#NOQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • MAANTA LAGA BILAABO KAMA WEL-WELI DOONTID WAXA AY DADKU KAA AAMINSANYIHIIN AMA KUU ARKAAN.ILA BARRO 4 TALLAABO OO AAD KU JOOJINAYSID KA WEL-WELKA DADKA HADALKOODA.
    SUBSCRIBE KUSAMEE CHANNELKEENA SI AAD U HESHID TODOBAAD KASTA FIIDIYOOW CUSUB OO NOLOSHAADA BEDELA-INSHA ALLAAH-

ความคิดเห็น • 161

  • @seehamali294
    @seehamali294 8 ปีที่แล้ว +6

    mashallah jazkallah khayr brother ayub

  • @hibakabdi9750
    @hibakabdi9750 7 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @hodanabdi1305
    @hodanabdi1305 8 ปีที่แล้ว +5

    mansha alaaah ayuub

  • @faryadmohamed2779
    @faryadmohamed2779 7 ปีที่แล้ว +11

    Xaqiiq inaanku xiisay dhiirigalintaadi. Week kayar ayaanka maqna youtube ka. Kaliya waxanan usogala adiga dawashadaada. ❤😘😍🌹❤

  • @fatumohussein3394
    @fatumohussein3394 8 ปีที่แล้ว +4

    jazakumAllahu Kheir walala waad kumahadsantahay fidiyowyaashada wacan

  • @suadahmed9398
    @suadahmed9398 8 ปีที่แล้ว +5

    mahadsanid hno

    • @ayaancabdullaahixasan752
      @ayaancabdullaahixasan752 7 ปีที่แล้ว

      haa waxan jeclahay barmaa mijkada ika qayb qaato wana xiise wllhi ma ii ogalaan karta in kaqayb galo wll ayub howshada hore uwado waxa tahay qof wanagsan mahadsanid

  • @haliimaali3218
    @haliimaali3218 7 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ayuub walaal noosiiwad barnaamijka naqo xidig waaku jecelnahayee aad ayaan ugahelay barnaamijkaa xiisadaleh alakubarakeeyo waa idiin duceyneynaa adiga iyo intasamaha jecel

  • @janaraalhamzeyaremuqdudishfonf
    @janaraalhamzeyaremuqdudishfonf 3 หลายเดือนก่อน

    Baaraka llh alhe ku siyaaadiyo usdd

  • @اميرةالابتسامه-و2ظ
    @اميرةالابتسامه-و2ظ 8 ปีที่แล้ว +5

    mashaa allaah walal ayuub waxad kumashquushay allaah hakaaga dhigo wax aad kuguuleysato

  • @hodanabdi1305
    @hodanabdi1305 8 ปีที่แล้ว +4

    mansha alaaah ayuub aad ayaad mahad santahay

  • @hamdiahmed2162
    @hamdiahmed2162 8 ปีที่แล้ว +2

    asc walal waa walashaa oo allah dartii kuu jecel walal hal dhib ayaa I hayo siden iskaga dayaa isla barbardhiga dadka kale

  • @bilisobarkhad4482
    @bilisobarkhad4482 6 ปีที่แล้ว +1

    ASC Allah ku ziyadiyo huno Mashallah

  • @lt2528
    @lt2528 8 ปีที่แล้ว +4

    tack så mycket bror

  • @caruus100
    @caruus100 7 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله أخي جزاك الله خيرا

  • @muniitamohamed9680
    @muniitamohamed9680 6 ปีที่แล้ว +2

    Yuusuf zxp wllhi inbadn wllo Amiga xageyga wnkuu xisey thankz sakiin

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 8 ปีที่แล้ว +6

    شكرا اخي جزاك الله خييرا
    runtii videoyadada waa dhaxal gal qali ah
    wana kugu ducaynaya kuguna amaanayaa kuguna dhiirigalinayaa hadaladaada macquulka ah

  • @umuhudahudaqali9072
    @umuhudahudaqali9072 8 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah ayuub walalo Jizakalahu khayr jizan wlhy waa kahelay waanu kutabnay

  • @ahmeddube4230
    @ahmeddube4230 8 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Alahu kharn walaal.

  • @Sharmarke-b8i
    @Sharmarke-b8i 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @مريمخليفعبدي
    @مريمخليفعبدي 8 ปีที่แล้ว +2

    ma sha allah ilahy haa ku dhoro inshallah

  • @bilaalaxmedsiciid3954
    @bilaalaxmedsiciid3954 7 ปีที่แล้ว +1

    ayub runtii waxa aad tahay qof isku kalsoon aniga iyo dad badana kalsooni xad dhaaf ah #thanks ayub

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 8 ปีที่แล้ว +2

    jazaka allaah

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha allh wad naga farxisay runtii

  • @sawdasaleebaan6237
    @sawdasaleebaan6237 7 ปีที่แล้ว

    mansha allh the best man in the world hadaladada dadka qalbiga eyey ka tabanayan waxeena ku qasbayaan iney hore u socdaan iska dhaafan iskana dhafan waxyabahn ku hareraysan ee celinaya ayuub thnx wllo in badan ayaan sugayney qof adigo kle ah

  • @khadramaxamed7859
    @khadramaxamed7859 หลายเดือนก่อน

    wada ku mahadsantay la talinta wngasan ee aad noo soo gudbiso❤🎉

  • @munocabdulahijamacmunocabd1462
    @munocabdulahijamacmunocabd1462 7 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah wallo waa talo wangsn waxaana rajeynayaa inaa ku dhaqmi doono insha Allah aaad baad u mahadsanthy ayuub Yusuf sakiin

  • @daahavevogym9906
    @daahavevogym9906 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah shukran Walal codsi ayuub AyAn Wata nashidada aadbay dhagahayga u so jidatay maxan ku qora you tubka marKan u bahanahy ThankZ

  • @zuhuurkhalid7427
    @zuhuurkhalid7427 8 ปีที่แล้ว +1

    wa wiil aad u caqli badan runtii wax yabo badan ayn ka faiiday thanks

  • @asiyafarah4674
    @asiyafarah4674 8 ปีที่แล้ว

    mansha allh shukran wll nolow inbadan

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 8 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub mahadsanid!

  • @mariamabdulahi4960
    @mariamabdulahi4960 8 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah waad ku mahad san tahay

  • @raaxojaamac1488
    @raaxojaamac1488 7 ปีที่แล้ว +1

    thank you my brother

  • @seehamali294
    @seehamali294 8 ปีที่แล้ว

    jazkallah khayr brother ayub allah ku xafido ajar iyo xasanad allah ka siyo

  • @hodenhassan2934
    @hodenhassan2934 8 ปีที่แล้ว +1

    shukran jasakalaaah

  • @smartcadey21
    @smartcadey21 8 ปีที่แล้ว

    mansha allaah wll jazakal laaah huuno

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah
    Cidna haka cabsan illahy moyee
    G g n c

  • @yasminnuromar237
    @yasminnuromar237 8 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jizakallah Qeeyr

  • @maryanahmed5550
    @maryanahmed5550 8 ปีที่แล้ว

    jazakumulah walal

  • @xudayfebinuyasiin728
    @xudayfebinuyasiin728 7 ปีที่แล้ว +4

    ayuub aad ayan kugu xisay aniga oo ay i hayso walwal aad u badan oo xaga dadka ah waanan ka fa iidaysan doona casharkan

  • @umuakramxbbi6514
    @umuakramxbbi6514 8 ปีที่แล้ว +2

    ayuub wll allaha ka abaal mariyo waxkasta wanaaga aad noqabatid allaha kudhowro janada no.balana

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 8 ปีที่แล้ว +1

    WLL BUUFIS BAA I HAYA MARARKA QAAR DADKA AYAAN KA SHAKIYAA WAXAANAN ISKA QOF AMA LABA FAMILY KA MID SXB AMA IYAGOO DHAN ILAAA DHOWR BILOOD MARKAA SZB MAXAA SAMEEYAA CADHO AYAA MARAR BADAN QABANAYSA CID WAX I YEESHAY MAGARAYO LAKIN DADKA QAAR AYAAN HADANA I CADHOONAYAA YAAB TALLO SXB

  • @deqohasan5084
    @deqohasan5084 8 ปีที่แล้ว +5

    wan ku xiisnay wllkeyn qaligaaa jazaka allah khery

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 8 ปีที่แล้ว

    Thanks aqii Zakin

  • @xayatiqalbi3896
    @xayatiqalbi3896 8 ปีที่แล้ว +2

    waan kuu xiisanay dhabtii

  • @umcalimohamud3739
    @umcalimohamud3739 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah 👍👍👍👍👍👍👏💙

  • @aminaosmanmoha9322
    @aminaosmanmoha9322 8 ปีที่แล้ว

    manshaa Allaah wallaalkey

  • @hanixussen6860
    @hanixussen6860 8 ปีที่แล้ว +2

    cilmigaga iyo caqligaga allaha kuu siyaadiyo mawduuc muhim ah ayad kahadashay wlal

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 7 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin ayuub

  • @hamdixiis259
    @hamdixiis259 8 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ma heli karaa wiilkan lanbarkiisa shukran?

  • @khadiijaumuabraar1737
    @khadiijaumuabraar1737 8 ปีที่แล้ว

    mahadsanid walal waligaa guleyso

  • @abdikasim4692
    @abdikasim4692 8 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah mahad sanid abowe

  • @raaxomohamed539
    @raaxomohamed539 3 ปีที่แล้ว

    M, a wlll wallhi wa dhirogalin fican

  • @luulaladan4194
    @luulaladan4194 8 ปีที่แล้ว

    Allah ha inoo kaa daayo.

  • @nimcoidres3639
    @nimcoidres3639 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah huno ilahay haku barkeyo

  • @samsamcadeey624
    @samsamcadeey624 7 ปีที่แล้ว

    masha.allah.wallo.ayuub

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 5 ปีที่แล้ว

    mashallah adbad ugu mahadsaan tahay wllo dhirigaliintada

  • @ikraan.khadar5491
    @ikraan.khadar5491 6 ปีที่แล้ว

    Ayuub waad mahdsnthy marka hore Lkn waxan donayaa Inaan ku sheego markad Vediogaga dubayso Codkaga kor uu qaad thnk you

  • @khaliidcali9183
    @khaliidcali9183 6 ปีที่แล้ว

    ma sha,alah war ha maqlin dadka hadalkooda

  • @mudanhaween328
    @mudanhaween328 7 ปีที่แล้ว

    jazaka Allah wll qaali blz ee soo duceeya walahi ma dhafi karo hdaloda dadka wax yar ma qaadi karo samiirku waa qaali ee so duceeya asxaabeey

  • @mahaddiini6397
    @mahaddiini6397 7 ปีที่แล้ว

    Mash xafidulah abowe

  • @umcraxmaanbindicxaafi4298
    @umcraxmaanbindicxaafi4298 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370
    @xilojanoqaranjecelqabyaadd370 7 ปีที่แล้ว

    mashaa Allhu jasakllhu

  • @wiilsomaliyeed4214
    @wiilsomaliyeed4214 8 ปีที่แล้ว +1

    thank u so much

  • @somayokassim1269
    @somayokassim1269 7 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @kowsarclaahixusen2708
    @kowsarclaahixusen2708 5 ปีที่แล้ว

    Keep going walal ka nolasha

  • @aminachraf881
    @aminachraf881 6 ปีที่แล้ว

    Ayub Gessi Wad Mahadsantahay Ilahaay haku Daayo niin taaLo ficaan batehe waan Qataay taladada ficaan Brother inoLoow

  • @khawlamohamed4864
    @khawlamohamed4864 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah ku xiisnay anagan ilhy haku sharfo wlky qli adban kugu mahad celinay ❤️❤️

  • @خديجهجامع-د6ظ
    @خديجهجامع-د6ظ 8 ปีที่แล้ว +1

    Wad ku mahdsantahy runti waqtigaga as nasisay wll

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll

  • @ilwaadmohamed7395
    @ilwaadmohamed7395 8 ปีที่แล้ว

    walalkey kher Alaha ku siyo insho alah

  • @nuuraynofficial6666
    @nuuraynofficial6666 7 ปีที่แล้ว

    Allaah ha ku barakeeyo wllkeen waxaad ka hadashaa wax loo bahanyahay halkaa kawad

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 5 ปีที่แล้ว

    Horay

  • @marcomahad7552
    @marcomahad7552 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @hiboadan8165
    @hiboadan8165 8 ปีที่แล้ว

    maaANcha allaH

  • @sageoftheleaf4
    @sageoftheleaf4 7 ปีที่แล้ว +1

    wa runtaa aboowe ayuub qeer alah haku siiyo sa noogu faideyneyso.

  • @shucaybcali8476
    @shucaybcali8476 5 ปีที่แล้ว

    waaad mahad san tahay wanadadana midiii na an facda alle haka dhigo

  • @qasimkarama453
    @qasimkarama453 5 ปีที่แล้ว

    hore usoco ustaadi

  • @mustafeaxmed8758
    @mustafeaxmed8758 8 ปีที่แล้ว +1

    ayuub wll waan jeclahay fikradaha aad ka hadashid

  • @muhubom4515
    @muhubom4515 8 ปีที่แล้ว

    mashaa allaah walaal waad mahad san tahay

  • @hirsiali7178
    @hirsiali7178 7 ปีที่แล้ว +1

    abowe yusuf nashidada magaced plz qpfki yaqano ha ishego

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 7 ปีที่แล้ว

    mashallah walale

  • @abdifataxcadays5994
    @abdifataxcadays5994 7 ปีที่แล้ว

    sxb waxay somalidu tidhaah faras ka waxa usha loogu dhuftaa inuu oradka kasiibadiyo markaa adigaa wanaag lagula rabaa marka lagu dhaho wax ma barankartid uturjumo waxwalba waad barankartaa urogo su,aal kasta positive waxan Ku rajaynyaa guul

  • @munamuhumed2580
    @munamuhumed2580 7 ปีที่แล้ว

    waa xiisinayr

  • @happypretty3206
    @happypretty3206 8 ปีที่แล้ว

    mnsha Allah illahay ha Ku dhowro

  • @habsaali4288
    @habsaali4288 8 ปีที่แล้ว

    thanks walalo jazaka alah kher qas ahan aniga aadban uga fa. idestay porgram yadada

  • @aamiinyare7849
    @aamiinyare7849 8 ปีที่แล้ว

    Alle haku dhawro wll

  • @korneabdi6425
    @korneabdi6425 6 ปีที่แล้ว

    Wll Aa baad umahadsantay

  • @somaliaman8399
    @somaliaman8399 7 ปีที่แล้ว

    waaad ku mhdsnthy akhii

  • @nimcocumar9282
    @nimcocumar9282 6 ปีที่แล้ว

    Yap

  • @maxamedabdilaahi917
    @maxamedabdilaahi917 7 ปีที่แล้ว +1

    sxbkeyga nolasha xfd allah

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 5 ปีที่แล้ว

    Sare

  • @rayaanhassanchannel3818
    @rayaanhassanchannel3818 8 ปีที่แล้ว +1

    thanks wll inbadan

  • @cabdimajiidmaxamed3223
    @cabdimajiidmaxamed3223 2 ปีที่แล้ว

    Asc maashaall ayuub balse su aal makuwaydiin karaa sidee dadka loo la dhaqmaa adoon farxad galinay oo ay sharaftaadu iyo kalsoonidaadu kaa dhimanayn markaa .waxaan rajaynayaa inaaad iiga soojawaabi doonto

  • @akram-tw8mv
    @akram-tw8mv 6 ปีที่แล้ว

    Aad ayd umahad san thy pro casharo wangsan noosho diyaarisaye

  • @doodlaawaoficcalldoodlaawa900
    @doodlaawaoficcalldoodlaawa900 6 ปีที่แล้ว

    Waan kuu xiisnay myabowe ayuub yuusuf kum

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 5 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ahmedmuhumedabdilhi9817
    @ahmedmuhumedabdilhi9817 9 หลายเดือนก่อน

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 7 ปีที่แล้ว

    hinokabarakeyo amiin

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 7 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub wll fcn ayaa thy

  • @user-ke8dx2tg3e
    @user-ke8dx2tg3e 7 ปีที่แล้ว

    Wlhi zxp wan kuu tagera wx badana ku dhegta