SILACII AAN KASOO MARAY MASEERKA IYO SABARKAYGII GUUSHUU IIDHALAY QISO XANUUN BADAN GUULSE KU❤️😘

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 346

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +15

    th-cam.com/video/9eQccfB_wL4/w-d-xo.html QEEBTII 1 AAD SOODAAWO

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +40

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺🕋☝

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 2 ปีที่แล้ว +7

    Allaha unxaristo abyo abe janadana allaha kawarabiyo qabrigana allaha uwasiciyo amin

  • @hodancabdinuur2689
    @hodancabdinuur2689 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaaahaya ha unaxristo yaaa allh 🤲

  • @csalanmaxamed1431
    @csalanmaxamed1431 2 ปีที่แล้ว +7

    Abaayo aabe allaah haunaxriisto anikana muraad baan leeyahay iisoo duceeya ayaaney waxaan ahy gawar kuuku xiran ee waxaan rawa qof shaqeey sato inaan noqdo inshaa allaah iisoo duceey

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 2 ปีที่แล้ว +8

    Ascayaan mahadsanid ilaahay haunaxariisto kitsabkiisamidigta hakasiiyo aamiin

  • @faizakarar9234
    @faizakarar9234 2 ปีที่แล้ว +10

    Inaalillaahi waa inaa ilaahi raajicuun abayo ilahey qabriga ha qaboojiyo ilaahey kitaabkiisa mifig ja siiyo

  • @CeeblaCuud
    @CeeblaCuud 2 ปีที่แล้ว

    Waan cusbahay. MaashaAllah i love this channel. Sheekooyinkaan waxay fududeyneysaa markii hawlo aan ku jiro.

  • @rinamuse8786
    @rinamuse8786 2 ปีที่แล้ว +6

    Wad iga qoslisay wlhi habo howshan kugu qabsadaa ani😂😂 like ta waa iga horeysa❤️👍
    Mideda kle ilahy hau naxariisto gabadha abahed dhintay naxariisti jano Alle ha siiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Fowsiahassan
    @Fowsiahassan 11 หลายเดือนก่อน

    Rabi naxariistii jano haka waraabiyo kitabkisana midigta allaha kasiiyo amiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahayoow unaxariiso adeer qabrigiisana uwaasici rabbiyoow unaxariiso allahuma aamiin

  • @sacdiyomursal3585
    @sacdiyomursal3585 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaha unaxariisto janatul firdawsana alaha ku casuumo samir iyo iimaana alaha ka siiyo

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon1142 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto hoygiisa janatul fardowsa allaha ka yeelo
    Ehelkii,qaraabadii ,caruurtii iyo asxaabtii uu ka baxay ilaahay samir iyo iimaan waasaca allaha ka siiyo
    Aaaaaamiin yaa rabi

  • @ashaabdullahi3803
    @ashaabdullahi3803 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxaristo abo ane Alle ha unaxaristo labadeydo walid A😭😭😭😭miiin Amiiin yarabi

  • @fridasson848
    @fridasson848 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow abaayo abaheed naxariiso oo janatu fardowsa ka waraabi kitaabkiisa rabiyow midigta ka saar oo marti lajecelyahsy ka dhig amiin amiin

  • @qadanmursal2660
    @qadanmursal2660 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo ayaan gobdoon 🥺wllhi waxad ku jecelhy sa id alle danbigaga hadhafo iyo kii walid🤲🥰 iyo asxabta qliga ah alle haynaga dhigo ku wii ku kulma jana fardowsa 🤲🤲

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariisto qabrigiisa waasac sllaha uga dhigo jannata fardowsa aclaa allaha ka waraabiyo marti ls jecel yahay allaha ka dhigo kitaabkiisa midigta allaha ka siiyo Iilkiisa waasac, udug, iftiin allaaha uga dhigo Aamiin yaa rabbilcaalamiin

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaaah haw naxariisto aaamin yaa rabii gabdha aabahed illaahy samir io.imaan hka.siiyo

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaahow naxariisto aabe janatul fardowsatul acla allaah geeyo dambigisana allaah dhaafo🤲

  • @isxaqisaxq6735
    @isxaqisaxq6735 2 ปีที่แล้ว +3

    alle ha u naxariito marti la jecel yahay alle haga dhigo aamiin aamiin yaarabi

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilaaheey naxariisa janosii samira iyo iimaan haidankasiiyo aamiin aamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @raxmocaday3049
    @raxmocaday3049 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haunaxariisto marxunka kitaabkiisi samaa gacanta midig allaah haka siiyo ehelkii iyo qarabadii samir iyo iimaan Allaah haka siiyo marti la jecclyahay Allaah haka dhigo aamiin

  • @Sadioabdirahm143
    @Sadioabdirahm143 2 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha unaxariisto jana fardawsana ha geeyo insha allah ehelkana samir iyo iimaan haka siiyo insha allah kitabkiisa midigta alle ha ka siiyo insha allah adna alle qalbiga ha ku qabojiyo insha allah

  • @hania9627
    @hania9627 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha u naxariiisto Aabaha walasheen janadii fardusa Allaha ka warabiyo ehelka samir iyo iimaan Allaha ka siiyo Amiiiiin ya rabi

  • @naimaahmed9566
    @naimaahmed9566 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxaristo qabriga Allah uwasiciyo janatu Fardowsa Allah ka warabiyo iyagana Samir iyo imaan Allah ka siiyo

  • @farhiyamohamud5466
    @farhiyamohamud5466 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaa lilaaaah wainaa illahey rajicuun illahey subxana watacala ha u naxaristo qabriga allaaah u wasiciyo marti la jecelaha allaaah ka dhigo aaaaamiin yaa rabbii

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah haunaxaristo Inta dhimatey Muslim ah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha unaxariisto aabe janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 2 ปีที่แล้ว +3

    allah u naxriisto janatul firdowso allah ka waraabiyo amiin amiin yaarabi insha allah

  • @ikranmohamed6283
    @ikranmohamed6283 2 ปีที่แล้ว +3

    Rabi naxariistii jano haka waraabiyo kitabkisana midigta allaha kasiiyo amiiin amiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว

    maansh allh maansh allh maansh allh maansh allh wlk rabiyooow unaxariiiso yaawaduuud🤚✋👋✋✋✋🤚🤚✋✋✋🤚✋

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว +9

    allah ha unaxariisto muslimiinta oodhan iyo walaashen abaheed amiin aamiin aamiin

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 ปีที่แล้ว +1

    Inalillahi wainaileyhi rajicun ilaheyow unaxariso aabe janatulfirdowso allah geyo ehelka iyo qarabadana samir iyo iiman allah kasiyo

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo aabe allaha unaxariiso abaayo adiga iyo dhamaan familka qalbiga allaha idiin qaboojiyo 🤲

  • @anisomuhudin7467
    @anisomuhudin7467 2 ปีที่แล้ว +3

    Inaalilahi waina ilayhi rajicuun allah ha unaxariisto qabrigana allah ha uwasiciyo danbigisa allah ha dhafo Abayo adinkane allah samir iyo iimaan allah haidinka siiyo

  • @fathiabdiwali5793
    @fathiabdiwali5793 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha unaxriisto abayo qalbiga alle ha ku qabojiyo

  • @nadiirmacalin1446
    @nadiirmacalin1446 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo ayaney qali wan ku jecelhay quruxey inolowa inateay nolali jirato allh idina xafido adig iyo xajigag iyo carurata

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin aamiin abaayo illaahay ha u naxariisto asaga iyo dhamaan waaridiinteena iyo kuwa muslimiinta oodhan

    • @sabirincabdi
      @sabirincabdi 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah🤲aamiin aamiin❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah ayaan in aad i arkaysay modaa anigo iskobe la ordayo oo Ku dhagaysana igu qabatay waad Iga qoslisay Allaah haku caafiyo

    • @raxmaaadan431
      @raxmaaadan431 2 ปีที่แล้ว

      Waan ilonay in an uduceyo Allaah ha unaxaristo abayo abaha iyo dhamaan Musliminta Inti dhimatay anagana hanoga dabo naxaririisto Samir iyo imaan abayo

  • @fadumocali8883
    @fadumocali8883 2 ปีที่แล้ว +1

    allaah ha u naxaristo abe kitabka gacanta midig ilaah haka siiyo abayo mcn

  • @khaadiijaqureeshabuukarshi6447
    @khaadiijaqureeshabuukarshi6447 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto qabriga Allah uwasiciyo marti lajacelyahay Allah kadhigo

  • @faadumoabukar5607
    @faadumoabukar5607 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey ha unaxariisto abayo aabaheed marti la jecelyhy Allah ka dhigo hoygiisa jano Allah ka dhigo 🤲

  • @xayaadloodh4971
    @xayaadloodh4971 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay haw naxariisto illaahay wa qabriga haw nuuriyo ehelkana illaahay haka samirsiiyo

  • @deeqoahmed7762
    @deeqoahmed7762 2 ปีที่แล้ว

    Illahey aabe hau naxariisto janatul fardowsul aclaa allah hageeyo aaaaamiiiiin

  • @munoabdinur4015
    @munoabdinur4015 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah naxaristi janno ha siiyo qalbigana allah ha u qaboojiyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto aabe abaayo 🤲🤲🤲🤲

  • @maymuunmohamed167
    @maymuunmohamed167 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaha raxmaankaa ha unaxriisto aabe🙌 aamiin

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay how naxariisto qabriga alle how nuuro aamiin yaa allah isaga iyo intii dhimatayba

  • @abdikadirtvofficial1814
    @abdikadirtvofficial1814 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo aabe allaha unaxariisto abaayo adiga iyo dhamaan famiilka qalbiga allaha idiin qaboojiyo amiin amiin 🤲🤲

  • @xamdimuse921
    @xamdimuse921 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha unaxariisto abaayo aabe geerida waalid waa xanuuun gaar ah

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo ayaan wan ka maqnaa janalka abaayo abeheed ilhay haw naxariito Aamiin Aamiin yaarabi wllo

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi5016 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaye hana xaristo janata fardof haka warabiyo samar iyo iman haka siyo sis

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc ayaan gabdhaas walaasheen ah aabaheed allaah ha u naxariisto amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey ha u naxaristo abayo abaheda wa sugeyna qeebta 3

  • @sumayodahir2910
    @sumayodahir2910 2 ปีที่แล้ว +3

    Allha unaxaristo abe adna qalbiga allha kuqabojiyo😭😭

  • @caashmuxudiin8508
    @caashmuxudiin8508 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllaheyga isku baranay Ayaan adarteeda abyo aabo Allah u naxariisto

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 2 ปีที่แล้ว +4

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay haunaxariisto aabaheed aamiin

  • @ahmedkosar
    @ahmedkosar 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ayan waankuuxiisay walashey macn

  • @haajarasalaad3901
    @haajarasalaad3901 2 ปีที่แล้ว +4

    نالله وانا اليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من الجنة

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam
    Allha unxariisto qabtigis Allha uwasiciyo

  • @fardowsoxuseen3868
    @fardowsoxuseen3868 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahaunaxaristo janatul fardosa alle hakawarabiyo

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan dheeman allaah ikaaxiftiyo alle dartiibaa ku jecelahaay

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto adeer 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaah unaxariisto aabo🤲

  • @hawanoor5041
    @hawanoor5041 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxaristo waa meel loo waadasocdo samir iiyo iiman amin

  • @deeqadeeqa-bb1gn
    @deeqadeeqa-bb1gn 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto aamiin yaarabi🤲🤲

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah naxariistii jano haugu arsaqo aabo Io dhaman intii dhimatay Aabahay mcn ugu horeya Abyo adna qalbiga allah haku qabojiyo Aabana Allah haunaxariisto🥺🤲

  • @nimo758
    @nimo758 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaha unaxaristo abyo qalbiga alaha ku qabojoyo aaamiiiin

  • @barnicadeey2899
    @barnicadeey2899 2 ปีที่แล้ว

    Ilaah ha u naxariisto abyo aabe adina qalbiga ilaah ha kuu qabajiyo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxristo samir io iman alle ha ka siyo abyo

  • @zamin_nasri
    @zamin_nasri 2 ปีที่แล้ว +10

    Manta ayaan kuso Biiray abaayo like iyo Subscribe wa dheh adine pin 📍 isaar😁
    Gabdha abaheda dhintay Allah ha unaxariisto abaheda

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 ปีที่แล้ว +1

      Shukran xbbt

    • @zamin_nasri
      @zamin_nasri 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaangobdoon3254 abaa maxaa hee wiil ahay xbbt waxay😒🤢

  • @Hibohabbon
    @Hibohabbon 2 ปีที่แล้ว

    Allah u naxaristo abyo adiga neh qalbigeyga Allah ku qaboojiyo xpiiti

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah hownaxariisto samir iyo Iimaan rabi haka siiyo

  • @haliimoyuusuf1236
    @haliimoyuusuf1236 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxariisto aabo mcn abaayo🤲🤲🤲🤲

  • @bushradagan2144
    @bushradagan2144 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto samir iyo iimaan saadiqa haydinka siiyo wllo mcn

  • @shukrijama7836
    @shukrijama7836 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha u naxariisto abaayo aabeheed

  • @nimcomaxamedcismaan1669
    @nimcomaxamedcismaan1669 2 ปีที่แล้ว +3

    Qabriga.alaha.uwasiciyo.aamiin

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxariisto iyogana samir iyo iman haka siiyo

  • @amranmahamed9389
    @amranmahamed9389 2 ปีที่แล้ว

    Ale naxariistii jano haka warabiyo aamiin aamiin yaarabii

  • @habibaabdirahman7243
    @habibaabdirahman7243 2 ปีที่แล้ว

    Allah unaxariista janatul fardowsa Allah ka warabiyo samira iyo imaan Allah ka siyo amiin

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha aabe unaxariisto asaga iyo dhmmn waalidkeena dhintyba

  • @sahrasiman7046
    @sahrasiman7046 2 ปีที่แล้ว

    First one🥰🥰 shukhran mcney

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaneey hapiippii wan kusalmy adiyo familgagaba 💕😍💕😍

  • @ubaxsalad4891
    @ubaxsalad4891 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha unaxariisto aabe adigana samir hakaasiiyo

  • @ramlocabdiqadir1540
    @ramlocabdiqadir1540 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Aabahaa ilaaheey Ha unaxariisto Qabrigiisana ilaaheey ha uwaasiciyo kitaabkiisana midgta ilaaheey hakasiiyo

  • @raxiimoshcali8609
    @raxiimoshcali8609 2 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxariisto janatul firdowsa alaha geeyo aabe abyo waw ayaan indha u rooneey waa soodadaashey caawa anoo islah ayaan wali masoo dhigina ee yutubka hagalin ayaan arkey markaan galay shuran xbibt

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 2 ปีที่แล้ว

    ilahey haunaxariisto nabigeenii nuurkalahaa halaxiriyo

  • @filsandheeman9795
    @filsandheeman9795 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllhy dhamantin Allah naxaristi janno ha siyo ameen

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay haunaxaristo aamii asmiin

  • @fathiiftin8330
    @fathiiftin8330 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto abe Marti la jacelyhy alle haka dhigo

  • @yusraalimohamed6010
    @yusraalimohamed6010 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha unaxaristo aabe qabriga allha unuuriyo

  • @miskiahmed3544
    @miskiahmed3544 2 ปีที่แล้ว

    Allaha u Naxariisto qabriga waasac allaha uga dhigo aabaha Somaliyeed

  • @warsanguuled2592
    @warsanguuled2592 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha aabaheed Alaha u naxariisto

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 2 ปีที่แล้ว

    Naya ayaan indha weyn wn ku salamay wll qali alle haku sharfo wn ku jecelhy alle haku jeclado ayaan inta badan commontiga maso qoro wlhi kama dalo hadalkaga I nyaan jamacada kusii socdo adigan ku dhegaysta ayaan alle haku ilaliyo instegramkana wan kalaso hadlay imaadan jawabin ❤❤❤❤❤

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 2 ปีที่แล้ว

    Wehel baan kadhigtaa mcntoo runtii ❤❤❤ Alle kudhowro

  • @ashaadan4286
    @ashaadan4286 2 ปีที่แล้ว +1

    Inalilah wa ina ilheyhi rajicun....kitabkisa midigta alle haka siyo

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 2 ปีที่แล้ว

    Alle haw Naxariisto Janno Fardawsana Ha Ku casuuumo Alle Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ha idinka Siiyo

  • @abdullahimataan7461
    @abdullahimataan7461 2 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha u naxariisto adeero samirriyo iimaana ha inaga siiiyo

  • @maryamoyusufwaheliye6924
    @maryamoyusufwaheliye6924 2 ปีที่แล้ว +1

    Allha ha unaxriisto aabe qabrikana allha ha uwaasiciyo ukana dhig beer beeeraha janno mid kamida aaamiin yarabi 😭