Kuubo naaso weyn Nuxurka iyo fahanka aan ka qadanayo in suufiyadku ina dhabar jabiyo waa in aydinen isku diin aheyn taaso ka turjumaysa sikasta oo xirir diblumasi iyo wada shaqeyn u uwada yeeladtaan dowladaha gaallo iney cidlo kaga tagi doonan kaana hiilin doonan malinka aad is dagaalshan dal aan Muslim kula aheyn balse ayagu is qadan karaan Waa halka laga yiri nin aan kuu furi doonin yaanu kuu rarin
Maya CIA ma aheyn, waxa lagu eedeeyey in Soviet ka hoos ahaan ula shaqeeynayey. Dagaalkii jigjiga ee Mars 1978 ayaa lagu eedeeyey in isagu uu shirqoolay. Newyork times ayaan ka akhriyey. Iyagoo waliba soo xigtay xog ay ka heleen wadamada jaarka ah. Kadib Dagaalkii markii uu dhamaaday SIYAD BARREH wuxuu xabsi guri galiyey SAMATAR
Gold voice ❤😍
One vote
Team qaamuus
Liketa 👍
Good preparation ❤❤
Zxp waxaad noo sheegtaa. Madaxwayanhii midowogi suufiyit ee xiligaa
Wa makahil garba joof
Sidee kale waxaad no sheegta mdaxawayahii. Dalka yaman ee xiligaa
Yaman odhan mahe wa konfurta yamaan wana yuhuud carab ah konfurtu
War adigu horay waad ba kaha dashay dagaalka somalia iyo itophia ee naga dhaaf sxb celceliska annagau waan kaa caqlibadan nahay 😊?
Kuubo naaso weyn
Nuxurka iyo fahanka aan ka qadanayo in suufiyadku ina dhabar jabiyo waa in aydinen isku diin aheyn taaso ka turjumaysa sikasta oo xirir diblumasi iyo wada shaqeyn u uwada yeeladtaan dowladaha gaallo iney cidlo kaga tagi doonan kaana hiilin doonan malinka aad is dagaalshan dal aan Muslim kula aheyn balse ayagu is qadan karaan
Waa halka laga yiri nin aan kuu furi doonin yaanu kuu rarin
sxb haaye miyaanad taarikh kaleba soo akhriyin 1977ki ayunbad inaguso cel celisaye waxyabo kale kudhex dar si aan looga xiiso dhicin
Oromaya tahaye adgu
Bbeenaale 2:42
Midgaan samatar wuu bakhtiyey
Kala saar faaladaada iyo warbixinta CIA da, waad is dhex dhigtay macnihiina waa ka lumiay 😅
Ali samatar wuxuu ahaa jaajuus CIA u shaqeeya
Haduu basaas aha mxa loo dili wayay ileen saraakishii dagalka ka qayb qadatay wala dilay markay dagalka kaso laabteene
Maya CIA ma aheyn, waxa lagu eedeeyey in Soviet ka hoos ahaan ula shaqeeynayey. Dagaalkii jigjiga ee Mars 1978 ayaa lagu eedeeyey in isagu uu shirqoolay. Newyork times ayaan ka akhriyey. Iyagoo waliba soo xigtay xog ay ka heleen wadamada jaarka ah. Kadib Dagaalkii markii uu dhamaaday SIYAD BARREH wuxuu xabsi guri galiyey SAMATAR
War wuxuba basaasiin bay ahaayen