PART 2 SHORT FILM (DIYAASBARO SINGLE MOTHER) SHAADIYO SHARAF & ABDIFITAH YARE QOSOLKA ADUUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii • Video

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @shaadiyasharafofficial
    @shaadiyasharafofficial  4 ปีที่แล้ว +389

    Subscribe Halagu Sharfo My Fans Chanelka Jamuuni Show una Sheega Inaad aniga iga Socotaan Yaan Laygu Ceebaynin Cml Waa Kan Linkiga dhac sii th-cam.com/video/GTBslkVhKGA/w-d-xo.html

    • @ismahancaliibrahim5472
      @ismahancaliibrahim5472 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkk sasn kaa rabaa shaadiya sharaf ku jecliyaa

    • @shukrimaxamed7865
      @shukrimaxamed7865 4 ปีที่แล้ว +5

      First one ❤🌸❤🌸❤💕

    • @ummumarwa8488
      @ummumarwa8488 4 ปีที่แล้ว +6

      Shaadiya Sharaf Official anile usohoreyo video kasta. Bcs tagera weyna kuahay jah hhhhhhhh mshllh single mother nimo qattra ujishy qosolmiiran wllhi hhhhh

    • @walalrastabulshawi7112
      @walalrastabulshawi7112 4 ปีที่แล้ว +3

      Shaadiyo wllashay dar alle idin jeclhy

    • @drbaatiofficials9484
      @drbaatiofficials9484 4 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe igo caawiya ilahay dartiis channel cusub bishaan ramadan

  • @hanaanali2476
    @hanaanali2476 4 ปีที่แล้ว +87

    Shaacdiya abaayo joojiya magaca ilaahey oo aad dhaaraneysaan walahi ayaad ku heysaan alle magaciisa ilaaliya sahal Laguma dhaarto 😥😭😭😭😟😭😥😥😥😥😭😭

  • @qadraabdi1069
    @qadraabdi1069 4 ปีที่แล้ว +153

    Shaadiya markay duqowda waxay noqon islaamaha shidan 😍umu Mohamed illah haku xifdiya

  • @mohazil4real898
    @mohazil4real898 4 ปีที่แล้ว +258

    Inta ila aragta shaadiyo jiliinka waayeelnimada iney kuso baxeyso dhac ku siiya😍✋

  • @Muno2021
    @Muno2021 4 ปีที่แล้ว +387

    ShaadiYa inay xildhipaanaD u ekaaTay inta ila araGtay👍👍😁😁

    • @fossiibrahim4643
      @fossiibrahim4643 4 ปีที่แล้ว +3

      Wakulaa arkayaaa

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว +2

      @@fossiibrahim4643 abaayo subscribe isaar ado mhdsn

    • @naciimoabtifataah6876
      @naciimoabtifataah6876 4 ปีที่แล้ว +3

      Hhh qabki xilibAnada ula bisty

    • @Muno2021
      @Muno2021 4 ปีที่แล้ว +2

      @@fossiibrahim4643 aaheey apaaY waziirada sportska u maleynaaYe😁😁😁

    • @Muno2021
      @Muno2021 4 ปีที่แล้ว +1

      @@naciimoabtifataah6876 aahey hubbty shaadiya waan waTaa anni❤❤👍👍

  • @sacdiiyomuhamed7090
    @sacdiiyomuhamed7090 4 ปีที่แล้ว +214

    Shadiyo afsomali maba dhibaayo inta ila aragtay like dhac ❤️hormar wacan xppti

    • @mohamediftin4629
      @mohamediftin4629 4 ปีที่แล้ว +3

      Inta ila aragtay shadiyo jilnanka wayelnimda iney qatar,ku tahay love dhac kusiii❤❤

    • @mohamediftin4629
      @mohamediftin4629 4 ปีที่แล้ว +2

      Sacdiyo muhamed itaabo anigana huno

    • @haawoali3733
      @haawoali3733 4 ปีที่แล้ว

      Afsomaliga inuu meel ugu keydsan baad mooda

  • @anfasalad7448
    @anfasalad7448 4 ปีที่แล้ว +168

    Xildhibanad soo jabty u ekaatay shadiya😂😂😂😂

  • @bureeqoofficials6774
    @bureeqoofficials6774 4 ปีที่แล้ว +70

    3:12
    Hooyo Almiita U Fuulay
    Kkkkkkkkkkkk
    Shaadiya Sharaf Afsomaliga Dhan Afkuuba Usaaran Yahay Wlhi I Like You Xwiwi

  • @khadroabdullahi1838
    @khadroabdullahi1838 4 ปีที่แล้ว +46

    8:38 hhh abay hoyo kuma ceebeynyi 😂😂addi abayo iyo hooyo Isku jira maa thy😂😂🤣🤣🤣✌abdifatah bro ku soco

  • @shukrixasan8106
    @shukrixasan8106 4 ปีที่แล้ว +18

    masha allh shadiyo qurux Allaha ku barkeyo walaasheda mcn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂 keen going Team shadiyo sharaf 👏🙋‍♀️

  • @naajifilms5693
    @naajifilms5693 4 ปีที่แล้ว +65

    wooow shadiyo sharaf kabaxsatey masha Allah part 3 nosodadajiya inta ila racsan like dhac kusii🖒

  • @xuseenrootinho7762
    @xuseenrootinho7762 4 ปีที่แล้ว +39

    Afsomaligaaga yutubka ku jogtaa shadiyo😂

  • @shukrimaxamed7865
    @shukrimaxamed7865 4 ปีที่แล้ว +28

    😂😂❤💕💕😍shadiya sharaf daralaa kuu jeclahy💕❤❤💕

  • @user-nd6ms3zs6g
    @user-nd6ms3zs6g 4 ปีที่แล้ว +70

    Shaadiyo sharaf keep going my dear sister

  • @pretyysmile9923
    @pretyysmile9923 4 ปีที่แล้ว +116

    Inta shaadiyo sharaf shactride jeceL
    Like zaar😀👍alfacshir time 🤗

    • @zamzamyuusuf7004
      @zamzamyuusuf7004 4 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😀 shaadiyo sharaf allha ku dhowro cadeey

  • @ikraanaxmed2689
    @ikraanaxmed2689 4 ปีที่แล้ว +45

    Shaadiya dartaa hargeisa uga imanyaaa

  • @ibrahimmohamedisxaaq4456
    @ibrahimmohamedisxaaq4456 4 ปีที่แล้ว +60

    Kkkkkkkkk shadiyo la aan waa shaah aaan sokor leheen alle noma waayo

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 ปีที่แล้ว +79

    Hadaa jiif ku Daawaneyso
    Like ta ha iLa Dhaafin👍👈

    • @mucukhaz2494
      @mucukhaz2494 3 ปีที่แล้ว

      Ani istaag akudawanoyaa marka coment aa kusoqoray

  • @ahmedabdiomar7793
    @ahmedabdiomar7793 4 ปีที่แล้ว +33

    Shadiyo io abdifatah funny
    Tihiin wlhi 😅😅😅😅

  • @malkacadeymalka5499
    @malkacadeymalka5499 4 ปีที่แล้ว +40

    Waa igu socdaa Masha Allah filmkan 💯👏

    • @ruqiyohassan610
      @ruqiyohassan610 4 ปีที่แล้ว +1

      Nice film iga deeh

    • @ruqiyohassan610
      @ruqiyohassan610 4 ปีที่แล้ว +1

      Qosol igumaharin shaadiyo sharafey, intii kuqososhe filmkan like isara

  • @deeqaqurux3177
    @deeqaqurux3177 4 ปีที่แล้ว +22

    Shadiyo bud wlhi waa funy one love tea shaadiyo 😂😂❤💋

  • @ruweedaaxmedruweedaaxmed7376
    @ruweedaaxmedruweedaaxmed7376 4 ปีที่แล้ว +18

    Yes a iniga ugu horeyy shadiyo shaftoo😂😂😂😂

    • @anabali6632
      @anabali6632 4 ปีที่แล้ว

      Lkn cabdi fitax jilinkiisa waxa ka qaldan maa mada maba taqanide dhag dhagow ga maxawaye

  • @xamdiyetaabdirahman3104
    @xamdiyetaabdirahman3104 4 ปีที่แล้ว +17

    Shaadiyo abayo waa ku tagera macanto horay usoco quruxay ❤❤❤👈👈👈

  • @ubahali6299
    @ubahali6299 4 ปีที่แล้ว +36

    La'aantaa waa eper shaadiyo sharaf allah ku sharfoh ❤❤❤

  • @iqriinainaabdi7074
    @iqriinainaabdi7074 4 ปีที่แล้ว +13

    Shadiyo diyaas bare wwwww iga daa yeee jiliinka Qatar kutahay

  • @fatimaabdi574
    @fatimaabdi574 4 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhh shadiya qosli ka aya iga damaysa🌹🌹♥️♥️♥️♥️💞 mansha Allah hore u soco

  • @habib_breezy
    @habib_breezy 4 ปีที่แล้ว +18

    Jidkeee wiilyaris la taganthy 😂😂😂

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 ปีที่แล้ว +14

    Hadu nin fadhin laha mesha fadhido shaadiyo waxbaa arki lahayd 😂😂😂

  • @hubifarah3967
    @hubifarah3967 4 ปีที่แล้ว +40

    Intee shaadiya sharaf jcl like subscribe ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹😂😂😂😂😂

  • @genyadamadow3222
    @genyadamadow3222 4 ปีที่แล้ว +15

    Shaadiyay hormar wcn fananadeena allaha ku xafido ❤

    • @idilqalanjo1831
      @idilqalanjo1831 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadwaabdalla6866
    @fadwaabdalla6866 4 ปีที่แล้ว +17

    Kkkkkkkk 🤣🤣 ar shadiya qosol ad ika dhameysay

  • @maariyoxuseen7692
    @maariyoxuseen7692 4 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiya sharf wllhi waa igabdisay
    Ku tashtaa jilinkaaga keep goin sis❤💯✔

  • @sagalbashir4451
    @sagalbashir4451 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiyo sharaf waba kaheella ruwaydaheeda m.a 👸❤

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Sagal abayo susbscrieb igu caawi
      th-cam.com/channels/sA5WEgoIeXCLrHDVKTJyKA.html

  • @naimaabdillahielmi9804
    @naimaabdillahielmi9804 4 ปีที่แล้ว +27

    Qofka kaliya ee TH-camka nagu haaayo
    Marwo wankuu tagan nahay

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 4 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhh shadiya 💯🤝🇸🇴🇸🇴💞💞 MashAllah

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 ปีที่แล้ว +4

    ahahahahah ala shaadiya islaan adaa ugu sooo baxaysaa qaaali❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @suleqasiman9158
    @suleqasiman9158 4 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣 ar shaadiyaaa qosol iga dhameysay xirdhibaanad baad u keetay 🤣😂 keep going abaayo qaali 🥰🙏

  • @smilyqurax4215
    @smilyqurax4215 4 ปีที่แล้ว +12

    Dad anaisjclyxaaa waaaye wlh keep going 😂😂😂😂😂

  • @ruqianuur8539
    @ruqianuur8539 4 ปีที่แล้ว +11

    masha allah shaadiyo ku jecliyaa allaha ku xafido a ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @ruqianuur8539
      @ruqianuur8539 4 ปีที่แล้ว

      @anfac in the kitchen waan kuusaaray wll

  • @omaarnuur5609
    @omaarnuur5609 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Shaadiya iyo AbdiFatah Waaba ACTORS Short Films Waanago Suucda Ee Huuray Usucda💯👏🏻

  • @hindamaxamed3899
    @hindamaxamed3899 4 ปีที่แล้ว +13

    Inta sugesay part 2😂😂like ta dhaac igu siya part 3so samey shaadiyo🥰🥰

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sha Dita sharaf aad baan kuu jeclahay walahi qado ley ayaa tahay l
    Like when sat rapeatbone time😅❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bureeqoofficials6774
    @bureeqoofficials6774 4 ปีที่แล้ว +40

    Shaadiyo Hal Qish Ayan Kusiiinaa Camerada hasoo Fiiirn Marne

    • @fadumosharif9555
      @fadumosharif9555 4 ปีที่แล้ว

      Shadiyo camal noqda hadii kale noqdo hadii kale wejixumo jidadka lataagnaada

    • @bureeqoofficials6774
      @bureeqoofficials6774 4 ปีที่แล้ว

      Yaa WaaYe Markaa Qofka Wajiga Xun Jidadka La Taagan

    • @amranabdukadir2686
      @amranabdukadir2686 4 ปีที่แล้ว

      Fadumo Sharif Adna waji xumada xagaad lataagntahey ma musqusha 🤔

    • @aliyare3151
      @aliyare3151 4 ปีที่แล้ว

      Waaba beele marke dawadayasha lahadleso wa beelo

  • @saprinaebrahimmohamed6858
    @saprinaebrahimmohamed6858 4 ปีที่แล้ว +1

    Adaan kuzo xambaarey dhar adag miyaN kaRaa😅😅🥰shaadiYo ku heesta jilinkaada wlshei love isaar💋💕👸

  • @bilanbaaribeauty580
    @bilanbaaribeauty580 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha allh shadiyo allh ku xafido my farxadey❤❤❤

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว

      Iza abayo subscrieb isaar

    • @bilanbaaribeauty580
      @bilanbaaribeauty580 4 ปีที่แล้ว +1

      @@catiiqtv3893 ku sare adine isar

    • @catiiqtv3893
      @catiiqtv3893 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bilanbaaribeauty580 hdaa kusareee

    • @nuurodagan8259
      @nuurodagan8259 4 ปีที่แล้ว

      💚💚💔💔💔💕💖🤣🤣🤣🤣

  • @walalrastabulshawi7112
    @walalrastabulshawi7112 4 ปีที่แล้ว +14

    La antiin farxad iyo qosol majiro ❤️❣️

  • @suxufimainews5253
    @suxufimainews5253 4 ปีที่แล้ว +6

    Ha i nabiin waryaa 😂 shaadiya ceebtada Allah asturo🤛

  • @faaizafeyleasery2365
    @faaizafeyleasery2365 4 ปีที่แล้ว +19

    Inta sharaf farxadeda jecel like dhac kusiya❤🌹💖❤❤🌹💖💖

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      Faiza wll SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 4 ปีที่แล้ว +5

    masha allah abayo shadiyo keep going my sister guuleyso waligaa ❤👏🙏

  • @rahmaqueenali3864
    @rahmaqueenali3864 4 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂😂 keep going my sister

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 4 ปีที่แล้ว +6

    M.allaah shaadiya jiliinkaaga wn ka helay xppty allha ku xfido😍😍

  • @ismaiclyrics9192
    @ismaiclyrics9192 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiya duqnimada jag ayaa Ku tahay cml horay u socda team shaadiya part 3 waan sugeynaa keep going

  • @xaliimoibraahim3272
    @xaliimoibraahim3272 4 ปีที่แล้ว +4

    First comment shaadiya iyo fitah yare idiin jeclhy Alle ha idiin dhawro❣❣❣

  • @laylaabdulhi3925
    @laylaabdulhi3925 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allh kal iyo laab shadiya sharf anigoo umulan fiirsada vidiogaaga wan kugu heystaa allh idin xafido adiga xajigaaga

  • @XulashadaWararka
    @XulashadaWararka 4 ปีที่แล้ว +5

    @Shaadiya Sharaf Official sxbey gabadhaan iyadana funny waaye ee TH-cam haloo sameeyo, hadalkeeda iyo jiliinkeeda caadi maahan.

  • @najuumppeqaali7103
    @najuumppeqaali7103 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf iyo seeygeda waa idin wada jeclhay lamanaha qarniga iyo maxamad yare nolosha idima xumeyso wan love

  • @cabdi383
    @cabdi383 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkkk keep going shaadiyo iyo seykeeda

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo yaa jiliin kuhaysta😀😍😍😊😘funny weeyaan wlhi xildhibaanad shaadiya zalama😍😊

  • @Nawalosman122
    @Nawalosman122 4 ปีที่แล้ว +23

    Xfad nasteexo la dhaho maa jirta🤣🤣🤣🤣

  • @halimokitchen1284
    @halimokitchen1284 4 ปีที่แล้ว

    Shaadiyo alle haku xafido wllshey mcaan keep going yaxabiibati

  • @ayannaismail158
    @ayannaismail158 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiyoooy jinkeyga kujecel qalbi saaafiyey🤣😂🤣😂🤣😂

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      Ayaanna wllashey qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi qalbiwannagey

  • @fordowsainabdinasir4981
    @fordowsainabdinasir4981 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhh shaadiyo sharaf jila an ku fano inolow my siz adiga iyo falastin wad iga qoslisan wanidin salmay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯👌🏻

  • @safiaadam3310
    @safiaadam3310 4 ปีที่แล้ว +3

    Ar midle mausameysiinoo macnaha part3 saan uqoslaayay waaad daalay wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍😮❤❤❤

  • @munomuniitaaweys9471
    @munomuniitaaweys9471 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk malin walba gabsar wata wax iso racayo maleh ar shadiyaa fani mcnto hore u soco

  • @fardowsaabdi6279
    @fardowsaabdi6279 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going my sister I love you

    • @abdiaabdi5111
      @abdiaabdi5111 4 ปีที่แล้ว

      Shaadiyo qof aan tageero hno mcn horay usoco

  • @farxiyoindho5842
    @farxiyoindho5842 4 ปีที่แล้ว

    M.a shadiyo sharaf iskaka jeclahy wlhi kal iyo lab ayan uqoslay alle haikaxafido qali dumar

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan5252 4 ปีที่แล้ว +7

    Shaadiyo keep going ❤🙏😇

  • @sagalmabdule8432
    @sagalmabdule8432 4 ปีที่แล้ว

    Yaraan repeat again kulahaa shadiya wnku wtaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰

  • @munoquruxcdy6771
    @munoquruxcdy6771 4 ปีที่แล้ว +3

    Viva shadia diasbaro kunureeh😋💋🌷love shadiyo

  • @mandeeqradwan6299
    @mandeeqradwan6299 4 ปีที่แล้ว

    shaadiyo see duq isaga dhigtay iiga daran 😂😂😂 galab kasta waan fiirsadaa video yaashada waan idin salaamay adiga iyo team kaaga halkaa ka wad

  • @Super-ze6cl
    @Super-ze6cl 4 ปีที่แล้ว +7

    Naag walan shadiya horey usoco abayo❤❤❤

    • @maxamedamiin448
      @maxamedamiin448 4 ปีที่แล้ว +2

      Ala ku wal adi hawalin boqoroda somaliya

  • @safaosman7839
    @safaosman7839 4 ปีที่แล้ว

    I love you hbbti shadiyo noso badiya 😂😂😂qosolki adunka weyi

  • @saaxibkanolasha1
    @saaxibkanolasha1 4 ปีที่แล้ว +3

    Shadiya wlhi Ku jeclahy ❤️✌👉

  • @zuhurqurux3043
    @zuhurqurux3043 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi shadiyo xaraabo socoto waye duqyasha bee badsatay jiliinkeda la dhacay love isaar shadiyo shactaro😂😂😂😂

  • @haliaosman6827
    @haliaosman6827 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhhhh 🤣🤣🤣 alahey waa kale saliidad iska marso 🤣🤣❤🙏💋

  • @saafisuleiman6434
    @saafisuleiman6434 ปีที่แล้ว

    haa walhi shaadiyo jiliinka waa yelada aad bay ugubdheresaa.wallhi😘👋

  • @cashoyusuf266
    @cashoyusuf266 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah ku xafido🥰wllshei mcn💋shaadiyo sharaf

    • @hanimohamed1082
      @hanimohamed1082 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇦🇿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💜

  • @rahmasmakeup
    @rahmasmakeup 4 ปีที่แล้ว

    Aay shadiyo ababalaah wlhi nosoo badii riwayadahan yaqee 😂😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏💕💯

  • @suhuuraxmed3839
    @suhuuraxmed3839 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsha allah Shaadiyo Sharaf 💋⚘

  • @lailafarah2960
    @lailafarah2960 4 ปีที่แล้ว +2

    wllhi ma nooli hooyo soo dhawoow 😂😂😂😂😂 shaadiyaya gacan ayaan kuu tagay

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +18

    𝘴𝘩𝘢𝘥𝘪𝘺𝘦𝘺 𝘯𝘢𝘢𝘨 𝘹𝘪𝘭𝘥𝘩𝘪𝘣𝘢𝘯 𝘣𝘢𝘥 𝘶 𝘦𝘦𝘨 𝘵𝘢𝘩𝘢𝘺 𝘣𝘦𝘦 🙄🙄🙄🙄🙄🧐🤓

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 ปีที่แล้ว

      AMIIRA ADAN Naagha xilibaan weji gaar mey leyihiin

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi aad baad iga qoslisay wllshy shaadiya

  • @ayah5325
    @ayah5325 4 ปีที่แล้ว +4

    Shadiya sharaaf aa firsady mana qosolin yaa ka yeelayo Hee shadiya ❤️❤️🙏🏻

  • @riyaanruunadan1944
    @riyaanruunadan1944 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo sharaf gapar funny ah wlhi wn kahela I.a hadi an imado somaliyo wnba jeclanii inan ku arko😂😂😂😂😂😍😍😍

  • @fordowsainabdinasir4981
    @fordowsainabdinasir4981 4 ปีที่แล้ว +6

    Shaadiyo duqnimad ayad kuficntahay siz macn

  • @raxmoruuxi3276
    @raxmoruuxi3276 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaadiyo,diyaasbaraha,waadkufiiicantahay,jilitaankiisa

  • @nastehanational15
    @nastehanational15 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaraan rapid again
    😂😂😂

  • @salmanabdilahi814
    @salmanabdilahi814 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan soo gasha yoo maan sexan habeen kasta waxan ku dhaf raa riwayadaha shadiyo iyo sayid keeda qali ga mash alh Ale ha idin sharfo waaan idin tagee raa 👋👋👋👋👋👋

  • @asmaaadam2020
    @asmaaadam2020 4 ปีที่แล้ว +5

    Atarishadena😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahroali4839
    @sahroali4839 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo xabibti jilinka allha kudesto ilbini adam allha kahayo abaayo shadiyo dawecad wanaag masha allh

  • @maryamcaydiid657
    @maryamcaydiid657 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadiyo waad iga qoslisay

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      Maryan wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

  • @falastinfarax2820
    @falastinfarax2820 4 ปีที่แล้ว

    Shadiyo waan kugu fanaa wlhi keeb gonig qaliyey samdeyda falastiin quruxo kuma wayo abyo

  • @sarahmohamed3951
    @sarahmohamed3951 4 ปีที่แล้ว +4

    Fiiri sharafow ha i ceebeen 😂😂😂

  • @samiiroraagexaji2474
    @samiiroraagexaji2474 3 ปีที่แล้ว

    www mash allh walashey shaadiyo sharaf waan ka helnay ruwadadah now sow badi ey diyaar wayay warkada yaa diidi karaa waan ku saara aniga iyo temka xaafada ku nol hor mar wcn ❤❤❤💯 abyo qli madax now saaratiin adi iyo tem kaada

  • @makeupartisthibo7794
    @makeupartisthibo7794 4 ปีที่แล้ว +7

    First commente yeees 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️❤❤❤

  • @ciisexayaata6161
    @ciisexayaata6161 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw team shaadiyo sh axsan jilid

  • @fadumoxaji8588
    @fadumoxaji8588 4 ปีที่แล้ว +10

    Shaadio io abdulfatax jwbaa idinka suga dhowrmarbaan idiin sooqoray hees shaadiyo lagu amaanayo Bal idinkana fiiriya

    • @siciiddhalwo2999
      @siciiddhalwo2999 4 ปีที่แล้ว

      Haaaaa aniga xitaaaa wan sugaaaa mid an ku wada qanacno

    • @fadumoxaji8588
      @fadumoxaji8588 4 ปีที่แล้ว

      Anigu in mudo ah ayaan usheegayay shaadiyo io cftx blz heesta jaamac yare uu qaado oo magaca shaadiyo lagu amaanaayo usooqaad aniga dhowr mar qoraal ugu sooqoray iimaysan jwbin labadoodaba

  • @najmaciise5038
    @najmaciise5038 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha: hooyo dabaqa xa kadoonty
    Shaadiyo: alamiinta u fuulay
    Aniga🤣🤣🤣

  • @ayaanaxmed1664
    @ayaanaxmed1664 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣ar shaadiyaa
    Wan Ku haystaa🤪

  • @queenblackberryaan4931
    @queenblackberryaan4931 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣😂😂😂😂 shadiyo wlhi waa qofta keliy iga Qosolisa 🥰😍😍