Sideebu u eekaa intaanu guban SUUQA UGU WAYN HARGEISA ??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 827

  • @Zahalstudio
    @Zahalstudio 2 ปีที่แล้ว +609

    zhp wiilka aad vedio ga bilowgiisa salaantay hada wuu dhintay aynu uducayno inu alle u naxariisto cmontiga hadaad aragto pin ku qabo zhp aynu uducayno alle ha u naxariisto jamaal maxamuud

    • @ahmth167
      @ahmth167 2 ปีที่แล้ว +13

      Inililahi wa iny ilhy rajucun ilhh ha u naxsriist

    • @abdirahman625
      @abdirahman625 2 ปีที่แล้ว +9

      Ilahay ha u naxarizto 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @xasanxirsi737
      @xasanxirsi737 2 ปีที่แล้ว +7

      Allh swt haw naxariisto aamin

    • @madarahmed6154
      @madarahmed6154 2 ปีที่แล้ว +7

      alle haw naxariisto

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 ปีที่แล้ว +5

      Alle hawnaxariisto wll

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 ปีที่แล้ว +594

    waxaan Ilaahay ka baryayaa in cid kasta oo dabkaas dhib ka soo gaadhay NAF IYO MAAL u naxariisto oo bedel kheyr qaba siiyo, Aamiin, 😭🤲

  • @rahmaapdullahi9804
    @rahmaapdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +89

    "Waad kaban ood kaban
    Sidii kalalkii horraad
    Kaahu soo bildhaami
    Kufka ku soo gaadhiyo
    Ololkiyo korkaaga qiiqay
    Rabbaa kaa kor qaadi
    Hargeysaay ha kurboon!"😭💔

    • @clxaafidcali2204
      @clxaafidcali2204 2 ปีที่แล้ว +1

      Waad kaban ood kaban
      sidii kaLaaLkii hirraad
      kaahu soo biLdhaami
      kufka soo gaadhiyo
      oLoLkiyo korkaaga qiiqay
      Rabaa kaa kor qaadi
      Hargaysaay ha kurboon😭💔

    • @nadhassan4680
      @nadhassan4680 2 ปีที่แล้ว

      Hargeysaay ha kurboon. Ameen Ameen

    • @nadanalka4177
      @nadanalka4177 2 ปีที่แล้ว

      Waad kaban ood kaban
      Sidii kolalkii horuu
      Kaahaagu bildhaamiyoo
      Kufkaa yaree ku gaadhay
      Ololkiyo korkaaga qiiqay
      Rabbaa kaa korqaadiye
      Hargeysaay ha kurboon

    • @rahmaisaxaq256
      @rahmaisaxaq256 2 ปีที่แล้ว

      Aameen yaa rabi

    • @cabdigujipages9358
      @cabdigujipages9358 2 ปีที่แล้ว

      Hargaysay hakurbon

  • @mohametwardi7021
    @mohametwardi7021 2 ปีที่แล้ว +54

    Intii aad miskiiniyo
    Agoon baahan korisaa
    Kuu ilmaysay maantoo
    Alle kuu baryeysee
    Ilaahay dhibaatada
    Anfac kaaga dabakeen
    Ilaahay masiibada
    Iyo ololka kaa baxay
    Kuma bado ayaan kale
    Ilaahay albaabada
    Kuu badi arsaaqdoo
    Intaad quudinaysee
    Ku ilaashaynayseed
    U ahayd iftiinkana
    Irsiqaagu kama go’o
    Ilaahay hargaysaay
    Udubkaaga dheeree
    Ilayskaagu waligii
    Iyo abidba taagnaa
    Waynu so kaban incha allah 😭😭🤲😪

    • @mumtazmohamet5758
      @mumtazmohamet5758 2 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin yaa rabbi

    • @adoontialle4681
      @adoontialle4681 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin insha ALLAH

    • @burcaawidb5170
      @burcaawidb5170 2 ปีที่แล้ว

      illaahay ha innaga aqbalo ducadda. maanso miisaan leh. wax badan baan meelahan ka akhriyay suugaan aan qaafiyad iyo miisaan midna lahayn, erayadeeduna caato wada yihiin.
      Run ahaantii maansadadaa aad iyo aad bay ii cajabisay, waxay abbaartay mawduucii meesha yaalay. waliba ku abbaartay errayo miisaan leh , haddana bulshdu wada fahmi karto. xiliyo ka adagba waaynu ka soo gudubnay.
      inshaaaaaaaa allaaaaaaaaaaaaah.

    • @sacdacabdi52
      @sacdacabdi52 2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 หลายเดือนก่อน

      Masha Allaha kasoo ka banay Alaxamdulilaaha Raboow made ❤

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse9697 2 ปีที่แล้ว +114

    Dhibka wanu idinla daremayna walaladayada aanu jecelnahay ee reer hargaysa wixii garab istagana Naga fisha i.a from burco 😭💔🤲🤲

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 2 ปีที่แล้ว

      Thanks wll🙏

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 2 ปีที่แล้ว

      Jiidhkaygii nalaga beeray burco baladkaygii Alle ha inaga qaado masiibada😭😭

    • @abdirahmanmustafaking6808
      @abdirahmanmustafaking6808 2 ปีที่แล้ว

      Burco Iyo hargeisa waa isku mid

  • @abdiali56
    @abdiali56 2 ปีที่แล้ว +11

    May Allah reward you all and give you the Best in this world and hereafter. It’s refreshing and amazing to see such an amazing young man. May Allah protect all.

  • @hayti8085
    @hayti8085 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh qays qayser wa inan wa wanagsan oo naxariisbadan m.a wan ku salamaya huno mcn❤😊

  • @abdirahman292
    @abdirahman292 2 ปีที่แล้ว +43

    This is absolutely delightful. People of somaliland are amazing they have unique energy and character.

    • @lovetoeat3012
      @lovetoeat3012 2 ปีที่แล้ว

      Are you ethiopian or somali

    • @lovetoeat3012
      @lovetoeat3012 2 ปีที่แล้ว

      Cause of all somali people are generous and kind and look after their somali people

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 ปีที่แล้ว

      ​​@@lovetoeat3012hy does it hurt the faqash so much when someone says anything good about somaliland? Nobody says anything when someone mentions something good about somalia. Wallahi my parents were right when they told me reer koonfur hate you just because your isaaq. You people are sick😂😂😂

  • @zainabmahad764
    @zainabmahad764 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahay ha idinka ajar siiyo agoonta iyo masaakiinta aad ka farxiseen misaanka xasanaadka allah ha idinkugu daro insha allah
    Hargeisana badal kheyr qaba Allah ha ugu badalo musiibada so gaadhey Dadka wax ku waayey samir iyo iimaan allah haka siiyo waan idinla dareemeynaa wllyl

  • @nafisaaragsan5927
    @nafisaaragsan5927 2 ปีที่แล้ว +36

    اللهم جعل هذا بلدا امنا يا رب العالمين😰😭🤲🏻❤️

    • @kadra825
      @kadra825 2 ปีที่แล้ว

      اللهم امين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 2 ปีที่แล้ว +13

    Illaahay musiibada iyo ololka kaa baxay kuma bado ayaaan kale hargaysaaay.💜
    Allaha awooda leh waxaan ka baryaya inuu ka cawilo umadaaa hantidoodii ku baaba'day dabka.🤲😢

  • @th4fj
    @th4fj 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah brother, I am very proud of you. Very inspirational. 🌺🌺🌺🌺💝

  • @sowdakhader6276
    @sowdakhader6276 2 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay cawil khayr qaba hasiiyo dadkayga 😭🤲🏽

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 2 ปีที่แล้ว +25

    We’ll back stronger💪 insha allh ha niyad xuman huno qays
    Dadkaygii iyo magaladaydii hargeisa hargeisa 1988 wad ogaydeen kabaha xataa lagalama bixin hargeisa tan taas marka loo eego wa nimco allh badel khayr qaba ha ina siiyo🥺🤲🏽🤦‍♀️

    • @kadra825
      @kadra825 2 ปีที่แล้ว +1

      اللهم امين امين امين امين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😪😪😪😪يا رب العالمين يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @zakihapiip791
    @zakihapiip791 2 ปีที่แล้ว +25

    #prayforhargaisa
    Inta uurka hoosiyo😭
    Boga kaaga Oydee❤️‍🔥
    Waxba kuu awoodeyn😭
    Anaa ugu horeyee 😭
    Alahayow Hargaysay🤲
    Dhibta kaa abaal Mari🤲
    Aamin Aamin Aamin🤲😭🤲
    😭😭😭😭😭

  • @burhaanbaribari3653
    @burhaanbaribari3653 2 ปีที่แล้ว +1

    alle ku xirnaanta iyo kalsoonid ayaa soomaalida ka dhigtay kuwo aan quusan. alle badal kheyr qaba ha siiyo cid kasta oo ku hanti beeshay

  • @habibamattanhoori2892
    @habibamattanhoori2892 2 ปีที่แล้ว +12

    Addaa boqoroow Karee
    Badbaadi addoomahaa
    Baryada guulow Ajiib🤲🏻
    Hargeisa😭💔

  • @Adnanmoha04
    @Adnanmoha04 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer garowe baan ahay
    Iidul Udxadii dhawayd ban dharkii iida ka gatay hada garowe ban kusuganahay marku suuqa gubtay wallee aad ban u qiirooday sababtoo ah farxadii io xamaasadii habeenkii ciidda ayaan xasuustaa dhawaqa sawaxanka socodka dadka fara bdn
    ilaahow u gar gaar bulshada reer hargeysa aaamiin🤲🤲

  • @khadardugul1686
    @khadardugul1686 2 ปีที่แล้ว +2

    #ALLE ha u naxaristo hana u boogo dhayo qof walba uu ku #khasarey maal 🙏🏻 🤲

  • @sabaabdi2215
    @sabaabdi2215 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa aad iyo aad ayuu u qurux badanaa suuq .... suuq huu qubtay inshaAllah waa dhis intee dad waxa ku weyday Ilaahay cawil kheyrle ha siiyo

  • @Saabir_official1122
    @Saabir_official1122 2 ปีที่แล้ว +15

    Intii aad miskiiniyo
    Agoon baahan korisaa
    Kuu ilmaysay maantoo
    Alle kuu baryeysee
    Ilaahay dhibaatada
    Anfac kaaga dabakeen
    Ilaahay masiibada
    Iyo ololka kaa baxay
    Kuma bado ayaan kale
    Ilaahay albaabada
    Kuu badi arsaaqdoo
    Intaad quudinaysee
    Ku ilaashaynayseed
    U ahayd iftiinkana
    Irsiqaagu kama go’o
    Ilaahay hargaysaay
    Udubkaaga dheeree
    Ilayskaagu waligii
    Iyo abidba taagnaa 😭😭

    • @hassanabdirahmanharbi8778
      @hassanabdirahmanharbi8778 2 ปีที่แล้ว +1

      Allahuma amiin amiin amiin yaa waduud حياة طويلة هرجيسا أرض الصومال ، الله يحفادكم

    • @kadra825
      @kadra825 2 ปีที่แล้ว

      اللهم امين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

    • @suleekhaaadan3884
      @suleekhaaadan3884 2 ปีที่แล้ว

      Waaaaw m.a

  • @abdirahmanhassan1629
    @abdirahmanhassan1629 2 ปีที่แล้ว +1

    Intas iyo in ka bdn idhin rajeyna i.a jesjeska wadh dafi weysen Somalia viva

  • @MohamedAli-ko2km
    @MohamedAli-ko2km 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah in badan oo soonkii hore nala soontay ama nala ciiday ayaan nasiib u helin sanadkaan
    Waxaa xusuus igu reebay suuqii gubtay ee ilmaha ogoonta looga farxiyey iyo muuqaalka uu leeyahay caawa subxaanah
    Hadeey ogaan lahaayeen dukaamadii suuqa gebi way sadaqayn lahaayeen wallee quraanka Waa xaq
    Yaa rabbi inta aanan dhihin beritto haddii aan ka farxin lahaa ogoonta weeeey shalaaytadaydii

  • @abdalleshfaysal159
    @abdalleshfaysal159 2 ปีที่แล้ว +1

    Inankaa kula hadlaya ee aad ledahy magacayguu higaadinayaa waa geeryooday allah ha u naxariistee

  • @najmamohammad9829
    @najmamohammad9829 2 ปีที่แล้ว +42

    اللهم برداً وسلاماً على البلد💛🤲🏻🤲🏻

  • @abdirizakaden2505
    @abdirizakaden2505 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah bro big respect this video really made me emotional wlh I want to help people inshallah this Eid but I would do it privately.

  • @asmackariim4077
    @asmackariim4077 2 ปีที่แล้ว +1

    Incllh waynu kaso kaban doona laguma waaro dhibta alhd hadan nafo ku bixin intasa wxan lo dhigaba jrin dadki malkoda ku wayyna alle mel ka khyr badn howgu badlo ameen🤲

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhibka wuu ina wada gaadhay ebbe bedel kheyr qaba haydin siiyo reer hargeysa🤲

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay wax khayr qaba ha ugu badelo dadkii Soomaalida ee suuqaasi kagubtay .haddii dad kudhinteen ilaahay ha unaxariisto. Waan daawanayey markii aad u adeegayseen ilmaha yay yar ee suuqaasi camiraa maantana waa meel banaan sida media laga arko waa aduunyada iyo xaaladeeda. Insha Allah wuu soo camirmi dhaqso. Wadooyin iyo meelo waasaca haloosameeyo.

  • @ibrarasta3022
    @ibrarasta3022 2 ปีที่แล้ว +10

    Qays Qaysar The Greatest of all Time One Love Bro ❤ 😍 💖

  • @Hijabi_girl1234
    @Hijabi_girl1234 2 ปีที่แล้ว +38

    رب اجعل هذا البلد آمنا

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 2 ปีที่แล้ว +8

    😭😭😭 Insha allah suuq ka Qurux badaan oo ka niidaabsaan .. 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @TY-oj6kp
      @TY-oj6kp 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin hno

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 ปีที่แล้ว

    Asc. Allow u naxariisto Alla waan naxey. Wllyaalow aan u duceyno asaga iyo intii Islam ah. Allow u naxariiso yaa Rabi.

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 2 ปีที่แล้ว +1

    Walalahay rer Hargeis wallhi wnka xumahy wax dhacy xly ma seexan #from #Gabiley# Lkn wallhi waa xaal aduun kliya wxn idiin Awoodaa uun Duco Alleh Badal Khayr Qaba ha idiinku Badalo 🤲😥😥😥

  • @abdiqaniali8180
    @abdiqaniali8180 2 ปีที่แล้ว +8

    inalilah wa ina ileyhi raajicun wiilka ugu horeyye ee salamey inankan dhawan ayu italy ku geeriyodey Alle naxaristi jannl hawgu deeqo isaga iyo intii kale dhimateyba.

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa inanke allah u naxariisto

    • @dozytmohamed5672
      @dozytmohamed5672 2 ปีที่แล้ว +1

      Inalilaha ma tahriib ahaan allah ha u naxariisto

  • @abdulrazakabdi1871
    @abdulrazakabdi1871 2 ปีที่แล้ว +1

    Maan shaa alaah tabaarakalaah qays iyo Maxwell iyo dhakhtarba saxibayaal waad mahad santihiin ajir iyo xasanaad ale haidinka siiyo whi waan ilmeyay gabadha yar ee walaasheed lajeclaatay inay la ciido ajir ale ha idinka siiyo
    Suurin hargaysa ee saas ahaan jirayna ilahay sidiisii iyo sakasti fiican dib haugu soo celiyo inshaa alaah bi idnilaahikariim

  • @ahmedhirsi3695
    @ahmedhirsi3695 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah Jazakalaah qeyr

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaysoow ajar iyo xasanaad Allaha kaa siiyo 🤲👍👍👍

  • @MOHAMUD-h2z
    @MOHAMUD-h2z 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ajar iyo xasanaad aan Lakoobi karin allaha idin siiyo wlh gabadha yar iyo walaasheed iyo Qoyska siiriyaanka ah waad kafarxiseen Allaha idinka farxiyo insha allaah

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +1

    aaamiin wll ilaaahiii Ina siiyay manta Wu Ina siin karaa alxdulilah Inalaaha maca saaabiriii 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @happymahmed7630
    @happymahmed7630 2 ปีที่แล้ว +3

    Sada xudunti dalkaygu ugubanayso ayuu qalbigayguna ugubanaya hargaysay ha liicin allow hargysa 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @zakariaabdi6802
    @zakariaabdi6802 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahaw U Gargaaar Umadaaada 🤲

  • @Walalka252
    @Walalka252 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay danbigeena ha dhaafo qadrta ma hayno lkn wax kasta oo dhaca isha allh Kheer waa in la dhahaa
    Ilaahow ramadaan kher iyo barwaaqo 🤲

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +12

    إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أجرني في مصيبتي وأخلف لي خيرا منها اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 2 ปีที่แล้ว

    Ilhy wax ka khayr bdn ha ugu badalo Samir iyo iiman allah ha haka siiyo dhmn ree hargysa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay waxba uma waayo umadiisa insha Allah rabbi ayaae qorshe u leh dadkan maanta waxa dhacay waa imyixaan samir allaha siiyo bedel khayr qabana rabbi ayan uga barinay

  • @taaloiyotusaale4972
    @taaloiyotusaale4972 2 ปีที่แล้ว +4

    Ramaadan Bubaarak inta somaana ALLE SWT haak aqbaalo amiin

  • @shagardhuxul4000
    @shagardhuxul4000 2 ปีที่แล้ว

    M.a illaaha ha idinka awaal mari wlhy waan qiiriyoodey imanka ayaan arkey videogaan m.a ajar allaaha ha idinka siiyo

  • @momostaph3610
    @momostaph3610 2 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله waa murugo waxaa alle ugu baryaa inta ku hanti beshay inuu badal ka fiican alle siiyo i.a from mogdisho😢🤭

  • @cabtoyisnacay7438
    @cabtoyisnacay7438 2 ปีที่แล้ว

    My dear bro qays qeysar Alle haka raali noqdo waxa tahay Fav Toutuberka somalida ❤👏🏻

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 ปีที่แล้ว

    Cajiib Allaha ajir ha idiin siiyo brothers. From USA

  • @khalidabdilahi4018
    @khalidabdilahi4018 2 ปีที่แล้ว

    Qays qaysar qof qalbi wangsan oo aan dadka iska waynayn guuleyso bro

  • @maxamuudsidiiq3392
    @maxamuudsidiiq3392 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah Ha Ku Sharfo qeys qayser ❣️❣️❣️ Allah BEDEL Khayr qaba DHamaantii SAMir

  • @kaafimillano
    @kaafimillano 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah rag dadkooda u damqanaya alle haydin sharfo my dear prothers

  • @fadumoabdulkadir1388
    @fadumoabdulkadir1388 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilahey Ajir iyo xasanad ha idika siiyo Amiin Amiin Amiin ❤❤❤

  • @shagardhuxul4000
    @shagardhuxul4000 2 ปีที่แล้ว

    Sida ilmahaas wadada dhiyo ugu faraxsiiseen allaha ha idinka farxiyo videoga goor hore haduu ahaa aniga imanka ayaan arkey araktadiisana waan ku faraxsanahay

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 2 ปีที่แล้ว +11

    This is a first time I saw your channel 😊 and I like it so much ☺️ keep going dear brother

    • @AwedJR
      @AwedJR 2 ปีที่แล้ว +1

      Are you from yemen

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح 2 ปีที่แล้ว +4

      @@AwedJR yes my dad from Yemen 🇾🇪 and my mother from Ethiopia but originally she is Somalian part of Ethiopia

    • @AwedJR
      @AwedJR 2 ปีที่แล้ว +2

      @@رحمه-ذ1ح you mean she's from ogadenya. Oky Welcome

    • @رحمه-ذ1ح
      @رحمه-ذ1ح 2 ปีที่แล้ว +1

      @@AwedJR she's Somalian

    • @AwedJR
      @AwedJR 2 ปีที่แล้ว +1

      @@رحمه-ذ1ح yeah ogadenya ppl are Somali

  • @badriismailboodsane1613
    @badriismailboodsane1613 2 ปีที่แล้ว +1

    Masiibo ka wayn inamay soo marin hadana alle badal khayr qapa ha ugu badalo dadkii dhibtu kasoo gaadhay😭😭😭😢🤲

  • @hafza2135
    @hafza2135 2 ปีที่แล้ว

    waad ka kabaneysaa i.a. waliba wad dhisan dontaan si ka qurux badan sidii hore😍😍😰😰👏👏😢😢ha quusanina

  • @asmuushmohammed8676
    @asmuushmohammed8676 2 ปีที่แล้ว

    Intaad ka farxisay inleeg illahay hakaa farxiyo adigana👍🌻

  • @maxamedmuuze5571
    @maxamedmuuze5571 ปีที่แล้ว +1

    MAsha allah Ilaahay hakaa kasta id siiyo

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale qalbiga ha noga rebo inti dhibtu gadheyna badal kheyr qabta ale ha ugu badalo casimadeyda ale dhib dambe ma tuso🤲😭😭😭

  • @jamaisse9852
    @jamaisse9852 2 ปีที่แล้ว

    asc
    mansha'allah ilaahay hsydin ciseeyo agoonta in badan baa diinta iyo xadiisyada rasuulka slcm lagaga hadlay.

  • @maxamuudjamac5014
    @maxamuudjamac5014 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay intaa inkabadan hakusiiyo legend 🙌

  • @barwaqoabdullahi8964
    @barwaqoabdullahi8964 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax mnta sida uu yhy waad yaabi ilaahay u gargaar umadaas yaa rabbi 😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @omermohamed6684
    @omermohamed6684 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahy masiibda hygna dul qaado qays qaysaroow legend of the legend adi kusoo glaa youtube pro im very interesting i see you

  • @siciidnuux1031
    @siciidnuux1031 2 ปีที่แล้ว +1

    mnch all ilaahay hakaa abaal mariyo adiga iyo asxaabtaaadaba zhp qlli aad ayaan ku sa lamaaya

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 2 ปีที่แล้ว +7

    Hargeisa will come back stronger I.a hargeisay haliicin

  • @faisaabdulla4521
    @faisaabdulla4521 2 ปีที่แล้ว +2

    🥲🥲Aaad baan ugu qirooday labada hablood ee Yar Yar walalo may allah subhannahu wacalaa reward you guys in this dunya and the here after 🤲🏾🤲🏾

  • @abdisamadibraahim2849
    @abdisamadibraahim2849 2 ปีที่แล้ว +1

    Inzha allh zideenii hore waynu ku zoo noqon doona
    zuuqa waaheen eehargeiza quruxdiizii way zoo laabanayzaa😓😓

  • @Shortsworld185
    @Shortsworld185 2 ปีที่แล้ว +6

    Kuwii Shalay dhaqaayee
    Siday tahay Ka dhigay baa
    Barritana dhisaayoo
    Way dhallaali dontaa hargaysi😢
    Hargaisayy Ciil Ha mudan😩🥺🥺🥺🥺

    • @daqaali7214
      @daqaali7214 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiiiin yaa a laaah

  • @qadancali3924
    @qadancali3924 2 ปีที่แล้ว +2

    Hargasa hadh wanagaan inshallah aykasoo kabanya magaldaydi muuqa wacnad illahy hakuu gargro

  • @mohamedosman2655
    @mohamedosman2655 2 ปีที่แล้ว

    Intaad kafarxisay ILLAH hakaa abaal mariyo walal wadadaashay
    Kheyr illahay ha ku siiyo

  • @ibtisamaden7064
    @ibtisamaden7064 2 ปีที่แล้ว

    Qays qaysar big respect captain ilahey ha u book dhayo wll inshalah

  • @amaaldubad3769
    @amaaldubad3769 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax my home land waad dhismi inshAllah 💚💭❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Raxmatu Allah caleykum jamiican

  • @ilhanali2669
    @ilhanali2669 2 ปีที่แล้ว

    Walahi suuq weyn ayuu ahaana. Dadbaa Meesha ku ceedheebayba ilahayow umadaas dabka dhibka ka’ soo gadhey caawi yaa rabi

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay isagaa Keena dhibaatinka isaga inagana saaraya tan maanta🥺🤲

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 ปีที่แล้ว

    SALAAN SARE SAXIIB, BEDEL KHAIR QABA ALLAH HAYNOOGU BEDELO WAYNU DHISI MAR KALE BIDINILAAH!

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar alle ha ugargaaro umada dhibku soo gaadhay Aamiin yaa rabbi

  • @kingshaziimofficial3475
    @kingshaziimofficial3475 2 ปีที่แล้ว

    Legend qays qeysar ♥️♥️♥️♥️saxibada kuxiran waan idin salame we love him so much from Nairobi Kenya ♥️♥️♥️

  • @maxamedisxaaq2998
    @maxamedisxaaq2998 2 ปีที่แล้ว

    Waxan loo arkeenin waa alle araktidiisa ee alle bedel kheer qabo allah idin siiyo ramadanka dhaxdiisa allah idinka farxiyo

  • @foziyg
    @foziyg 2 ปีที่แล้ว +2

    Incha allah hargeisa oo dhulkaa ayaynu dhisanay manta waxba uma noqonayno incha allah

  • @Mumtas-cs3iq
    @Mumtas-cs3iq ปีที่แล้ว

    Mashallh wax khayr qaba ilhy ha idin siyo wllo

  • @sahrayusuf5879
    @sahrayusuf5879 2 ปีที่แล้ว

    Rabbi miizaanka xasanaadka hakuusAro you did welldone

  • @lovely-ls5xp
    @lovely-ls5xp 2 ปีที่แล้ว

    Wow ❗Goormuu sidan iyo si ka qurux badn ku noqon doonaa suuqa🥺🥺
    Ilaahow faraj khayr qaba🤲

    • @muuminad3143
      @muuminad3143 2 ปีที่แล้ว +1

      Sidan qurux may ahayn waxay ahayd isku raran in shaa Allah wax ka fiican oo ka khayr badan ayaan Allah ka rajeyneynaa

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 ปีที่แล้ว

    Rabi inta Ku dhawacante caafimad taam ah hasiiyo inta Ku hanti beeshana rabi badal qayr qaba ha siiyo aamen 🤲🤲🤲

  • @fartunomar5783
    @fartunomar5783 2 ปีที่แล้ว

    Qadar dacay canan maleh waxey eheyd wx xaag alle ka qorna balse waxan idin leyahay badal khyr qaabo alle haa idin siiyo walalahey mcn🤲🤲🤲 adun iyo aqiro alle hano danbi dhafo xanunka wan idinla qabna 😭😭😭😭😭😭😭 from muqdisho 🤝💯

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa ka xumahay dhibka soo gaaray ilaaheey ha u gargaaro badal qeer qabo in sha allah 😭😭😭😭

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhibkas waanu inila dareemayna wllky waana musiibo dabiiciga runtii 😭😭😭😪illahay waxaan uweydiinay umadiisa badal khayr qaba iyo nolol tii hore mid uga wngsan insha allah 🙏😰

  • @munna_wacan
    @munna_wacan 2 ปีที่แล้ว

    Dhulkaygii hooyo incha allh quruxdadii mida ka wacan la soo noqon I.a hargeisayyyyyy 😭😭❤

  • @faatimajaamac7488
    @faatimajaamac7488 2 ปีที่แล้ว +4

    Suuq bilic iyo qurux leh oo camiran buu ahaa.
    ilaahay badal khayr qaba haka siiyo reer hargaysa .
    aan garab istaagno wllaheen😊

  • @cadceed11
    @cadceed11 2 ปีที่แล้ว

    Xusuus muruga ah allaw qalbiyada u qabooji walaaladeena ay dhibaatadu ka soo gaadhay,
    Waa musiibo dhamaanteen ina asiibtay

  • @hassanaden2012
    @hassanaden2012 2 ปีที่แล้ว

    alle wax kheyr qabo ha ugu badalo inshaa allah
    dadkeenu waa dad isugu kalsoon mashaa allah

  • @qaranjecel2231
    @qaranjecel2231 2 ปีที่แล้ว

    Allah waxan uga baryayaa walalhena dhibki iyo masiibadi ku dhacdy oo NAF Iyo MAAL ba lahayd allh u naxariisto bedel khyr leh na ka siiyo runti waa lada reemaynaa xanuunka wllahena 😭😭😭🤲

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 2 ปีที่แล้ว +1

    Alleh ka dulqaado walahena rer hargeisa hargeisa ciil ha mudan😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirasaaqadan1634
    @abdirasaaqadan1634 2 ปีที่แล้ว +2

    للهم جعل هذا بلدا امنا يا رب العالمين

  • @abdullahiyare5193
    @abdullahiyare5193 2 ปีที่แล้ว

    Zxp kheyr Allah hakusiiyo qaysow

  • @ladnaomar3449
    @ladnaomar3449 2 ปีที่แล้ว

    Ilhay sidedi si ka qurux badan alle ha ka dhigo🥺🥺🥺😩😩😩

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว +1

    AllaHa Badal Khayr Qabo ugu Badalo Dadkaas XoolaHoodii Ku Gubteen🤲