xifdiyo.
    waan kugu cusbahay bashaash ayaa tahay baarakallaahu fiik

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Soo dhowoow xbbti😍😍😍

  • @shukriahfarah6856
    @shukriahfarah6856 3 ปีที่แล้ว +2

    MaashaAllah baarakallah sheeko macaan aa tahay waxan ku jeclahay sheekoyinkaga dadka adka shekaynaysid ma af lagadaysid
    Waxan ad ugu qoslay ninka doqonka ah ma yaqan sida wax lo managa gareyo

  • @fataxosmantaaj2940
    @fataxosmantaaj2940 3 ปีที่แล้ว +2

    asc waa loo baahan yabay in uu xalisto arinkiisa wax kasta alaha ayaa haga hadana alaa ayaa sahmay amuurtaas reerkaas i ay wada jiraan nasiib wacan qoos walba oo somali ah
    adba tabintaada wacan waad ku mahadsan thy good lucky
    next vedio in shaa alaah

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      @Mohamed thanks wallo🙏🙏🙏

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 3 ปีที่แล้ว +6

    Love your stories 🥰🥰❤️,

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow waa sheeko wanagsan oo qiimo leh keep it up good work. Keep coming sheeko wanagsan caliyey. Sheegoo yin kaad Inaba cadi ma. Good work xabiibtii.

  • @ayaannoor5941
    @ayaannoor5941 3 ปีที่แล้ว +10

    I love your stories my dear siz ❤️

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ .maashaalaa Alle baarig

  • @so4627
    @so4627 3 ปีที่แล้ว

    Waa nin ilaahay unaxariisto naga fiican buu helay

  • @aishaahmed4400
    @aishaahmed4400 3 ปีที่แล้ว +1

    My friend shared me .and liked you

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walashey mcn shekooyinkeda wa igu socdaan 10k aan gaarsiino abayo #caaliya iyo ka badan bay u qalantaa😍waa dadki loo baahnaa ❤️

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Thank you carfoon badaneey🙏😍😍😍

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh wlhi wa iga qoslisey loyaradu nin wax xadey bee wexey leyihin masajid ku ka adama habo Macn keep going habo Macn

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going xbbt war ragu khaayinsana dumarkuna miskiin sanaa

  • @sudesaid8059
    @sudesaid8059 7 หลายเดือนก่อน

    Abaayo this two family are our people Maxamoud Sulamaan

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Talyaanigu waa caraab rooman ayay ka soo jeedan carabtii hore yeeyan way yurubooben😊😊😊😊

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 ปีที่แล้ว +7

    Naagaha qaar dulqaad bdna.Aniga dhageysigan kaliyan matag dareemay xanaaq dartiis.Wixii lagu heshiiyo ceeb mahan lkn qiyaanada wa xanun an la ilaawi karin.

  • @shuaybmoaw9297
    @shuaybmoaw9297 2 ปีที่แล้ว

    Walahi sadia mj waad iga Qoslisay

  • @abzuzamaki3573
    @abzuzamaki3573 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah abaayo

  • @saidoaden9535
    @saidoaden9535 3 ปีที่แล้ว

    Aliya Sharif masha Allaah aad ban u jeclahay shookoyinkaga

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabaaraka Laah Ilaahay ha nabadyeelo oo ha xafido waa Reer Qurux badan gabdho iimaan Leh .

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin raged caruurtiis xafitay mashllah wllo caaliy qurux

  • @ahmedabdellahi7058
    @ahmedabdellahi7058 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah inbay

  • @abdurahmansaidjalalooti5537
    @abdurahmansaidjalalooti5537 3 ปีที่แล้ว

    hhh Baayey keegii noo samee Boqorad ku soco

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 3 ปีที่แล้ว

    Qaali sharciga holland qofka heysta wll uk maka shaqyen karaaan mamo ciyaakeda waa weyn ahey guriga iska jogaa mansha allah wll iso jawaab zorry

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah keep going habo qali Macnto

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha alaah

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc maalin walba waan sugaa wax cusub maantu soo dacay welcome and maasha allah ilaahay ha ku xafido aamiin

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xabiibtii waan ka helaa shekoyinkaga ❤❤❤❤❤

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 3 หลายเดือนก่อน

    Caaliyo lak kabadan ayaad uqalanta abaayo❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah I like 👍 sidaad sheekada u explain garaynaysid

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว

    Caaliyah Quruxeey waan ku salaamay Adiga iyo Ilmahaaga oo DHAN Allaha ku nabadyeelo aamiin Alaahuma aamiin insha Allah

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc quruxdi oo qof ah maashaa alaah salaanta waa kaa qaaday midaa iila jirto laakin xiintooyda ayaan canbagi kaaga keenay kaearan

  • @kaabamohamed9792
    @kaabamohamed9792 3 ปีที่แล้ว +2

    Habo soo badi video yada🥰

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah waxaan jecelahay sida degan ee aad u sheekayso Alle ha ku barakeeyo ❤️❤️

  • @fartunwarsam9487
    @fartunwarsam9487 3 ปีที่แล้ว

    msha allaha abyo walashay bad igubegantah wan kahela shekadada abyo allaha kuxafido

  • @fadumaali6391
    @fadumaali6391 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks abaayo ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💕💐

  • @shuaybmoaw9297
    @shuaybmoaw9297 2 ปีที่แล้ว

    Yaa

  • @aliyusuf466
    @aliyusuf466 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah Sheekooyin Aanlaga Xiisa Dhaceyn oo Cajiiba Baad Hawada Noosoomarineysaa Walow Waxbadan idhaafiyeen Misana Waxey Kumootinayaan Qurbaha Culeyskiisa

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo Qiimo badan ilahay haku sharfo 💕💕💕💋💕💕💕💕

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaas waa nin Haldoor ah oo qiimo badan Allaha badbaadsho meelkasto oo uu joogo

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว

    Waa caajiib

  • @abdirahmandonkal437
    @abdirahmandonkal437 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekooyin xiisale weeye masha Allah

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 3 ปีที่แล้ว +3

    I like your true story and how quick .

  • @sucaadcannel5805
    @sucaadcannel5805 3 ปีที่แล้ว +1

    Caaliya cadeey waan kaa qaaday salaanta wllo iga gudoon salaan qaali ah 😍😍😍🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Salaamullahi xbbti qaali♥️♥️♥️

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah caaliya qurux ❤❤❤❤💯💯💯💯👏👏👏

  • @shadaliabdi6299
    @shadaliabdi6299 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah caaliyaa waa nin wa naag san

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed809 3 ปีที่แล้ว

    Waa ku salaamay waxa rabnaa ciddA aad katahay asharaF iyo abahaa oo ku dhalay cidda ow ks yahay asharaaf

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa gabadh shooko qiimo leh

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 3 ปีที่แล้ว

    Habo Caaliya...Caaqlii miiraan baa tahay Mashalaah....

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah sis😍😍😍😍😍

  • @halimohellos8943
    @halimohellos8943 2 ปีที่แล้ว

    Short and sweet

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 3 ปีที่แล้ว +6

    I love your stories ❤

  • @sahrafarah3527
    @sahrafarah3527 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah tabarakallah walal noso badani qisoyinka soomaalida

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ปีที่แล้ว

    Nin soomaali caqli badan buu ahaa topp

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว

    Caliya marmaka qaarkood wax tiraahdaa sheegadii meel kale bay dhaf ila tiraahdaa makaad tiraahdo waan qoslaa iska key cafi qosoll kaa. Xabiibtii.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣 ii qosol carfoon dhib maleh habeenkii markaan seexanayo qof walba dunidaan korkeeda jooga waan cafiyaa si aan Allaah cafis uga helo 💘 you Anna🥰

  • @cqaniibrahim1608
    @cqaniibrahim1608 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo visa london iikacaawe
    Lacag waan haystaa

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 3 ปีที่แล้ว +4

    😘😘 kama xiisa dhaco sheekadada

  • @samsam1calin752
    @samsam1calin752 3 ปีที่แล้ว +3

    Caaliya quruxey jimca wanaagsan walaashey qaali waxaan aad ujeclahay qisooyinka aad noosoo gudbisid

  • @Mustaqiim22
    @Mustaqiim22 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheeko yaqaan baad tahay daf kulama dhahdo waayo sheeko walba waa inay daliil wadato micnaha sheeko kale 💐

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😍😍😍👍 thank you 😊🙏

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว +1

    SOO DHAWOOW WALAL HORE U SOCO WAAN KAHELAA QISOYINKA AAD SOO DAYSO 🙏

  • @ayanabdi54
    @ayanabdi54 3 ปีที่แล้ว

    Waa ku salamay abaayo nafteda Ayeey qiyantay keedi ay uga tagtay naag doqon

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko wanagsan Inaba cadi ma aha sheegadan weey ugu socotay sheegadan waa yabahay balse ninka baa nini fican aha oo kale qabootiyey fariid man buu aha sheegadan sifican bay ku dhameyster looyarka. Thank you very much xabiibtii jzklq..

  • @fadumomohamed5133
    @fadumomohamed5133 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alah.sheekadaa.wacan

  • @saamiya2927
    @saamiya2927 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayalow shangai visa qof haya majiraa ama information iga siiya aad ayaan ogu baahnaa

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 3 ปีที่แล้ว

      Shanghai China miya rabta Mise Elsewhere xagese jogta✊

    • @saamiya2927
      @saamiya2927 3 ปีที่แล้ว

      @@mixedboy442 visa magacaas leh waaye wall china kama hadlaayo

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 3 ปีที่แล้ว

      @@saamiya2927 hah srry wll🥰

  • @hodanmohamed4751
    @hodanmohamed4751 3 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyaa hadalkaaga❤❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah wll guulayso boqorada quruxda wll Caaliya

  • @asmakalil4208
    @asmakalil4208 3 ปีที่แล้ว

    Caaliya habo Sheekoyinkaaga iyo habkaad usoo tabiso waan ka helaa si kasta oo udheerado videogaaga wan daawan karnaa🥰

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      Thank you habo qaali😍😍

  • @hawoadan3577
    @hawoadan3577 3 ปีที่แล้ว +1

    Assalamu aleykum waa nin muslim alle ayaa ubaneeyey in uu guursado

  • @farxiyaahmed2935
    @farxiyaahmed2935 3 ปีที่แล้ว +2

    Wankusalamey habo mcn
    I do watch yu for 2 months now

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks habo carfoon❤❤❤

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว +1

    SHEEKO QIIMO LEH .👍

  • @casiisaarab941
    @casiisaarab941 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi bilaahi saliid kareysa kushubi lahaa wagagac

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  3 ปีที่แล้ว

      😳😳😳😳😳 Maseyrtooy maayno dhul maleh🤣🤣🤣🤣 haddii uu dhinto ka waran🤔

  • @mohamedabdi5222
    @mohamedabdi5222 3 ปีที่แล้ว

    Xanta naga ilaali waan kuu Share

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaaw

  • @fardowsogorod3204
    @fardowsogorod3204 3 ปีที่แล้ว +2

    Haduu u ekaan lahaa cunugu muxuu samaynlahaa

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah waa nin caqli leh

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 2 ปีที่แล้ว

    caaliya shariifeey anaa huba in maanta qadadii kaa gubatey🤣🤣🤣

  • @abdilwahid768
    @abdilwahid768 3 ปีที่แล้ว

    Asc, caaliyah waaba sheekoyahanad (story teler) maasha allaah.

  • @qadiijoqurux1998
    @qadiijoqurux1998 3 ปีที่แล้ว

    Xabiibti sheekadaada ba jeclahey shukra ilove you

  • @KhalifHussein-kc2sx
    @KhalifHussein-kc2sx ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo mc

  • @amina5112
    @amina5112 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Masha allaah 👍👍👍👍👍💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 ปีที่แล้ว

    Asc. Wallahi waa cajiib

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 3 ปีที่แล้ว

    Allah naxifdiyo