Furitaanka wajiga 2-aad ee barnaamijka Hibada Qofka Bandhigga tartamayashii hore iyo abaalmarin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Furitaanka wajiga 2-aad ee barnaamijka Hibada Qofka

ความคิดเห็น • 43

  • @habibaalishitawe1448
    @habibaalishitawe1448 5 หลายเดือนก่อน +2

    M.a,aad iyo aad ayey cod fiican yihiin &agshanka guul ayaa u rajeynaa

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 2 ปีที่แล้ว +3

    We need decent musicians lyk this ones who uphold our values,traditions and religion beliefs. Let's treasure thisyoung upcoming musicians. Greetings from Kenya

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw Waaw waaw
    Alla maashaa allaah. Qurux cod iyo lebbis iyo musig iyo joog iyo muuqaalba❤️💞👏👏👏

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllaha dhabta ihi wakuwa diinta kuwalalobay

  • @sofiaosman6730
    @sofiaosman6730 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw waaaw,,,
    Masha Allah all fanaaniinta hada la soo saaray kuli waa top lkn waxaan aad & aad ii soo jiitay heesta cusub oo sameyey Abwaan Adan Shimbirlays runtii inaba caadi ma ahan well done abwaan,, labada fanaan yar yar oo heesta cusub lee dhiibay runtii cod macaan waliba sida ay u jilaayan ma u moodid dad cusub Masha Allah hees macan ayaa loo dhiibay ayagana cod runtii Muxyadiin Sharif Bakaari & Saciido Idris🥰🌹🌹🌹

  • @nasroipraahin9509
    @nasroipraahin9509 2 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahadsantin dhamaan asxaba laakiin dhalinyarada oo dhan fanka ka daaya

  • @maanobarre9324
    @maanobarre9324 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustad yusuf aaway wiilkii aad balan qaaday inaad siin doontaan shahaadada aqlaaq wanaaga dhamaadka barnaamijka

  • @ahmedhussein640
    @ahmedhussein640 ปีที่แล้ว

    Asc magacaygu waa Ahmedwali said, waxan kamid ahy dadka wax alifa, runtii barnaamijkan iyo kuwii lagu bilabay ee uu yuusuf xaybaro ku soo baxayba ilaa maanta Ayaan daawada talo gaar ah waxan u jeedinaya gudida gaar ahaan yuusuf xaybaro iyo dumaashiday bilkhayr janno, marka aad Baan idiin salamay waxan kaa codsanaya inaad dhalin yarada heesaysa erayada ka saxdo si ay heestu dhadhan macaan u yeelato

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว

    Xuuseen siyaad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ nafisa mashaa allaah yuusuf xaybaro aadan shinbiro leta mahad iyo bogaadin anigoo jooga Canada waan iska soo dowaan galin doonaa

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 2 ปีที่แล้ว

    Heesaha Axmed cali cigaal so xafida

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 2 ปีที่แล้ว

    Abwaanka waxaan ugu darayaa shiribka
    Amba taabuuga saara haay
    Amba tacliinta toos u aad
    Waan idiin salaamay

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 2 ปีที่แล้ว

    XUSEEN SIYAAD IYO GABADHA tlhi waa Wax kale codkooda iyo heestaba siday iskula jaan heleen

  • @huskambd1331
    @huskambd1331 2 ปีที่แล้ว

    Hussein adan hees waali ah
    Waa qiiroday dhbtii

  • @bushrambushram1939
    @bushrambushram1939 2 ปีที่แล้ว

    New marriage arrangements in the offing as ustadh xaybaro ur gaze is as good as mine

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 2 ปีที่แล้ว

    Sanadkaah waxad keenteen fanaanin cood mcn

  • @dekadhore5555
    @dekadhore5555 2 ปีที่แล้ว

    Xuseen isoo wac ina siyaad

  • @dekadhore5555
    @dekadhore5555 2 ปีที่แล้ว

    Xuseen siyaad isoo wac

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 2 ปีที่แล้ว

    Fanaaniin Hibo leh waad soo saarteen walee aadbaad umahadsantahiin qaasatan labadaan fanaan ee qaadaya heesta Nayruus barteeda ayay dhigeen

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 ปีที่แล้ว

    Xariifka heesta sida Layla iyo qays qaadaayo mid aan ciyaarta aqoon aya isaga raftay sarwaal blue ga indha adkaa hhhhhhhh

  • @AliDiriye-o5j
    @AliDiriye-o5j 6 หลายเดือนก่อน

    Nafisowaamagool222222❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 2 ปีที่แล้ว

    42:13 eesh qiyaasak

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha gashay kaalinta 7 aad, maxaa dhacday maysan heesine. Waliba sibay u niyad jabsantahay wlhi.🤣

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 2 ปีที่แล้ว

    Ladan magool nafiso iyo xuseen waba 1 koow

  • @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
    @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666 2 ปีที่แล้ว

    Hibo sheeydaanimo waaye hibadaas maahan waxaas wax ilaaheey raali kayahay

  • @maryanxaanshicabdulahi9718
    @maryanxaanshicabdulahi9718 2 ปีที่แล้ว

    Ani lacagtada soo shegteen ma awoodi ee ha igareebine

    • @shuubilan9781
      @shuubilan9781 2 ปีที่แล้ว

      Abayo meqa lagu dhahay wan u bahanahay hibadeyda inan halkan kuso bandhiga

  • @xaliimobixii2037
    @xaliimobixii2037 2 ปีที่แล้ว

    Guulst

  • @xaliimobixii2037
    @xaliimobixii2037 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga labrka raba

  • @maxamedbakaal2799
    @maxamedbakaal2799 2 ปีที่แล้ว

    Waxan pointi weyn u haya hesta neyrus 2 isla qaday waliba wiilka wuu ku fra yreystay runti si kastaba Hambalyo inta cawa so bxday e shadada la gudonsiyey

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 2 ปีที่แล้ว

    Cunugaan cabdisamad ee saciido la heesaayy xoogaa fudayd ayaa haayo isdeji ku dheh guddoomiye migna afka haku aadiyo markuu heesaayo sorry

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว

      Kaxishoo wiilka wakucusbyhy kabadan maaha hhhhhh

    • @amirahmed5003
      @amirahmed5003 2 ปีที่แล้ว

      Ok taxta amrak qaali

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว

      @@amirahmed5003 ma yamur caleek cadu

    • @amirahmed5003
      @amirahmed5003 2 ปีที่แล้ว

      @@ladanxaaji6671 kista carabiga way iga dhamaaty jjjj

    • @ladanxaaji6671
      @ladanxaaji6671 2 ปีที่แล้ว

      @@amirahmed5003 مايامر عليك عدو .... اغير لك الغه كمان ولو. ههههه sasaa la arky hhhh