DEG DEG Taliska Xabashida oo ku jees jeesay ciidankii lagu xasuuqay Doolow, 3 qodob oo xasan Sh hory

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 18

  • @MaxamedcumarMaxamed-d7s
    @MaxamedcumarMaxamed-d7s 17 วันที่ผ่านมา +1

    😊

  • @AxmedMaxmed-ll1xz
    @AxmedMaxmed-ll1xz 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ma Alan xabashi ee wa oromo

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 18 วันที่ผ่านมา +4

    Xasan taliyayaal na ma leh maskaxiyana wuu xanuun san yahay
    Dalkana laguma halayn karo ee ogaada

  • @MaxamedCumarCismaan-s9q
    @MaxamedCumarCismaan-s9q 18 วันที่ผ่านมา

    Asc suldaanka TV waalal soomaaliya ma ahan dad goaanleh

  • @MohammadgimingFCmobaile
    @MohammadgimingFCmobaile 18 วันที่ผ่านมา +1

    Dhib malahan gardarada ay Ethiopia nagu hayso somaliya mar ubeey xoogeysanee in sha allaah qeyr 😢

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 18 วันที่ผ่านมา +2

    Arintaan way cadahay Waa arin u taala waxgaradka dalka xasan wax uu gacanta ku haya ma jirto in uu dalka uu god ku sii rido wax talo ah iyo garasho midna ku a harin xasan.

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 18 วันที่ผ่านมา +2

    Soomalia hanoolato Alaaha naga qabto cadawga

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidankayagii baa la xasuuqay?
    Addisababan wefti u dirsanay?
    Isma raacdee is waafajiya.
    # Ordogaan iyo Masar
    Waddanka ma xukumaane,
    Maxaad u eedaynaysaan .
    Xasan-baahane ayaa wadanka
    Iibsadeye eedeeya,
    Haddii waddanka dani idinka hayso, idinkamaba haysee.

  • @asliabdulle5364
    @asliabdulle5364 18 วันที่ผ่านมา

    Caku madaxda jilicsanee ariimooyin geestee wadankeena jabiyee shisheeyaha u jeel qabaa jaliilkii na uuntoow jaahiisa naga qari

  • @calibare1641
    @calibare1641 18 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya makjirtàa dawlad waxdiidikaŕta wwaxna ogolaan kartasaashu waamaya xasansh waanacasjilicsan fulaya iimaanlaaweah

  • @tifowcalixasan8544
    @tifowcalixasan8544 18 วันที่ผ่านมา

    War madaxeed xagga iga geey.itoobiya ma iska celinkarnaa mise? War waxaan wax laxamili karo maahan fadhigeena ma nagula amsagaa mise waa kaceynaa soomaalaay..

  • @AbdoulatifIbrahim-s1p
    @AbdoulatifIbrahim-s1p 18 วันที่ผ่านมา

    Siyaasad foolxumada xasan ayaa dhib walba oo jirta ka aaba,a waayo waxa maw dhameeystiraaya qandaaraski ay wadanaada caalamka ee cadowga umada somaaliyeed ee sida indha aanta ah uu aqbalay baaba,a dalka gababagaaytisa,maarkaa xalku waa xasanoo laga saara meesha.

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 18 วันที่ผ่านมา

    Waxaa la gu dagaal san yahay Tastuurka io hantida shacabka io dhulka doowlad waa runta taas

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 18 วันที่ผ่านมา

    Qotidu ma taqaano hadaan laga adkaan luuqad kale wlahi waad ku daalaysaan hadalka badan madaxda somalida dhamaan waxaa uhaboon inay dadka kahor leexdaan oo qotida la iska celiyo.
    Hadii aysan diinta na caabinayn jijiga ayaan kumanaan ku dili lahaa.
    Runtu waxaa weyan nin xaaskaaga raba gabadhaada mayeelo qotida waxay rabtaa dhulka somalida inaga se wan hurudnaa oo waxba ma rabno!

  • @SalebanYare
    @SalebanYare 18 วันที่ผ่านมา

    Suldaan.hadalka.yaree.oo.itoobiya.waa
    .inoo.dagaal