Xorayntii DIRIDHABA | Maxaa Kala Qabsaday Ciidamadii Cirka ee Somalia & Itoobiya | Jab iyo Xusuus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • #Dagaalkii_Soomaali_Galbeed
    Part 5: Xorayntii DIRIDHABA | Maxaa Kala Qabsaday Ciidamadii Cirka ee Somalia & Itoobiya | Jab iyo Xusuus

ความคิดเห็น • 160

  • @Abdirahman_ali17
    @Abdirahman_ali17 3 ปีที่แล้ว +24

    Dhulkaas iyo dadkaas Somaliyeed wakhti aan fogeen gacanta qaranka Somaliyeed way kusoo noqon insha allaah

    • @abdirahmaanburhaan5302
      @abdirahmaanburhaan5302 3 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah 😂😂😂 ethopian iyo xabash haku taliso maxa nagka kalay adr 😂😂

    • @m12mx65
      @m12mx65 3 ปีที่แล้ว +2

      @Cumar Farah Adeer soomaali dhalad ah dadkiisa diidimaye, amxaar ama oromo afsoomaali bartay ayaad tahay, walagaa hore maangaab yahow

    • @ayaanm3914
      @ayaanm3914 3 ปีที่แล้ว +1

      @Cumar Farah adeer ana dhulkas udhashay o ogaden ah adu somalida kadhaxbax xarimo ayadtahay ina dhilo wadankana wu xorobi dhona free Somali state

    • @aarkamaanta5169
      @aarkamaanta5169 3 ปีที่แล้ว

      @Cumar Farah Stockholm syndrome is real 😆😆😆😆

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 3 ปีที่แล้ว +11

    Mahadsanid sxp qaamus diri dhaba somaligalbed

  • @ahmedaraale4996
    @ahmedaraale4996 3 ปีที่แล้ว +5

    Allah u naxariisto j galal nin caqli bdn buu ahaa

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 2 ปีที่แล้ว +1

    Kèep going

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa taariikh xanuun badan

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel 3 ปีที่แล้ว +11

    AHUN Gen. Galaal waa raggii wiiqay dagaalkaa in lagu guuldarraystana sabab weyn ayuu ku lahaa

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว +2

      hubaal sheeg
      galaal geesi buu ahaa ee midgaan iyo daarood baa soomaali jebiyay

  • @maxamedkhaliif890
    @maxamedkhaliif890 3 ปีที่แล้ว +6

    waayo waayo aabo siyaad

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha u naxariisto intii dagaalkaas ku shahiiday

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi 3 ปีที่แล้ว +9

    Marka aad barnaamij sameeynayso fadlan badi resource of information kaaga,si saraakiisha ay isku sheeko u sheegaan oo u noqoto sheekadaada mid run ah,marka afar ama sadax isku sheeko noqoto waa humaan in ay sheekadaa dhab tahay,saraakiil badan ayaa wali nool oo qayb ka ahaa,waana muhiim in laga reebo taariikh si aan uga barano khaladaadkeeni.mahadsanid sxb,shaqo fcn ayaad qabatay maaha dhaliishayda xumaan lkn in wax lasii wanaajiyo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +3

      Waa Talo aad u wanaagsan . Dhibaatadu waxa ay ka jirtaa dadkeena gaar ahaan dadka xilalka soo qabtay ama taariikhda badan haya oo aan jeclayn in wax laga reebo.

    • @lebronisthegoat2496
      @lebronisthegoat2496 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa arrimo ciidan ma yeelankarto xogo badan illeen malaria waxlagama qorayo meeshan

    • @lebronisthegoat2496
      @lebronisthegoat2496 3 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS wll aadbaad udadaalaysaa ninkastaa hayska hadlo

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 3 ปีที่แล้ว +10

    Long live really genaraal galaal

  • @ibrahimfure7090
    @ibrahimfure7090 3 ปีที่แล้ว +15

    Qaybtii Godey ayaan kaa sugaynaa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ayaa maalinta qiyaame ukala garqaadi doono

  • @engabdinaasirmahamed7660
    @engabdinaasirmahamed7660 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 3 ปีที่แล้ว +4

    Janaraal galaal waa janaraalka janaraalada Somaliya dalkaan wax badanayuu usoo qabtay alaha xafido

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 ปีที่แล้ว +10

    Mhdsnd
    Qaamuus
    Keep going bro

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad 2 ปีที่แล้ว +2

    Salaam Calaykum Qaamuus,
    Soomaaliya sidaa ayaa loo qoraa. Fadlan sax cinwaan muqaalkan.
    Mahadsanid.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว +1

      waad saxan tahay walaal.

    • @AxmedBahjad
      @AxmedBahjad ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS Mahadsanid, walaal. Waa inaan afka HOOYO si fiican ugu hadalno una qorno.
      Waxa aan waddaa barnaamij ah in qofka Soomaaliga ahi uu kula hadlo af-Soomaali saxan isaga ama iyada oo aan soo dhexgelinayn af Ingiriis.
      Adigu waxa aad tahay qof muhiim ka ah bulshadeena. Farriintaa sii gudbi.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  ปีที่แล้ว +1

      @@AxmedBahjad marxabba

    • @AxmedBahjad
      @AxmedBahjad ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS Mahadsanid, walaal.

  • @mnuurwali1152
    @mnuurwali1152 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep goin Bro Qamus

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaa yacisak

  • @cabdikhaliifshiiraarraage
    @cabdikhaliifshiiraarraage 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsanthy

  • @adanbishar6790
    @adanbishar6790 3 ปีที่แล้ว +5

    Hestan ... Waay qiira leethaxay.😅

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 3 ปีที่แล้ว +13

    Wanka xumaday in siyaad barre uu diiday dog fight kiii ciidanka

  • @maqalbooks
    @maqalbooks 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer jigjiga aaway

  • @xuseenalayahdiik6712
    @xuseenalayahdiik6712 3 ปีที่แล้ว +15

    Haday ba hawshu sidaa tahay maxnu u odhana shisheeya najabiyay inaga isjabinay o cadawga isku dhignee

  • @abdillehhussein3726
    @abdillehhussein3726 ปีที่แล้ว +1

    Odeyga wuu faan badanyahay waana qabyaaliiste xun.

  • @baylood.germany
    @baylood.germany ปีที่แล้ว +2

    Heesta yaa qaaday sxbyal

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 2 ปีที่แล้ว +2

    6 tank BA rugmaday 4 hore u rugmaday iyo 2gadaal Ka rugmaday tolow somalia meeqa tank BA Ka rugmaday🤣😂😂😂

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 ปีที่แล้ว

    cali samatar maxamed siyaad iyo cabdilaahi yuusuf oyagaa soomaali jebiyay

  • @hassanabdullahi4222
    @hassanabdullahi4222 3 ปีที่แล้ว +2

    Dirirdhawe

  • @mohaanmuhanad7314
    @mohaanmuhanad7314 3 ปีที่แล้ว +6

    Ha nagu kala jarin sxp abdirixman cumarow ila 19 gaarsi

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +1

      Mohaan maan sii wadnaa taariikhda dagaalkii soomaali galbeed?!!

    • @mohaanmuhanad7314
      @mohaanmuhanad7314 3 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS haaà zxp gacaliye noo sii wad wad wlhi chanelkaga khaas buu ii yahay horey usoco lipaax

    • @mohaanmuhanad7314
      @mohaanmuhanad7314 3 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS sheekoyin badan ba ka fa,idayey oo dhaxalkaga ina cumar

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 3 ปีที่แล้ว +8

    Hadaan weeraraynaa anaga iyo shabaab oo is wadana kkkkkk shabaab ayaa xaga diyaaradaha noo qaabilsan wayo ayagaa isqarxin anaga intay isku qarxiyaan ayaan dhaawac tiraynaaa

  • @axmadeysekow5592
    @axmadeysekow5592 3 ปีที่แล้ว +1

    Sax 🇸🇴💔✔️

  • @faaraxmahad8253
    @faaraxmahad8253 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @FaaraxJaamac-d7g
    @FaaraxJaamac-d7g 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @iibgeeyeonlinemarket1210
    @iibgeeyeonlinemarket1210 2 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad barre dhinac kasta ayuu ka jabiyay somaalida

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +19

    Hadda ayaaN ka sii qatarsan Nahay Waaba Runee

  • @abdikariimahmed9479
    @abdikariimahmed9479 3 ปีที่แล้ว +3

    War heedhe General galaal aad sheekadiisa noo soo qaadatay soo kii ma eheyn ciidamada somalida laayay alla maxad kalab tahay

  • @kamaladan6122
    @kamaladan6122 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxay aheyd ariin muragalaha. Qayba ka midaha familiga ku jiira Dirdhabaa sidaa walidaka aadarkay iyo Abahay

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan magaceed

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 ปีที่แล้ว +3

    Muxuu ka ogaa dagaalka Diridhabe asagu kolkaa Booramuu joogaye. In maxkamad la soo saaray ahayd

  • @heykalpesgamer3096
    @heykalpesgamer3096 3 ปีที่แล้ว +1

    ❤️🔥🔥🔥

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 ปีที่แล้ว +3

    meesha taariikhkuma hayside sheeko
    Xariireed ayaad haysaa

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 ปีที่แล้ว +2

    Big news mahad sanid

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 ปีที่แล้ว

    Ale ha unaxariist siyaad bare ma uuna Rabin inay xorowdo ogadn isagaana raga jabiyay wadaniyadiiba armour ragu kugu soonoqdaa buu isyidhi

  • @adenyousouf424
    @adenyousouf424 ปีที่แล้ว

    Gallerei

  • @ahmettsalaan9729
    @ahmettsalaan9729 3 ปีที่แล้ว

    Ant aircraft

  • @cabdiraxmaanjinoole7248
    @cabdiraxmaanjinoole7248 2 ปีที่แล้ว

    Ciidan ka soomaaliya geesinimo muujiyen lkn waa la is bahystay ciilbadanaa

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin daacadda u dhow wax ka soo xigo.

    • @MrMaalin
      @MrMaalin 3 ปีที่แล้ว

      Oo miyaanu daacad ahayn galaal

  • @mohamudmohamud2534
    @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว +5

    Waryaa qaamuus galaal lama soo xigan karo waa jenaral aqoon militari leh lkn nin caqli fiican maaha waana muxaqir beenaale ah waxaa daliil u ah markii uu dhintay maxamed siyaad bare ayuu cey ku bilaamey isagoo markii hore kaba qaadka ugu weyn u ahaa maxamed cali samantar sidoo kale nacamle ayuu u ahaa markii dowladii dhacdey waad ogeyd wuxuu ku dhiiqsanayay markaa chenalkaaga wax how dhimin

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว

      Somaali meel kuarod badnaa adiga naftigaaga tariiq xaba kama taqaanidee wax soo baro oo dib usoobaar

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว

      Bal adgu iska so qad ind boskisa jogtd siyd barre hdad rabtid ind dadka u cadeysd wxu yahy edacada warkga so tebn lhed waqtgas wa tee

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 ปีที่แล้ว +4

    Brother kan waaban hilmaanay ee waxan filayaa waa uun wakhtiga ciriiga ah waaun sosocotey by Thanks

  • @abdullahiali1280
    @abdullahiali1280 3 ปีที่แล้ว +2

    Oo sookaan maqlay dirdhaba waxaa qabtay janaraal geelqaad

  • @ayuubmaxmudkoronto3717
    @ayuubmaxmudkoronto3717 3 ปีที่แล้ว

    M,a zxp ino sobadi mowduc yadah

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 ปีที่แล้ว +3

    Qof dhintaa Dembi Dusha Laga Saaraa ileyn isma difaaci Karee...... Maxamed Nuur Galaal Haduu Sidaas Qatar u ahaa Maxuu Waa Hore Caan u Noqon Waayay, Ma Marka Ay Qamaamuurtii Waaweyneyd Qabriga Galeenbuu Qatarbaan AHAA Naleeyahay kkkkk

    • @jelani4011
      @jelani4011 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadii waxa uu sheegayo been tahay dadkii beenta laga sheegayna way dhinten aad leedahay weli waxaa nool dadkii kale ee la dhinaca ahaa Ina Siyaad iyo Samatarba sida Cabdulaahi Geele iyo Yuusuf Salxaan Car haka hadleen runta siiba Generaal Yuusuf salxan waa nin u dhow dhanka diinta maku dhaco inuu wax ka shego dagaalkii 77ka ileen wuxuu ka mid ahaa Saraakiishii hogaaminaysay Aaga Waqooyi ee Soomaaliya. marka Adeer Taariikh waxaa ka sheekeeya Nin joogay ee Nin ay Hebel kaga dhegen tahay Talo kuma lahan.

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว

      Galaal hdad adgu hda baraty ceeb kuma lhid lkn weligs ma nqon nin mgcsu moosanyahy

    • @axmedsayid9508
      @axmedsayid9508 ปีที่แล้ว

      Sax 😊

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi Yusuf aun wuxu si indirect ayuu inoogu sheegay in Galaal yahay ninka ragga laayey. Raggii Abdullahi Yusuf mid lagama dilin

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy 3 ปีที่แล้ว

      Cabdilaahi yusuf buugiisa ma aqkhriday, isla sidan uuu galaal sheegayo ayuu sheegay wuxuu yidhi ciidanka siyaad bare ayaa jabiyay.

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว

      Cabdulahi yusuf waba ninka somali ugu damiir xume mxa lga so xigta hdalkisa qimba mlhne illeen wa ninka itopiya intey adegsaty mrki danti lga lha dhamaty xabsga dhigty e waliba iney dilaan ku sigte alle ka bdbadiyy iygo intas u geystay hdna wa ninki casimda somalia kenay e u ogoladay iney calankoda ka taagaan dhismihi gashandhga qaranka

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 ปีที่แล้ว

      @@abubakarmaxamuud1693
      Markii dambe Mogadishu caasimad Somaliyeed ma ahayn. Waxay ahayd meel caruur, dumar iyo waayeel lagu gumaaday waayo qabiilka ay ka so jeedeen. Waana waxa ay ilaa hadda la gubanaysa.

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 ปีที่แล้ว +3

    WAA BEEN WAXA UU AKHRIYAYAA INTA ADAN KHALADKII UU GALAY AYUU CID KALE DUSHA KASAARAYAA,

  • @axmedabdi2840
    @axmedabdi2840 ปีที่แล้ว

    M

  • @degentlerasnw2944
    @degentlerasnw2944 3 ปีที่แล้ว

    Ethiopian victory karamara 🇨🇬✌️

  • @jaamacfartaag2723
    @jaamacfartaag2723 3 ปีที่แล้ว

    D

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    Dalkan isaga ah lama kala lahe intii af yar ah uunba wada leh labada idoobiyada🙂 afyarta ah hala siiyo dalka kiiniyana☺ dhulka iyo dadkaba ha laga soceshado kiiniya dib ha ugurato ila af mahan😎😂🤣😂🤣love itobiya inta ii eeg

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia will come back plz buried qabiilka for ever what r u fighting for among each other. One more thing the population of Somalia in minimum Is 30000000 or more so we the highest ethnic of east Africa remembered that

  • @saynab7503
    @saynab7503 2 ปีที่แล้ว

    Hduuna galaal ahayn intaaba madhacdeen wuxuu ahaa geesi garab wasyay siyaad wuxuu ahaa baadida ninbaa kula day days daala kaa badane on Dhoni hayn inaad heshaa daa in abidkaaye

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 3 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda waxbaa laga bartaa.
    Waxaynu ka baranay Isbahaysi la'aan lama dagaal gali.
    Buur ahow ama Iyada ku tiirsanow!

  • @omaradam1958
    @omaradam1958 3 ปีที่แล้ว +2

    General Galaal maxaa loo dili waayey 1996 waa BASAAS MURTAD AH

    • @Hassan-lx5kj
      @Hassan-lx5kj 3 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix weeye hadalkaaga walaal

    • @cukashabdulhi1105
      @cukashabdulhi1105 3 ปีที่แล้ว

      Kaley adiga dil malaya

    • @jelani4011
      @jelani4011 3 ปีที่แล้ว +1

      Agoontii Kacaanku ka Tagay waxaa ka soo Hartay haladilo kii Runta sheegaa, Adeer dadku waa Xor hadii aadan dhagaysan karin Runtana lama Joogo Xiligii Hangashta ee Nolosha cusub iyo Ila xisaabtanka la qabsada intaaydaan umada kale haligin idinka aaydaan is haligin..

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว

      Hdad dilitankisa cuqdadi kugu deyneyso waka aderka mnta shirqoolka ku dilee bal frxdada laso banbax langabw

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว

      Faqashkaa tahay was Agoontii Afwayne ayaad tahay adaa Murtad Lacnaddii ilaahey kugu dhacday Eeyohow

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad Bare wuxuu ahaaba
    Cudurkiisu wuxuu ahaa mid Soomaali
    Meel kastoo ay joogto la il daran tahay
    waana “ Atoore baadiyanimada”

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว +1

    Alaa yacisak

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

    Dagaalkiii 1977 waxaa galey ciidmadii somali iyo shacbaka waqooyi qaasatan Hargeisa xamar ama koonfur wax dagaal ah kam socan xga shacbaka lakiin shacbaka waqooyi ba a daglaka a la agley ciidamada somali lakin 1988 ciidnakii somali ee Hrageisa caawineysey iaygii baay diyaarado iyo madaafcii ku garaacdey

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว

      Waa beentaa wixii beentaa wixii galay waxey u badnaayeen Reer Gobalada Dhexe Mudug iyo Galgaduud iyo Reer Soomaali Galbeed

  • @abdif1256
    @abdif1256 2 ปีที่แล้ว

    Warka janaraal galaal waxba kama jiraan oo wa beenabuur cad oo loo wada jeedo.

  • @ahmedshirekoshinkoshin7737
    @ahmedshirekoshinkoshin7737 3 ปีที่แล้ว

    SOMOLI BBC .COM

  • @ahmedkheirtawane9248
    @ahmedkheirtawane9248 ปีที่แล้ว

    Aww qabtii godey?????

  • @diirdiiriye4045
    @diirdiiriye4045 3 ปีที่แล้ว

    My

    • @uhdhsjsndnd6077
      @uhdhsjsndnd6077 3 ปีที่แล้ว

      Kadab weliy texsi MA dilin bent dau

  • @jezymudo9680
    @jezymudo9680 3 ปีที่แล้ว

    Somalia weyna necebyihiin isaaq na no ma roono darood na nooma roono haddaa nahay hawiye geesiyaalkaas weeynaga soo bexeyn geesi garabkiisa Allah aa garabkiisa ah

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +1

    Galaal inuu jaajuus u ahaa Xabashida waa looga shakiyi karaa. Ninba hadduu abtiyi neceb yagay waa inan gumeed. Ninka wayn weli Mohammed Siad Barre ayuu u ciil qabaa.

  • @rachidaminoz8977
    @rachidaminoz8977 3 ปีที่แล้ว

    Shekadani waxay Ka turjumaysa dhinaca janaraal galaal madama isaga kaliya iska hadlayo, aminina mayno beenina mayno.

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 ปีที่แล้ว

    Digdigle aan daaw lahayn
    Haduu ku hor boodo
    Doqonku u xusul duubto kursi
    Habar kastaa siyaasada falan qeyso
    Qaad iyo shaxaad quursi iyo qab lagu qaxweysto
    Ummad uun hadal mooyee howlkarnimiyo
    Wadaniyad lagu aqoon
    Bal dalkaa dadkiisa illa arka.

  • @farahtufow
    @farahtufow ปีที่แล้ว

    Somalia hanolato

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 3 ปีที่แล้ว +1

    Aragtida noocaan ah sida Aan isleeyahay waa xaqiiqo in uu jiray khilaaf ciidan iyo kala Aragti duwanaan dagaalkaasna uu ahaa mid aan si fiican Loo Qorshaynin balse uu ahaa Mid Laab Lakac ku saleysan waana Nasiib darada dhacday ee keentay burburkii Ilaa maanta aan ka soo kaban Lanahay

  • @maxamedabshir2462
    @maxamedabshir2462 3 ปีที่แล้ว

    Xornimadaan kudhamaanay eedadbadani uukudhamaday manin aankudhibtoonbaa dhacadiid kucunaaya 00dhabarkkisu ubuuxo waadhalanteed iyoyaab dhacdowaaye playable inaandhuuni aanudoonaa winoodhaqanxumeedhulka haan laiibgeyn

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 2 ปีที่แล้ว

    oday nagadaa warkaas

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 3 ปีที่แล้ว +1

    Galaal waa jajuus, waxana gacanta ku hayey TPLF

  • @abdif1256
    @abdif1256 2 ปีที่แล้ว

    Bal wuxuu ku hadlo dhagaysta maxamad siyaad baa diiday in duuliyeyaasha soomaalida la baro dogfight ku lahaa.

  • @yusufmustafa7323
    @yusufmustafa7323 3 ปีที่แล้ว

    Xog beena ayaas soo urursatad , naccaallaa kugu yaalle , aakhiro iyo aduyn naccalaa kuguyaalle.
    Ilaaa hawaas ayey soomaalidu gaadheen

  • @adanakalb8708
    @adanakalb8708 3 ปีที่แล้ว

    Magaalada kalabaydh ee ku taal woqooyi anniga ayaa magaca ilaahay dhaar idiinku maraya in uu yahay Galaal kadaab ma jirin ciidan kuubaan iyo amxaaro iyo taangiyo lagu daadiyay kalabaydh meel ku dhow kalabaydh 15km ayay u jirta wajaale oo dhacda xuduuda xabashida inoo dhaxaysa. Tuug siyaad nacayb u been abuuraya

  • @colmlander3447
    @colmlander3447 3 ปีที่แล้ว

    Hadna mareexaan baa dilay

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 3 ปีที่แล้ว +1

    War waxba kama jiraan waxaas waa been iyo faataadhug siyaad barana wuxuu ahaa geesi daacada. Caadifad qabiil iyo xasid baa kabuuxa kuwa hargeesa ku wareeysanayay. 30 sano kadib ayadoon waxba lahayn oo gun layahay in siyaad bare laxanto waa diciifnimada iyo dulinimada somalida kuwa iswareeysanaya waa jaajuusyo dowladnimadii dumiyay

    • @Garaad1000
      @Garaad1000 2 ปีที่แล้ว

      Siyaad Barre Mujrim buu ahaa Dagaalkuna Daacad kama aheyn isagaa u sabab ahaa Jabka iyo wax kastoo soomaali gaadhay

  • @salebanshiine5807
    @salebanshiine5807 3 ปีที่แล้ว

    Asal

  • @Uthmail2804
    @Uthmail2804 3 ปีที่แล้ว

    .fiilim siigsi

  • @khadab1220
    @khadab1220 3 ปีที่แล้ว

    beeeeeeeeeeeeeereeeeen qaawan

  • @samiiradam4447
    @samiiradam4447 3 ปีที่แล้ว

    dadkan ninkani been buu sheegayaa
    idinkaa beensheega
    anigoo nin dhulbahate dagaal dirirba waxa iisheekeeyay awawyay
    wiixi iisheegay kama sidan ga
    galaal sheegayo ciidan talo kuma soo noqon habqan habeenimo ah ayay kagaga baxeen hareer maanta wuu dhintau galaal siyaadna dhimay
    cabdilaahi dhimay
    aniga awawgau wuu nool al xamduli
    isagaa xaqiiqo iigu dhow waxay la kulmeen

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 3 ปีที่แล้ว +2

    Been bad nagala daashay🤣😂😂😂
    Galaal waa beenaale

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 3 ปีที่แล้ว

    Ethiopia ayaad leedahay, ciidamo Somaliyeed baa ka dagaalayna waad leedahay. Somalia MA Dalka Ethiopia ayay xoreynayeen mise dal Somaliyeed?

    • @khadab1220
      @khadab1220 3 ปีที่แล้ว

      raali ahaw adigoo kale ma fahmi karaysid

  • @Heecomusasal
    @Heecomusasal 3 ปีที่แล้ว

    Siyaad xasid buu ahaa tuug ah
    Awal buu wuxu ugu talagay inuu dalka baa biiyo

    • @abdallaelmi4013
      @abdallaelmi4013 3 ปีที่แล้ว

      Waxba kama jiraan waxa Galaal Shubayo . Asagaa isku Amaanaya Siyad Bare iyo Cabdullahi Yusuf Wuxuu ka Dhigey Khaa,imiin. wuxuu yiri Abdulla Yusuf Dagaal Ma Gelin Xitaa Hal Xabad ma Ridin Been buu ka sheegey .
      Abdullahi Yusuf Dagaalkii ugu xumaa ayuu ka galey Dhanka Doolow ilaa uu Gaarey Meel u jirta 180 km. Adis Ababa. Ka Bacdina ay ka Horyimaadeen Buuri Iyo Togag Waa Ween. ka dibna uu ku sugnaa halkaa mudo ilaa laga soo laabtey .

    • @abubakarmaxamuud1693
      @abubakarmaxamuud1693 3 ปีที่แล้ว

      @@abdallaelmi4013 cbdulahi xbd qoriga kma ridn cidda donto ka wareyso mdas

    • @uhdhsjsndnd6077
      @uhdhsjsndnd6077 3 ปีที่แล้ว

      No tuga siyad God

  • @cabdihigil8379
    @cabdihigil8379 3 ปีที่แล้ว

    Beenaale

  • @AliOmar-xt1sy
    @AliOmar-xt1sy 3 ปีที่แล้ว +1

    beenloow weeye .

  • @Mici-xq6kt
    @Mici-xq6kt 3 ปีที่แล้ว

    Siyad bare waaa jaajuus😡😡😡🤬

    • @zacimaspurs9100
      @zacimaspurs9100 3 ปีที่แล้ว

      Qofka jaajuus ka ah waa la yaqaan

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 3 ปีที่แล้ว

    Waa beenaale galaal