ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalkii lagu Hoobtay ee Beelaha Ogaadeen Iyo Sheeqaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ค. 2020
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    #QarriJiqood

ความคิดเห็น • 24

  • @LucyBarrett-xo7jr
    @LucyBarrett-xo7jr 4 ปีที่แล้ว +4

    Qari jiqood waan fahanay in ay tahay idaacad ogaadeen badaw wariye manoqdo

  • @fatumaking3545
    @fatumaking3545 4 ปีที่แล้ว +2

    Soolidu haducaystaan oo quraan ha akhristaan waayo waxaad moodaa inlagu sixray islaaya Hala dhigo xabada oo soomaali ha ducaystaan ooyaan lahurin colaada ee demiya dabka oo Hala xisaabtamin

  • @khadijaahmed2226
    @khadijaahmed2226 4 ปีที่แล้ว +3

    Muslimtaa allah hakala qaabto digal will ku dinto ee kuma dhashoo carabkena iyo digena somali allah haisku maceyo in shaa allah qabil qalbigena allah haka saaro waa bel barakesan ramadan salan sare

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 4 ปีที่แล้ว +2

    Ogaadeen Mawada Galin Abti Dagaalka Sey Kaa Noqotay Adan Khayr Iyo Sheekhaash Dheh 🤔🤔🤔

  • @LucyBarrett-xo7jr
    @LucyBarrett-xo7jr 4 ปีที่แล้ว +1

    Maadaama haldhinac ayuu warayaanayaa dadkaas juhalada ah ee shaydaan ku iskudirayo Allahay xaqqa hagaransiiyo

  • @ikraanqasim8700
    @ikraanqasim8700 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla benbadnida alle mad kabaqdid ogaaden lama dagalamayo shekhaal waxa dagalamaya adankhayiir cabdile iyo sheekhal

  • @abdiheybe3820
    @abdiheybe3820 4 ปีที่แล้ว +1

    Waryaaa waa sheeqaal iyo aadanqeyr ma aha Ogaden

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 4 ปีที่แล้ว +2

    kan waraysanayaa ayaa isku diraaya beelaha walaalaha ah
    hal dhinic inaad waraysataa ma fiicna

  • @mahamedabdihafid9300
    @mahamedabdihafid9300 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye kusheegaan

  • @asadaxmedjeylaani7813
    @asadaxmedjeylaani7813 4 ปีที่แล้ว +1

    War kan oromada idiinka haysato miyaydan arag adinka somali baadba isla tihiiiine

  • @abuubakarxeefow4772
    @abuubakarxeefow4772 4 ปีที่แล้ว +1

    Dirirta iyo dagaal soomaali kama daasho allow amuuraha sahal

  • @abdig7562
    @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekhaal way kibreen shaqo halaga qabto.kitaabkii bay xooreen.hala soo afjaro.xuduudka hala dhaafiyo mooryaanta.

    • @haniahmed5547
      @haniahmed5547 4 ปีที่แล้ว +4

      Wasaq afxun wax isku fal

    • @abdig7562
      @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +1

      @@haniahmed5547 adiga dumar baad tahay.raga isku daa.

    • @ahmedkhaliif2488
      @ahmedkhaliif2488 4 ปีที่แล้ว

      Sharmuuto ayaa kudhashay

    • @abdig7562
      @abdig7562 4 ปีที่แล้ว +3

      @@ahmedkhaliif2488 xalaal hadaad ku dhalatey hooyo ma cayseen.sorry about you.

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 4 ปีที่แล้ว +2

    War shiikhaal Waa ruufyaaniin ee xuduudka hala dhaafiyo
    Waa ay kibreen

  • @mahamedabdihafid9300
    @mahamedabdihafid9300 4 ปีที่แล้ว

    Waalaikusheegay Waxman ogaadeenahayn mawarsado

  • @ikraanqasim8700
    @ikraanqasim8700 4 ปีที่แล้ว +1

    Alloow udadaada kala qabooji

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 4 ปีที่แล้ว +1

    Ciwaanku waa qalad nimanyohow

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 3 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa XAYAWAAN XAYAWAAN DHALAY

  • @mohamedabdinurhassan
    @mohamedabdinurhassan 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhaal fidinta diinta islaamka ayaa meelkasto Soomaali degan thy dajisey dowlad iyo nidaam kle ma dejin, hadii walaalaas aan hubeysneyn diinta lagu ixtiraami waayo, maxaa la isku ixtiraami?

  • @mahamedabdihafid9300
    @mahamedabdihafid9300 4 ปีที่แล้ว

    Waaqabyaliiste

  • @LucyBarrett-xo7jr
    @LucyBarrett-xo7jr 4 ปีที่แล้ว +1

    Maadaama haldhinac ayuu warayaanayaa dadkaas juhalada ah ee shaydaan ku iskudirayo Allahay xaqqa hagaransiiyo