Qaabka aad kaga badbaadin lahayd naftaada dhibaatada NARCISSISTS ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Hadii aad ubaahan tahay inaad nala wadaagtid topic aad jeclaan lahayd inaan kasoohadlo inshallah email kaan isticmaal safiyamohamed980@gmail.com
    Wautsup 447484141597
    Facebook page
    For somali speakers community

ความคิดเห็น • 132

  • @sacdiahassan681
    @sacdiahassan681 4 ปีที่แล้ว +28

    Waxaad moodaa inaad dhibaatada ihaysata kahadlaysid walwalkii waa iga yaraaday maadaaba aad wax iiga iftiimisay awal ma ogayn xanuunka sidan ah in uu jiro Allah hakaa amaal mariyo ajarna hakaa siiyo inshaa Allah

    • @ayaanmohamed6463
      @ayaanmohamed6463 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin abaayo ,Ilaahey haka Abaal mariyo,Aniga hada ayaa ogaadey.

    • @NaciimaCumar-lx4vb
      @NaciimaCumar-lx4vb 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaanmohamed6463 alle haynaga qabto

  • @fartunwarsame5882
    @fartunwarsame5882 3 ปีที่แล้ว +12

    maasha allah, dadkaan narcissistic ga ah dhibaato aanlasoo koobikarinaa igasoo gaartay dhaawacyo ayee ugeesteen nafteyda iyo qaab nololeed keyga ,dib udhac ayaa igu yimid, alxamdullillah hada waanka baxay islamarkaana ayagii naftirkooda lugaha iskugu dhuftay nolosheyda waaka saaray waadad qatar ku ah jiritaankaaga video yada kahadla aad udhageesta si aad inbsdan ufahantaan dadkaan asxaan maleh kacarara, kaliya hooyada iyo aabahaa udulqaado xataa canugaaga iska ceyri qofkalana warkiisa daay naftaada waa muhiim ilaasho

    • @zamuuaden8991
      @zamuuaden8991 ปีที่แล้ว

      Wawalaaley khyr badan Allaha kusiiyee Waa dad noocee ah plz???

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh ปีที่แล้ว

      ​@@zamuuaden8991abaayo koley waxaan isleeyahay waadadka qaylada badan xanaaqa badan xasadka ah waxkaa haleynaaya ooaan waxkuu hagaajinaynin dadka kugu dira noloshaada inay.qasaarto jecel farxadaadu dhibto hadaad axsaan usameyso qariya xasbun allaah
      Walhy mid aan dhalay ayaa sidaas ahayd markey Uganda iga aaday ayaan ka bogsaday dhibkeeda
      Markaloo ay iitimid walhy dukaan weyn oo aanlahaa ayeey iga baabi.isay xataa anigoo doolshe xalwad iyo labis ladaba taagan walhy haduu aabeheed oo USA kumaqan wax usoo dirt wey iga qarsan jirtay subxaanalaah alle ayaa iga waday oowey laabatay
      Alle igumasoo celiyo iyadana muslimka alaha usaqiro tiro 2 jeer ayay dad isdagaaleen oo dhaawacyo loogeystay allaha caafiyo

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh ปีที่แล้ว

      ​@@zamuuaden8991ALLE AYAAN UGU MAHADIYAA CAQLIGA UU ISIIYAY
      XATAA MAR LAIGUSOO DIRAY IYADOO JECEL INAY WAX IYEESHO IYADA AYAAN DIB USASABAY LACAGNA SIIYAY SI AAN LAIGAGA FAAIDEYSANIN
      AYEYO KORIS AYEYNA AHAYD WAXBARASHO AYAANKU MAQNAA WEYKU TUURTAY AYAA LAGU AQRIYAY 4 SANO KABADAN KAMA MAQNAYN
      DADKA NOOCAAS AH XATAA WAA IISI INAY AAQIRO KUU DIRAAN XATAA HADAAD DHASHAY ALAHA NAGA BADBAADIYO
      ILAA HADANA SALAADA ALE WAALAGU KARI LA.YAHAY QURAANKA ALE WEYKA ORDI JIRTAY SHEYDAANKA ALLAHA KAQABTO IYADIYO INTII ISLAAM AHBA WALHY WAA MURUGO

    • @QaasimXuseen-ne6be
      @QaasimXuseen-ne6be 10 หลายเดือนก่อน

      Hal mar isharrax waa dad nocee ah

  • @musesurad
    @musesurad 4 ปีที่แล้ว +14

    its unlikely there will be many happy times in a relationship with narcissit so ignore them and leave before its too late

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +2

      Agreed with you. It is hard to share life with that kind of ppl.

  • @ahmedgure3372
    @ahmedgure3372 4 ปีที่แล้ว +9

    I was dealing with such a people for a longtime! Alhamdulillah now we found solution,

    • @saynab2031
      @saynab2031 3 ปีที่แล้ว

      Wall solutionka nala qaybso

    • @umunasra1217
      @umunasra1217 3 ปีที่แล้ว

      @@saynab2031 that’s true

  • @som1
    @som1 4 ปีที่แล้ว +7

    Omg sis after eight years I’m leaving one. I am absolutely scarred. He is trying to create a smear campaign to make me look bad.

    • @Bakayle22
      @Bakayle22 4 ปีที่แล้ว

      bintu i have 10 years

    • @som1
      @som1 4 ปีที่แล้ว

      shafiyare Officiellt that’s such a long time. That’s terrible. U are a male? What’s the worst thing she did to u?

    • @mosman3486
      @mosman3486 4 ปีที่แล้ว +1

      Salaam sis I had the some problems and my x-husband is really good with technology and he tried to hack into my mobile walahi:)😭😱Subhanallah he also told everyone I was scrap and his all fail my are narcissistic especially his Mother..😳

    • @mosman3486
      @mosman3486 4 ปีที่แล้ว +1

      His mother told everyone I was scary and People are believing them ....So angry

    • @som1
      @som1 4 ปีที่แล้ว +1

      M Osman so sorry you went through this. But remember Allah tests those He loves. Be patient. Increase in Quran and Istigfaar. Strengthen your relationship with Allah and He will open a path out for you. Allah will always get the oppressor even if it may be after a little while.

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wallshey point aad ii muhiim ah ayaad ka hadashay hore usoco

  • @jabrilomar7791
    @jabrilomar7791 ปีที่แล้ว +1

    Dear sister
    Thank you so much for this valuable information. Waa darsi qiimo badan

  • @habibahassan7163
    @habibahassan7163 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo
    Run ahaantii wax badan ayaa kaa faaide video gan
    Allaha ku barakeeyo adiga iyo ehelkada

  • @vohhchannel1023
    @vohhchannel1023 3 ปีที่แล้ว +4

    Aragtideyda xanuunkaan Soomaalidu wuu ku badan yahay rag iyo dumar, yeysan dhicin qofna in aad reerkaaga u dumiso talo aad halkan ka qadatay.

  • @iftin2024
    @iftin2024 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah
    May Allah reward you sister ❤❤❤

  • @hibocali3002
    @hibocali3002 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllo qaali waxyaabo badan oo aan garareyn ayaan bartay kheyr alle ku siiyo

  • @so4627
    @so4627 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay soo jeedinta talooyinkaan aan noo sheegtay aad ayaa oga helay waana ku daba kuu doonaa kuwa NDP qaba oo life kayga ka buuxa allah kaa ajar siiyo dadaalkaaga iyo waxbaristaada

  • @bisharguled1534
    @bisharguled1534 4 ปีที่แล้ว +2

    Cilmi aad baratay ilahay ha ku barakeeyo

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 2 หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤

  • @QadijoRashiidBuule
    @QadijoRashiidBuule 26 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah walal intee kaala soo xiriraa

  • @farhanmohazilabdi8941
    @farhanmohazilabdi8941 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wlshy wax badan aya no faiidese allah ku barakeyo mesha noga si wad mlmhn videos aya no so desa 💯❤❤

    • @lilojuule8691
      @lilojuule8691 2 ปีที่แล้ว

      Aad baad u mahdsan tahy walaashy runtii wax badan baan ka faa iiday cashrkaan

  • @Jamila.60
    @Jamila.60 4 ปีที่แล้ว +6

    The main resolution is to attach your life to Allah and detach from the people 💯

    • @fadumoosoble3393
      @fadumoosoble3393 3 ปีที่แล้ว +1

      Jamila absolutely true. Abaayo that’s the only way that you can get hapiness

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว

      Plus you can’t live with someone who Call names you and puts you down and when you confront him and ask him why he names calls you and he genuinely says walg I don’t know if I say that everything ma xasuusto waaye.

  • @lulyluly3331
    @lulyluly3331 4 ปีที่แล้ว +1

    keep going abaayo wax badan waan ka faaiidny thank you ❤

  • @hodanabdi1305
    @hodanabdi1305 4 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaad u mahad santahay
    Dad kasi nolashay da ayaay ku jiraan waan si ka ilaalin donaa
    Insha alaaah

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 4 ปีที่แล้ว

    Masha alalh aad aan uga saaiday waayo marxaladaan was mid aan la nahay thanks

  • @liibaanali2843
    @liibaanali2843 4 ปีที่แล้ว

    Jaazaaku Allah qeer wll Allah ha kuu Xafido adun iyo aqero

  • @aymanmohamoud3058
    @aymanmohamoud3058 4 ปีที่แล้ว +5

    Ka carar hadaa awoodo, hadii Kalena u dhagoolee,

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 3 ปีที่แล้ว +2

      May lagama cararo iyaga lasfooda la bah dilaa

  • @fadumoroble6940
    @fadumoroble6940 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah qeer alaha ku siiyo waxbadan aan kaa fahmay

  • @najaahibarhiim5123
    @najaahibarhiim5123 4 ปีที่แล้ว

    Mashalah mama waannka fa idanay inbadan halaka Kasi wad mama ilahay ha kudayo inbadan❤️

  • @najmaahmed2281
    @najmaahmed2281 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha abayo ilaahay ha ku caawiyo kheer Allah ha ku siiyo aduun iyo aqiro 🤲 Aamiin

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว

      Amiin abayo Jzkallah 😘

    • @yusramohamed4462
      @yusramohamed4462 4 ปีที่แล้ว

      As abayo nabarkaga what's up marko ma iisoodiri kartaa sulal ayaan kuuqabaa

    • @yusramohamed4462
      @yusramohamed4462 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo xagee laga soo xaririkaraa aniga ayaa arintaas iheesata

  • @Easyeastallstar111
    @Easyeastallstar111 3 ปีที่แล้ว +4

    I think my siblings are narcissists. Some more than others. Very difficult people.

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 4 ปีที่แล้ว

    Jizaakallah khayr macalin safiyo

  • @mahmoudcoofle2469
    @mahmoudcoofle2469 2 ปีที่แล้ว

    Illaahey ha ku xafido

  • @qaaliabdi3721
    @qaaliabdi3721 ปีที่แล้ว

    Thanks my sist safiya🎉

  • @abdirahmanmahmudabdi
    @abdirahmanmahmudabdi ปีที่แล้ว

    walaal wax badan aan horey u ogayn ayaan kaa baranay mahadsanid

  • @maandeqhassan6753
    @maandeqhassan6753 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 2 ปีที่แล้ว

    If you have children set aboundries and live with your children speak good or remain silent and ask Allah to protect his/her shar

  • @bisharguled1534
    @bisharguled1534 4 ปีที่แล้ว

    Thanks huuno

  • @ambaroabdille1874
    @ambaroabdille1874 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid safiya

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Safiya👍👍👍

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 4 ปีที่แล้ว

    Thanks so much

  • @jabijeekey4762
    @jabijeekey4762 3 ปีที่แล้ว

    Wll viedeoga so gaabi ilahy haku xifdiyo.

  • @mokbanobano8808
    @mokbanobano8808 9 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay walal laakiin sidee loo daaweyn karaa xaaska qabta waxaas OO kale aniga waan u saaraa mar walba teeda ayaana u yeela saan yeyda iyo teeda iyo tan caruurtaa aan u bad baadiyo

  • @axlaamabdifataax7404
    @axlaamabdifataax7404 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah jazakalah qer

  • @ayaanluulchannel3337
    @ayaanluulchannel3337 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah wllo❤❤❤❤ hormar wacaan soo dhawoow

  • @samiraibrahim6201
    @samiraibrahim6201 4 ปีที่แล้ว

    Mashlaah aad ayn ula dhacay waan jeclahy darasatkan okle nosobadi apyo mahdsanid

    • @rahmoyusufali5234
      @rahmoyusufali5234 4 ปีที่แล้ว

      Mash Allaahi ilaahey hakuxafido abaayo macaanto alaah yaxfadak ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @MaxamedAbdukdir
    @MaxamedAbdukdir ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @ummahabdullaahi3267
    @ummahabdullaahi3267 4 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah now I found salution thanks qaali

    • @ayaanmohamed6463
      @ayaanmohamed6463 3 ปีที่แล้ว

      I would like to know the salution please!!!

  • @osmanossoble6190
    @osmanossoble6190 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah thanks walaashiis

  • @Deeqosharaf
    @Deeqosharaf 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah waan ku jeclahay abaayo

  • @hawohassan5523
    @hawohassan5523 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah 👌👌👍👍

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 3 ปีที่แล้ว

    Masha alalh abaayo jizaka alah

    • @sarahfarah7935
      @sarahfarah7935 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo numbarkaada ii soobqor

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 3 ปีที่แล้ว

    Thanks abayo

  • @firdowsacabdi7081
    @firdowsacabdi7081 2 ปีที่แล้ว +1

    Soobadi sida looga badbaadi karo anaagoo lanool dadka nama wada tuuri karee

  • @sacdiahassan681
    @sacdiahassan681 4 ปีที่แล้ว

    Walaal waa mahadsantahay

  • @aboolaylaa1984
    @aboolaylaa1984 3 ปีที่แล้ว

    السلام عليك يا طبيبتنا
    Do you have any videos on how the Sunnah deals with and treats PTSD and Dissociation?
    Allaah ha ku barakeeyo

    • @yasmeenatata
      @yasmeenatata 2 ปีที่แล้ว

      Why u mixing stuff. Sunnah never mentioned psychological problems

  • @SAREEDO46
    @SAREEDO46 5 หลายเดือนก่อน

    In an mar hure arkay ahayd vedio gan 😢

  • @bahjomursal2793
    @bahjomursal2793 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad safyo buuga nadiifinta maskaxda nairobi malaga helaaa

  • @ruqiyoese1193
    @ruqiyoese1193 2 ปีที่แล้ว

    Sallallaahu calayhi wasalam

  • @MemeAhmed-px9ft
    @MemeAhmed-px9ft 11 หลายเดือนก่อน

    Asc kawaran haduuu ninkaaada uu yahay nasist sidee ula dhaqmee

  • @umuciyaal9619
    @umuciyaal9619 4 ปีที่แล้ว

    Wlshey Tnxs so much

  • @yaasinfanatstic8980
    @yaasinfanatstic8980 4 ปีที่แล้ว

    Mnshl wll ilahy hakaa abaal mariyo runtii waxbadan baan kaa faaiday

  • @nadiifoarif8171
    @nadiifoarif8171 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo cudurka bipolar lidelse ka soo hadal jzklq ❤

  • @xasancali2853
    @xasancali2853 4 หลายเดือนก่อน

    fbga noozheeg wll

  • @bintuabdi9504
    @bintuabdi9504 3 ปีที่แล้ว +1

    kasoo hadal trauma.wll

  • @hasan7618
    @hasan7618 4 ปีที่แล้ว

    Shugran abyo

  • @Zahramali26
    @Zahramali26 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo macanto halkeen kala soxirir kara pls

  • @NaemaJanoofficial
    @NaemaJanoofficial ปีที่แล้ว

  • @jabijeekey4762
    @jabijeekey4762 3 ปีที่แล้ว

    Wll xagen kala so xiririya

  • @munirosaidi3161
    @munirosaidi3161 4 ปีที่แล้ว +1

    ManshAllah abaayo

  • @jannahmohamed2320
    @jannahmohamed2320 4 ปีที่แล้ว

    Abayo aad ayaa u mahadsan tahay dad sidas ah waa isoo mareen oo waxay ka imid yihiin asxabta

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 ปีที่แล้ว

    Waxaad la gor gortami negoshiable meaning abaayo thanks

  • @dr.shukriibrahim2794
    @dr.shukriibrahim2794 4 ปีที่แล้ว

    Abayo qodoba qoral ahan manoga so gudbiso oo shashada maku so qori kartaa ? Mahadsanid 🙏🙏👍👍👍

  • @Huda-g7t
    @Huda-g7t ปีที่แล้ว

    Subhanalah alle ha cafiyo

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 ปีที่แล้ว

    walaal waa cashar aad u muhim ah, qof aad iigu dhow ayaa dareema in la abuse gareenaayo, mar walina waan waaniyaa oo in uu saxan yahay ayaa tusaa. walaashey waa ina anfici lahayd hadii casharada khuseeya arimahan aad inoo siyaadiso.waayo waxaan dareemaa marmarka qaar inaan daalay oo aan mar wali qof niyada u dhisi karin.

  • @hodanhussein7110
    @hodanhussein7110 3 ปีที่แล้ว

    Sax Sax

  • @inaali9192
    @inaali9192 4 ปีที่แล้ว

    Asc abayo wax badan bn kaa faaidnay khayr aan dhaaman allaha ku siiyo fadlan emailkaga ama whatsappkaga numberkaga isii inaan kula xiriraa rabaa

  • @hooyoyinkamaantah.qurbaa1567
    @hooyoyinkamaantah.qurbaa1567 4 ปีที่แล้ว

    Number kaag isooqor sister Jasakallah khayr Wllo

  • @bilanmaandeeq6522
    @bilanmaandeeq6522 2 ปีที่แล้ว

    Narcissists waa maxay waa suaale

  • @fatumoabdi7030
    @fatumoabdi7030 3 ปีที่แล้ว

    Wllyh waa lasoo nolay

    • @fatumoabdi7030
      @fatumoabdi7030 3 ปีที่แล้ว

      EE ma isii kartaa labarkaaga telefonen

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 4 ปีที่แล้ว

    Asc abyo intee kala soo xariir karnaa

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 4 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo aad ayaad umahadsan tahay sida aad noogu faaidaysid

  • @karsoonidanafta7169
    @karsoonidanafta7169 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo qeer allah ku siyo❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🥰

  • @jaffrejofers7158
    @jaffrejofers7158 2 ปีที่แล้ว

    Narcissist is African problem all African speak English this all African problem

  • @hakaquusanguusha5360
    @hakaquusanguusha5360 4 ปีที่แล้ว +4

    Bari hadaad ku aragto galbeed aad that is the only solution 😂

  • @nuuracaday7419
    @nuuracaday7419 4 ปีที่แล้ว

    abaayo facboohaaga ma iisheegi kartaa maxaa kuugu qoran

  • @yusufdjama9759
    @yusufdjama9759 4 ปีที่แล้ว

    Safia wll email ka isi plz

  • @umaramadanchannel6193
    @umaramadanchannel6193 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal subscribers isar thanks

  • @zakiaabdikni128
    @zakiaabdikni128 ปีที่แล้ว

    Isma oga miyh marka waxa smynayan

    • @queensamar3237
      @queensamar3237 ปีที่แล้ว

      Safiyo ukhutay abyo anigu cilmiga nafsiga ayan barta madama adigu digtoro takhasiis tahay abyo gacan inad isiid ayan karabad ukhuti xabibti

    • @zakiaabdikni128
      @zakiaabdikni128 ปีที่แล้ว

      @@queensamar3237 gbdha mesha leh ma ahi xbbty sorry

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 2 ปีที่แล้ว

    What’s your Facebook safiyo

    • @safah5228
      @safah5228 2 ปีที่แล้ว

      Safiya Mohamed

  • @ummumuscab8722
    @ummumuscab8722 4 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo

  • @IIi-bi4xy
    @IIi-bi4xy 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @canababdirahman4226
    @canababdirahman4226 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @mukhtarkheyr7158
    @mukhtarkheyr7158 4 ปีที่แล้ว

    Thanks abaayo