Leyland xasan maxu xureyay bal isheg xasan xarash waa tug burcad ah adna waxad utahay daba dhilif Leyland xasan haku dalin did danbe nogu so laban mayo insha Allah
Waa ssx xasan sheekh waa ninka keliya ee ku adkeestay ee u bareeray doorasho qof iyo cod ah loona jooji maayo 2nin oo dictators ah loo xayiri maayo rabitaankeena diyaar aa u nahay in aan doorano qofka aan rabno doorasho qof iyo cod guul xasan iyo xamze
Adigu waxad ku jirtaa inta la cunta lacagaha uu ka helay xasan sh dhulalkii iyo hantidii dowlada uu boobay, lkn xasan sh Soo noqon maayo dadka hantida dowlada iibsade Guryaha ka dhisanaayona ha ogaadeen in looga daba imaanaayo dhulalka dowlada oo Laga qaadi doono, shacabka muqdisho ku noolna yeysan is caburine haka doodeen oo afkaartooda haka dhiibteen dhibaatada ay dowlada xasan sh u geeysatay Hana ku mudaaharaadeen xasan sh, inuu ku Soo noqdo mar sadexaad shacabka muqdishoow kaca kaca kaca yaanu mar sadexaad idinku Soo noqon xasan dal xaraashe dhulalkii dowlada dhameeye wiilashiini iyo odayaashiinina dgaal beeleed bay ku dhinteen oo uu ka dhigay inuu kismaayo ka xoreeynaayo cadow,isagoo deegaan soomaaliyeed ku duulay oo shacabkii kismaayo barakiciyay ciidankii dalkana isku jebiyay labada dhinac ee ciidankii banaadir iyo kuwii jubaland. Waa kaasaa MW dalka somalia saas u dhaqmaayo dalkii burburiyay shacabkii iyo ciidankiina laayay 😭😭😭😭😭😭😭waa dhibaato naxdinteeda wadata ee shacaboow xasan sh yuusan mar danbe inagu Soo noqonin ha lagu mudaaharaado,no qabiil no dabadhilif,ee aanu isku duubni iyo wadajir sameeyno illaahay nabadeenii iyo berisamaadkeenii ha inoo Soo cesho somaliyey aamiin dhaha oo nabada aan ka shaqeeyno iyo isku duubnida guul beeyni gaariye insha allaah
Si waddanka ( Dadka iyo Dalka) loo badbaadiyo waa in Xasan sheikh laga saaro Villa Somalia, waayo wax walba waa qaribay, God Dheer buu ku wadaa Soomaaliya Sidaas awgeed waddanku wuxuu u baahan yahay Badbaadin.
Gonyaha gudaha lagula jiro kali noqdo malinba calan horleh taloyin maro bila dhul sobaxayan awal sar hadana maro dhulki waa lagu sii kacoya dayax la adoyaa
Xasan bakhti u sujuude uf uf uf
Subxanaallah, Xasan waa dalxaraashe, tuug, khayin
Allow na dhaafi dawoldanimo ma muuqato
Wasiirada Fikirkooda Ma Aaminsanin Hana Dhaafaan Teamka Xassan Sheikh ee Damuljadiid
Xasan sh watuug doqon ah
Xassan Sh Maxamuud waa musiibo umada somaaliyeed lagu ciqaabo waa hogaamiyii ugu liitay ee dalka soo mara.
Wabeen waxaysheegeen wasíiradu x sh godeyuukuriday soomaaliya
Salaan wacan oo wanaagsan kadib: waxaan ku oran lahaa oraahdaada ah wallow eed Laamka shadeyso ku badal walow oo ha Laban Laabin Laamka ee khafiifi
Dowladnimadii somaliya dhiiqada ha laga bad baadiyo
Subxaanalah
Xasan taariikh xun ayuu ka tagayaa.
Suldanka Tv
waa Taageere tuug,
Wuu qarinayaa lacagta Hassan tuug ka xadey shacabka Somalia
Subxana laah habaramow lagama hoseyo aduu kugu noqonaya dal xureye & d0wladisu wey jiree❤❤❤❤❤
Xasan wuxuu isku darsaday Tuugnimo iyo Doqonimo iyo been waa Munaafaq cad
Xasan xukuumadiisu. Maba. Xishonayaan. Waa. Dowlad. Umiya ah
250.000.000.000.lacagtii.laga.dhacay.xasantuug.ee.gineefa.maa.sheegtid.hadaad.run.sheegeysid.xade.laga.xaday.xaqes.waa.shib.ee.gaarsii.soomaali.weyn.suldaan
Somaliyey waad uu jabteen oromo isk celiya oromo duuflel
Uma Abdullah
Waar Ilaahay ka cabso ebuhu na ha naga badbaadiyo colad.
Leyland xasan maxu xureyay bal isheg xasan xarash waa tug burcad ah adna waxad utahay daba dhilif Leyland xasan haku dalin did danbe nogu so laban mayo insha Allah
Waa ssx xasan sheekh waa ninka keliya ee ku adkeestay ee u bareeray doorasho qof iyo cod ah loona jooji maayo 2nin oo dictators ah loo xayiri maayo rabitaankeena diyaar aa u nahay in aan doorano qofka aan rabno doorasho qof iyo cod guul xasan iyo xamze
Haku cuno
@@HirsiFarah-h4k dal xoreeye
Adigu waxad ku jirtaa inta la cunta lacagaha uu ka helay xasan sh dhulalkii iyo hantidii dowlada uu boobay, lkn xasan sh Soo noqon maayo dadka hantida dowlada iibsade Guryaha ka dhisanaayona ha ogaadeen in looga daba imaanaayo dhulalka dowlada oo Laga qaadi doono, shacabka muqdisho ku noolna yeysan is caburine haka doodeen oo afkaartooda haka dhiibteen dhibaatada ay dowlada xasan sh u geeysatay Hana ku mudaaharaadeen xasan sh, inuu ku Soo noqdo mar sadexaad shacabka muqdishoow kaca kaca kaca yaanu mar sadexaad idinku Soo noqon xasan dal xaraashe dhulalkii dowlada dhameeye wiilashiini iyo odayaashiinina dgaal beeleed bay ku dhinteen oo uu ka dhigay inuu kismaayo ka xoreeynaayo cadow,isagoo deegaan soomaaliyeed ku duulay oo shacabkii kismaayo barakiciyay ciidankii dalkana isku jebiyay labada dhinac ee ciidankii banaadir iyo kuwii jubaland. Waa kaasaa MW dalka somalia saas u dhaqmaayo dalkii burburiyay shacabkii iyo ciidankiina laayay 😭😭😭😭😭😭😭waa dhibaato naxdinteeda wadata ee shacaboow xasan sh yuusan mar danbe inagu Soo noqonin ha lagu mudaaharaado,no qabiil no dabadhilif,ee aanu isku duubni iyo wadajir sameeyno illaahay nabadeenii iyo berisamaadkeenii ha inoo Soo cesho somaliyey aamiin dhaha oo nabada aan ka shaqeeyno iyo isku duubnida guul beeyni gaariye insha allaah
@BoqoradaRerkeenadiid mayee inta la cabta
Haa waa qabaa arinkaas xassan waa mudanyahay in oow siijoogaa
Yaaahuuu uuf uuf
Laa ilaaha jlalaahi mucameda rasuululaahi wasiurada yiri xasan waa madaxwayne ma waan Salaam lagu door and waxaas waa nin ni doorway weeye
😊
Yaaahuuuu uuf war ninkas hasan kushega aax iskaqabta wadanki wuu babiye
Haah
Haa waan qabaa
Waxay modern xilalka ayhayaan in uu isugu siiyay markaasay rabaai inay iska sii hastaan
Wasiiradaas uqubo ala hakurido madiino daawadooda alamasiiyo
Si waddanka ( Dadka iyo Dalka) loo badbaadiyo waa in Xasan sheikh laga saaro Villa Somalia, waayo wax walba waa qaribay, God Dheer buu ku wadaa Soomaaliya Sidaas awgeed waddanku wuxuu u baahan yahay Badbaadin.
Subxaan caadinmo xagaya timi wa tuuugo umada dhibaya illhaya janaga qabato
Mucaaradka hada Jira waa rag lacagdoon ah oo siyasada waxban ka ogeyn sidaas awgeed ma aragno qof aankubedelno Hassan shiikh
Kan na dhafiya
Doqonta ciilqabayasha ah awododa waa inay caytaman
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas xasen dilla kujihada nacladas tukgas
Waabeentiis wasiiradaas ilaahey dhulka halagooyo ilmahoodana daacuun hadhameeyo
Doorasho qof iyo cod malaqabankaro waayo gudiga xasan shiiq oosameeyey waye vilada ayuu kudhexqabaa miyaa
Waa mafiyo mana istahilan inay dalka iyo dadkaba mamulan weyna cadahay waxey ku hadlayan waa shimbir yahow hesa
Aacuudu bilaahi waa wasiiro munaafiqiin ah
Xalima muse waxad hadashay rayigaga balse masoconeyso maxa yelay waxa wax lagu qeybsaday 4.5 marka 4mamul oo maqan waxa dorashadda loqanayo waa kuwe iga sojawab ok
War dadkaan doodaayow ma tihiin kuwo wax teraa oo aan dooreyno. Hadaadan wax tereyna ha leeydiin taliyo ee raali noqda. Mana fiicna habaarku....
Mareykanku waxan usheegaynaa in xasan gudiga uu la ordaayo inuu boobo marka loomadhama doorashadaas
Gudiga doorashada ee xasan shiiq sameeyey meeshii lagu arko waaladilikaraa waayo soomaaliya ayey Dagaalkii 1991 kucelinrabaan xasana intaas ayuu rabaa 3sano oo kudarsi ah
Ma waxaa idinla fiican itoobiye keene war soomaaliyaa xagee idiin wanaagsan idin garan weeynee.
Waligaa.doqonimada.iyo.dadka.leeta.sheegtaa.kuli.waa.caado.qaatayaal.iyo.tuugo.is.biirsatay
Maye waatuug muslinka halaga qabto
marey kan wa yahud ciro dani adan madobe xasan shiq hales ka qab to
Xasan tuug halaga hortago intanu wadanka wada iibsan
Waa tuug kalkaalayaal lama qabo
DIRIQ IYO MIRIF, JUBLAND, PUNTLAND, SOMALILAND SOMALIYA WEEY KA GO' EEN YAA WAAYE DADKA KA QEEB GALAYA DORASHADA HASSAN DHIIQO IYO DAMEERADIISA 🫏🫏🫏🫏U WADAN JIRAY MIYAA LA GALAYA DORASHO 🤣🤣🤣🤣👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻
Haa waan qaba xilkalodayo waayo guula wawen oykamidtahay in barakiciyay masakinti iyo badina asgatay etobiya aska amarqato Somali gobol kamid ah etobiya ayaas kadhigay Sida awarded waa inlo Daya dalka 😂😂😅
Maqbno taas
Gonyaha gudaha lagula jiro kali noqdo malinba calan horleh taloyin maro bila dhul sobaxayan awal sar hadana maro dhulki waa lagu sii kacoya dayax la adoyaa
Isahad loow ina igare
Kuwan wa in laga qabto
Xasan waa tuug abaslbo ka shaqaysta
waxkaquseeyaa majiro mareeykanka arimaha soomaliya lacnad baakutaala gaalo dabadooda xaarka kujiro haiskanadiifiyaano gaalo urto ninkii adiga kaacabsado ayaakaaliito mareeykan wasaq xoolahaa kudhaamo
Xasan tuug na dhsfa
masaryk waziiradu waa dhuuni qaatayaal wada tuuga ah waayo tuug Bay la shaqaystaan marka wa
waa tuug iyo tuug gargaar
Gudigee. Kookeyaalka x tuugsade
Waxaas.waxba.kasocon.maayaan.ilaa.tastuurkii.lagu.noqdo.doorasho.madhacayso.been.been.u.p.d.waxaas.waa.dacaayad.
Tuuga
Madaxweyne Hassan wuu istaahilaa in markale la doorto
Bakhti usujuude xasan qabuura qote xasan fule xasan nacas xasan hunguri asal uma laha hogaamin waa daami gargaarte haawey gargaarte
Yaaahuuu uuf