Deegaanka ceel-shiilaale ee gobolka sanaag oo gabadh wiil igu siiyay gobta sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Ak vlogs kadaawo
    #SOMALILAND VLOGS AL
    #HARGEISA VLOGS
    #BURCO VLOGS
    #BERBERA VLOGS
    #CEERIGAABO VLOGS
    #WADAAYINKA #HARGEISA
    #HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
    #AK VLOGS #TOURISM #archives

ความคิดเห็น • 171

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023  ปีที่แล้ว

    xogahadunida.com/ visit us❤❤❤

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023  ปีที่แล้ว +1

    Halkan iska diwaan geli
    www.livegoodtour.com/AhmedN27
    252659328558
    Halkan ka iibso alaabta livegood
    www.shoplivegood.com/AhmedN27

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 ปีที่แล้ว +7

    dhiirataa lasheegayi waxana garanaya kariiriri wanacad siituunu waaxan ahayi gabadha reer sanaga oo haragisa ku nolo nolada reer sanaga 🤗🤗🤗🤗🥰🥰🧕

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว

      INAADEER NIN ARAB REER SWEDEN AHAY AAD BAAN UU JECLAADAY SANAAG WAA DHUL QURUX BADAN

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 ปีที่แล้ว +6

    nice very fantastic !!!!!!! from saylac 👮🏼❤🇩🇯

  • @nuuradam
    @nuuradam ปีที่แล้ว +9

    😊😊😊😊 sanaag dhul isaaq noolaada boqortooyo

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman ปีที่แล้ว +2

    Ish calaa dhuul walal qali meel aad iyo aad uu qurux badan dhuulkena nimca fadhiida Waan uu xiisay wlhi ❤️❤️❤️❤️❤️😪😪😪😪

  • @ZayntheyouTuber
    @ZayntheyouTuber ปีที่แล้ว +4

    Xayn adhiya ninka barwaaqadas ku haysta adun kama maqna. Masha Allah!

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 4 หลายเดือนก่อน

    Mncha allah My Mse ismail. My. Brother Gadhweyn, ayaa xagaa iga jira anigoo ah Muuse ha kalee la dhadhey Ee buuraaa hysta Libaax libaax, lafhadhey. Great Dad aan jeceleybaanku nool Guud Ahaan, Sanaag,allah hadayee❤❤❤ wanaan ku soo jiheysaney. Degaanka, Dad Dhawankii hysta Goba weyaan

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah wadan qurux badan aya alle somalida siiyey iyo xoolo qurxoon ❤❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +13

    MashaAllaah tabarakallah so beautiful. I love my country ❤❤❤❤

  • @deqawarsame9018
    @deqawarsame9018 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah Allaha u barakeeyo reerkan nolol qurux badan oo Neture ah bey ku nool yihiin

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 ปีที่แล้ว +4

    🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 maash Allah tabarikalaha 🤲 so beautiful 😍😍 maash Allah Somaliland 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @memr7493
    @memr7493 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @abdiqanicaano7608
    @abdiqanicaano7608 ปีที่แล้ว +4

    Ak Vlogs keep going ❤

  • @gabileyboss8393
    @gabileyboss8393 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah keep going sir i love your presentations viva somaliland from gabilay💚🤍❤️💯✅

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 ปีที่แล้ว +5

    Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynaga ilaaliyo wax kasta oo xun inshallah guul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr ❤

  • @HabibaAhmed-vn2lr
    @HabibaAhmed-vn2lr ปีที่แล้ว

    ما شاء الله تبارك الرحمن waan kusalamay waadna ku mahaddantahay inaad nosodobtay wadankeena qoroxda badan Somali Abaar iyo coolaad Allahwo kadhor

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 ปีที่แล้ว +3

    Waaw maasha Allah ❤ mahadsanid walee waa qurux iyo Nimco

  • @hodanali6106
    @hodanali6106 ปีที่แล้ว +2

    Waa ceel shiilaale oo u dhdhexeeya dooxooyinka caduur iyo dagaar

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother barnaamij fiican ayaad soo diyaarisey

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah muuqaal qurux badan ayaad kaso diyaarisay thanks 🙏

  • @shamisjaama7749
    @shamisjaama7749 ปีที่แล้ว +4

    🥰🥰🥰🥰❤️❤️💐💐🌹🌹masha Aaaallah
    Somaliland 🌹❤️Guul. Guul guul❤

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa dhul barwaaqaa aad buu iicajebiyey mansha Allaah.

  • @faisaahmed2087
    @faisaahmed2087 ปีที่แล้ว +1

    Wow masha allah boholyow ayaa I qaaday

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 ปีที่แล้ว +5

    ماشاء الله تبارك الله
    الحمد لله على كل حال

  • @HassanAli-zi6sr
    @HassanAli-zi6sr ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah beautiful flog from are home land: love from UK🇬🇧

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah gobol sanaag nimca fadhida

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Masha Allah guurku waa sharaf بركلاه فيكم. ❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah wax cajiiba ayaad noo keenteen maanta

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 ปีที่แล้ว +1

    Maash Allah. Waalaawaalo
    geeeeeis guuuuuuuuuul lyo gobanemo 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @amalcabdicali9054
    @amalcabdicali9054 ปีที่แล้ว

    muuqaal aad iyo aad u quruxbadan weeye soo badi pro

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah beautiful place

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 ปีที่แล้ว

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @nasciimahassan1718
    @nasciimahassan1718 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤qurux wadankeena illah waxaa kabaryaa kowii ka faaiideso allah naga dhigo wlh quruxda wadankeena masha allah ❤❤❤

  • @asmamaxamuud8655
    @asmamaxamuud8655 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waa qurux dhukuu

  • @essacamir6791
    @essacamir6791 ปีที่แล้ว

    Muuqaalkii qarniga war inader tnks alpha mara

  • @khadraadan5027
    @khadraadan5027 ปีที่แล้ว +1

    You guys having so much fun❤ I wish I could visit home . Beautiful Masha Allah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ilaahay barwaaaqada ha usiyaadiyo gala sheerta ninka feliwaayaa waa fulay

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad Wan uxiisay wadankii wllhi

  • @abdiaziiz5820
    @abdiaziiz5820 ปีที่แล้ว

    mashalaah sanaag bishii 4 .26 ayaa igu danbaysay cerigaabo ilaa hargaysa roob ayaa nagu dayay sanadka dhulkoodhan waa barwaaqo

  • @SucadAhmed-y7r
    @SucadAhmed-y7r ปีที่แล้ว

    Masha allah wl nosobadi

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 ปีที่แล้ว

    Dhulkan maxaa geedihii kadhameeyay.

  • @noahD1636
    @noahD1636 ปีที่แล้ว

    Degaanka reer miyiga wax badan ka soo duub

  • @mulkicadey8472
    @mulkicadey8472 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah maxaan inbadan ariyoow kuraacay

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 ปีที่แล้ว +8

    Manshalaah dhulka quruxdaas leeh bay rabaan huwantu ruwaayed inay ku qataan oo ulabxaan ssc. Waxaan leeyhay huwanta .waxaan leeyhay HAKUDAALIN JEEDAL INDHO SOMA JIITAN viva Somaliland Manshalaah ❤.🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟢⚪🔴🟢⚪🔴💚🤍❤💚🤍❤💚🤍💚🟢⚪🔴🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥🟩⬜🟥💚🤍❤.jamuuriyad barkeesan Manshalaah

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 ปีที่แล้ว +1

      Huwan ta qushaashkaa ee xabashi u shaqaynaysa inay idinka tahay maba ogid daba qaawanow, ssc s ta ugu horaysa waa sool ta labaad na waa sanaag dee ma diidaan in halkani sanaag tahay waxaaga maskaxda ka qudhunsan ee waxba war u hayn😂

    • @shuenhassan9489
      @shuenhassan9489 ปีที่แล้ว

      @@timroyacoub8369 maxaad I cayday marknad diidey yaab??

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว

      waa deegaankii ex fanaan bk

    • @herifmr5430
      @herifmr5430 ปีที่แล้ว +1

      Sanaag waa SSC next especial operation waa sanaag.

    • @falisa576
      @falisa576 ปีที่แล้ว +1

      Dhulkii somaliyeed ba qabiil walba
      Magac gaara ula baxay dalku wa dal
      Somaliyeed dadkuna wa dad somaliyeed cid gaar u leh ama u
      Yeelan kartaa ma jiro wala wada
      Leeyahay

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว +2

    Habla laysasiiyo laguma kaftamo gabadha waa sidii laguu siiyey hadaad diido waa xaal ogow

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdu lillahu rabil caalamiin
    Waa barwaaqo

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 ปีที่แล้ว

    Baadiyahu quruxbadna masha allah

  • @KB-wg6lp
    @KB-wg6lp ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah so beautiful

  • @hawohussein4078
    @hawohussein4078 ปีที่แล้ว

    Masha Allah marwalba noo soo Gulbis please 🎉

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว +1

    Maash allaah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +1

    Meeshu qurux badanaa maanshalaah sanaag ayaaban u soo guuri lahaa laakiin bariga had iyo jeer dagaal ayaa ka dhaca waan baqayaa

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว +1

      walal noo kaalay waa nabadgalyo waa dhul isaaq bhabaryoonis 500 kmk nah

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +1

      ​@@fowsicumar1073maansha Alaah ind waanu camiri lahayn shaqo abuur iyo nolol mcn iyo ilbaxnimadii reer axmedka ayaanu u soo rarrari lahYn viva sanaag

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว

      @@jamalskp7280 wllo walalo dhulkaanu haynaa reer sh isaxaaq oo dhan kabadan ee noo kaalaya dadku way is camiraane

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

      @@fowsicumar1073 waa run is dhexgalkaa fiican iyo in la fahmo nolosha horumarkeedu in uu yahay is kaashi wadajir

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah waa waqti barwaaqo

  • @quruxay
    @quruxay 10 หลายเดือนก่อน

    Nin aad garaneen masinee GAWAR? warabo dadow inu yahayna maogid

  • @caaqilsaleimanmohometh4245
    @caaqilsaleimanmohometh4245 ปีที่แล้ว +1

    Macha allh gblkygii sanaag ❤❤❤

  • @somtech2422
    @somtech2422 ปีที่แล้ว +1

    Sxb wadada hargeisa Ee labada haad ah Ee biriijka wayn Ee bur bursan so dhig si loogu bararugo oo dhiso

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah ❤❤❤❤❤

  • @noahD1636
    @noahD1636 ปีที่แล้ว

    Waa clip fiican. 🐫🐫🐫💯

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว +1

    WAXAA DEGANAHAY SWEDEN NORWAY IYO FINLAND WAQOOYIGA ADUUNKA FIGTA AYA ISKA SOO GALAAN NOORTH POOL WAXAA IGU KICISAY XUMAD JACEYLKA WADANKII

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. ปีที่แล้ว

    Halkaan baa ba Indhaha u roon.
    Magaalo Iyo Xasan shiikh Sidaan u fiirinaayay, Iyo Nin suit qaba, Baa ba indhihii Yaraadeen.
    Halkaan baan Hoowd ku bax kaga dhigan.
    Noobadi Waa 👍

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah alxamdulilaahi rabilcaalimiin

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo ayaan soo xasuustayy

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah ❤❤❤❤❤

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Geesi Maxamed Masha Allah

  • @Caleenofficial
    @Caleenofficial ปีที่แล้ว

    Waaw m.a barwaaqo

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 ปีที่แล้ว

    Masha.allaah wa nicmo

  • @Xiireyflogs
    @Xiireyflogs ปีที่แล้ว

    Wlee in aad nin miyi tagay
    Richalulahi 👑📌

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa muqaal qurux badan

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is ปีที่แล้ว

    Masha allaah
    M.xamed uunoo saaranyahay

  • @nageegir1058
    @nageegir1058 ปีที่แล้ว

    wiilku run ayuu kuu sheegay idaha barabaraha madaw leh waxa looyaqaan lax calan leh

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว

    DHULKII BAAN UU XIISAY 4 SANADOOD SEMESTER UMAAN BIXIN SWEDEN -30 C

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 ปีที่แล้ว

    Mashal Allah good life ❤🇬🇧

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Noloshaa Minogue waa nolol wacan

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 ปีที่แล้ว

    Gobolkii Awoowyada mansha allah

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 ปีที่แล้ว

    Mash Allh jaceliya meshaa

  • @SiciidSiciid-rh8ec
    @SiciidSiciid-rh8ec 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ssc khaatumo

  • @HindaIsmacil
    @HindaIsmacil ปีที่แล้ว

    Maka dhaba wllo😂😂😂

  • @abdulkarimy5949
    @abdulkarimy5949 ปีที่แล้ว

    It's breathtaking neutral land

  • @abdiduale1442
    @abdiduale1442 ปีที่แล้ว

    Meeday dhirta uu wadiinayaa deegaana uu ka waramayo ma garanayaa ,ma garanyaa in ban uu joogo,in dhul dhaxan leh uu joogo

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah waa barwaqo sanaag

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 3 หลายเดือนก่อน

    Nayluhuna Duleedka, Farduhu is Dugsanayaan... Deymada sideedii, Marka aan Ku Daawado, indhahay Daraan dara...waaba sidii lagu sheegay suugaanta dhulkan quruxdiisa

  • @mustafecabdi8415
    @mustafecabdi8415 11 หลายเดือนก่อน

    M.a allh ilahay mahadii

  • @suaadali-wk9vf
    @suaadali-wk9vf ปีที่แล้ว

    Mashlaha

  • @nimo1055
    @nimo1055 ปีที่แล้ว +3

    Waar walaal wale adigu halkii aad ka timid dhawaan ayaad maanta dib ugu noqotay 😂 Froam miyi Hambalyo wll

  • @Layla6793
    @Layla6793 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 ปีที่แล้ว

    WAN KUU SAARAY .AKHII

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah alxamdulilaah

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว +1

    Love ❤❤ somaliland

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 ปีที่แล้ว

    ALAAH MAANSHAA ALAAH SANAAG WAXWALBA WEEY HEETSATAA BUURO DAHAB MACDAN SHIDAAL BIYO DHACYO DHIR CAGAARAN INSHAALAAH WAA INAAN SOO BOOQDO

    • @fowsicumar1073
      @fowsicumar1073 ปีที่แล้ว +1

      walal noo kaalay waa bdhul isaaq habaryoonis nabadgalyo ah b500km nalaa daga isaaqaw waanu idinku soo dhawaynaynaa

    • @cqaniaden7315
      @cqaniaden7315 7 หลายเดือนก่อน

      Waa dhul Biciide hays khaldin awoow.

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 ปีที่แล้ว

    Waaaaw qurux

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 10 หลายเดือนก่อน

    War kambalka baa la yiraahdaa

  • @suaadali-wk9vf
    @suaadali-wk9vf ปีที่แล้ว

    Mashalah dagar

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 ปีที่แล้ว +1

    CODKA AYAA KU CIILAY MR MUUSA ISMAACIIL

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Ged malatirin karaa doga kubaxo meshan bero dhax marosi maujedi dhibicda robka matirinkarta dorkena gedahisa waasaas

  • @sagalahmed7222
    @sagalahmed7222 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah
    Qurux
    Allow u siyaadi

  • @wariye.
    @wariye. ปีที่แล้ว +1

    Soo badi siciidow

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah wa mel qurux badan

  • @comtheable
    @comtheable ปีที่แล้ว +1

    DHULKII BIICIIDE

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 ปีที่แล้ว +1

    Galabeeraha❤❤❤