qadaad weyn way inagu mashqushay magalada muqdisho ma xukumaan somaliland waxay Ka maqantahay 34 sano waa xasad waxay meel u gaadhi waayeen reer qadaad weyn reer somaliland yaan layna Kala qaybin doorashada qof waliba ha dorto qofkuu doonayo illaahay baynu Ka magan galnay sharkooda aamiin
inaguna dhaman wanu xanibaynaa waa waxay ka qadan dunidaba waxay ku kala wadan wa xawladahooda inaga xabad ba tugta iyaga kumanaan xawaladoood bay noo keenan wanu joojin wixi koonfur inagaga yimada saxiriinta madhan ha na dhafaan walee hada sii wacan loo kala guran dooona wuxu moodaya inu Somaliland wax ku yeelayo walee idinka ku jabayaa
Somalia hal talabo u haday filaya warqdihi markay u socon waayin dee so kaxysta dheh ragi diraca hargysa kaga carary moorgan mareexan iyo hawiyihi siyaad bare u shaqyn jiray 😂😂😂
Wallee iima Xaashi inuu hadlo Oo afka ba kala qaadaayi uma banaana maadaama Uu yahay Ninkii Xaaladda maanta Somaliland ka haysata xoriyad la'aanta hawadeedii Ninkii sabay ahaa Ee Awooda sharci Ee ay maanta muqdishi ugu baanayso Hargeisa gacanta u geliyey inuu Dad hortooda ka xishoodey ahayd inuu yimaad ba in uu yidhaa halay doorto iska ba daayoo Dad ka uu hor joogaana waa kuwo bilaa damiir ah ama la'odhan karo xoolaha miisiga Idaha la yidhaahdo wax ba ma dhaamaan
odaygii xasan geeliisa baay waa isku buuqay mabaa miyir qabo waalay ka dhig kulaha magaca Somaliland magaca somaliland calamkaodhan buu ku yaala khariiradii aduunka ee hore ku yaala cusmanaiyinti diyo dagaladii aduunka waa ku yaala ma isaga masaxi kara diyardhaa awelba somaliland ma lahayn diyrada hadii lagu qoro iyo hadii kaeleba nagama gelin anaga wax xamar ka yimi yaay na soo dulmarin qof xamar ka yimi yaanu noo imanain kuweena u tagana haala dayriyo sharciga ha lagala noqdo wa khayawyul wadan qofkaii maal ka yaalo somalia ha soo xarasho
Farmajo shan sano meel walba waraaq u qoray idi somaliland ayan wax la siin waxba yeelin ninka manta leh dagal ban bilabaya kuwi ka horeyay halkay marin bad mari dheh 😂😂😂
@@mustafahassan2555 . Caydu waa calaamada ducfiga iyo taag darida kkk. Laakiin waxaan kuu sheegaya Soomaaliya waa hal mid waxaana laga xukumaa villa soomaaliya kkkkk. Qaraaqda villa soomaaliya ka soo baxda ayaa lagu xukumaa Hargeysa
@@mustafahassan2555 Caydu waa ceeb waxna kuu tarimayso. Adiga oo aana caytamin ma hadli kartid miyaa? Soomaaliya waa hal mid ah. Soomaaliya waatan ku xukunta ee wixii ay go'aamisu oo Hargeysa ka fulayo. Tusaale ahaan. Diyaarad aana soomaali fasax ka haysan ma imaan karto Hargeysa. Si doo kale dadka reer waqooyi dagan waa shacab soomaaliyeed waxaana masuul ka ah dowlada soomaaliya. Way jirtaa in soomaaliya ay tamar yar tahay laakiin haddana waa dowlada shaqaynaysa. Marka abti caadi iska dhig oo cuqdada iyo nacaybka iska saar.
Mahdsanid saxib GuuuuuL GuuuuuL S.L ❤🎉❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤
Taar TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka Somaliland 💚🤍❤️
Somaliland guul guul ❤❤❤❤❤❤
Guuuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland isaaq nimo
Waa geeeesi Cali mareexan
Ilaahay AHN abwaan Hadraawi, cadawga Somaliland Alle ha jabiyo, 🤲
Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Alow ugargaar umada muslimiinta
Libin samada taalay farii ladani qaatan
Guul guul soomaaliland waligeed caw isu kaashaday kamay libaysan
qadaad weyn way inagu mashqushay magalada muqdisho ma xukumaan somaliland waxay Ka maqantahay 34 sano waa xasad waxay meel u gaadhi waayeen reer qadaad weyn reer somaliland yaan layna Kala qaybin doorashada qof waliba ha dorto qofkuu doonayo illaahay baynu Ka magan galnay sharkooda aamiin
Ah ah ah ah ah Aaaah
Naciima JOOKER
hawiye inanau abaal iyo axsan lahayn dhabashiilki hospitalada u dhisayay cawinayay ayaayba u tirinayaan sow yaaab maha walee idinka ku wax laa qofna risiqiisa rabi mooye cidna kama celiso
SAAQAJAN INA INDHHO CAS WARBE HOOYD ACUUN HARYARTI MUU DEEYAN
Asc awoowe salaan sare balse wararka ina kahubi cidiyo kudagaalanka iska ilaali 😎😎😎
Been iyo qabyaalad xun ayuu meesha ka afuufaa !!!!
@@geeljire1658MEEL AANAD QABYAALAD KU OGAYN, MAAD TEGTID???.
Warka la sheegay war leeg buu ku darsadaaye isaga tala gal.
WAXA AMARKODA QAATA XAAYOGA SOMALILAND GACAN BIIRE KUU QABTA
Warka madaxdiisa waxaad ku qorto hawgu horayso warka
Tab iyo xeelad maahee waa talo xume waayo xisbiga huwantay lashaqeeya ayuu kubiiray
WAXA BAAYCMUSHTAAR HAWIYE KUU LEEYE ALBABDA HAA LOXIDHO
ma dahabshiilki hospita;ada i dhisayay bay xata soo faro geliyeen walee koonfur naftaa haysa ciil banau badanay ha baroorto badhi iyo qadadwayn
Naanaysta kenya gafauurta culus aawe naanaysta itoobiya. Ha la dhagasto Taar tv waa idaacad af dheer
Muuse mooyee cidkale dalka looma hayo inta ina mooge imanayo
Masoomali baadtahay nacbaad dabadahaysaaye
ABAHA SOMALIWEYN KAA WASTYE OOSHABAB LAA IDINKU SALIDA
Garoow maaxa yaale meele abaro isku dirka Iyo dhiga umada kuu taajira 😅😅😅😅
Waar hada hubso in aabihii dhintay iyo in uu nool yahay ileen waan ognahay in aad ku ceebowday arintii abees.
Waa dhab hadalka wasiirka cali mareexaan jawaab waafiya ayuu siiyey mafiyada xamar, wareer celis baa looga baahanyahay jam.somaliland si ay talaabooyin adag ugu qaadaan maasaakinta la ilaaliyo ee hadana riyoonaaya
inaguna dhaman wanu xanibaynaa waa waxay ka qadan dunidaba waxay ku kala wadan wa xawladahooda inaga xabad ba tugta iyaga kumanaan xawaladoood bay noo keenan wanu joojin wixi koonfur inagaga yimada saxiriinta madhan ha na dhafaan walee hada sii wacan loo kala guran dooona wuxu moodaya inu Somaliland wax ku yeelayo walee idinka ku jabayaa
ISMAIL CUMAR. WUU GABOOBAY CANFAR HAKACFO JABUUTI GACANTA HAKU DHIGAAN FIRUTE
XIRSI NABSIGII MAXAMED KAAHIN BA HAYA. MAXAMED ABOKOR KULMIYE MEEL HASARAAANN..
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤
Sawirada waa lagu wareerayaa.
Bal qu yar wada.
Somalia hal talabo u haday filaya warqdihi markay u socon waayin dee so kaxysta dheh ragi diraca hargysa kaga carary moorgan mareexan iyo hawiyihi siyaad bare u shaqyn jiray 😂😂😂
Geeeesi buuuufi faqash
Hadii uu oroma u.dhiibay alshaab mr abii 😂 waa la.yaab aduun
Wallee iima Xaashi inuu hadlo Oo afka ba kala qaadaayi uma banaana maadaama Uu yahay Ninkii Xaaladda maanta Somaliland ka haysata xoriyad la'aanta hawadeedii Ninkii sabay ahaa Ee Awooda sharci Ee ay maanta muqdishi ugu baanayso Hargeisa gacanta u geliyey inuu Dad hortooda ka xishoodey ahayd inuu yimaad ba in uu yidhaa halay doorto iska ba daayoo Dad ka uu hor joogaana waa kuwo bilaa damiir ah ama la'odhan karo xoolaha miisiga Idaha la yidhaahdo wax ba ma dhaamaan
odaygii xasan geeliisa baay waa isku buuqay mabaa miyir qabo waalay ka dhig kulaha magaca Somaliland magaca somaliland calamkaodhan buu ku yaala khariiradii aduunka ee hore ku yaala cusmanaiyinti diyo dagaladii aduunka waa ku yaala ma isaga masaxi kara diyardhaa awelba somaliland ma lahayn diyrada hadii lagu qoro iyo hadii kaeleba nagama gelin anaga wax xamar ka yimi yaay na soo dulmarin qof xamar ka yimi yaanu noo imanain kuweena u tagana haala dayriyo sharciga ha lagala noqdo wa khayawyul wadan qofkaii maal ka yaalo somalia ha soo xarasho
BEENAALE INA XAASHI
HORE AABIHII OO DHINTAY AYAANU SXB HAYN OO BEEN NOWOTAY BAA LAGAA QORAY KKKKKKK
Farmajo shan sano meel walba waraaq u qoray idi somaliland ayan wax la siin waxba yeelin ninka manta leh dagal ban bilabaya kuwi ka horeyay halkay marin bad mari dheh 😂😂😂
Soomaaliya waa mid.
Shirkadii sharciga ilaalin wayday sanka ayaa laga tolayaa kamana shaqayn doonaan soomaaliya kkkk
SIDII HABAR MASAYIRTEY, NOO DABA SOCO!!!!!!.WSLAAHI MAALIN DHIW, MARYAHA AYAAD TUUREYSAAN!!!!!.
@@mustafahassan2555 .
Caydu waa calaamada ducfiga iyo taag darida kkk.
Laakiin waxaan kuu sheegaya Soomaaliya waa hal mid waxaana laga xukumaa villa soomaaliya kkkkk.
Qaraaqda villa soomaaliya ka soo baxda ayaa lagu xukumaa Hargeysa
@@geeljire1658 MABAAD SHEEGTEEN, HADAY WAX XUKUNTO!!!!!.WAXAA II QORA IYO WAXAAS II YIDHAAHDA HADAY WAX KU XUKUNTO, WAA CAQLIGII ADOONTA!!!!!.
@geeljire1658 HORTA, MAXAAD HAYSAA????.SOMSLIYADEN AAD LEEDAY, WAX BAY XUKUNTAA, HALKEY TAAGAN TAHAY????.DADKAN KOONFURTA KU NOOLI, XAWAYAAN KA AYAA CAQLI DHAAMA!!!!!!.MA CAY BAA????.DAD IYO XOOLO MID LA IDINKU TIRIYO AYAA LA GARAN LAAYEY?????.KAAGA SII DARAN, WAAD HADLAYSAA!!!!!!.CAJIIB!!!!!.
@@mustafahassan2555
Caydu waa ceeb waxna kuu tarimayso.
Adiga oo aana caytamin ma hadli kartid miyaa?
Soomaaliya waa hal mid ah.
Soomaaliya waatan ku xukunta ee wixii ay go'aamisu oo Hargeysa ka fulayo.
Tusaale ahaan.
Diyaarad aana soomaali fasax ka haysan ma imaan karto Hargeysa.
Si doo kale dadka reer waqooyi dagan waa shacab soomaaliyeed waxaana masuul ka ah dowlada soomaaliya.
Way jirtaa in soomaaliya ay tamar yar tahay laakiin haddana waa dowlada shaqaynaysa.
Marka abti caadi iska dhig oo cuqdada iyo nacaybka iska saar.
jookarka hawada tuuga xeeladaysan
kan sii micna yaraa
Maxaad U Daawataa Markaa 😅
Waruntaa yaa Ku qassbei
Waruntaa yaa Ku qassbei