waar inaader ka furta Hargeisa xafiiska Tour Office both for nationals and foriegners , jigjigya, calaamaha, iyo Hodan Hills dad badan jaamacad dhameeeyay waligii kumuu fikirin meel noocan ah ayaa ku taal somaliland. kharash kana ka dhiga sida haj oo kale i mean tour package from accomodation to food, sightseeing, do it now please! thank you guys.
Maashalah So Beautiful Somaliland Sanaag Dawga Tabca
Rabow dalka noo hore mare umadda reer Somaliand na rabow ka dhig dad is jecel oo isku duuban Aamiin
Masha allh tabaraka allh allhayo dalka iyo dadkaba noobarakee
Masha allah ku dalxiis dalkaaga hooyo somaliland dawga tabca❤💚💚🤍🤍🤍🤍💚💚💚❤❤❤❤❤
Mansha Allah wow
Masha allah somaliland waa qurux
Ma sha allah so beautiful soomaaliland 🌷🍇
Waa dhul dalxiis
Masha Allah beautiful 😍
Masha lah dalxiis wacan
wonderful we love our great nation of somalilnd
Dalxiis kuuma Aan maqnayn
Annigu waan idin darsaday.
Ileen gabilayda aanu cagaarka ku sheegno waxba kama jiraan l have to visit insha alaah
waar inaader ka furta Hargeisa xafiiska Tour Office both for nationals and foriegners , jigjigya, calaamaha, iyo Hodan Hills dad badan jaamacad dhameeeyay waligii kumuu fikirin meel noocan ah ayaa ku taal somaliland. kharash kana ka dhiga sida haj oo kale i mean tour package from accomodation to food, sightseeing, do it now please! thank you guys.
Mashaa Allah beautiful i like your motor home
Mahadsanid walaal.
Allow dhowr wadankeena qaaliga ah ee Jamuuriyada Somaliland
Waa clip aad u wacan, lakiin heesaha kadayaa wax wanaagsan ma aha. waa dhaqanxumo in aad wax kasta oo wagaasan heeso camal shaydaan ah aad dabawadaan. please hadal wanaagsan ku kor duubaya ama iska aamusa oo kadaaya heesaha.
Mohamed Adam, aad ayaad ugu mahadsantahay talladan tolmoon ee aad noo soo jeedisay. Waanu tixgelinaynaa walaal.
Wax fiican ayaad wadaa walalo Lkn heeso uun kadaa oo wax kale ku badal waad mahadsantahay
walaal haduu madhabkaagu sidaa qabo khasab maaha inaad dadka kale ku khasabto
Guul soomaaliland
Walaal heesaha maad ka deysid codadkii bay Naga qarinayaane ninkan heesaya marka qof hadlayo waa la aamusiyaa video Yada dambe ka digniin qab
Cabdi Mohamed, waad ku mahadsantahay walaal talladan tolmoon. Wixii dambe waanu hagaajinaynaa insha’Allah.
inaba caadi maaha muuqaladaadu sxb.
Mahadsanid walaal, Hajji Warsamah. We love you ♥️
Gandhi Guriga imisaad ku iibinaysaa adeero