HOBOLADA GEYIGA | HEES CUSUB TUSAALUHU WUU CAD YAHAY | DHURWAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2019
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 135

  • @xamsaibrahim6269
    @xamsaibrahim6269 4 ปีที่แล้ว +17

    waaa Hes Iyo badh waa dareen hadlaya viva abtiyashay garxajis Cududa Reer shekh isaxaaq

    • @fuaadaadan9646
      @fuaadaadan9646 ปีที่แล้ว

      Abti waad mahadsantey alla yaa cisag

  • @mohamedhamse1061
    @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว +6

    Hobalada geyiga idinka hayna
    Burcaawi nin dhiigisa ushubay xisbiga rajada shacabka insha allh ka niyad jabi mayno xisbiga rajada shacabka ilaahy hadafkeena haynagu guuleyo

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว +8

    Reer Somaliland Dad Fanka haybad u leh horey u socda Fanka Adinka laydinka so gaaray Even xiligii Dawladii Siyad bare Abwaanada ugu badan iyo Fanaanintuba woqoyi bay ka so jeeden we love you reer hrgyzo

  • @abdulkadireidleh9329
    @abdulkadireidleh9329 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestii heesaha obaba! Masha allah

  • @cabdallegarbiye9161
    @cabdallegarbiye9161 4 ปีที่แล้ว +4

    Best song ereyo sarbeeban al bwaan guray dool axsan yaa abwaan inta fahmaysa heeskan xaladayda ka hadlayso way iska yartahay

  • @muctaadyoonistuyub3520
    @muctaadyoonistuyub3520 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha noladaa xisbiigaa wadaniin✋🇸🇴🇸🇴✋🇸🇴✋🇸🇴✋💘🇹🇷

  • @istaahilqaali8070
    @istaahilqaali8070 4 ปีที่แล้ว +12

    Mnsha allh heesaha xisbigan wa heeso wxgarad igu dheli tiy ee iska qad mha erayda iga dheh viva wadani rajada shacabka 👍👍

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow waa fanaaniin runabout👑🏆🙋‍♀️💕❤️👏👏💪🏻

  • @asiyaahmed7285
    @asiyaahmed7285 4 ปีที่แล้ว +6

    Bbbbbb waaw erayo laxan music jiib nice song

  • @maxamuudyasiin3226
    @maxamuudyasiin3226 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaa kooxda geyig was mahadsantiin alaylehe bulshada wax wacanbaa utimaanteen

  • @mohameddualeh8622
    @mohameddualeh8622 4 ปีที่แล้ว +2

    Xidigaha geeskay baratee alaylahe hobalada gayigu Way baradhaafiyeen. Waa hees iyo badh guul baan idiin rajaynaya.

  • @aminaahmed2836
    @aminaahmed2836 3 ปีที่แล้ว +2

    Lots of love and Respect.
    Unity is Strength.

  • @cabdirisaaqmaxamedhurde8834
    @cabdirisaaqmaxamedhurde8834 4 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah xisbigayga rajo

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 ปีที่แล้ว +6

    Wooooow soo rogaal celi wadani ❤❤🙏🥰

  • @somalilanderpurre5769
    @somalilanderpurre5769 4 ปีที่แล้ว +5

    DHURWAA TULUD RAAC,LAYIDHI,MUD,KUU,LATACAALAYAA....
    INTA SIDAA UFAHANTAY LIKETA

  • @yaasiincabdi3282
    @yaasiincabdi3282 3 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco viva wadan wan ku wata gar iyo gardarba wle

  • @hassanelmi7289
    @hassanelmi7289 4 ปีที่แล้ว +2

    Waddani guul iyo gobanimo ayaan urajaynayaa waana xisbiga kaliyee mnta wadanku ubaahan yahay guuul waddani

  • @khalidbuux2225
    @khalidbuux2225 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allah waa hees ka hadlaysa xaalada uu dalku maraayo

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 4 ปีที่แล้ว +3

    Wooooow burwaci waddani darama
    OORAMADi fahmimayan ee halogaa turjimo

  • @fartunali965
    @fartunali965 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofkii u horeeyay ayaan ahay ani lik

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhay danbigiina hadhaafee iisaar subscriber

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 4 ปีที่แล้ว +2

    Laadharah isaaaqa
    Badka iyo baaxad
    Garxejis

  • @pesgamerrambo1065
    @pesgamerrambo1065 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh

  • @garaadsaami1049
    @garaadsaami1049 4 ปีที่แล้ว +6

    wadani wan xisbi an tagero👍

  • @MM-sf6qo
    @MM-sf6qo 4 ปีที่แล้ว +8

    Waa muqdisho oo idin leh caano geel caba MashaAllah

  • @suldaanyare7740
    @suldaanyare7740 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhy waa hees shidan guul wadani
    Dhurwaa tulud raac la yidhi
    Intuu la tacaalayaa

    • @yusufaxmed2590
      @yusufaxmed2590 4 ปีที่แล้ว

      Iyagiibaa wada qabiila waa ismoog... WAA REER KALIYA waali cas

  • @nasraladan5080
    @nasraladan5080 4 ปีที่แล้ว +5

    eesh calaa hees midho culus
    ciyaal caano maraaciga oo maydhan fahmi maayaan 🤣 viiva Waddani 💪🔥👏

  • @ApdiHakeem
    @ApdiHakeem 3 ปีที่แล้ว +1

    Waddani🧡🧡🧡🧡

  • @maxameddhiico6286
    @maxameddhiico6286 4 ปีที่แล้ว +2

    Xisbi socday waa wadani

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 4 ปีที่แล้ว +1

    Horaa loo soconayaaa

  • @jaamacgeele1834
    @jaamacgeele1834 2 ปีที่แล้ว

    Waxaan layabay tolay ruux lagu boqraday meshaas waa xaqiiq from mugadisho wiil hawiye viva isaaaq

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 4 ปีที่แล้ว

    Xusbigayedda loma bahena
    Koxo u heesa
    Waa jehawereer xibi ahanna
    Sumacadiisu hoos ayey u dhecaysaa thank you

  • @apdiraxiinmaxamuud8041
    @apdiraxiinmaxamuud8041 3 ปีที่แล้ว

    Best youngster

  • @idilayanle8202
    @idilayanle8202 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 4 ปีที่แล้ว +1

    waa heees wanaagsan lakiin wadani no kulmiye may dhalinyaro xisbiyo ah hala furo

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 4 ปีที่แล้ว +2

    Muuse wixii uu Beertay uun buu goosanayaa.Ama Tiin ama Tufaax ha ahaado e

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 4 ปีที่แล้ว +3

    Kuwii DAAWNAYA QAJILAY WLHI
    .H YOONISEY TASHADAAY KKKKKKK
    ALLAH BEERKA XISHOOD FASHILANTEE

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 4 ปีที่แล้ว +1

      Qabiilka iskadaa indr WeLiba nimankan daa doorashadii ayeynu ka helnaye waa rage lama dabogalo GoboLkiina igusalaan

    • @farduusahmed3039
      @farduusahmed3039 4 ปีที่แล้ว +1

      maasha allaaah dumashday aragsan iyo kooxdeeda hees iga dhe

    • @puresomalilanderberberawi494
      @puresomalilanderberberawi494 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk Markan say arkay CAWIL YOHIYE an KU grty
      DAD MAJOGO MIYA IGA SOO GADHAY kaga dhegtay
      TOLAAY RUUX LAGU BOQRADAY
      Waxaa dhegaysto Bal
      CIISE MUSE GARXAJIS way is yaqaanan
      S.MUSAGASAY KHALKHAL YAN GOROYO KHAAKH KU HYN

    • @halimojimale9237
      @halimojimale9237 4 ปีที่แล้ว

      Sacsac muuse ciil baa meel walba taagay alle haydin caafiyo dad uurku buuxo hadalkoda amus ba dhamee

  • @ismaaciilxalanedaahir8749
    @ismaaciilxalanedaahir8749 4 ปีที่แล้ว +2

    Xisbigu heeso macaan buu leeyahay laakiin taagero yaal badan malaha Update buu rabaa xisbiga waddani:

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 4 ปีที่แล้ว

      @Somali muxamed waa maxay cod laga shubtay wadanka hanaga caayin

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdallecawilyoohiye5182
      Laangab ciise muuse ah oo ciilqaba ayad tahy kula yaabi maayo hoyadaa aniga if iyo aakhiraba wase ninka hy dila nin ciise muuse ah wlhy kama duma oramo burco lagu dhexdilay

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 4 ปีที่แล้ว

    Ahlu calaacal.Alle ha idincaafiyo

  • @monelola6184
    @monelola6184 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow nabad soomlilaaney qaranimo cadawgina hoy hajabin caqlugu hashaqeeyo intii siyaad xasuuqy xasuusta samicda haladhowro

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisbiga heesaha macaan laakiin taageerayaashisu jahawareeren. Kkkkk Xusbiga dhiig cusub halagu shubo cirro Wuu ku fashilmay inuu taageerayasha xisbiga jiheeyo.

  • @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1
    @DULMIDIIDTvDULMIDIIDTV1 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah inanya maryaha madow waa cadaaliyad daacad ah walahi bilahi aqoon uma lihi caawa iigu horaysa waa qof wacan oo xaqsoor ah sababta ok ah waa inantij ugu horaysay ee abid kkndi daabkeeda qabata oo si xilkasnimk iyo xaqsoornimo u xaqsoortaa plzz aniga ila soo dhiidh 0906869330

  • @dhaladkasomaliland7185
    @dhaladkasomaliland7185 4 ปีที่แล้ว +1

    Xisbi reereed hhhh wlhi waa yab hargeyse iyo burco uun ku wareg bila caml dantiisa ayunbu ka hadla iyo wxn lo diran loma bahna xisbi garxjis kliya lagu arko dadki kle away xisbi qaranba na deeqa qalbiganu kulmiye ka nahay

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 4 ปีที่แล้ว

    Wiilkaan tinta dheer guled zimba wllkiis miyaa inuu u Egyahay inta ila Aragtay like dhac igu siii

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadani waa xusbi ka mid ah xusbiyada qaranka Somaliland😍

    • @user-eo4np3ww1r
      @user-eo4np3ww1r 4 ปีที่แล้ว

      Waa Solamadowdii ilaahay anigaa u adeer ah Dalab siciid deyr ninka 2hablood ugu Xiga Waar Wax Walba Yaan la reerayn

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว

      @Somali muxamed tolkay Habaryoonis murti iyo geesinimo waan u ogolahay ee waxaa ku badan dadka cadowgu so adeegto

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว

      @@user-eo4np3ww1r mahadsanid waad iifaidaysay Anigana dad ayaa been iisheegay deeeeee

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 ปีที่แล้ว +1

    Tolaaay ruux lagu boqradey qabiil tartankii ku yimi muxu qaranka utaraa dhurwaa tulud raac la yidhi intuu la tacalayaaaa eesh cala midho tulud=xoolo tacaalid=raacid

  • @mixiyadingacan7253
    @mixiyadingacan7253 3 ปีที่แล้ว

    abwaansakariyeheestiikhayre.uu.uqaaday

  • @jasmine-007
    @jasmine-007 4 ปีที่แล้ว +1

    Wata diyaaradii calaacalka ee wadani duushey 😂😂😂😂😂

    • @Girlboss1.
      @Girlboss1. 4 ปีที่แล้ว

      Naim Allya 😂

  • @abdisalammascoud628
    @abdisalammascoud628 4 ปีที่แล้ว

    Horta xisbiga wadani ma dalka ayu ayihisa ka taliya mise kursi raadis uun weeey wa iga suale😁😂😃

  • @AyaanOpthinuur-bm3ss
    @AyaanOpthinuur-bm3ss 9 หลายเดือนก่อน

    🧡🧡🧡🎺🎺🎤🎤🎤🎤🎤🎤💋💋🖐️🖐️🖐️♥️♥️😊

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 4 ปีที่แล้ว +1

    ma heesba mise ooohin caadi ah

  • @khadramahmed2493
    @khadramahmed2493 4 ปีที่แล้ว +4

    Xusbiga himilada shacabka wadani

  • @DalabSaidDeyr
    @DalabSaidDeyr 11 หลายเดือนก่อน

    Dadyow lost tashaday
    Iyana sii kalatashaday😂

  • @xamsexasanwacays86
    @xamsexasanwacays86 4 ปีที่แล้ว +2

    War caare waso socda ama wadani gala ama jeganta gala

  • @amalhappy4833
    @amalhappy4833 4 ปีที่แล้ว +3

    tolaaay tolaaay hadaanu habaryoonis nahay hadmaanu midida daabkeeda aanu qaban tolaaaaaaaaay cirooooy sariyo hoosba u oynaye jabnay😭😭😭😭😭

    • @ahmedyoung5815
      @ahmedyoung5815 4 ปีที่แล้ว

      Wax Ku wazad Dooneysa dhilayahay

  • @ahmedcige6793
    @ahmedcige6793 ปีที่แล้ว

    Dad qab weyn oo noloshooda ku kolsoon weeye reer soomaaliland sharaf igu nolaada mar walba

  • @iidxiis36
    @iidxiis36 3 ปีที่แล้ว

    Yu

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 ปีที่แล้ว

    Wehelka Wadani
    Waswaas Bay Ka Qadeen
    Walbahaar Ku Riday
    Wisiisi Bay Ciro Ka Qaadeen
    Wereer Buu Xirsi Ku Riday
    Wadani Waakaa Siraataye
    Waxba Lagama Qabankaro
    Wadadii Waakaa Cagta Sarey Wadani

  • @mohamedmukhtar8609
    @mohamedmukhtar8609 4 ปีที่แล้ว

    Aad aad ayay waxbadan heeskan uga turjumayaaa .....dhurwaa tulud loo dirsaday intuu la tacaaalaya...siyaasiyiinta dhammaan ayay taabanaysaaa taasi waa xaqiiqa

  • @aminagalari1475
    @aminagalari1475 2 ปีที่แล้ว

    We

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 4 ปีที่แล้ว

    Waxaas ayaaa layidhaah hees

  • @Azaki-rh2of
    @Azaki-rh2of 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadad walatan kursiga heli maysan 😂😂

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar3681 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 aar qiiro jabaanta cod laguma helee mad iska hadashan uun

    • @sainabmahamud8711
      @sainabmahamud8711 4 ปีที่แล้ว +3

      Cac

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sainabmahamud8711 xbbti 😙😘

    • @niciima84l8cabdi9
      @niciima84l8cabdi9 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhilo

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว

      Bal maanta ka waran!!
      Parliament ki , shirgudonki iyo 5 gobol golee degaan waddani gacanta ma ku haya !!
      Yes indeed, gull tama iyo darasho xisbiga waddani!!
      Viva Waddani!

  • @mustafemaxamed3300
    @mustafemaxamed3300 ปีที่แล้ว

    Dhagar Iyo Dhiig
    Dharaaraha Dibad Baxana
    Dhaguhuna idinkama Maqal
    Dalka idinkaa Xukumi Kara
    Dhulka Iyo Dadkaba
    Badbaadaad U Tihiin
    Dhagaysiga Bulshada
    Daainbaa Kugu ilhaamiyee
    Dagalkii Burcana
    Nabad Baa Lagu Dhamaayaa
    Dhaybaa Lagu Wada Dhamayaa

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 4 ปีที่แล้ว

    Ma ololi bay bilaaben

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

    waxan maxaay la caalacalayaaal belasheega waa necebahay aflagaado kuma aflaxaysan yaa tuke yaal ah

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว

    Habar awal walahi wa qaran tagay macal horn cable ka soo galiyay hy nagu cayayan heesta walahi intas may sameyeen hy siday noo cayan iyo af xumadooda may xamileen gobta isaaqu wa sacadmuse la isku wada raac iska wataa budhuudhuqa heesna mahee hataataca😂 habar awal gob bal tv gii habar awashay nagu cayayan xata

    • @sainabmahamud8711
      @sainabmahamud8711 4 ปีที่แล้ว

      Regal snow Ciidi ku ma cayin Wallo

    • @cabdallecawilyoohiye5182
      @cabdallecawilyoohiye5182 4 ปีที่แล้ว

      @Somali muxamed reerkiina ayuunbaa buka walaal.
      Siilaanyo waxba nooma geysan ma reerkiina kacsan ayuu siilaanyo nagu diray sheekeeye kkkk

    • @ruwaydaayeeyo9870
      @ruwaydaayeeyo9870 4 ปีที่แล้ว

      @Somali muxamed oo tallow qabuurahaas ma sacad uunba ku jura

  • @ducaysan5262
    @ducaysan5262 4 ปีที่แล้ว

    Meeshay ree Gabiley kuu heesayan ayan ka gartay in lagu sirayo😂😂😂😂adeerkay ciro huosiimO ku dar😉

  • @maxamedbirimo8350
    @maxamedbirimo8350 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan .miyuuna ahayan niikii barlamanka ciidanka u diiday 50 kun kordhinayo Ciro akhas

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 4 ปีที่แล้ว +2

    Xiisbigan waxa ku badan reeraha laga tirada baan yahay ama midgaha

  • @somalibonusfx191
    @somalibonusfx191 4 ปีที่แล้ว

    lakin Tukuhu sowka calan Kina ku sawiran ma idinka isu hesay wadani

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk wtf? Codkii garxajis maba lahee wa sidee qabiil ku se wa ka idinka hadliya ee ad gunimada u qadadteen ee ad noo caydeen hadad wax noola hadhi lahaydeen lajin baraha bulshada sidad gunimada noga caydeen jahbadaha furateen xarmajo qar la xidheen maya maya no way anogoon idin cayin banu korka idinka eegnay habar awal afxumo ma yaqanan walahi wa se ognay godobtad gasheen sidad no caydeen aniga wa qortay horta is not going to happen hy eey

  • @user-eo4np3ww1r
    @user-eo4np3ww1r 4 ปีที่แล้ว +1

    Maada Tukayaal Korsada Wax kale Kama taransatide dhawaaqooduun Tirsada
    Wadani Tukeyaashasay Number 1 Ka Tahay Inta Kalena Wey kusii daba Xigaan
    Qaylada Siyaasiyiinta Somaliland Walaahi Waa tukeyaasha Muxaafid & Mucaaridba

  • @dhaladkasomaliland7185
    @dhaladkasomaliland7185 4 ปีที่แล้ว +1

    👎👎👎niicda iska daya iyo calacalka gob iska dhiga gunbad tihiine heso wxba ku helimaysan muse bixi Abdi illhay kor haka dhigo waa geesi dhib iyo dhefba so maray waddankisa an markliya ka bxin oo mucrid iyo muxafid ba ka ahaa wuu so tabcaday mantana waka wajeedkisi ka gadhay ciro xagu jgy xalku tarikhda kaga jiray shega bal wadana war umu hayn meel uu ku mqna sheega ader wadankan ninkii jogta ka ahaa ee so tabcaday uuunba helayah madx wayne muse bixi Abdi tarikhdisa dib u raca wa nin hal adayg iyo karti leh ciro isku taytel ba maha mana nqon karan cala kuli xal muse bixi Abdi madx waynaha somaliland illhay sharftiisa kor haka dhigo illhy hadayo xilkana isaga lo dortay una u qalma ha noolado muse illhy haka dhigo kii wadankisa iyo dadkisa wx u qabta💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 ปีที่แล้ว

    Tukuhu sowka calankiina ku sawir ilma tuke wallaahi heesta iyaga isku qaaday

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 4 ปีที่แล้ว

    Heesta cabdi dhukur bay u qaadeen

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 ปีที่แล้ว

    waadani wa isku wada qolo idinkaba qabiila idinkaba qabyalad la idinka wada tegay is,mana dhaman muuse iyo ciro

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 2 ปีที่แล้ว

      Beenlow waa falalow!
      Beenlow waa falalow!
      C/ raxman burcawi moyee inta kale waa hbr jeclo kuwa heesaya!!
      Madaxda neesha fadhiya waa somaliland oo dhan from samaroon to arab to hbr xabusho to harti cid ka maqan majirto!
      Waxa xisbi qoys aah kulmiye qudhmiye!!

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 ปีที่แล้ว

    Kuwani ma iyagaa fanaaniinba u eeg
    Xayraamiin bay u eegyihiine😂😂

  • @tacabbirxaaji
    @tacabbirxaaji 4 ปีที่แล้ว

    Adeer kulmiyaba kun heesoodbaa loo qaadi jiraye Hees Uma Baahma Dalkan Iyo Dadkani Ee hawl adag Iyo Himilo Fogbay u baahanyihiine ama qorshe la kaalaya ama heesihiisana haysta...

  • @ismaaciilxalanedaahir8749
    @ismaaciilxalanedaahir8749 4 ปีที่แล้ว +1

    Tola,ay garxajisow

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 4 ปีที่แล้ว

      Naga amus hoyadadi habar jeclada ama nagihi habar awal ahayd wase

    • @ismaaciilxalanedaahir8749
      @ismaaciilxalanedaahir8749 4 ปีที่แล้ว

      xamse xasan wacays
      Malaa hooyo kumay dhalin ee waxaad tahay kuwii malgaacada lays kaga soo saaray

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ismaaciilxalanedaahir8749 hhhh malaha ilmuhu siigo ayuu ku dhasshy hh

    • @ismaaciilxalanedaahir8749
      @ismaaciilxalanedaahir8749 4 ปีที่แล้ว

      Somali muxamed aniga cidaan ahay ma xaafadiina baa lagaga soo sheegay? Ileen i garan mayside! Jeegaantu waa kuwii oohinta ku baday ee haku hadrin

    • @xamsexasanwacays86
      @xamsexasanwacays86 4 ปีที่แล้ว

      @@ismaaciilxalanedaahir8749 naag ayad u eegtahy adigu e ma sidad qodhe u salaxaysay ayad naag u ekatay

  • @rabiicyare8501
    @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

    Tollaay ruux lagu poqraday
    Qabiil tartankii ku yimi
    Muxuu qarankaw taraa😄
    Oo hadaa reerkii aabahay dhaloow ma idinkaan cabdiraxmaan waa ina ismail sh isaaq ahaan ku taageersanyn?

    • @jibriilmuhumed8165
      @jibriilmuhumed8165 4 ปีที่แล้ว

      markaa cirana sawmaaha
      cadceed duhurtaaganbaa
      garoon cadna lagu tartamay
      tola aydiina lagaaga badi

    • @ruwaydaayeeyo9870
      @ruwaydaayeeyo9870 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk Wales waa runtaaa

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว +1

      @@jibriilmuhumed8165 haade

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ruwaydaayeeyo9870 ruwayday bal wa kane is waafaji hhhh

    • @sainabmahamud8711
      @sainabmahamud8711 4 ปีที่แล้ว

      @@ruwaydaayeeyo9870 g

  • @somalibonusfx191
    @somalibonusfx191 4 ปีที่แล้ว

    Madaa dukayaal korsada 😁Wale hees Tani xigmad Bay xambar San tahay

  • @osmanfaahiye4803
    @osmanfaahiye4803 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh Kuwani Ma Fanantii Haberyoonisbaa wy Qiiraysanyiin

  • @hayatmostaphe273
    @hayatmostaphe273 4 ปีที่แล้ว

    Wadani down👎👎👎👎👎

  • @abdirashidmohamed9542
    @abdirashidmohamed9542 4 ปีที่แล้ว +3

    Habaryoonis cabasho badanaa sowtoo lalahaa reerku waa laandhere