ABWAAN Muxiyadiin Shaahid | HOOYO | GABAY CAJIIB AH | DAREEN WAALIDNIMO )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 เม.ย. 2023
  • ABAAL WAALID - GABAY CUSUB
    HOOYOOY DARAADDAY MAXAAD WAAYO DALAMBAABTAY
    DARANYIYO XANUUN IYO MAXAAD DIIFA SOO MUDATAY
    DIRGAN WAA CULAYS IYO MAXAAD SOCOD KU DIIHAASHAY
    WAX DIBNAHA LA SAARIYO MAXAAD OOMATADA DAYSAY...
    -----
    GABAY QIIMO BADAN - ABWAAN MUXIYADDIIN SHAAHID..
    DARAJOOYINKA HOOYADA - DAWAAFKA XARAMKA
    ============
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 43

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  ปีที่แล้ว +23

    Gabay Qiimo Badan oo Qeexaya Darajooyinka Hooyada..
    Abwaan Mixiyaddiin Shaahid..
    ''DADKOO SEEXDAY LAYLKII MAXAAD IGU DUL SOO JEEDDAY
    DUSHA SARE MAXAAD IGU SIDDOOD DHABARKA II DAYSAY''!
    ===
    Bishan Waa Bishii Hooyaday ( Hooyo Saafi ) Aay Geeriyootay,
    Gabeygan Saamayn Gaar Ah Ayuu igu Yeeshay..
    Naxariista Janna Allah Haka Waraabiyee - Aamiin..

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 ปีที่แล้ว +11

    Hooyo mcn Allahayow jana firdoowsa gukey Amiin Aameen yaa rabi u naxariiso hooyoyin dhamaan❤❤❤

  • @MohamedSaid-fs8th
    @MohamedSaid-fs8th ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay janatu fardowsa ha ka yeelo makaankeeda Hooyo macaan kitaabkeedana midigta ha ka siiyo Aamiin ilaahow wixii Hooyo muslima janatu fardowsa ka yeel

  • @user-tq3fr4qu4o
    @user-tq3fr4qu4o 3 หลายเดือนก่อน

    Allah jana ku geee ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdulle4915
    @mohamedabdulle4915 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dhammaan Hooyooyinkeenna Allah Ha Janneeyo

  • @shahwah4541
    @shahwah4541 ปีที่แล้ว +5

    Ilahow janada nagu kulansi hooyo macan adi iyo abbe allah idin naxariisto ❤

  • @gulledmahdi9117
    @gulledmahdi9117 ปีที่แล้ว +1

    Hooooooyey , waliga ha ciilan hooyo waa hooyo imaheda way horumarisaayo hoos uma ogalla marnaba ❤😢

  • @ShukriAbdullahi-bw5cn
    @ShukriAbdullahi-bw5cn 5 หลายเดือนก่อน

    Hooyo macato illahay cmriga haku dhereyo hooyo ❤❤❤❤❤❤amiiin amiin amiin amiin amiin yarab❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤🎉

  • @ilyaasAbiibbashiir
    @ilyaasAbiibbashiir 8 หลายเดือนก่อน

    Soo badi abdi gabeyda adoo ka faloonaya

  • @Nuune6666
    @Nuune6666 ปีที่แล้ว +1

    HOOYO MACAAN❤❤❤

  • @sakisom1
    @sakisom1 ปีที่แล้ว +1

    War nio Abdi dhawanahanba maan maqal ifafaaloyunkagi hordhacagi jiniga aha intro codkaga wanba uxisay iyo qaabki aad u qadaaa dhigi jirtay sugaanta qeybehede , Dee Silsiadi 2023 baan ka sugayana ❤🎉

  • @abdilatifsaadomar9588
    @abdilatifsaadomar9588 10 หลายเดือนก่อน

    HOOYO MCN Hooyo 💋 💖 🥰 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xilkasabdullahi
    @xilkasabdullahi ปีที่แล้ว

    Gabayada nosobadi walal heesaha majecliye hooyo waa nurki dunidane ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ alle ha nodhafe inti hoyadod dhimatay samir alle haka siiyo lkn wali adinka unol mar kasta duco ayay noga bahan tahy hoyo mid dhimatay iyo midnolba

  • @sumaya11sususumayashafee-nh1ke
    @sumaya11sususumayashafee-nh1ke 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah ilaahay ha ina gu kulansiiyo janada hooyo mcn hooyo waa aduunyada waxa ugu muhiimsan ilaahay ha inoo daayo hooyo yinkeen intii dhimatayna ilaahay ha unaxariisto 🥰🥰🥰😘😍💖💖💖💖😍🤩😘🥰😍😍😍🤩🤩🤩🥳🥳🥳

  • @calidheere1051
    @calidheere1051 11 หลายเดือนก่อน

    Maan shaa allaah wall hooyo waaqaali

  • @MahamedWacayse-vo8oc
    @MahamedWacayse-vo8oc 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo macn

  • @user-vi3sn6zk4w
    @user-vi3sn6zk4w 8 หลายเดือนก่อน

    Hoyo mcn Allah Jana fardowsa Gili to

  • @CimraanMaxamed-tt1pl
    @CimraanMaxamed-tt1pl ปีที่แล้ว

    Ax hooyo mcn

  • @SuhaybAbdirisaaq-bv8nt
    @SuhaybAbdirisaaq-bv8nt ปีที่แล้ว +1

    Hooyo waa mcn

  • @abdirahmanmuhumed8993
    @abdirahmanmuhumed8993 ปีที่แล้ว

    Mashallah...

  • @alisamiiryare2218
    @alisamiiryare2218 ปีที่แล้ว

    Ogqdina wllhi waa taageeraa ❤❤❤❤

  • @AyaanXassan-jm6rs
    @AyaanXassan-jm6rs 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waan ooyaa markaan gabayga hooyo dhagaysto

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 ปีที่แล้ว

    Hoyo macan. Alle. Haa ikaa. Cafiyo

  • @anisocadey7696
    @anisocadey7696 ปีที่แล้ว

    Hooyo❤❤💋🤲

  • @sakisom1
    @sakisom1 ปีที่แล้ว +1

    Asxaabey abdi Arkari Asago Cod wayna Buu Hadana Sii wenaaday Codki ma ila aragtern 😂😂

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 ปีที่แล้ว

    Alx inta hoyo u joogto

  • @sedyosweden
    @sedyosweden ปีที่แล้ว

    Hooyo

  • @user-sr3op4pf3z
    @user-sr3op4pf3z ปีที่แล้ว

    hoooyo aamiiiin yards

  • @yasminrandy4237
    @yasminrandy4237 ปีที่แล้ว

    Mamo mcn

  • @calidheere1051
    @calidheere1051 11 หลายเดือนก่อน

    😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @snw9257
    @snw9257 ปีที่แล้ว

    ✅❤️💯🥛🥰😍❤️❤️

  • @AxmedMahdiMaxamed
    @AxmedMahdiMaxamed ปีที่แล้ว

    Saxa

  • @MohamedDahir-ge3kz
    @MohamedDahir-ge3kz ปีที่แล้ว

    H00Y0 ❤

  • @AishaAhmed-un7rt
    @AishaAhmed-un7rt 6 หลายเดือนก่อน

    Dyfytyy❤❤❤❤❤