GABAR SOMALIYED WAAN ISKA KORSADAY ANIGOON OGAYN CIDA DHASHAY 3 SANO KADIBSE WAXAN OGAADAY NUU DHAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025
  • #ayaangobdoon #adnachannel #fadumaburaanbur #ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #qisooyinka #dunida #

ความคิดเห็น • 145

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  3 ปีที่แล้ว +16

    QEEBTII 1 AAD HADAADAN DAAWAN SOO DAAWO 👉👉th-cam.com/video/SIdFcdtCzvI/w-d-xo.html

    • @umuiqlaascabdulahi5836
      @umuiqlaascabdulahi5836 3 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo wan so dawaday ad ayan ujeclay in an komanti kaso bixiyo abaayo lkn waa an mash qulay abyo iga rali noqo horay usoco abyo wan kuso duceyna insha alh farxad aan dhamad lahen ayan mar wailba kuu rajeyna abaayo macnto

    • @axmedcali1963
      @axmedcali1963 3 ปีที่แล้ว

      @@umuiqlaascabdulahi5836 abaaayo culees badn ayaaa iheto faxad lan isodoceey

    • @aahmedduale3401
      @aahmedduale3401 3 ปีที่แล้ว

      @@umuiqlaascabdulahi5836 yfg

    • @axmedcali1963
      @axmedcali1963 3 ปีที่แล้ว

      @@umuiqlaascabdulahi5836 l

    • @ruqiyaladanumar1609
      @ruqiyaladanumar1609 3 ปีที่แล้ว

      Masha allaah

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga wadnaha ayaa farta ku hayey markii ay gabadha imaadey, wxaa is dhahayey to loow odeyga cunugta iga dhalay meey dhihi doontaa aya isdhahay. Whoooh I am relieved 👍👍👍. Wiilyahalow xaaskada dhaqo Hooyo fiican na waa heeysataa oo diinta islamka wax kataqaano. Waxaa nasab ah qufkii allah janada ugu deeqo. Thanks abaayo qisaska nala wadaagtey waa qiso cajiib ah.

  • @aminocumar6614
    @aminocumar6614 3 ปีที่แล้ว +9

    Maamadaan waala imtixaanay runtii wanaagi ilaahay oow ugalay ineey xusuusato ayaa gabadhan loogu keenay weeyna ku guuleeysatay

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 3 ปีที่แล้ว +9

    Hooyadaana wax fiican ay sameysay maashaa'allaah tabaarakallaah

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah tabarakallah ilahay jannada haku geeyo ayan gobdoon qisoyin cajiba no so badi❤💗💞

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 3 ปีที่แล้ว +14

    ASC mamo xakimo Allah ha ku xafido hooyoyinka somalida waxa là Raba sidàas in ay noqdaan

  • @suubansamatar8679
    @suubansamatar8679 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah mama mako waa qof fcan oo ilaahey yaqaano oo dhibkeysoo martey waxka faaiidey dadbadan baa dhaqso u ilaawo waxey soo mareyn iyo qabyaaladii darbigeeda ay jabisey weldone

  • @bella_luula7516
    @bella_luula7516 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a mama xakiiimo qof wanagsan ey aheed allaha xafido 🤲♥️

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah hooyo wanagsan ayey ehed mana fiicna marwalbo inlesyaso xag allah wankasi mannahay 👍

  • @deghed6935
    @deghed6935 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadaas iyo aanahaas illaahay jannatul fardowso haku casuumo aduunka faxad iyo barwaaqo illaahay hakusiiyo Aamiin Aamiin aamiin gabadhaas maskiintaahna sawjkeeda mid aad ijecel oo awlaad baariyah oo illaahay raalikayahay illaahay hakasiiyo

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 3 ปีที่แล้ว +6

    ASC abaayo aad baad u mahadsan tahay waa Qiso fiican oo in wax lagu Qaato ah momadan illahaay ajar ha ka siiyo adigana aad baan ku salaamay qisoyiinkaga aad baan u jeclaha ee horay u soco SIS

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid adigana sida wanaagsa noga so gudbisey Masha allah ilahay kheer ha siyo mamada

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +6

    Bismilahi walaahi waa cajiib hadana wiilka yar waxa uu dhahayo, maxuu ugu fikiriwaayey intuusan guursanin oo uu la dhuumanayey. Waaba hooyo fiican hadii aysan hoyada la safanin wiilkeeda, qabiil la yaso ma jirto Hadii ay muslimnimadooda ay 💯 tahay anaga somali ayey jaahil nimada nagu dambeeysaa lakin Hooyo sharaf leh ayaa meelkaga soo baxdey MaashaAllah.

    • @sagalyusuf7192
      @sagalyusuf7192 3 ปีที่แล้ว

      Cunug yar oocaqligu kugilayn

  • @aliyaabdiraxman6614
    @aliyaabdiraxman6614 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanay wax qabiil la dhaho ma jiro Diin hdu qofku leyhy o dabeecd leyhy wxba kma xuma Wlhi muslima lysku raaco subxnka
    Maamo xakiimo waa maamo aad u qiimo bdan Alle ha xafido maashlh maamda wyska jeclan lha iny sodoh I nqoto😀 maamo wa ku salaamy

  • @juice_R_999
    @juice_R_999 3 ปีที่แล้ว +4

    Was qosol qurux badan mashaa alaah

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 3 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww wlee wan isu bogay manan garan inay dhashy ti shaqala ahyd kkķk masha allh mamo goba weye xakimo ayaan gobdoon gulayso waliga insha allh

  • @bellasharif9247
    @bellasharif9247 3 ปีที่แล้ว +1

    XAKIIMAH MAGACEEDA WUU SAAMEEYAY WA SADAQA CALAA NABIYYINA MAXAMAD SCW MAASHA ALLAH WALLAHI SI WANAAGSAN BEY ARINKA U XUGMISAY CADAABKA ALLAHA KAA ILAALIYO.

  • @dekaisse925
    @dekaisse925 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah hooyo fican be aheyd mama xakimo

  • @ilhaamaliosman2248
    @ilhaamaliosman2248 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa hooyo qaali ah Allow umada soomaalina saas oo kale nooga dhig 😍😍😍 waa cibro qaadasho

  • @xamdisalad4982
    @xamdisalad4982 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waa hooyo wanaagsan Allah ha ku xifdiyo hooyo macaan

  • @najmaadam9771
    @najmaadam9771 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso fcn masha,alah

  • @hibboidiris83
    @hibboidiris83 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha AllaH wll Alle Hakubarakeeyo Adiga iyo familkagaba Aamiin Aamiin 🤲🤲

  • @fartunbarre9091
    @fartunbarre9091 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ayaneeta jezakumullah qeer hanbalyo

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah Mubarak Mubarak Hooyo mac Somalia ❤️🥰

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa hooyo caqlibadan ayaan sharafay

  • @khadramohamud9184
    @khadramohamud9184 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah .Ayaan cadeey .Alxm hadii wiilka cida dhalay waxaan isdhahaayey odayga gurigaa dhalay .laakiin waa hubay in ay gabadha ay korsatay dhadhay kkkk

  • @qalixasan8360
    @qalixasan8360 2 ปีที่แล้ว

    Masha hooyo nasaba.ilahay.khayr.ha.ku.siiyo.mama

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo wanaagsan ayey aheyd waa boqorad Hooyo keliya lama dhihi karo maasha allaah

  • @fadumoisse6634
    @fadumoisse6634 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah Alle ha barakeyo gabadha arintas samaysay wana ku racsanahay in an dadka la faquuqin Alle na wada sameyay

  • @faayAdenSuuley
    @faayAdenSuuley ปีที่แล้ว

    Ayaan sharaf sheeko macaan 😂😂😂❤❤ biri daawo aan islahaa qeebta labaad waaba igu macaatay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +5

    Wczln sister keep going Wan Ku Tagera Wlhi

  • @faadumofani5615
    @faadumofani5615 3 ปีที่แล้ว

    M.a wxy ahayd hooyo wangsn ilhy hooyooyinka soomaliyeed oo dhan SAAS hakadhigo adigana byo ajar allha kaasiiyo qisooyinka qurxda bdn ee Aad noo soogudbisid

  • @zaraasamar8324
    @zaraasamar8324 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah mama xakima allow ku xafid oo cimri dheer kusii ❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍😍

    • @anasmaxamed5841
      @anasmaxamed5841 3 ปีที่แล้ว

      Mashallh waa maamo wax garad ah allane xigmad siiyay allha ku barakeeyo

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan qxuruxeey subxaanalaah umuna xaawo iyo Aabaheena aadan ayaa leeys yasa oo umadii nabi muxamad salalaahu caleeyhi wasalim lawada yahay subxaanalaah alla maxaa aaqiro war jiraa soomaaliyeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙉🙉🙉 abaayo qisooyinka soomaalida nooso badi mahadsanid ♥️✌ wa maamo sharaf leh

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 ปีที่แล้ว

    M.jama..s.sare .marwo ayaan keeb going inshallaah 👍

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayan qaali Alle haku xafido aamiin 💋💋❤❤💯💯

  • @hawadhemangedi2266
    @hawadhemangedi2266 3 ปีที่แล้ว

    Maasha.allha sheeko qurux badan dhica last abaayo ayaan qaali hore u soco

  • @hafsabilanbeauty4012
    @hafsabilanbeauty4012 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah abaayo hormar wacan

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllzhey qli Ayan gobdoon

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallah hooyo wanaagsan

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 3 ปีที่แล้ว +2

    M. A hooyo wanagsan waaye

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhi wan ilmeyay waa hooyo boqorad ah allow ku xafid hooyo

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido allow aamiin

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abaayo macan Aamiin Aamiin sidoo kale farxad ku noolada adiga iyo family gaagu

  • @maysaaahmed7956
    @maysaaahmed7956 2 ปีที่แล้ว

    M.a wlhi gabr wngsn wyg ilhy ha dhwro wx aysn dad bdn garn ba ilhy garnsiye

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alah waa hoyo fican

  • @Hiigsade25
    @Hiigsade25 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco Wallshay qali
    Guulayso wallshay labada daarood ba

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 3 ปีที่แล้ว +1

    waanba is dhahay wiilkeedaa uureeyay gabadha

  • @cabdiqaninoobalami222
    @cabdiqaninoobalami222 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan sugayay inaad soo dayso guulayaan ku rajaynayaa ilahay haku garab galo 🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻🧑‍💻👩‍💻👩‍💻🧑‍💻

  • @muwahibomer7533
    @muwahibomer7533 3 ปีที่แล้ว

    Ale ha ku xafid wllo Ayaaneey

  • @adoontiialle3162
    @adoontiialle3162 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh waa hooyo karti leH 🥰🥰🥰

  • @sucdializiyad4283
    @sucdializiyad4283 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @qumanhassan7812
    @qumanhassan7812 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxan allah oo ma sas dhan ayaa qabiilka lagq garay allah qabiilka sida xun ee loo fasiray wallahi qabiilka inaan ilmaheyga ugu diideyn

  • @khadracabdisamad4884
    @khadracabdisamad4884 3 ปีที่แล้ว

    ayaan gobdoon xppti ilhy haku xifdiyo jore usoco💔

  • @umuiqlaascabdulahi5836
    @umuiqlaascabdulahi5836 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo ayaan cdey ad iyo ad ayad umhd santhy ilahy haku xifdiyo adun iyo aqiro runti walhi waa qiso cajib badan waye masha alh abayo qali horay usoco insha alh grab kada ayan ahay mar wailba abyo ilahy dartisa ayan kuu jeclahy abaayo

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  3 ปีที่แล้ว +1

      Shukran xbbt alpii alle Haku jeclaado adigana😘😘😘😘😘❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 ปีที่แล้ว

    wcl ayaan abaayo😍😍😍😍😍🤩🤩

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallaah 💕💕💕

  • @mohamudmohamed9209
    @mohamudmohamed9209 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ayaan wll wn sugaynay wadna ku mahad snthy saad nogu dadalaysid

  • @asisoabdi3573
    @asisoabdi3573 3 ปีที่แล้ว

    Mama das allaha asturo masha allaha 👏👏👏👏👌🏻👌🏻👍👍♥️♥️

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 3 ปีที่แล้ว

    Mashallha abyo wa hoyo fcna Mashallha

  • @naciimomaxamud5532
    @naciimomaxamud5532 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @geenyadacad5835
    @geenyadacad5835 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah saan u sugaye lee qisasad

  • @bintihasan900
    @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallaah

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay uscoc Abayo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @da.ud143ali4
    @da.ud143ali4 3 ปีที่แล้ว +1

    m. a illh hagu xiftiyo abyo mcnto

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว

    msha allaah

  • @aminahirsi8628
    @aminahirsi8628 3 ปีที่แล้ว +2

    SubhanAllah 🥲🥲🥲🥲

  • @kheiramohamud3527
    @kheiramohamud3527 3 ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido mcnto

  • @ananleta2684
    @ananleta2684 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaka allah

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 3 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti ayan keep going qali Macnto

  • @ugaasocismaan5792
    @ugaasocismaan5792 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey sharafey allaha kuxifdiyo horey usoco guul

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 3 ปีที่แล้ว +1

    hore u soco abaayo

  • @sagalabdalle7076
    @sagalabdalle7076 3 ปีที่แล้ว +1

    I love your stories, midba midka kadanbeeyo wuu kadaranyahay. Thank you. I watch it daily

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @mushtaaqcaday472
    @mushtaaqcaday472 2 ปีที่แล้ว

    subxaa nallaah xasbiyallhu wanicml wakiil aduunyada intaad noshashay wax walba waa aad ku arkee yaa anafariir aduunyo 🤔

  • @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
    @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 3 ปีที่แล้ว

    Wlshy ayaan qisdu way igu socota🙏💞

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah😍😍

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 3 ปีที่แล้ว

    walh waa qisadi igu yabka badneyd ee somlida aay kadhacdo

  • @asmachec4347
    @asmachec4347 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sister

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 3 ปีที่แล้ว +1

    wlh mama xakima cml allow dadka dhan kadhig

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah I loved 😍❤♥💖

  • @mohamedabdullah5286
    @mohamedabdullah5286 3 ปีที่แล้ว

    Ayann waan ku salaamay

  • @sahracarab4220
    @sahracarab4220 3 ปีที่แล้ว

    Maqee caruur dhashay gabadhii kabacdi

  • @bushrabushra5069
    @bushrabushra5069 2 ปีที่แล้ว

    Wlhy wan kahela shee koyin kaaga waxan kubadashay shee koyin sheeko xariiro yinkii

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah 😥😥😥😥😥

  • @nasriinaxassan5170
    @nasriinaxassan5170 3 ปีที่แล้ว

    M.a walashay qali mahadsanid❤

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 3 ปีที่แล้ว

    Shukran xbbi allaha ku sharfo

  • @axmedcali1963
    @axmedcali1963 3 ปีที่แล้ว

    Hoooyo macn

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc whi waligeey ma arkin bini aadan kala fiican labo isla dhalatay oo midna laguursan maayo midna waa laguursanaa inteey kadhacday waa yaabe waa dulinimo whi

  • @ruqiyocumar3225
    @ruqiyocumar3225 3 ปีที่แล้ว

    Ayaan waan ku sugayay manta oodhan

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah

  • @ashahussein4483
    @ashahussein4483 3 ปีที่แล้ว

    Ayaan quruxeey see ii tahay

  • @xuriyocali7837
    @xuriyocali7837 3 ปีที่แล้ว +1

    Bin,aadimka in la yaso waa wax aad iyo aad u xun waaye midkaana waxaa qofkii laga janada aa ah midkaan

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 3 ปีที่แล้ว

    Yaab waaye

  • @faizaalisiyad1948
    @faizaalisiyad1948 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxay ahyd gabadha aad ufican allow qayr badan si

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 3 ปีที่แล้ว

    Walaahi waaqiso cajiiba

  • @hanushnaturallife5495
    @hanushnaturallife5495 3 ปีที่แล้ว

    Shukran abayo 🥰😍😍

  • @axmedcali1963
    @axmedcali1963 3 ปีที่แล้ว

    Hooyo wanagan waa hoyadaas rabiyow janada kugubishareey

  • @farahkhayre6462
    @farahkhayre6462 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan waxay u qalantaa tirilyan likes

  • @MiraHassan-u6f
    @MiraHassan-u6f ปีที่แล้ว

    wlahi naagnimada ayey wax ka taqanaa qisadan waxee ku ficnthy dumarka aan damiirka leheen