DHULBAHANTE INU HARTI OO DHAN SHISHEYE IYO CADOW KADHIGTO IRIR SAMALENA DHAHO WA WALALKEY SOGARBAXA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 22

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 14 วันที่ผ่านมา +3

    Ahmed Karash Wa LEGEND Wa ogyahay Waxa jira

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 14 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi inaanaan dhalasho ku kala tegayn balse waa wax laga xumaado in dadka lakala dilo dad ayaana ka shaqaynaya balse waxaani way dhamaan insha allaah
    khaatumo state guulaysta❤
    Puntland state guulaysta❤
    From puntland

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 14 วันที่ผ่านมา +1

    Walaalaha ssc khaatumo waxaan ka codsanaynnaa annagoo walaalaha aharti ah inay iska aamusiyaan dhallinyarada
    Baraha bulshada ka ka. Xagxaganaya

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 14 วันที่ผ่านมา +1

    Salaan sare madaxweyne karaash waayeel xog ogaal ah.

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj 14 วันที่ผ่านมา

    Waa. Run waxaa. Jira. Duni. Raacya. Ah. Oo miidiyaha ku. Jira oo harti xumaan. Kula. Dhex Jira oo dhulb bante. Sheeganaya. Halayska. Qabto

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 14 วันที่ผ่านมา

    Mash allh war wanagsan baad shegtaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 14 วันที่ผ่านมา

    dhulbahante waxloo hiiliyo lasoo dhawysto ma istaahilo keyse qurun sahro boos fahiimo quuje jamacsiyad waa inlatakoora

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 14 วันที่ผ่านมา +1

    Hartiga rag badan oo dhig leh baa ku jira

    • @saynabsaciid7449
      @saynabsaciid7449 14 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad insha allaah khayr ayey ku dhamaan

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow Adaa weyan oo waaxida waa Ayaandaro in aad kalagaranweydo cadowgaag iyo gacalkaag aad naf5a isuhuraysan oo walala kaga ha mafila nayan in ey jiridonan dad harti ah o harti kaladilidona wixi lasomaray 🥲🇸🇱

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 14 วันที่ผ่านมา +1

    Excuse me ☝️ shan qof oo iimaan laawayaal ah harti ma matalaan harti wuxuu leeyahay isimo ka kooban boqoro belfayiyayaal ugaasyo nus danbed u ah harti iyo daarood oo dhan waxaana waa nac nac cidna ma kala dili karaan

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 14 วันที่ผ่านมา

    Walaalaha ssc khaatumo
    Harti idiin qaban maayo dadka idinku avtirrsanaya ee baraga bulshada harti ka haaraamaya.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 14 วันที่ผ่านมา

    Harti ma taqaanid reer ayaga ka shisheya hadey soo aadaan meel bey ka soo wada sheesanayaan

  • @museosman8296
    @museosman8296 14 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaa shalay waa i dhaafay PLwaa u baahanahayhaddii aadan u baahnayn ma caaye lahad maxaase federala iyo PL ma isku meel bay kuu joogaan ugudbiya odoga

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 14 วันที่ผ่านมา

    X. Culusow. Waxa. Udonayay. Wuhelay. Dhulbahante. Qaybkamida. Ayu. Istìcmalay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 14 วันที่ผ่านมา

    Firdhiye. Iyo. Ragkalebakadameyay

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 14 วันที่ผ่านมา

    5 qof ooo media kujirto dadka isku dirayah goorma la iska qabanayaah

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 14 วันที่ผ่านมา

    Macalinkeyga kalfoto waa nin weyn qeyr allaha siyo

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 14 วันที่ผ่านมา

    Harti waa Harti ciyaala suuqau ha ciyaan!😂😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 14 วันที่ผ่านมา

    Naceyb ma jiro afar cabtoy ah iyo idiris af liis harti weyne saameyn kuma lahan waa iimaan lawayaal

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 14 วันที่ผ่านมา

    Axmedkaraash hakahaline

  • @MaxamedshinoShinomaxamed
    @MaxamedshinoShinomaxamed 14 วันที่ผ่านมา

    Dadka nocaas ku shaqeysanaya waa in meel looga soo jestaa