ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Indho jacayl ❤ is the best romatic man"Wanka helay barnaamijka aad ayaan u salamaya dhambaal digital
Haa waan ka heley indho jacayl abtigay waan u hanbalyaynayaa
Wiilka la doortay haduuna joogi laheen barnaamijku xiiso malaha laheen wuu qurxiyey wlh waa legend
Aar nio barnaamijyada soo badiya oo dad murtileh keena goobta s
Soo Badi pro indho jacyl nin rageed
Msha allh wlhi barnaamij xiso leh ❤🎉
Dhambaal full respect❤
Hambalyo zhp indho jacayl. Markaaga horaad mutaysatyban odhankara inay kala soo dhex baxdo. Aad ayaan uga helay barnaamujkan. Dhambal dejital
Masaajidka ag fadhiiso
Bil ramadaan oo kheyr la shaqeysanayo miyey dhalin yaradii time kooda ay ilaahay hor fadhisan lahayeen miyey intan Ku lumiyeen
Dhanbaal dhijitaal hore u Socoda walayaal
Soo badiya
Haa Wan kahelanay noo soo badiya
Mshlh wlhi waa barnaamij wacan waan ka helay runtii inantuna waa sii qurxinay
Waa wareyyy ninkan maxamed ah jacylbaa ku dhexbakhtiyey😊😢
Barnaamijyada dhaqan xumadaa uma baahnin in dhalinyartena lagu badalo wakhtigoodana lagu lumiyo
Dhambaal full respect 😊
Abihii jacaylka maxamed xasan hirad❤😍
Maxamed indho jacayl wlhy waa wiil wacan oo respectful an m.a waxanu waxkayaqanaa xerka dumarka iyo in ay dumarku yihiin kuwiidhalay sokoriyey raganimadana waxytahay baray keliyah waxa heer gaadha ninkay dumarku heergadhsiyan waana respect siiya markasta dumarka anigoo halkajoga buu wlhy dhiiga idhaqajiyey wilkani hadam awoodo waxkasta uu jecelyhy hortisankenilahaa😢❤❤❤lkn l can't 😢
Dhambaal si fiican kuugu dhidhanahy
Inanta &iyo indho jaceyl waaN wataa
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐡❤❤
Soo bdiaya
Xalka waxa ka muuqata dumarkoo dhan iney doortan maxamed sababtu waxay tahy habluhu iney jecliyihiin nimanka hadalka macan ee mar walbana positive ka❤
Wow indho jacayl legend
waan kahelay
Khalid saleebaaan
Masham alaah❤❤
soo badi dhambaalow 😂😂
Indho ha u yacina hadad u yacdana ha u fogaanina
Soo badi bar
Indho jacl isku dokhbanhy wllshay ❤❤❤❤❤❤❤❤wad ku saxnyad zxp qali dumar
Maasha allaah
Wan Somanahay Xanjona Wan Cunayaa isma leh
Idho jacayl hakaso tagin part 2
Dhnbl full respect
Indho jacayl❤ waan ku haystaa anuu waan ku salaamey wll indho jacaylow
soo badiya dee
Nosoo badi bro thnks
Inantan waa inan shidan ee mar 2aad barnaamij kasoo samee masuul
Dadka kaliye ee yiraa samali mnihin markastana samali sheega wa adinka
Intii tiktook ku araktay🙏
Part2
indho jacayl boska Jakarta ayu taganyhy😅
Haa wlhi anaa qalpiga iska dhahaye🙂
soo badiya
🤣🤣🤣wllhi waanba ka helee wll inoosoo badiya
Sharukhanka xmr wa jakarta sharukhanka sonaliland indho jcyl
Woow Marshall allah 🤗🤗
Walhy idho jclyl waba kahele m.n ino jcyl❤😂
Dadka dawanay prt 2 isku day inad qariso labad wada hadlay iyo adiga bes meesha ka muuqda si ay uqurux bato barnamijku keep going pro
Please make part 2
Waan ka belay zxp
Dhambaal
M,a wiilka indho jacel wan wata ❤😎👌😂😂😂😂😂
Wll waa khatar ee sobadi insha allah
Part2 pls
camar wajigaa kaga dhagtay wallhi ❤❤
Haa wan ka helnay
Mansha allah
Haa yee nagudar 😍😍🤩😍🥰
WLHI BILAH MA DHAX BAAD TIHIIN KAW AAR WAXA SIDAN MAAHA ABTI
prt two
Sobadiya plz kuwan oo kle 😂❤
Soo badiya ❤😂
Lph soo badi
Mr indho jikaarto pro mx😂😂♥️😊
Wan kahelay nosobadi
Waxan sugnaaba part2😂😂😂
Barnaamijku wuu fiicnyhy lakin thumnailka waxoo ga ku dadaala😢
Haa❤
Maxamad xasan hirad abhii jacajlka
Indho jaceyl meesha waxa uu ka dhigay biyo caadiya kasaara asi
Barnamijku asasl waye dadihiyayasha dhambaal dhijital hergysay ka shidantay xamar laga imi soo badiya hadanu reer hergysanahy idin odhanlahayn😁😁😁
Indho jeceyl ❤
eiditing ka inaga hagaajiya cameradana angalis kaga qabta baahidan wayn inaga yar habeeya mahadsanidiin
Exctely😂😂😂😂😂😂
Indho jcl ❤❤ waa jclkiyo wila
New falenbo hargyza kaso baxey
Meesha Ninka Food Layidhaa Uun Iyo ninka4S Labadaa Nin Waa Qoodhis
❤
Haa noogu celi
Wan kahelay
Mohamed waa legend
Ina Xasan Hirad Yasiin Legend 🥰
Noo badi bleas
Soo badi bar naa mishka
wan kahelnqy
Soohagaaji zxp oo dadka kale qari oo iskusoo dhawee labada qof ❤ sidakale waa daadax❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😆😆😁😁😁😁😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😅😆😆😆😅😆😆😅😅WAAR FOODKU WAA ITIXAANBA KULAHAA MA SHAQAAD HAYSAY EMOTIONAL DAMAGED
❤❤❤
Food ciro
Sxp part two ❤
Part two soo samee
Sobadi saxib
More parts😂😂
War idhoo jacayl waba romatic oo qofa😂
Shahrukh Khan mish mxa ka istaagay heen mska naqaqan kulha 😂
ciwaanka ku bedel ila muran doookh ma jiree inankaas mooye kuwa kale w ila murane schoolna u fur nimanka qalafsan iyo gabadhaba
Kkkkkk
Indho jcyl funny
Food on the way