MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @jammane3880
    @jammane3880 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ethiopia iyo wixii soo Raacoba waa cadow waana dhito u taal
    Ha ahaado Raxaweyn hawiye dir ama daarood

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 2 หลายเดือนก่อน

      Beentaa maaha

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 2 หลายเดือนก่อน

    Masar iyo wixii hawiye eh oo sooraaca waa cadaw itobiya wixii soo raaca waa cadow waana tariikh meel utaal

  • @umulula3107
    @umulula3107 2 หลายเดือนก่อน

    subxaan allaah itoopiyaan hanoo amaanin .masaaridu waa dad wanaagsane saad moodey maah

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 2 หลายเดือนก่อน

      Anagu masr iyo itopia waxba iskum keen dhaamaan mana rabno haday wax taraayaan falastiin wax ha u tartan ayagaa hoostooda ku baa ba ooyaan lkn xasan shiiq labo dowladood oo cadaw isku ah oo anan xamili karin in uu noo keeno si ay korkeena ugu dagaalamaan waa yaab

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR GAALADA IYAY U SHAQEEYAAN. WAA JAAJUUSTOODA, DADKANA SIDA CADAWGA BAY ULA DHAQMAAN. AFRIKA WAXAY U HAYSTAAN ADOON.

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 หลายเดือนก่อน

    Itobiyaan halagaah saaro somaliyaah maasaar soo dhawaadaah

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 2 หลายเดือนก่อน +3

    Woooow ethopia. Siibaa lagu yiri bada. Kadibna masar soo geli... waaaaw waa guul somalia ayaa laysku dilaayaa masha allah masha allah . Hadiyaar garoobaan D5 iyo raxanwayn

    • @aminasalad7410
      @aminasalad7410 2 หลายเดือนก่อน

      Mxaa guul ah walaal bal noo sharax

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminasalad7410waxaa guul u ah Daarood inuu isku dhameeyo Hawiye iyo D&M maadaama Daarood uu yahay Minority hadana ay rabaan inay xukumaan Somaliya, horeyba Daarood ayaa keenay Ethiopia dhibkana ugu badana wuxuu ku dhacaya D&M oo Daarood intu Ciidan ka dhigto hadana rabo Dhulkooda inuu ku xukumo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    IN SOMALIA IYO ITOBIA DAGAAL DHEXDIODA KA DHACO, XASAN SHEEKH IYAA SABABAYA. XAQIIQDA HA LA SHEEGO

  • @Saharo-h6u
    @Saharo-h6u 2 หลายเดือนก่อน

    Asc m aadan hadii uuxasan uu dalkii burburiyey aaway xildhibaanadii habaarka pabay oo nookeeenay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน +1

    1991 KII TU KA DARAN BAA SOO SOCOTA. SOMAALI WAY KALA TEGEYSAA. XASAN IYO INTUU WATO DALKA SOMAALIA BAY U GACAN GELINDOONAAN DALALKA JAARKA😢

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    JABUUTI CEYLAC IYO AWDAL BAY QAADAN. SOMALILAND NA ITOOBIYA U TALIN DOONTA. MASAR WAXAY DEGI MUQDISHO. DALKA WAA HORE BAA LAKALA QAYBSADEY.

  • @Galaxy-kv8pg
    @Galaxy-kv8pg 2 หลายเดือนก่อน

    Wartan wa fogatey qofkastana caloshisu helaya insha alaah walga bixi donan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢 XASAN TUUG WUXUU SOMALIA USOO JIIDEY IN DADKEENU KU DHAMAADAAN ITOBIA IYO MASAR DAGAALKIODA AANU U DHAXAYNO😢

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc SMS Macalin Aden iyo Abdisalam Wadani guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 2 หลายเดือนก่อน

    Masaaridu wa dadka aduunka ugu xun bangiga aduunka ayay denkii bixin wasyeen iminka laydhka aya wadankooda aan la shidin dhulka qaar

  • @khadraali9602
    @khadraali9602 2 หลายเดือนก่อน

    Asc adan xasan xumow meesha u ka galo ayaanu ka galeen qasaaro waa laga wardoonaa xasan xumow waligiis wanaag laguma sheegin alla kariim

  • @HajisandereeSanderee
    @HajisandereeSanderee 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa saax lkn awaye Somali wadani aah majirto Miya meeshan

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 2 หลายเดือนก่อน

    Markay Masar iyo itobiya ay noqoto
    Itoobiya ayaaba leyska celin karaa lkn masar waa yuhuud

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye ma dameru dhan racba marka

  • @ibrahimabdullahihassan3202
    @ibrahimabdullahihassan3202 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR HA CAWISO
    FALASTIIN

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 หลายเดือนก่อน +1

    ITOBIYA IYO WIXII WATABA LACNAD BAA KUTAAL MA ITOOBIYOO BADAYDA IGU HAYSATA BAA CID IILASIMAN WAA MAYAITOOBIYA HANAGA BAXDO

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR IYO ITOBIA, HADII 2 LABADA LA EEGO, ITOBIAA DHAANTA. REER MASAR CIIDANKEEDU HADAY KUFSANAYAAN GABDHAHA SOOMALIEED.

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan layabanahay xasan waa shaqsiye maa layska qabto somali away

  • @AsafaGirme
    @AsafaGirme 2 หลายเดือนก่อน

    Hoogii ugu xumaa Hadoow biloow yahay

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleysta💪

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    waxa ay adoon xasan u noqdeen soo shanta gun iyo markey wax saxiixaan intaas ayey fadhiyaan waa jaasuus waalan oo madax ka jiranmarwalba indhihiisa ay u barasan yihiin oo cabsaneyn oon xishooneyn oomeel walba uu tago kaameero daba socoto maxey kaameerada u daba wadaan wey arkeen inuu madax ka jiran yahay in ay soomaali hadhaw dhihin wax muu saxiixin daowldwalba viidiyow iyo saxiix ayey ka hayaan ismaaciil ayaa u soo hor tuurey yuotupka wax kasta oo la soo tuuro lacag ayuu bixinayaa waa laga saarayaa

  • @LaliifHassani
    @LaliifHassani 2 หลายเดือนก่อน

    Jig.jiga.xoroobesa.

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    soomaali waxaa ku kacay juujyaamajuuj shacabkiina waa meyd socda markuu xasan soomaali inta hartey barakiciyo intii dhimata ma ahee waceysloow idinkaa aakhiro la idinwediinayaa meeshuu galana waad galeysii aakhiro inkastoo xasan qabiil laheyn tii dhashey oo soo korisey ayuu ka bilaabey dadkeedii nafsadiina u baqa koley wuu idinku so socodaa ee hada qabta baarlamaanku ma haduu xor yahay aadan madoobe ku qeylinaayo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    MASAR DHIIGA CIIDANKOODU IN AY INOO DAADIYAAN, MA SAHLANA. SI FUDUDNA NOOGAMA TEGEYAAN. INTA KUSOO QULQULAYSA SOOMALIA, WAA IN RABA OO U TARTAMAYA IN AY DHULKEENA QAYBSADAAN

  • @LuulahmedJama
    @LuulahmedJama 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin ka lugeeya hora nagushegtay waxwalba wasobaxeen

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 หลายเดือนก่อน

    YUSF WAA RUNTIIS MASARIDA WAA DAD AAD UXUN WAA FARAACIIN HITAA WIILASHA WEEY KUFSANAAYAN MASAARIDA WAA GACAN YARE ISRAELL. ISRAEL BEI LAGIRAAN.

  • @AbuukarQaasim-wl6mi
    @AbuukarQaasim-wl6mi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc.wll.nin.wllkii.lagu.agcunaayo.waxba.kuumaqabaneyso.

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya ad ayay u dheeraysay markay bada somali hawaysatay wa in la difaaco bada

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya. Digil iyo mirifle. Ma. Soo. Raacayaan. Digil iyo mirifle. Way. Ogyihiin. adowgeena. 1. Koowaad. Waa. Itoobiya. Somali yoow. Dhan. Way. Is. Raaceysaa.

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 2 หลายเดือนก่อน

    AADANOW TAN MEEL IIGU QOR ,
    DOWLADDA MASAR SOOMAALIYA MA IMMAN DOONTO ,
    MAXAAN SIDAA U LEEYAHAY DALKA MASAR CIIDANKIISU LEYSKAMA SOO KAXAYSTO,

  • @ibrahimabdullahihassan3202
    @ibrahimabdullahihassan3202 2 หลายเดือนก่อน

    SI SI
    VS
    ABE AHMED

  • @Roobleibraahin-j4s
    @Roobleibraahin-j4s 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @mohamudhashi9619
    @mohamudhashi9619 2 หลายเดือนก่อน

    Qabqabta barlamaka ee dila xassan soo qabta

  • @UsmaanMaxamedtaabid
    @UsmaanMaxamedtaabid 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin adan

  • @ZAHRA-pl3ch
    @ZAHRA-pl3ch 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👌👌👌💣💣

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopian taageereynaa Hadaanu nahay Daarood iyo digil iyo mirifle, dano badan baa Ethiopia naga dhexeeya

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    fariisaneysa ma ahee wey fadhiyaan maraad meel aad ka dagaalmto heshid soo ma aha 1 malyan iyo 200 oo kun oo masar aha iyo 1malyan iyo 200 oo kun oo itoobiyaan ah oo labaduba baahayihiin lacagta ay mushaarkooda ma cunaan meesha ay joogaan ayey dhaan cunto nookeenaninka hadlaayow adigaa waceysle ahe kuwa naga qabta xasan mataqaan ruuxu markuumwaasho kuwa dad ugu xiga ayaa qabta ilaahey hadaad taqaanaan. Wey la heshiinaayaan haduu shabaab lacag siiyo ayagaa kuu soo galinaaya

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 หลายเดือนก่อน

    Sharkooda shaleedood🤔

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN TUUG HANOO SHEEGO WAXA UU MASAR UGU BALAN QAADAY. XASAN CARABTA UU AAMINAYO EE UU NOOSOO JIIDEY , WAA KUWA WALAALAHOOW PALESTINE U HADLI KARI LA´ 😢. MA ANAGAY BILAASH NOOGU HIILINAYAAN ? SOMAALIYEY FEKERA AQLI WAAD LEEDIHIINE.

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 2 หลายเดือนก่อน

    Cod ma jiro

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 2 หลายเดือนก่อน +1

    Been jooji eeylay aan dadnimo laheyn iska daa isku dirka Eelaay iyo hawiya kuma baahno adiga etoobiya waa in aan adoonsano ayaa rabnaa

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 หลายเดือนก่อน

    Waaryaah waad yahuud itobaayn jacashaahy jooji

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    soo hadey noolaadaan ma ah micno malaha ciidamadu awalba shabaab ayaa miino iyo qarx ku dilaayey laakiin shacabku wey barakacayaan markuu masar ka bilaabo dagaal ka bilaabo soomaaliya 3 dhinac ayey naga joogaan itoobiyaanka markii dowladooda dagaal lagu bilasbo masar 20 kun waa bilaaw markey ku soo bataan abaar run ah ayaa imaaneysa balaayoo dhan jabuuti ayas nookeeney