Masha allah family Qurxoon iyo dad aan tageero buuxda u hayo shaadiya sharaf iyo abdifatax yar iyo Najiipa aad iyo aad ayaan idiin tageeraaa From somaliland Burco Farxad waarta idiin rajeynayaaa insha allah ✋✋💯♥️♥️💯
Nagtan sharey waaye ha noo keenin sadaxeye marabno ayaan wadani kulahaaa no no sadaxeeye ma rabno lamanaha naga badan inta igu raacsan like dhac igu siiya
Faraska labka ah wxaa la dhhaa faras AMA senge Jawaabtana gamaan ma ahn , gamaan waxaa la dhhaa waxyaabaha la rarto oo dhan sida dameerka,faraska io waxyaabaha lamidka ah .
Masha allah allaha idin xafido dhamantiina shaadiyoy wiilka gaajo haku dilin dadkan shekadoda iska dhaf e wa u so noqoneysaye one love wn idin jeclahay 💝💝💝💯💯💯💝💝💝
Mashallah am watching you from wajir i really like you challenge because am you fans athawise keep rocking where are the shadiyo and abdifatah yare fraternity raise you hands
Kataban ayaan u haystey bahalka dharka la surto dad waxa tihin farxad badan illaahay wax ni cakira nima tuso farxadina iyo saxadina illaahay hayni siyaadsho
Asxaabta Ku Xeran Barbaarta Chanelkaan Subscribe dhaha Wax Badan ayaad Ka Fa'idi Dontaan.
Booqo Subscribe Haloo Saaro
th-cam.com/video/uzftS9Af5Oo/w-d-xo.html
Ok halsano kohora sare
Kataban waye
Dhaxroor ee la yaaban yihiin hhhh
sacadiyo sharaf cabdi fitaax guul
365
waaaw shadiyi sharaf xpptii alaa maxaan codkada kaftankada iska jclhy shadiyo intii jcl like dhac kusiiya
inta jecel hooyo like isaar iyo sub
Kkkkk
The diameter of the earth is
12742 KM
Wish u all best 🤩✌
War time⌚⌚⏰🕐keyga ku imadey adunka wax la isku taara ee like iisaar👍👍
Kkk aboowoow maskax da maskaxda ilmo karisaa kusugooyee saandhan ha isku shiilin kulahaa alla qosol badanaa
Masha allah family Qurxoon iyo dad aan tageero buuxda u hayo shaadiya sharaf iyo abdifatax yar iyo Najiipa aad iyo aad ayaan idiin tageeraaa
From somaliland Burco Farxad waarta idiin rajeynayaaa insha allah ✋✋💯♥️♥️💯
INTA TAGERTA SHADIYA WAA IDIN SALAMAY
Wa kaqaday
Adina
Shadiyo iyo c/ fitax iyo Ayaan iyo najib ❤️❤️❤️shadiyo wadnahe I cadeysay san u qos layay shadiyo se kaga qos lineso bar xanuna kugu rideysa 😂😂😂😂😂
War teem keygaan ku imaaday e subscribe igu cimamada baqiil ha igu naqanina Eid mubaark👍✅
Nagtan sharey waaye ha noo keenin sadaxeye marabno ayaan wadani kulahaaa no no sadaxeeye ma rabno lamanaha naga badan inta igu raacsan like dhac igu siiya
Mxa ku dideysa
Asc shadiya sharaf iyo abdi Fatah nolaada intay nolali jirto👍👍👍👍👍👍🇭🇺🇭🇺waa aniga oo idinka saamaya from hargeisa
abdiftah yre alaska wa abtke mcn abdhulhi 🤣 wlhi🤣 tagernimda wku sii xoojina madama abtigy sxbo tihim
Shaadiyo xaraabo hhhhhhhhhhh kal iyo laab u qoslay wllhi Buumaha sow mahan kulaah
Faraska labka ah wxaa la dhhaa faras AMA senge
Jawaabtana gamaan ma ahn , gamaan waxaa la dhhaa waxyaabaha la rarto oo dhan sida dameerka,faraska io waxyaabaha lamidka ah .
Haye
Hooyo mcn shadiyo Allow ku dhoo😇😇😇😇
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qoslaka iga dhamsey da,da culus shadiyo qurux iyo Cabdifataax yere iyo Najib adan Najib iyo ayaan Wadani iyo Barbaarta media show isku dhan aad baan idin salaameyaa hormar wacan walaakeyga qaali ah Alle ha idin xifdiyo
Barbaarta waa Channelk aan ku xeranahay Noo soo Badiya #Subscribe kana HANAGA ILAABINA
Faraska lab wxa la dhaha sange #gammanku wa magac guud oo ay leyihiin fardaha damerda io baqlaha. ✋From burco❤️peace
Masha Allah keep going😍❤️❤️😍😍❤️❤️❤️
Wwwww shaadiyo kaftankeeda jcliyaa xbbbti kaftan kaga iskajeclahy walahi like dhac ikusiiya
Waaaw masha allaah taageero waalan shaadiyo sharaf iyoc/fataax💖💖💖💖💖👌👌🌍🌍😏👪👪
Manshallah taageero shaadiyo sharaf iyofataac love you too
Faraska lab waa sange farda hoodhan ayaa laysku dhaha gamaan
Masha allah allaha idin xafido dhamantiina shaadiyoy wiilka gaajo haku dilin dadkan shekadoda iska dhaf e wa u so noqoneysaye one love wn idin jeclahay 💝💝💝💯💯💯💝💝💝
Mansha Allah comin zon geek going
Ayaan Wadani shadiyo sharaf cabdifatax Yare nsjiib Adan nolada
New York City has 8million
Hi
banyaa Ali Good afternoon
Shadiya waan kuwataa wlshy 😂😂😂😂
team barbaar mida suaal baan idin waydiinaya inshallh ana ilayn kuwiinuun dhagaysan maynee hhhhh horta walhi wan idin tageraaa allh haydin sharfo Najip faatax iyo boqorada noloshiisa marwo shaadiya
iga qabta suaasha
Su’aal- Waxaad sheegtaa Dawlada caalamka ugu horeysa soo saarka Timirta? imisa geed kudhawaad baana kuyaala
yaan lays khiyaamina no GOGOL
🤣😂🤣wllhi qosolka iga dhamaaday
Rer muqdisha hadn nhy shaadiya iyo c.fitaax ilhy ngma qaado
kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk shadiyo so funny waxey tagantahy buume kkkkkkkkkkkk
Jukuukuu kulahaa shaadiyo sharf🤣🤣🤣🤣🤣
Wwww masha allaaha💗💗💗💗💗💗
Hhhhhhh ala cabdi fitaxaaa kuye abowe Najib Iga qafifi so alaha😆😆😆😆😆😆😆😆
Hh shadiyo orod akadhacy hoyo arhoyaa ilhy hoyoyinka janada hageeyo amiin❤
Mashallah am watching you from wajir i really like you challenge because am you fans athawise keep rocking where are the shadiyo and abdifatah yare fraternity raise you hands
Wlhi anooh America jogo in Alaska ugu wentahay maogeen
Golmadhan ayaa ladhahaaaa gabadha aan uur iyo adhax midna wax ku sidin
Dhexroorku Dhulka Waa 360 Kkkkk Sasa Kamaqli jirey Macalin ii Dhigi jirey Geographyga
Qadar Dhoore 12,742 km Weeye
Falastin kumeee😭
Sariirta kulaha shadia illahayow qosol badan guriga io dahmanka 😂😂😂😂😂😂😂😭
Shadiyo sharaf waa kabadata khasalka io qaraxda badan my walashey keep going
Allah ha idin barakeyo dhamantiin❤🤲🏻
Abdi fatax dag dag badana hhhhhh adeegsimaha dahabshiil. Com. Sualihiiba wuu Kala bodaya. Hh
Najiib fardaha iyo dameeraha waxa laysku dhahaa gamaan lkn faras waa ka labka ah waana ay saxeen
Shaadiyoooooooooooy. Macaney 💋💋💋💋💋✌️✌️
Horta shaadiyo suaal markii laweediyo geesaha kumashquulee fiir fiiris lee
Najiibob sualaha no so badi waiga codsi falastiin na ku so dara
Washington dhaasha ku yiri abdifitaah eber dheh
af soomaligu u badan yahay reer djibouti waxay u yaqanan maglaaf waa gabadha an dhabarkana kusidine dhexdana kusidin
Fast comment
Riyaan Cabdiraxmaan 👍🏼❤️
Dadkaan baar xanuun ayey igu rideen saan u qoslayay 😄😄🙏
😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣✋
Garfaan waaye
Najiib mahan jawata saxda ah basal waa qalad saxb
Alaska is the largest state in Usa
Wiif rig la ikma soo hormarin qarpo😅🙏🤣
Biggest province in USA waa alaska anaba Seattle joogo mizz u xamar cadey 💕💕💕💝💝
Dhexroorka dhulka waa 12,742 km
HAMBALYO khuburo thy
Malyuun Xaashi Maxamed Waa sax Masha alaah
Waaaaaaaw
Fadlan subscribe iisaar MAHADSANID
This is marax igadheh hadaley malawada nagadaya saxiib wax usub la'imaada will describe this channel
Celefornia
Najiib beebtii waaye gammaan lamadhoho gaman waxaa la isku yiraahdaa fardaha dameeraha iyo baqlaha
Shaadiyo sharaf io C/ftx io njiib io ayaan wadni taageero buuxaan idiin ahy
guul
Ninkaa suaasha farda galaan maaha faras waa lab geenyo waa dhidig gamaan waa fardo badan
Fareska lab waxa la yidhaahdaa Sange
Gamaan waa fardaha oo dhan
Ayaan wadani waa qoftii mooryaana tihiin Astaantv😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gammaan kulaha😂😂faradaaha iyo dameeraha gammaan la isku idhaa
War ramadaan ayaa lagu juraa idinka dheeldheel ayaa meesha ku hesaa
Fitax gadhuu dharki ciida buu iska soo gishtay inti ila aragtay dhac kusiya like 😂😂😂😂😂😂😂😂
9:23 waa basasha😂😂😂
Wx loyqanaa qofta aan uurka iyo adhaxda wxba ku sidanin galof
Faraska lab waa SANGE
heestii sahra Axmed Tusaale
SANGE SUBAG IDAADIYO
SUMAL BADHIDII LAGU SHUBAY
Woow masha allh
Dhexroorka dhulka waa 8'000 miles
Waa ilmaha xafayadiisa wax yaro kaa dhar badan waad khalday NAJIIB qudhada kk
Maasha Allah xaga ka siwad
Maya
Kataban ayaan u haystey bahalka dharka la surto dad waxa tihin farxad badan illaahay wax ni cakira nima tuso farxadina iyo saxadina illaahay hayni siyaadsho
Wax yariis oo kaa dhar bdn ilmaha ku teh hdane buumaha miyaa kulahaa
ar shaadiya wa fuuray wlh
The diameter of the Earth is 12,742.
360 maalmood waaye sanadkii
365 or 366 days
California
Kkkk commentina waxn ku nacy dawrsi like isRada mesha ka dhacysa alle aya idin maqan qarBada
anaga waxan unaqaan naagta aan caloosha waxba kusidin "UGUB"
Sanadka 360 maalmood
Najib nin wax bartay Masha Allah
Masha allh dadaa jeclhy
Fartuun Moryaan ina adeerow mala qabaa mise ???
Haa Ana qabo
Abdifatah qarar iga dheh😂😂
Waaaw wlasheey shadiyo ugu dambeyn fudanad waad xiratay mahad sanid abaaayo intaa talada iga qadatey
😂😂😂😂😂😂
Wlh shaadiyo waa iga badisay qosal feeraha ixanuunay
Shaadiyo caadi ma ahan anaga iqtiyaar ma lihin miyaa hhhhhhhhhhhhhhhhh
Shadiyo Adiga daminad maad thyna 😂😂😂😂😂😂😂
Jecliyaa farxadodhiii mshlh
Najiib khald waaye suaasha gamaanka aad dhahday jawaabta waa senge
Najiip Adan najiip
Canda
Bashasha