SPELLING DAL MAGACIISA WAA LA HOOBTAY hhhh QOFKA UGU DAMBEEYO 25DOLLAR KU GUULEYSO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @urcrisxiano
    @urcrisxiano ปีที่แล้ว +439

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله اكبر ♥️♥️

  • @vaizalson186
    @vaizalson186 ปีที่แล้ว +162

    Wa Huba wa ajifta wana Cagaagantehe Like Saar😂😂

  • @Camuud1522
    @Camuud1522 ปีที่แล้ว +235

    Inta jiifka ku dawanysa like saara😂

  • @mohamedabdirahman9659
    @mohamedabdirahman9659 ปีที่แล้ว +24

    😂😂 Walaahi Waa habeenkii koowaad Ee gabadha uhadasha Paysiiii aaan dhamaysto Oo aan dhagysto ❤ Waa is dhaafin jiray

  • @apthirizakzuleiman-dx2ez
    @apthirizakzuleiman-dx2ez ปีที่แล้ว +76

    Hadaaba soo GashaY iGuLa saLi saLiGa nabiGa scw ❤🌙🌠

  • @supersaylici0831
    @supersaylici0831 ปีที่แล้ว +50

    The best person ever the most knowledgeable able and the most shine all created prophet Muhammad sallallaahu callayhi wasallam ❤❤

    • @mohameddaauud2143
      @mohameddaauud2143 ปีที่แล้ว +2

      ﷺ ❣ 🥰

    • @alicade9233
      @alicade9233 ปีที่แล้ว +1

      صلى الله عليه وسلم

    • @ismyismahan323
      @ismyismahan323 ปีที่แล้ว

      Salalahu calayhi wasalam

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z ปีที่แล้ว +122

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم🎉

    • @ahmedabdi9234
      @ahmedabdi9234 ปีที่แล้ว +5

      Ceyda round 1 ma guleysan waayo palestine 🇵🇸 p kaliya ayuu kasheegay inta kale madhameestrin

    • @mdyahye4260
      @mdyahye4260 ปีที่แล้ว +2

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @munahassan4155
      @munahassan4155 ปีที่แล้ว +1

      Mar hadaanu dhamaystirin ciyaartuna labadaa qof oo qudha tay ma guuleysan qofkaasi.

    • @maariyamohmeTtgeele-ec2sc
      @maariyamohmeTtgeele-ec2sc ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw

    • @munahassan4155
      @munahassan4155 ปีที่แล้ว +1

      Asad Djibouti spelling keeda maad hubiseena

  • @bisharoismailaxmed8790
    @bisharoismailaxmed8790 ปีที่แล้ว +2

    Asad ceyda ciyaartii labaad ayuu ku guuleystay lkn adi ma siin hadiyadiisa
    Waayo 10:04 iyo isku fiiri 7:27
    Adi Qofka udanbeeyo ayaa gusha leh ee madhihin qofka udaanbeeyo wuu dhameestiraa eerayada dhiman
    Cabdul ba sidaas ayuu ku qaatay lacag 7:27 iyo ciyaartii hore ee ceyda 4:17 xitaa dhameestir ma dhihin xaqiisa waa siisay ee maxaa markaan usiin weyday walaakey qalad ha ii fahmin❤❤❤

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +144

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @bosschannel6468
    @bosschannel6468 ปีที่แล้ว +17

    Cabdul iyo Ceyda Mooyee inta kaloo dhan Qalbigaa taagan 😂😂😂

  • @munaosmaan391
    @munaosmaan391 ปีที่แล้ว +19

    Mahrez qosolka iga dhameeyey 😂 iyaah uu taagan yhy 🤣

  • @nafisafarah7
    @nafisafarah7 ปีที่แล้ว +27

    Waa qalaad👉 DJBOUTI ❌
    waa DJIBOUTI ✅
    Team 27 wa idin salamay from 🇩🇯

  • @sumayosaalim2522
    @sumayosaalim2522 ปีที่แล้ว +20

    yes caawo anaa ugu horeeyo qafaan team 27 ahayn love imasaari karo😂

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 ปีที่แล้ว +32

    Hadaad aad aragto magaca nabigeena muhamed sallaahu caleyhi wasalam like saar❤💞💟

  • @Zihaameyyyy
    @Zihaameyyyy ปีที่แล้ว +28

    Wah asad madaxa see ugashay hee😅
    Any way Wan sugaaye runti game kle oo cusub m.a keep going all my brothers✅

  • @ozzyofficial3396
    @ozzyofficial3396 ปีที่แล้ว +52

    MAHREZ is funny wlhi 😂😂🖐

  • @SNAPKUDHIIGLE7
    @SNAPKUDHIIGLE7 ปีที่แล้ว +31

    Ku sali nabiga scw waa bil ramadaan ❤

  • @amiirachannel899
    @amiirachannel899 ปีที่แล้ว +20

    CuMayr asad suu Afka Leyhayi waLhi ano Xanqsan ku QosLayi😂😂😂 CuMayr Lajan Yara Washta😂❤

  • @elhajjiabdul
    @elhajjiabdul ปีที่แล้ว +27

    Caawo wa jimco aan kusalin0 nabiga scw scw

  • @Susumouu
    @Susumouu ปีที่แล้ว +19

    Asad timaahana iyaa cawa wax kale 😂 lkn wa Ramadan iska fur 😢😢😢 keep going berthers🧡😔🤲✌️😄

  • @Canada.143
    @Canada.143 ปีที่แล้ว +92

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 ปีที่แล้ว +30

    Wa tartan aad u wanagsan 🥰💯Asad Haji waku salamay Ramadan mubarak ♥️Kusodar Gobolada soomaliya o dhan sxp Bisha Ramadan 🥰Si lo Barto somaalida aan garanen dalkoda🩸💯🥰Mhdsnd ✌️

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir ปีที่แล้ว +15

    Abdul was the smartest one🎉🎉😂

  • @zakiabdy4666
    @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว +30

    Pause chalange inta uxiistay😂😂😂👉👉

    • @zakiabdy4666
      @zakiabdy4666 ปีที่แล้ว

      1

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      Midka ugu liita waaye inta challenge kabaxa barta asad 😂

  • @rahmohasan
    @rahmohasan ปีที่แล้ว +11

    Abdull wa uqalmay 😂mahrez maskin asi io cumer ine gulestan aarabay wlh😂 wilka qamiska wato iyo macalimo eberkoda waye😂

  • @Araash_Boy_021
    @Araash_Boy_021 ปีที่แล้ว +22

    Challenge ugu fududaada😂😂dadka mxa kaqaldan micnaha ama Camerada waye 😂😂
    Easy waye tan

  • @nishabea424
    @nishabea424 ปีที่แล้ว +41

    Ramadhan kareem all muslims❤❤

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 ปีที่แล้ว +16

    Mahrees cawa qosol ayu igudile 😂😂😂😂

  • @MohamedAbdi-hagy
    @MohamedAbdi-hagy ปีที่แล้ว +37

    Cayda Spellingka Djibouti wuu qaldaay waana lagu marsiiyay😂😂
    #Asad hagio27

    • @aminapower4540
      @aminapower4540 ปีที่แล้ว

      25$ ayu sidhas kuqaate😂😂😂

  • @ismaip1
    @ismaip1 ปีที่แล้ว +45

    Qof walba oo qoraalkeyga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cimri dheer ❤ isoboqda 🔫 ❤️✌🏽

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 ปีที่แล้ว +27

    QOFKA UGU DAMBEYA EE GULESTAHA AH SUAASHA AMA DALKA AMA MAGACA HA DHAMESTIRO MARKA AYU YAHAY GUULESTAHA SAXDA AH 😂😂TANA WA FAKARKEGA 😂RAMADAN MUBARAK 🥰✌️

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka TH-camrada asad hagio iyo teamkiisa salaan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @sucaadeeyyy3112
    @sucaadeeyyy3112 ปีที่แล้ว +5

    Capdull qosolkiisa❤😂😂

  • @basrobaarliin5052
    @basrobaarliin5052 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi kal iyo laap uqoslay😂😂mahrez qosolka iga dhameyay

    • @basraashkir4041
      @basraashkir4041 ปีที่แล้ว +1

      isku mgacnahy abayo😂sido kle mahrez qosol igu dilay lol wiilkas waa taagera inuu guuleysto rpy lol 😂😂😂

  • @imaanSaid-do5st
    @imaanSaid-do5st ปีที่แล้ว +4

    Cabdul iyo cayda meshaa ugu fiicn wlhy
    Macalimow iyo iyo wilkaa khamiskaa cad wata waxnaa lama Jogan mesha😂😂

  • @ikraamvlogs
    @ikraamvlogs ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar 😂😂😂😂mashallah more asad brother❤

  • @juniorjota5456
    @juniorjota5456 ปีที่แล้ว +4

    Mahrez dhib badana game koo idil yaah ayukadhige 😂😂

  • @wiilyurub5471
    @wiilyurub5471 ปีที่แล้ว +16

    Enjoying the best month of the year 🤲🏼❤️☪️

  • @YouTuber_shorts2023
    @YouTuber_shorts2023 ปีที่แล้ว +9

    New challenge new wey challenge waxan an Ka dawan jiray cadaanka balse hda Asad ayaa Ka dawadaa absolutely good 👍

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +1

    3:05 masaxbaa???? Cayda mar horuu baxay
    Ani horaan kuugu sheegay asadow markaad tartan qabee yaanay ku indha tirin taageeranimada iyo qof guul lajecleysiga.

  • @mohamett900
    @mohamett900 ปีที่แล้ว +16

    The funniest Game I've ever watch
    We Want more!!😂😂😂

  • @popeboy7565
    @popeboy7565 ปีที่แล้ว +5

    Xariifka ookiyaalaha wato iyo qamiiska cadaanka ah M ey uga dhagtaybo wllhi qosol😂

  • @safoApdiH1234
    @safoApdiH1234 ปีที่แล้ว +4

    Asad marka ay ceyda io cabdul marka ay soo hareen ma dhemeystirin cumeerna dhameystir ayaad oraneysay sidasna cadaaladda ma ahan ee cumeer sii amaal marintiisa Mar klena noo soo badi asad wllo taagero buuxo ayn ku ahay horay usoco wllo---- Ramadaan mubaark🌙😍😍team 27😍 halkanaa niga salaamaa 🤚🤚

  • @hafsoabdullahi9752
    @hafsoabdullahi9752 ปีที่แล้ว +4

    Abdull iyo ceyda😂💯the legends.🤞

  • @darulhadyi3644
    @darulhadyi3644 ปีที่แล้ว +4

    Mahrez yaah oo kabixi waayay😂😂😂 waa iga qosliayay

  • @Justy_dosaa
    @Justy_dosaa ปีที่แล้ว +26

    I have never laughed this hard in a very long time 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣ohh my ribs

  • @yasmiinaabdirisaq
    @yasmiinaabdirisaq ปีที่แล้ว +7

    Wah gemka caga sugaye 🥺 lkn dhib maleh wad mahad santahay wllo 👍❤

  • @ina_haajiyey
    @ina_haajiyey ปีที่แล้ว +2

    Okiyaalaha wax ku dhax jiro mlhn wllh😂😂😂bismillah xaguu ku maqan yhy

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 ปีที่แล้ว +4

    Mahrees cadi mahan yaah otagan yhy 😄😄

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +3

    KU SALI NABIGEYNA SCW THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE AND THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MOHAMED SCW ♥️ 💯

  • @EPL2022
    @EPL2022 ปีที่แล้ว +7

    war djibouti wuu khalday ceyda illahay ka cabso Asadoow yarkaa dhankiisa ayad u badentahy🤣🤣🤣

    • @juweumar5075
      @juweumar5075 ปีที่แล้ว +1

      Cayda isga qurxiya barnamij Yada 💯

  • @abdikafiabdullahi8891
    @abdikafiabdullahi8891 ปีที่แล้ว +2

    Ceyda 4:20🏅Cumeer 16:50💔 What is the diference❓

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 ปีที่แล้ว +4

    Soopax soopax Azad zuu u dhahaya yaa ka helay 😂😂❤

  • @MEERa_Abdallah
    @MEERa_Abdallah ปีที่แล้ว +1

    Maya asad qofka uu dambeeyo ee haray wuu guulestay cumeer lacgtiisa sii brother ❤

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq ปีที่แล้ว +10

    Ces genres de jeux sont en même temps amusants mais aussi bénéfiques 😂❤

  • @munoapdulkadir5550
    @munoapdulkadir5550 ปีที่แล้ว +1

    Ceyda wuu badiyay sababtoo ah qofka ka horeyo haduu gafo qofkii soo haraa gafay cumber xitaa wuu gulestay

  • @zakiahmed4134
    @zakiahmed4134 ปีที่แล้ว +3

    THE BEST PERSON EVER THE MOST KNOWLEDGEABLE AND THE MOST SHINE ALL ALLAH CREATED IS PROPHET MUHAMED SCW SCW 💕💯

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😭15:40 ban kulahaaa wiilkan waa shactaro socoto😂😂😂😭😭😭😭

  • @ahmedkaviak2965
    @ahmedkaviak2965 ปีที่แล้ว +10

    Ninka ugu fiican game ka :
    -Abdull
    Kuwa ugu liita game ka :
    -money talk iyo macalimo.
    Part2 sugaynaa asadow adigana si fcn iska sax wadadama Djibouti qalad bdnaa ku jiro.

  • @sakariyedaahir1173
    @sakariyedaahir1173 ปีที่แล้ว +44

    VAR VAR CEYDA DJIBOUTI MARKII LA MARAYAY DJ WUXU KU XEJIYAY B MANA AHA I BA KUXIGTA OO KAHOREYSA B-da saa darteed ASADNA WAA SAXAY WAANA QALAD UU KU BADIYAY CEYDA INTII ILA ARGTAY LIKE 👍

  • @ubaxmohamed-sd8kq
    @ubaxmohamed-sd8kq ปีที่แล้ว +7

    Team asad hagio Ramadan mubaarak ❤❤

  • @stoneyhassan
    @stoneyhassan ปีที่แล้ว +1

    King ceyda waad waalan tahay

  • @fartuncismaan-rx1ud
    @fartuncismaan-rx1ud ปีที่แล้ว +11

    12:57😂😂cumeer funny waaye wallah😂😂

  • @marryme4690
    @marryme4690 ปีที่แล้ว +11

    War Wiilka Qamiiska Wato Waxee Ugu Dhagtay "M"😂 macalimuu Maxa jiro hee
    Ceyda and Fanano blue ma ahee intina kale Go back to school😂

  • @hamdaahmedismail-ec2ih
    @hamdaahmedismail-ec2ih ปีที่แล้ว +3

    Apowe kan soo badi wllhi qosol weeye😂😂😂😂😂😂😂

  • @sundusbashirfarah
    @sundusbashirfarah ปีที่แล้ว +2

    Muu guulaysan cumeer lkn cayda guul urajaynayaa team cayda guul❤

  • @sucdiahmed5404
    @sucdiahmed5404 ปีที่แล้ว +16

    Ramadhan mubarak team 27🎉❤

  • @radwaanabdifatah9460
    @radwaanabdifatah9460 ปีที่แล้ว +1

    Pro asad whaati jaalaha yaah moxoo ugu jiraa

  • @IstarAbdulqadir-tk8ie
    @IstarAbdulqadir-tk8ie ปีที่แล้ว +6

    Asad fadlan ciyaarta hakudelin 😢 coz Abdul xitaa saas ayuu kuqaatay.labatha qof udambeesa kan soo haro in uusiidameestiro maaha 😢 😢😢

  • @abgaalinho
    @abgaalinho ปีที่แล้ว +1

    Asad barnamishka adaa ku dheele taliye qofka ugu danbeyo guuleyste ha shego ama yuusan shegin 😅

  • @hilaalsaid7941
    @hilaalsaid7941 ปีที่แล้ว +4

    Waa Challenge fiican oo xamaasad leh, waxaan dhihi lahaa halagu soo daro In Qalin lagu qoro xarafka ama Sabuurad..🖊️😅

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs ปีที่แล้ว +1

    Seychelles 🇸🇨 east africa ayey katirsantahy

  • @MohamedAli-fh8rv
    @MohamedAli-fh8rv ปีที่แล้ว +5

    Mahres khadkaa ka culus ee hospotka ufur😂😂

  • @somalibtsarmi1010
    @somalibtsarmi1010 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore asc warxmatulahi wabarakaatu sidoo kalana Ramadan kariim dhamaantiin video yada Ani waa kahelay we Soo Badi

  • @maxamedcabdi-ps2od
    @maxamedcabdi-ps2od ปีที่แล้ว +14

    The legend asad hagio ❤❤

  • @qaliihussein9475
    @qaliihussein9475 ปีที่แล้ว +1

    Asad mid ankushego Markisto ceyda muufirsatid waxa ushego sax ama qalad hada Djibouti meshi i lagarabe b budahy marka wilasha kale iyo ceyda always isla sim 🙏

    • @queenmaria2826
      @queenmaria2826 ปีที่แล้ว

      Haaa wlh ceyda ayuba kadanbeyaa wan ufirsade asad 🙄

  • @hibaqsule7270
    @hibaqsule7270 ปีที่แล้ว +3

    Ceyda is killing us with 😅noise 😅😅

  • @Monicaa_ahmed
    @Monicaa_ahmed ปีที่แล้ว +1

    Walahi wa la yaabay suaalahay garan wayayaan KG ilmaha dhigto aa garanayabo

  • @saidmuhumed6284
    @saidmuhumed6284 ปีที่แล้ว +3

    Wlllhi Waa funnY chelae challengeni rag badanbaaa la ogaaadY😂😂😂😂

  • @umazakariya5349
    @umazakariya5349 ปีที่แล้ว +1

    Deeqaw dariskayga xalasha aqlaq iyo wanaag wilal ku sifesan walhi markaa arkay wayabe goormee tagty halkas nolsha kuma xumeese abowe hore u soco dariskayga xalasha deeeqaw❤❤❤

  • @marwamawliid6747
    @marwamawliid6747 ปีที่แล้ว +8

    Cayda iyi cumeer way guulsten wayo qofka kugu danbeya waa inu guulsta koly fikrkyga wan dhibtna ❤

  • @mohamedcagayare3192
    @mohamedcagayare3192 ปีที่แล้ว +2

    Asad cumeer guushiisa ma videoga ayad ku buuxsanaysay siday kuwa hore ku guulaysteen ayuu ku guulaystaye ineel 2 qof ayay is kugu so hadheene isaga badiyaye hehehe

  • @faadumoraaxo1295
    @faadumoraaxo1295 ปีที่แล้ว +3

    Asad soobadi ku waan oo kle keep gowing ❤

  • @ruquyowarsame7487
    @ruquyowarsame7487 ปีที่แล้ว +2

    Cayda qofaa lo heley abduuuuul😀

  • @HamzaOnline10
    @HamzaOnline10 ปีที่แล้ว +25

    $25 kas dollar wllhi si dhaqso ayan ku cuni lahaa 😂😂😂 😊

    • @nasteexobashka5251
      @nasteexobashka5251 ปีที่แล้ว +5

      Booto badanoda waxa iigunsoo dhacday markan ciyaraha dawanayo oo nin gool.qasaariyo oo waxa iqabata yaa mesha ku geeya 10 gool kadhalin lahed 😅😂😢

    • @HamzaOnline10
      @HamzaOnline10 ปีที่แล้ว +1

      @@nasteexobashka5251 😂😂 aamus laacib aye dadka iga aamin sanyohiine

  • @faadumoraaxo1295
    @faadumoraaxo1295 ปีที่แล้ว +1

    Waaw asadow saan timaha usoo xidho wallhi m.a qurux kutahay ❤❤❤

  • @najmaabdulkadir6957
    @najmaabdulkadir6957 ปีที่แล้ว +6

    Cwa qosalka ayuu iga dhameeye mahrez😂😂

  • @farhankahinbarreh8131
    @farhankahinbarreh8131 ปีที่แล้ว

    Asad djibouti sida aya şo qora ee mahan djbouti videoka gadal u firi 😅 sida kale good waye horey u soco bıg fan

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 ปีที่แล้ว +7

    Wooow what a game keep going brother asdhagio 👍💪

  • @maan__75
    @maan__75 ปีที่แล้ว +1

    Macalimow iyo kan ka horeyo khamiska cad waxba isma dhaamann 😂😂😂😂😂

  • @yasuuma14
    @yasuuma14 ปีที่แล้ว +5

    Habeen danbe gabdhaha keen meshas ayaga ayan ku haysanaa😂🙄😅

    • @ladanmohamed1784
      @ladanmohamed1784 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhaha afsoomali ayey aqrin waayen 😂😂

  • @shimpirey123
    @shimpirey123 ปีที่แล้ว +1

    Mahrez fanny way wlhi yaah uba ka bixi la yahay🤣🤣🤣🙋

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 ปีที่แล้ว +7

    Game ka caawa macaan qosol 😂😂😂

  • @mohammedupdallaahmed-rd8wr
    @mohammedupdallaahmed-rd8wr ปีที่แล้ว +1

    Nio abeera aawey gemyashan ku maba arkee 🥺😥captain please abeera keyn afka isku dil asi arimaheena asad__🤣🤪

  • @abdiabdilahi5471
    @abdiabdilahi5471 ปีที่แล้ว +4

    Asad hagiooo You are my favorite person ramadaan mubaarak 🍀 zxp ciyarta caagada biyaha kusoo celi bottle flip🙏 Ciyaartasa funny 😁 ah

  • @Ambitious_10
    @Ambitious_10 ปีที่แล้ว

    Asadow qofka ugu danbeeyo ee guyleystaha ah waxa dhiman ha dhamaystiro si guul saxa u noqato lkn qofka soo haro aa guuleysana hadii la dhaho waa nasiibka qofka uu saacido ee guul wax sheegid ku timid maahan

  • @qadancalimooge1374
    @qadancalimooge1374 ปีที่แล้ว +4

    Mahrez iga QozliYay aniGA uu IzKA TuuRanaYAa😂😂

  • @nastehohashi9764
    @nastehohashi9764 ปีที่แล้ว

    Asad waku salame walal bil barakesan aa lugu jiraa timaha iska hagaji qof muslim aa tahy sunada nabiga scw raac ilhy Hana wafajiyo kheerka

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO ปีที่แล้ว +4

    Cabdul iyo ceyda wa rag wax bartay😁😁 inta kale way hurdaan

  • @qasaaye8622
    @qasaaye8622 ปีที่แล้ว +1

    Cayda Djibouti wuu khalday😮😮😮