6daan qodob dhaqan gali. ( kuna ogaan karto qofka ah narcissist)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @masteringpowerwithin8583
    @masteringpowerwithin8583  4 ปีที่แล้ว +30

    Hadii doonayso in badan cashardaaan kusaabsan
    Comments inoo reeb share dheh si dad badan ay ugu foojignaadaan inshallah!

    • @saynabmahamed8229
      @saynabmahamed8229 4 ปีที่แล้ว

      Walaal sidee leyskaga illaalin karaa dhibkooda qofkii lanool dadkaas dabecadaa qalafsan leh manaxayaasha ah dhibkana badan dadbaa lanool aana garaneyn sey waxba ugasoo qadi laheyn oo yacni ignor gareyn ugu sameyn lahayen sey wax uyeelin dhib kodu taa baa lobahan yahay walaal rali ahow qoralka wan badshey

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 4 ปีที่แล้ว

      @HALIMO ali mahamut saxiix abayo wayjiraan dadkaas

    • @adoontarabi704
      @adoontarabi704 4 ปีที่แล้ว

      Haa waa dadka waxbarta ama shaqo jacel gabar ayan cawing jiray waxay baratay luuqadii hadana igu caysay sidadban anaa luuqadii kaabadiya waayo aad ayey luuqadii siibaratay anigaa dadka luugada kabadiya aniga waxan dhaha haa intaas maxay raa disaa dadka ceebohooda fan bay jecelyihiin

    • @nihaamnihaam9828
      @nihaamnihaam9828 4 ปีที่แล้ว

      Mash alh safiyo Abaayo ila waxan Ku firsan jiray 2016ki marka hadana kulama soconin hada kugu so labty wayo 2016ki safiyo kuso gali jirty marka hada maxa raba luqadaha INA barto kuwo cusub iyo kuwo an xoojin rabo Insha alh

    • @fardowsoxasan6482
      @fardowsoxasan6482 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo masha Allah waa mahad san tahay 2018 ill 2020 nolasheyda wax badan ayaan ka fahmy xataa dadka qeer dheg jalaq uma siiyo yacni dadka I dhaliilo shib leen ka dhahaa

  • @cabdirashiidAhmed-v4n
    @cabdirashiidAhmed-v4n 7 หลายเดือนก่อน +2

    Si wacan uga faa idaystey casharkan waaney igu dhacday qof xanuunkan astaamihiisa leh inaanu wada shaqayney adiguna mahadsanid wll

  • @hamdidagan2614
    @hamdidagan2614 4 ปีที่แล้ว +16

    Qofka narcissistic la nool dhibweyn ayuu qaba, sabatoo ah qofka cudurkan qaba naxariis malaha waa xaasid daneeyste ah. Thank you sister

    • @zohairasa3eed721
      @zohairasa3eed721 4 ปีที่แล้ว +1

      Exactly!! 🥺🥺🥺🥺

    • @ayaanmohamed6463
      @ayaanmohamed6463 3 ปีที่แล้ว

      Calool xumo waaye runtii 🥺🥺

    • @ayaanmohamed6463
      @ayaanmohamed6463 3 ปีที่แล้ว

      @@zohairasa3eed721 maxaa xal ah?😩

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ayaanmohamed6463 xal waxa ah inaad ka tagto aniga nin sidaas ah wuu isoo maray aad ayuu ii dhibay lkn waan ka tegay dadkani isma bedelaan waa musiibo

  • @sunshine-vk2xw
    @sunshine-vk2xw 4 ปีที่แล้ว +12

    Mowducan narcissist ka hadlaya noso badi weliba marka close family member ay tahay how to deal with them

  • @s.h9407
    @s.h9407 4 ปีที่แล้ว +10

    it’s really helpful how you are educating us.Can you please talk about the best way to deal with the Narcissistic if they are someone who is close to you ,Thank you

  • @fardowsoxasan6482
    @fardowsoxasan6482 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah gabdhahan markaan muqalateda fiir saday wax badan ayaan ka qaaday marar ka qaar in ey ani iga hadleeyso ayaan ba mooda abaayo Alle ha ku dhowro il xun alle kuma tuso aduun yada barwaaqo aakhiro jano

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi7045 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah alle ha ku xafido akhiro iyo aduunba
    Walaal safiya waa xaqiiq
    horta lanbar
    1/waxan u eega qofka in uu xishoonayo#naxariis baa ii gasha ka bacdi
    2/in uu dacad yahay#waan aamina ka bacdi
    3/in uu diin leeyahay#xadhig iga xakameeyu leeyahay ka bacdi
    4/in uu garasho iyo go,aan
    Leeyahay#mabda buu leeyahay uu kuugu debci karo ama kaaga tegi karo
    tusaale ahaan
    Ninku safaiyaay gabadha uu guur sanaayo wuu yaqaana laakin gabadhu ninka guursanaaya ma taqan
    Sababtoo ah doorashada raga iyo doorashada dumarku waa kala jaad
    Tusaale ahaan anigu markaan is idhaahdo gabadh guurso alban qalbiga ku yaala ayaan ka raadiyaa sawiradu iyagaa Soo kala kor mara aniga oo aan u eegayn dheehi wejiga laakin u kala eegaya quruxdii iyo naxariistii dacadnimadii qalbigooda
    furaha quruxda ee albaabka debedu waa naxriista qofku haduu naxariis leyahayna wuu xishooda
    Furaha daarada dhexena waa daacadnimada
    Furaha qolkuna waa goaanka iyo mabda
    hadaanu qofku mabda lahayna kuma tashan kartid
    Nebigeena maxameda (scw)cumar binu khadab iyo cumar binu cafaan intaanay muslimin wuu ku ducaystay yaa Allah bicumarayn ilaahow labada cumar mid ii Soo hadee buu lahaa wayo qofka goaanka lihi meeshuu joogaba wax tar buu ku yahay👍

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 4 ปีที่แล้ว +4

    mashaAllah tabarakallah shukran my sister actually I was in that situation but Alhamdulillah I am out of that. Exactly I was married to such man I suffered a lot but Alhamdulillah at long last my night mere is over thanks safiya

  • @fatumashekgedi3550
    @fatumashekgedi3550 2 ปีที่แล้ว +2

    Noso badi insha allah

  • @shamsaladan1269
    @shamsaladan1269 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaba kuwareeray dadkaan masha Allah hawl fiicn baad noohaysaa wlshy hory usco

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx ปีที่แล้ว

    Safisaya markadta waan ku duceeyaa

  • @Naphisaaaaxx
    @Naphisaaaaxx ปีที่แล้ว

    Noloshada markasta waan ku duceeyaa

  • @ZahraZahra-ts7kx
    @ZahraZahra-ts7kx 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka keyga saas waye runty wankuwareeray asaga

  • @farihiyaomar6564
    @farihiyaomar6564 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo Safiya ilahey cilmiga aad baratey ha kuu siyaadiyo wax badan ayaan kaa faidey 💖😘👍🏽

  • @Ismaciilo
    @Ismaciilo 10 หลายเดือนก่อน

    Abaaayo dhibaaayadaaas wey isoo martay

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaal ilaahay haku barakeeyo waxaan kaa cosanayaa in aad iisheer gareeysoننننننننن

  • @aminismail6362
    @aminismail6362 4 ปีที่แล้ว +2

    Awesome message sis 👍

  • @lulafarah6885
    @lulafarah6885 4 ปีที่แล้ว

    Masha'allah waad mahadsan tahay
    Walaashey sida wanaagsan aad inoo dhiiro galiso horay usoco
    Soomaali waakubadan tahay cudurkaan Allaha wayn hacaafiyo
    Dhimaca diinteena xattaa uma fiic no anaa wax walba og maqaldamo
    Ilawaynin aan meel jirin

  • @zohairasa3eed721
    @zohairasa3eed721 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo Mahadsanid!
    Noosoo badi videoyadan oo kale In shaa Allah.... ❤️❤️❤️

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 ปีที่แล้ว

    waa mahadsan tahay sister

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 4 ปีที่แล้ว

    Mar walbo waan ka faa’idaa your videos Masha Allah sis 👍🏼

  • @ZahraZahra-ts7kx
    @ZahraZahra-ts7kx 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo nin kaga hadu yahay sidee ola dhaqmi karta

  • @s.h9407
    @s.h9407 4 ปีที่แล้ว +6

    Also is it okay to tell them they are narcissistic and seek for help? What is the best way to help them with this disorder without hurting them.جزاك الله خيرا

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว

      That what i want to know also

    • @fartunwarsame5882
      @fartunwarsame5882 4 ปีที่แล้ว +4

      may walal anigaa aad ubartay narcissistic dad lacaawinkaro maahan balse sitartiiba iyagoon kudareemin kacarar waayo waadad iyaga isla saxan talo aan qaadan waliba aad kashaleyneysid hadaad lasii joogtid ama eey kufahmaan inaad fahantay because iyagoo diinta yaqaana hadana illaahey kagama cabsadaan dhaqamadooda qatarta ku ah qofkeey ka agdhowyihiin, anigaa dadkaas lasoo noolaaday kacarar iyagoon kufahmin subxaanallah allah kamagangalnay waqti xaadirkaana ayeey dhibtooda iheysataa , laakiin casharo badan ayaan qaatay oo kusaabsan narcissistic oo waan iska yara ilaalinkaraa alxamdullillah.

  • @AhmedHJ4983
    @AhmedHJ4983 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waad mahadsantahay ma aan ogayn in uu jiro wax ladheho personality disorder dadka NPD qaba markii aan dib u firiyo dadka aan la macaamilay labada noocba waan arkay fahankooda dhib ayaa iga qabsatahay lkn hada lamacaamilkooda waan jeclahay sbbto ah sida loo macaamilo ayaa bartay thanks walaal qaali

    • @saynabmahamed8229
      @saynabmahamed8229 4 ปีที่แล้ว

      Wax noga sheeg hadaa baratey sida loola macaamilo

    • @AhmedHJ4983
      @AhmedHJ4983 4 ปีที่แล้ว

      Baayo anigu horta waxbadan kumadhaamo TH-cam ka ayaan ka raadiyey ka sheekaynaya oo af English barkaa hadad English fahmi karto waan kugu dhirigelinlahaa waagii hore ma aqoon safiya baande ayaan bartay macalimaduna inshalaah casharo badan way ka diyaarindoontaa
      Hadii sida dadku ogaankartid hadii qofka aad xirir la leedahay uu yahay NPD narcissist personality disorder.

  • @hafsabashiir7025
    @hafsabashiir7025 4 ปีที่แล้ว +8

    Runtii dadka dabeecadan leh wakhti dheer bn lanoolaa casharada an ka bartey bey ka mi thy iney markey ku dhibayaan ku raaxeystaan.

    • @samiyaabdi7740
      @samiyaabdi7740 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abayo hada ayan ku jira noloshooda

    • @samiyaabdi7740
      @samiyaabdi7740 4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abayo hada ayan ku jira noloshooda

    • @hafsabashiir7025
      @hafsabashiir7025 4 ปีที่แล้ว

      @@samiyaabdi7740 abyo wn dareemi karaa stress ay kugu ridi karaan marka u samir mafududa lanoolanshahoodu illaahey ubari inuu caafiyo

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 4 ปีที่แล้ว

      saxiix

    • @hidaayaosoble7323
      @hidaayaosoble7323 4 ปีที่แล้ว

      @@samiyaabdi7740 saxiix

  • @rbelver932
    @rbelver932 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Drs Psychologist Aya Tahay Channelkaga Cawada Aya ku soo biiiray wax badan Ayana kaa Faa'iiday
    Marka Waxa Rabaa
    Schizophrenia, OBSESSIVE COMPULSIVE Disorde Bipolar Disorder Social Phobia ciwanadaas inad soo diyariso

  • @najmaahmed2281
    @najmaahmed2281 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha abayo ilaahay ha ku xifdiyo

  • @faisalsool1804
    @faisalsool1804 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khyr

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Islaaam soomaali baa wax aqootayba.iyaaaaaah waa lahorumaray horusocoto aan hakinin baan ahay.ihihihihhihii

  • @nimahassan4778
    @nimahassan4778 4 ปีที่แล้ว +2

    Walalo wad mahad santahay. Wan lashaqeya qof sidaso kaleh ah signs kana wan ku arkay waliba xaga waxbarashada! 😉 plz ma si wadi karta ama buug ma ishegi karta kahadlayo.
    Adigo mahadsan?

  • @najmokhalif3520
    @najmokhalif3520 ปีที่แล้ว

    Wllhi aniga ayaa la nool qofkaqaba nolosha ayuu i nacsiiyat

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah sister ❤ 💖 💕

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah abaayo waa wax aan arkay waana wax jiro dadakaa

  • @ibrahimmohammedaligedi3786
    @ibrahimmohammedaligedi3786 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah.

  • @UbaxAhmed-l9y
    @UbaxAhmed-l9y 11 หลายเดือนก่อน

    Xalada hadan kujiira

  • @daud6248
    @daud6248 4 ปีที่แล้ว

    thanks you sis

  • @OnlineMadarasah
    @OnlineMadarasah 4 ปีที่แล้ว +1

    My lovely sis❤❤❤

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal waa mawduuc aad fiican noosoobadi waliba markaad lanooshahay qof nursistic ah sideen ula dhaqmikaraa

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว +2

    Abyo narsisicts wxn u aqana xasid

  • @manoqaali
    @manoqaali 2 หลายเดือนก่อน

    vedio maxa mar hore u arki waayay ninba mudo 2 sano wada soconay guur ku heshiinay marka wadanka ugu imadey u iga baxay gurka awalkisa hore wxa hada shegeyso ku dortay si xunu ila dhaqmi jirey wu iska aamusi jirey ano wxba ka sameynin qalad intu iga galo bu hadana ani igu qasbi jirey raali galin inaan ka bixiyo mar mar na wxu udhaqma nin aad u wangsn o ficn wan ku wareray lkn istiqaro bdn ka tukan jirey hada wadnku ikenay guurkana wuba igu inkirey alx hdaan la aqalglin wa qeyr lkn niyad jabku igeystay la xanunsanahy wlhi gbr yara ahy guur iyo waqti eu idhimanyahy alx

  • @hibocabdi5659
    @hibocabdi5659 2 ปีที่แล้ว

    Soonbadi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Number waa Lee yahay lakiin dhaqsin I'm mo baan wax kunahay saabiriin samawada saxaneey baa lay yiraah 55555555555555.Famllyyyyy

  • @soomaliyastar7574
    @soomaliyastar7574 2 ปีที่แล้ว

    بالعربي النرجسي

  • @aminaissa827
    @aminaissa827 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk