DOOQAAGA HOR FADHIISO DAMAC KATIIR AYAA KU DHACDAY 4GABDHO iyo 3WIIL hhhh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @alihuseein9422
    @alihuseein9422 3 หลายเดือนก่อน +984

    Iyadoo wilal soo samey koko Amiira ceyda cumeer Arimaheena IAm key sundus ayanita ladan abobakar kusoo samey waa codsi waxaan is oran karaa waxaan ahay Ninkii lagu aas asay janalkaan ina codeya aqayarta like-ta isaara si uu arka Asad Hagio walalka weyn❤❤❤

  • @mohamedhusein1672
    @mohamedhusein1672 3 หลายเดือนก่อน +205

    Waxan Rabaa Gabdhaha koko kiki ladan sundus amira samiya wiilasha mahris cayda cumeer macalimow iyo deeqow inta igu raacsan like saara❤

    • @fuaadbuuwe7727
      @fuaadbuuwe7727 3 หลายเดือนก่อน +2

      sxb waa ❤kuguracsanahay❤❤❤

  • @i.ismael4330
    @i.ismael4330 3 หลายเดือนก่อน +349

    War naagihii sanadkaan damiir iyo dhiig bay yeesheen saas baa idinka rabaa 💪🏾👏🏻😂

    • @HodanMohamed-gb5ij
      @HodanMohamed-gb5ij 3 หลายเดือนก่อน +17

      Sheeko Horto gabdhihii dheh waaxay naagihii teeda kale waligen baanu dhiig lahayn😅

    • @i.ismael4330
      @i.ismael4330 3 หลายเดือนก่อน +9

      @@HodanMohamed-gb5ijNaa heedhe aniguba naag baan ahay naag cay ma ahan PROUD NAAGNIMO😂❤

    • @xamdiabdullahi224
      @xamdiabdullahi224 3 หลายเดือนก่อน +6

      Naagnimo 💪

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 หลายเดือนก่อน

      Dhiig dookh laqaadan waayo miya dhiig noqday marka laleyhy ciyaal cag weyn hal xabo caqliya malahan 😂

    • @fanaxlayissack4630
      @fanaxlayissack4630 3 หลายเดือนก่อน +1

      Jah nagnimo

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm 3 หลายเดือนก่อน +105

    Mar lawaad wada kulmi saami amiira koko sundus
    Cadnan cayda cumeer iyo mucalimow plz asad geamkan waaba kahelnay wlaahi 😢😢

  • @faizosuleymaan8686
    @faizosuleymaan8686 3 หลายเดือนก่อน +765

    Soomali waxay hori u tiri saan saan baalagu gudaa saxana saxan hadaba saamiya waa loo abaal guday 😂😂inta igu raacsan like 👍

    • @ridwaanyussuf781
      @ridwaanyussuf781 3 หลายเดือนก่อน +9

      Markeduu doortay

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b 3 หลายเดือนก่อน +8

      Haa😂

    • @NiciimaMaxamed-ko3of
      @NiciimaMaxamed-ko3of 3 หลายเดือนก่อน +23

      Wlhi mrkii uu soo baxy ayaan idhi cabdul saamiyu hor fadhiisanyaa sidii noqotybA😂😂

    • @JamadAbdullahi-fd2nt
      @JamadAbdullahi-fd2nt 3 หลายเดือนก่อน +6

      Wan is dhahay anba 😂😂

    • @AyuushAbdiMohameD
      @AyuushAbdiMohameD 3 หลายเดือนก่อน +9

      samia weyba shidan thy mar kasta uunwaa la dooran lahaa❤

  • @NajahYusuf-t2d
    @NajahYusuf-t2d 3 หลายเดือนก่อน +148

    Mahres caawa nolosha lagu qabtey 😂 walee saas idinku ogahay viva Dumarland 😭😂🫶🏻

    • @NasteexoMaxamuud-j9d
      @NasteexoMaxamuud-j9d 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ki qalbi jecel katagaa san lee udan beyso😮mehris sorry 😞 😔 😟

    • @HabiboHd-f4e
      @HabiboHd-f4e 3 หลายเดือนก่อน

      Haaa wahi

    • @HadiyaMohamed-f9k
      @HadiyaMohamed-f9k 3 หลายเดือนก่อน

      Walahi waaa rabay ina nolosha laguqabto😂

  • @nuuramukhtaar2350
    @nuuramukhtaar2350 3 หลายเดือนก่อน +28

    Team 27 wax iga xanunsan abahey igu soduceya 40 qof ducadooda Waa la aqbala blz 😭😭

  • @user-Varahzaneeyyy...
    @user-Varahzaneeyyy... 3 หลายเดือนก่อน +315

    Wiilka kowaad samiyu ka helyy lkn cadnan ka baqayy😂😂😂 Alla mehriz wxii ku dhcan la yapayy😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 หลายเดือนก่อน +8

      😂😂😂😂😂 Cadnaan jinigii oo sodilowaa 😂

    • @Fartuun123-n6b
      @Fartuun123-n6b 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂haa

    • @suleimanabdiali6480
      @suleimanabdiali6480 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂 ala mahreez kac aya kayertii sorry 😢

    • @Fardowso-sc8rk
      @Fardowso-sc8rk 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mashegi heee😂😂😂😂

    • @istarali8724
      @istarali8724 3 หลายเดือนก่อน

      haa😂😂😂😂

  • @Janno66
    @Janno66 3 หลายเดือนก่อน +71

    😂😂😂😂😂😂Viva Xoogweynta Dumarland💪🏻 ❤ I can't wait Qacdaan oo Tiktoke Lakeeeno😂😂😂💪🏻

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 3 หลายเดือนก่อน +129

    Allh mahrez naago nool hely cawa mac sokor😂😂😂😂

    • @haldoordumar6770
      @haldoordumar6770 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aad iyo aad😂😂

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 หลายเดือนก่อน

      Ar nagaha cuqdaday uqabaan mahrez maxa weyn 😂😂😂

    • @sundusali8340
      @sundusali8340 3 หลายเดือนก่อน

      @@Kingofcity-we4gp wiil dumarka af lagaadeeya waye🤣

    • @Kingofcity-we4gp
      @Kingofcity-we4gp 3 หลายเดือนก่อน

      @@sundusali8340 wax aflagado lama arkine ee cuqdadii niqaday nima dhigto

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 3 หลายเดือนก่อน +174

    Waxaa aduunka u Nacayy dadka Rasuulka SCW Like ku Raadsha War ilahey ka baqaa bilaa Caleyki intiina Badan kuma salisaan xitaa 😢

    • @AbdirisaqAli-tk4pb
      @AbdirisaqAli-tk4pb 3 หลายเดือนก่อน +2

      Same wllhi waan layaabay

    • @LiilKashka-hj7lo
      @LiilKashka-hj7lo 3 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/video/SvFRoKuI7C4/w-d-xo.htmlsi=802BYHSwmb8aNaoD booqo waat kahelidoontaa

    • @Najichannel23
      @Najichannel23 2 หลายเดือนก่อน

      Wllhi waa runta

  • @DhoooloYare
    @DhoooloYare 3 หลายเดือนก่อน +251

    Majiro qof dhaafaya rasuulkeenii
    Muxamead scw ❤❤❤❤❤❤👇👇👇👇

    • @RuquyoMaxamed-n4u
      @RuquyoMaxamed-n4u 3 หลายเดือนก่อน

      Asadow waa I dhafrsay muqaalka maa ciyow iska soo daasid 😮😊

    • @onlovememaleiko5785
      @onlovememaleiko5785 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤ we love xbbi mahamed scw ❤❤❤❤❤

    • @Munomaxamud-x8o
      @Munomaxamud-x8o 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Sahara-fc2bz
      @Sahara-fc2bz 3 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw❤❤❤

    • @ZuLtHaNShArMaAkE-xf7rk
      @ZuLtHaNShArMaAkE-xf7rk 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 3 หลายเดือนก่อน +59

    Wlhi gabadha dharka cad waa wax garad qacdii mahris uu geestay gabadha waay ooga aartay legemad waayaan

  • @monadeek4233
    @monadeek4233 3 หลายเดือนก่อน +137

    Asad talo wllnimo ayan ku siinaya plz team 27 meeshan kusoo celi hadii team kala duwan la samaysto waa madhax waa lakala go,ayaa ❤

    • @israatosh8053
      @israatosh8053 3 หลายเดือนก่อน +2

      Cadiwye reamka uunbay kamid yihin

    • @SayidAlijG
      @SayidAlijG 3 หลายเดือนก่อน +17

      Sxb Teamkas Shaqooyin aa usoobaxay oo ah in UTube kooda uqarxay sidoo kalana Teamka waa in dad cusub lagu soodara marwalba si dhalinyarada cusub ayagana Utube kooda ukaco see uwada shaqeestan Jiil Cusub lasoosaara Asad Xaasid maahan Teamka Qofkii caan noqdo Utube loo Furaa marke ukala kacdana Asaa is meeleenaayo si guudna waa wada shaqeenayay marmara qaar

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 หลายเดือนก่อน

      Sax wllo❤❤❤​@@SayidAlijG

    • @haniihm
      @haniihm 3 หลายเดือนก่อน +1

      Asad waa dad caawiye marki lagso tago team kiisa Dada codsan karo rabaan inee business yadooda ukala kaco see Caan u noqdaan marka lagma fiiriyo kaliya 1dhinac🫠

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahrez damac badanaa 😅bisinkee

  • @Billiondhan37
    @Billiondhan37 3 หลายเดือนก่อน +18

    Ala manooli💔😭😂mahrez wiixii ku dhacay leeha wey Ku fiicanthy lkn coz ixtiramka dumarka maba yaqano🙄

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 3 หลายเดือนก่อน +448

    Nasiib xumo majiro qof like 👍 saarey saliga nebiga scw😢😢

  • @ShamisMohamed2797
    @ShamisMohamed2797 3 หลายเดือนก่อน +35

    War waa I shafiseen walahi dumarlandnimo😂 waaw ku raxeysta 😂 faraxyada mareys baba igu daran bisinka wey ku raxeysteen walhi

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 3 หลายเดือนก่อน

      Ciyaar waa galin danbe xalimo kusey 😂

    • @heersareofficial8272
      @heersareofficial8272 3 หลายเดือนก่อน +1

      Kor haddad martid iyo haddaad hoos martid adi lee lagugu raaxaysanaa 😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 3 หลายเดือนก่อน +126

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo ❤

  • @FarxiyoMacalin-gh9hs
    @FarxiyoMacalin-gh9hs 3 หลายเดือนก่อน +6

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @Jack_cadna
    @Jack_cadna 3 หลายเดือนก่อน +284

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله) Like👍

    • @samiyazeytuni8658
      @samiyazeytuni8658 3 หลายเดือนก่อน +2

      Like hku radinin magaca Allah weliba love raqiis ah😢

    • @CaashoSaid-z3n
      @CaashoSaid-z3n 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah Allah Akbar ❤

    • @ibraahimaxmed1720
      @ibraahimaxmed1720 3 หลายเดือนก่อน

      Allahu akbar

    • @Hafsaali-zr4el
      @Hafsaali-zr4el หลายเดือนก่อน

      Asc 🌹🌹💞💞💓💓💕💕💋💋

    • @AsiyaCabdi-n7f
      @AsiyaCabdi-n7f หลายเดือนก่อน

      Allahu akbar❤❤❤❤

  • @Awliyo.
    @Awliyo. 3 หลายเดือนก่อน +27

    Heestuu u saaray asad legend 😂gacalooy gacaloo godadle waa gadiisiiyey godadle😂😂

    • @Salmo-kw7kw
      @Salmo-kw7kw 3 หลายเดือนก่อน +1

      Heesta yaqaday iisheeg

    • @HodanBadri-mm9xp
      @HodanBadri-mm9xp 3 หลายเดือนก่อน

      Qli Ladan sacdiYo Siman io 𝘒𝘩𝘢𝘥𝘢𝘳 Keyow

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta 3 หลายเดือนก่อน +84

    Kkkk. Game kaan waan necebahay wayo qofbu qalbiga kagaga ciyaraya.

    • @SAADAMAXAMED-l7p
      @SAADAMAXAMED-l7p 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa jailing galiya😊

    • @QumanexajiCiise
      @QumanexajiCiise 3 หลายเดือนก่อน +8

      Runtii aniga xataa kamahelin asad mar dambe hasoo celin

    • @User-wrg23se4
      @User-wrg23se4 3 หลายเดือนก่อน

      Nooo😂

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 3 หลายเดือนก่อน +13

    Naago nool❤️🧕way mayd garacen mahres😂😂😂dumarland is n't easy ❤

  • @maaria9771
    @maaria9771 3 หลายเดือนก่อน +82

    wan iska Ogaa inuu Cabdul Adaayo Saiya😂❤

  • @Sihaam3457
    @Sihaam3457 3 หลายเดือนก่อน +13

    Wlhi Dumarland isn't Easy Dhiiga biyo ma and 😂💕😭

  • @XaawoMaclin-cn1nn
    @XaawoMaclin-cn1nn 3 หลายเดือนก่อน +78

    Aan kusalino nabigeena muxamad salaahu caleeyhim wasalam 📿📿📿🤲🏻😭🙏🏻

  • @salmaabshir7411
    @salmaabshir7411 3 หลายเดือนก่อน +10

    Xushmada waa qayb kamida dad nimada qofka wiilka koowaad oo jaakada buluuga wata masha alh 💯 way ka muqata inuu xushmad badan yhy lkn wiilka kakle low low xushmad wayo because hadaladisa xita waa laqariyey hada ka horna waa arky barnaamijyo hore intaa is lee dhy khatar iska dhig meel xun le ku dhace
    Nin nag la tirsanaya hada aragto faciis ugu yeer any way xaliimoy abyo qiimahaga kor mar kastaba ❤

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 3 หลายเดือนก่อน +49

    Caawa waxba layskuma reepan gabadha xijaabka madow 😂😂😂

    • @MunaAli-dw2cs
      @MunaAli-dw2cs 3 หลายเดือนก่อน +3

      Waa fariid😂

  • @RayanAli-nf1cj
    @RayanAli-nf1cj 3 หลายเดือนก่อน +20

    Wiilka koobaad gobonimo muujiyay iyo xurmo masha allah

  • @SleepyBreakingWaves-in5vy
    @SleepyBreakingWaves-in5vy 3 หลายเดือนก่อน +9

    Mares waa legend ciyalka xfda ah wlhi fanny weye kulaha kursi ku qaldan

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 3 หลายเดือนก่อน +81

    Alla caawa wiilashii duubi jiray video editing ka qacda way iskugu dhantahay 1:9999999😂😂 weeyi ciyaartu❤😂 Dumarland ha nollaato❤❤❤🎉

    • @xaawomacalin6882
      @xaawomacalin6882 3 หลายเดือนก่อน +3

      Qof Ila fahmay waa heysaa wax badn sugeyna walibo😂😂😂

  • @engdeeqsi1020
    @engdeeqsi1020 3 หลายเดือนก่อน +9

    Plse part 2 soo sameey waliba gbdho kursiga in ey fadhiistaan ka dhig kooko, amiira, ladan, sundus iyo saamiya wiilashne ceyda, cumeer, iamk, deeqoow, macalimow iyo cadnaan inta igu raacsan like saara

  • @FaraxHussein-oj6ls
    @FaraxHussein-oj6ls 3 หลายเดือนก่อน +76

    Samiya wiilka kowaad ukahelay❤😂

    • @Kralice-rk9pb
      @Kralice-rk9pb 3 หลายเดือนก่อน +5

      Wxu u dooran wayay vediogii hore may doran iyadba😂😂

    • @farxiyociire421
      @farxiyociire421 3 หลายเดือนก่อน

      Haa sax​@@Kralice-rk9pb

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 3 หลายเดือนก่อน +8

    Mahrez wixi ku dhaca layaabay cwa😂😂😂😂😂

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 3 หลายเดือนก่อน +46

    Caaawa faaraxyadiiii waaa lagu raaaaxaYstaYyy 😂😂😂 siiba mahres io deeqsi😂😂

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 3 หลายเดือนก่อน

      Ciyaar waa galin danbe xalimo kusey 😂

    • @sagalapdy368
      @sagalapdy368 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@adamjumale4871 maxaa galin danbaaa tan baaaba raaxaYsi aheee Mac faarax 😂😂

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 3 หลายเดือนก่อน +11

    Samia she's Queeen 👸❤️❤️

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212
    @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212 3 หลายเดือนก่อน +28

    Saddex shay waa inaa maskaxdaaada galisaa✨
    1:Geeridu majirto meel looga baxsado
    2:raaxo malahan aduunyadda
    3:ka fakan meysid dadka hadalkooda

    • @Abdallehmoha
      @Abdallehmoha 3 หลายเดือนก่อน +3

      taasan been ahayn walale mcn aan isku soo ducayno

  • @YuusufxasanAli
    @YuusufxasanAli 3 หลายเดือนก่อน +5

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @yuusufcr
    @yuusufcr 3 หลายเดือนก่อน +115

    Nabiga dartis like igu sar wll mcn 😢

    • @farxiyociire421
      @farxiyociire421 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AliHassan-wm4qn
    @AliHassan-wm4qn 3 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdhaha inay soo fadhiistaan narkale asad🎉🎉🎉❤❤

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm 3 หลายเดือนก่อน +103

    Dadka caanka isma guursadaan mana guursadaa saxaaf isn't easy 😂😂😂😂😂

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2.5M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @AbdirashidNoor-qf2yj
    @AbdirashidNoor-qf2yj 3 หลายเดือนก่อน +57

    Koko , sundus, amiira iyo cumeer ,ceyda , iyo maalimow .....part 2 plz Asad so samee

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials 3 หลายเดือนก่อน +7

    Gbdha sahra la dhaho wey ku sxnthy didmada wyo marnapa ha yeelin 2nd option ado heli kra 1st option❤

  • @shukridhaqane8127
    @shukridhaqane8127 3 หลายเดือนก่อน +150

    Waligey TH-cam comment geyga like mahelim😢 team.27 like iisara

  • @Naema143
    @Naema143 3 หลายเดือนก่อน +6

    Wilka kowaad samiya xarash bu u hayay gameka yes iyo no bey diday mehrez Qababc ba ka yeray😭💔lkin gamekan qatar waye asadoww part yal kale noso samee🎉❤😅

  • @jawaahirhassan4290
    @jawaahirhassan4290 3 หลายเดือนก่อน +35

    inuu cafimaad taam aah inuu Alle isiiyo iigu isoo duceeya🤲🤲😢😢

  • @Deeqow861
    @Deeqow861 3 หลายเดือนก่อน +8

    Asad dagaal gabdho iyo wiilal aad dhalin rabtaa 😂😂😂 runtii game kaas xanuun kiisa ayuu lahaa ragga ayaana qaladka siinaa aniga ahaan

    • @Zeinabali-o9g
      @Zeinabali-o9g 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wale si xun loo galay wilisha😂😂

  • @MOHA__MB1
    @MOHA__MB1 3 หลายเดือนก่อน +39

    NO EX NO NEST FOR ME ALLAH IS THE BEST ❤🕌🕋❤️

  • @SowdahAliMohamed
    @SowdahAliMohamed 3 หลายเดือนก่อน +6

    Mahriz waxa ku dhcy lagama sheken kro😂😂😂😂

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan2708 3 หลายเดือนก่อน +31

    ala mahriz cuqubadii giridhi baa ku dhacday 😂😂😂😂😂😂 barnamijka waa funny 😂😂

  • @abobakarsadik
    @abobakarsadik 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahrez wlhi wa ninka kaliya funny ah game nocan ah hadusan Ku jirin xaraarad ma leh

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 3 หลายเดือนก่อน +92

    Team Samia one like 👍

  • @Najaax101
    @Najaax101 3 หลายเดือนก่อน +8

    Barnaamijkan mafiicna asad jooji😢😢

  • @xamdamaxamud8490
    @xamdamaxamud8490 3 หลายเดือนก่อน +56

    Ragow maydka jiita viv dumarland💔😂😂😂😂

    • @adamjumale4871
      @adamjumale4871 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ciyaar waa galin danbe, xalimo kusey. 😂

  • @________AZANZIYO_________
    @________AZANZIYO_________ 3 หลายเดือนก่อน +8

    TEAM ANIGA ONE LIKE 😂😂❤

  • @Archyusuff
    @Archyusuff 3 หลายเดือนก่อน +44

    Mahres musiibada giriidhi aa kuugu dhacday😂😂😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 หลายเดือนก่อน +4

      😂😂😂😂😂 mahres uqubo ku dhacdy ka raali ahaad😂😂😂😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 3 หลายเดือนก่อน

      Game kii hore xataa waa lugu daadin jiray 😂😂😂

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @KoukouJr1
    @KoukouJr1 3 หลายเดือนก่อน +1

    this is crazy somali national theatre waad ka so muuqan kartan adin ko si live usamenaayo asad you are doing realy
    ly big thing.

  • @jaamacdhoof9686
    @jaamacdhoof9686 3 หลายเดือนก่อน +45

    Wlhi mehrez wa doqon game badan arkay 😂😂

    • @SayidAlijG
      @SayidAlijG 3 หลายเดือนก่อน +11

      La,aantiisa cawa shactaro majiri laheen meesha madadaala loo yimid asaa caawa qosolka iga dhameeyay

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 3 หลายเดือนก่อน +1

      Gabadh hadal kulul ku dhaha

    • @yousra52
      @yousra52 3 หลายเดือนก่อน

      So mha midba doratey muxu midkle u ada mrwlba sn ayu u dhaqma😂😂

  • @amiiraquruxda
    @amiiraquruxda 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana ruun badan nabi muxamad scw scw scw

  • @SunishCadey
    @SunishCadey 3 หลายเดือนก่อน +70

    Part 2 sosame koko, amiiro sundus inta igu racsan one like 👍

  • @SamiiroJamacSalaad
    @SamiiroJamacSalaad 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wow dumar laaan way isku hiliyen gabadha dharka cad farid😂

  • @Safiyo295
    @Safiyo295 3 หลายเดือนก่อน +59

    Inta koko u xiistay like saar👍

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maash allaah geem qurux badan ayuu ahaa gabdha reer maagal oo geemka qurxiyan waal keenya waxaan bogaadi nayaa mahris oodabeecdiis hagagatay kaftankan bartay ku celis waaye geemka asdoow wiilsha waa i doortaa gabdhah aydoo aarsi ku jirin

  • @CEYDA925
    @CEYDA925 3 หลายเดือนก่อน +122

    TEAM SAMIA ONE LIKE ❤

  • @hony5804
    @hony5804 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanallh war naagta dharka cad edebdaranaa wiilka seugashay belo kudorataydhe😂😂😂😂😂

    • @queenmaryama9237
      @queenmaryama9237 3 หลายเดือนก่อน +1

      Na wa fariid ma in gabdhah la bahdila rabta adi mise Nina tahy😅😅

    • @hony5804
      @hony5804 3 หลายเดือนก่อน

      @@queenmaryama9237 mxaa bahdila xoloy kan doortay ee uhoreyey kahadloyaa mida kale wax bahdila kamahadline kibirka iyo istustuska necbahay

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 3 หลายเดือนก่อน +31

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 3 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @SabariinAbdullah-im6hm
    @SabariinAbdullah-im6hm 3 หลายเดือนก่อน +8

    Brt two saamia haka soo tagin iyo cadnan asadow nala shaqeey nio❤

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 3 หลายเดือนก่อน +34

    Cabdul iyo saamiya way usku soo baxayaan ❤quruxdooda iyo dagaanaantoda

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado

  • @Axmedxasanjayne1409-hf8jy
    @Axmedxasanjayne1409-hf8jy 3 หลายเดือนก่อน +41

    Waaba soo gashee nabiga ku Sali wll 😢😢

    • @deeqaxmed4705
      @deeqaxmed4705 3 หลายเดือนก่อน

      Zd😊😊

    • @LibaanAbdi-t7r
      @LibaanAbdi-t7r 3 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @Nadarey
    @Nadarey 3 หลายเดือนก่อน +5

    Dumarlandnimo yes saas isku garab istaga😂❤

  • @rayaanmahdirayaan711
    @rayaanmahdirayaan711 3 หลายเดือนก่อน +49

    Omg caawa Ana uhoreeya suuuuuuuu team 27 aad ban idin salamy 😂❤

    • @Hootho.ahmeth-nazir
      @Hootho.ahmeth-nazir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa ka horeyayy

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe 3 หลายเดือนก่อน

      @@Hootho.ahmeth-nazir wah adi qof kasta ma cunsureeyne walaaley qof weynaate isku xishoo

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe 3 หลายเดือนก่อน +1

      haa aniyo adi isku mid nahy saln sare

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waliga dumarland haka shakinin😂😂

  • @MiskiMaxamed-y1g
    @MiskiMaxamed-y1g 3 หลายเดือนก่อน +18

    Dhar cadaaaan waji maleh😢😂😂😂😢

  • @husseinhassan6781
    @husseinhassan6781 3 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂 mahrez you make my day I laugh hard

  • @AhmedCqaadir-ur4ud
    @AhmedCqaadir-ur4ud 3 หลายเดือนก่อน +39

    Ragnimo iyo wll nimo one like😢😢❤

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asad markale noso same wlhi qosal miran waa walikey fidyow inaa markale noku so celiso maka codsan wll asad markale noso same aboowe❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 3 หลายเดือนก่อน +17

    Baraamijka caawa wllhi wax kale maaris taariikh ku dhacday labo dalaaqo ii dhiman ka kulahaaaa😂

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahres sayid cali buu u egyahy 😂😂😂

  • @Mustafaahmed-
    @Mustafaahmed- 3 หลายเดือนก่อน +34

    Team samiya is muujiya ❤

  • @SamiroJamalabdi
    @SamiroJamalabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ala tan turaxada cad dhiig badana jah❤😫🥺

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 3 หลายเดือนก่อน +28

    Mahres hesta lo qaady ane niyada iga so dhacdy godadle😭💔😂😂😂

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 3 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂 maskiin wax dhiqey oo islahay lkn asiga dhiqdii ku dhacy 😂😂😂😂 adkaatay 14:39

    • @faraxabdi3028
      @faraxabdi3028 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

  • @UdugsanPerfumes
    @UdugsanPerfumes 3 หลายเดือนก่อน +2

    Team samira on like❤😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @naskovicali3058
    @naskovicali3058 3 หลายเดือนก่อน +28

    Asad bro waa noo balan 3m markii aad gaarto in aan soo qeyb galo xaflada from Sweden 🇸🇪to Malaysia 🇲🇾 Insha Allah

  • @AbdulkadiraliOmar
    @AbdulkadiraliOmar 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asad isn't easy wlhi mahreez dhaadhaan caadiya waaa😂😂😂😂😂

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 3 หลายเดือนก่อน +24

    gabdha cusub e dharka cad❤ naagnimo ka buuxdo❤

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 3 หลายเดือนก่อน +2

    Dumarland isn't easy 😂❤

  • @queenfatusharmygirl
    @queenfatusharmygirl 3 หลายเดือนก่อน +19

    Samia qurux qurux +respect ❤

  • @abshirmaaxi1716
    @abshirmaaxi1716 3 หลายเดือนก่อน +1

    mahres adoonkas legend xariifa waaye daacadii😂😂😂😂......

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe 3 หลายเดือนก่อน +81

    hayaay cawa anaa ah qofkii ugu horeeyay liketa haoga ilaabina reer comment😘😅

    • @Hootho.ahmeth-nazir
      @Hootho.ahmeth-nazir 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa kaa horeeyay😂😂

    • @abdiwalimustaphe
      @abdiwalimustaphe 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@Hootho.ahmeth-nazir hye cunsir nimadaa maa keentay🤣 waxaad comment soo bixisay 17 minit kahor ana 1😏4 miit kahor hye see ku yeelay walaashee😅🤭

  • @suhayrqays7523
    @suhayrqays7523 3 หลายเดือนก่อน +2

    Inteeen fadhiisan KUYE MARIS MAC SONKOR 😂😂😂😂😂

  • @CabdirizaaqCali-rd4pi
    @CabdirizaaqCali-rd4pi 3 หลายเดือนก่อน +21

    Mah rez. Asiga. Iyo. Taak taak maxaa kala heysta. Hadaa arakto. Gabar bey isku dhagan yihiin 😂😂

  • @saeedali1414
    @saeedali1414 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa dhaqan xumo waxani iyo qalbi jabin dad ha ugu ciyarin sidii bombaladii asadow ilahay kabaq waxad sodeyso oo wangsn mawayayside

  • @nimcokhaliif4038
    @nimcokhaliif4038 3 หลายเดือนก่อน +24

    Caawo kan sidaa la rabey la yely wlhi naago dhiig leh imdey

  • @fadumoahmedali7953
    @fadumoahmedali7953 3 หลายเดือนก่อน +4

    ASAD waligey wax kaama cod sanin😊 amiino koko samiya sundus iyo ceyda cumeer cadnaad soqabo i.a😂

    • @AyaanNajiib-j7x
      @AyaanNajiib-j7x 3 หลายเดือนก่อน

      Kugu racay nio asadow Aan ka helno inta😂😂

  • @UbaxAbdullahi
    @UbaxAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน +12

    Dumarland isn’t easy 😂😂😭

  • @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
    @AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 3 หลายเดือนก่อน +3

    DUMARLAND isn't easy 😂😂😂😂

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r 3 หลายเดือนก่อน +22

    Wlhi Mahrez inee sidaas ku dhaceyso waa ogaa 💔😂😂 Ragu waa damac badan yahay oo inoogu shaabadeeyay 🤦🏻‍♂️😂 Waana ku raacsanahay 💯 gabdhaha waxee sameeyeen 👊🏻 Anyway #This_is_Just_Game