Himilo iyo Nuur daalacay Wadani Party waa Hees amaanaysa ururka wadani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Himilo iyo Nuur daalacay Wadani Party waa Heeso amaanaya ururka wadani party somaliland
    Pls Subscribe wadaniSomaliland and follow us on Facebook
    WadaniSomaliland
    Cabdiraxmaancirro

ความคิดเห็น • 60

  • @abdiqaniali3385
    @abdiqaniali3385 3 ปีที่แล้ว +12

    Wllhi waan qiirooday meelahaa ayaan ka maqli Jirey aniga ooyar lkn imika waa aniga oo moobeel haysta ayaan daawaday alx markii hore inaga xumaatee waa inoo mardanbe iyo 2022 insha allah

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wayo wayo 2012 ba hestan igu danbeysaY xiligaz oo an burco joGaY alhm wadani marna cududizu ismaY badalin mantana tarenka isbadalku dhaqaaq ololina bilabmaYe qof walowba hubso vote ka
    #xisbi wa wadani
    #Hogamiyana wa CiR0❤

  • @user-td4lr6rz5z
    @user-td4lr6rz5z 2 วันที่ผ่านมา

    Illaahaw clraxmaan maxamed cllaahi cirro madaxweyne somaliland nooga dhig illaahaw SNM baan kaa magan galnay aamiin aamiin iilaahaw habaar qabaha hanagusoo celin kulmiye

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 11 หลายเดือนก่อน +2

    Inta daawaneysa 2023🧡

  • @abdiqaniali9803
    @abdiqaniali9803 7 ปีที่แล้ว +26

    qabiil Kuma tageero se wuu igu socda wadani
    nin habar awal ayaan Ahay
    se waxaan u arkaa isbedel
    socinkara inshallah
    waa inoo iyo footka wdani

    • @maxamedyuusuf2675
      @maxamedyuusuf2675 6 ปีที่แล้ว

      caawa ayan ana alhrisanayaa farintada kolay waqti laso marye jada kwrn ma is bedeshay

    • @mohamedomar-ul5gy
      @mohamedomar-ul5gy 5 ปีที่แล้ว

      Koolay waxa kula tagtay sweftii qabyalada ee jegaanta iyo giraanta kkkk

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 ปีที่แล้ว +7

    2012_kii iyo bilowgii markuu ururka ahaaa mantana xisbi jirah 2017

  • @zamalemohamed
    @zamalemohamed 4 ปีที่แล้ว +4

    Ala maxaan heesta intan macrophone la igu xidhay aniga oo yar oo 15jir ah aaan gadhi ku dhex wareejin jiray 2012 😥😥😥

  • @amalali-yo1yz
    @amalali-yo1yz ปีที่แล้ว +1

    Heestan anoo Badhayah ayaan halay Anoo Yar baan maqli jiray mantana Alax Anoo weyn baan dawanayh
    Tarikhduna Tahy 26/1/2023
    Ma jiri donan dad sidayda soo booqdey😍

  • @hibaali3099
    @hibaali3099 8 ปีที่แล้ว +4

    Waddani waxan ahay Waddani

  • @Shaakirmaxamed1
    @Shaakirmaxamed1 หลายเดือนก่อน

    Aynu noqono waddani 🎉🎉

  • @khadaryaasiincaliverrti5101
    @khadaryaasiincaliverrti5101 ปีที่แล้ว +1

    Hees tan waah cajiiip wewe viva wadani🥰🥰

  • @jirfe
    @jirfe 8 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay wadani ALOOW LABATALO BA TII WACAN NA FAAWAJI AAMIIN

  • @axmedcabdigeedmohamoudabdi3047
    @axmedcabdigeedmohamoudabdi3047 10 ปีที่แล้ว +1

    man sha allah wadaniga dhabta allow dhawr waxaynu dhamaaan nahay wadani waxaynu doonaynaa isbadal waxaynu doonaynaa inay nu wadankeena horumar gaadhsiino waxaynu doonaynaa inaanay dhalin yaradeenu inaga tahriibin (we need revolution)

  • @maqiiqane
    @maqiiqane 11 ปีที่แล้ว +3

    Heestan siduu fanaanku sheegay wadaniga dhabta ah ahmed maxamed siilaanyo ayuu ku sheegay

  • @hersi6773
    @hersi6773 หลายเดือนก่อน

    Wlhi 2012 ban xasuustay markii cirro norway intuu noogu imid nagu idhi anagoo jaaliyad ah, waxaan doonayaa urur inaan furo, musacabalow idinkuna tageerada u horaysa i siiyaa. Waxaan ku jiray 20kii qof ee qadhaankii ugu horeeyay laga qaaday

    • @sumayamohamed4491
      @sumayamohamed4491 หลายเดือนก่อน

      Muse cabdalihii ugu horayey ee wax soo qora een arko

  • @guleitmohamet5868
    @guleitmohamet5868 6 ปีที่แล้ว +1

    GuuL waddani

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 ปีที่แล้ว

    Wallaalo isjjecel iyo is kaashi kudhisa guullayista💪🏻💪🏻💪🏻👑👑👑👑😍🖐🇬🇧👏👏

  • @mustafecoddeyproduction891
    @mustafecoddeyproduction891 6 ปีที่แล้ว +2

    Waddani iyo waayo waayo

  • @iskanderelkabiir2084
    @iskanderelkabiir2084 7 ปีที่แล้ว +1

    wadani waxan ahay wadani

  • @sayidnuur8103
    @sayidnuur8103 หลายเดือนก่อน

    Ax wlhi heesta san U Jecla ano Yar ban olalaha maqli jiraY sidaan uso radinaYaY manta so HellaY 17 July 2024

  • @fadumoaadan8403
    @fadumoaadan8403 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah dadkayga xisbi walba waa doomalilnders waan ku faana masha allaah

  • @axmedcabdi2561
    @axmedcabdi2561 7 ปีที่แล้ว

    abdikaniabas nice sons wa hees shidin

  • @MagaaloNet
    @MagaaloNet 11 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliland keep dream in 2013

  • @hah7064
    @hah7064 7 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi xisbigani waa mid dabayshiisu aocoto... ninka is hortaaga daadkaa qaadaya.. anigoo Muuse Biixi isku xaafad aanu nahay hadana ma dafiri karo in dalku u baahanyahay isbedel.

  • @ceynimahomed4339
    @ceynimahomed4339 6 ปีที่แล้ว

    Wadani waxan ahay wadani

  • @ninafaraha116
    @ninafaraha116 12 ปีที่แล้ว

    mansha allaah wadaniga dhabta ah alowdhor amin amin

  • @khadardeero4456
    @khadardeero4456 7 ปีที่แล้ว

    WADDANI viva cirroH

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 2 ปีที่แล้ว +1

    Burco 2012
    Xisbiga Rajada Shacabka Waddani
    Xusuus inkastoo an beriga aha ciyaalkii Kulmiye tageeri jiray

  • @munadaahir2769
    @munadaahir2769 6 ปีที่แล้ว

    Waddani waxan hay waddani

  • @maqiiqane
    @maqiiqane 11 ปีที่แล้ว +1

    Waa hees fiican Laakiin hees heestan nuur daalacay cidi gadhi mayso

  • @warsamewaafka5055
    @warsamewaafka5055 9 ปีที่แล้ว +1

    Ooooof wDini waxaan ahyvwadani best wafani n

  • @mohamedkiiko9022
    @mohamedkiiko9022 7 ปีที่แล้ว

    XISBIGU HANOO LAADO VIVA WADANI

  • @mdhuxdhagdhaqaje8333
    @mdhuxdhagdhaqaje8333 9 ปีที่แล้ว +4

    waxaan soo dhawanyanayaa xisbiga tiigsiga umada ee waddani anagoo garab gashaan guurtytinimo iyo gayaanba ula taagan hadiyo jeer

  • @nuuraalphi3077
    @nuuraalphi3077 7 ปีที่แล้ว

    Wale Xasuus heesta GuuL wadani

  • @nasramoe9391
    @nasramoe9391 7 ปีที่แล้ว +2

    Waddani

  • @ubaxcymar9723
    @ubaxcymar9723 6 ปีที่แล้ว +2

    Barigas maba aqon dorasho carur aha a hada u codyn

  • @user-be8yl4fu5m
    @user-be8yl4fu5m 6 ปีที่แล้ว +1

    War meeyey midki LA laha walaga xaqdarnaa MA Isagaba kadhex muqda marka horeba kamu maqane nadhafdhe moumin zead ila Malinki uu uruka A-ha Kuma hyno aboowe

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 7 ปีที่แล้ว

    waddani ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ahmed-vj3rk
    @Ahmed-vj3rk 11 ปีที่แล้ว +1

    funyy song

  • @laylayuusuf9102
    @laylayuusuf9102 3 ปีที่แล้ว

    Wakawadani

  • @jirfe
    @jirfe 8 ปีที่แล้ว

    laakiin xisbigii kulmiye qabyaalad ayuu u badheedhay wxuuna hadal ku dhameeyay markana waa markii habar awal dee run hadaan ka hadalo kulmiye majority of isaaq baa u codeeyey laakiin siilaanyo muu garan

  • @beeldaajekhadarcumar7579
    @beeldaajekhadarcumar7579 7 ปีที่แล้ว

    dhiilooyonka anagu uma bahni hadanunahay waddani nahay uma bahni anagu

  • @FatimaAli-gj3mm
    @FatimaAli-gj3mm 6 ปีที่แล้ว

    walle waadhab wadani baa leh

  • @inaaar657
    @inaaar657 6 ปีที่แล้ว

    waad iska leeledihiine Isbadal midna ma keenayo

  • @daviddakhiya9491
    @daviddakhiya9491 7 ปีที่แล้ว

    wale Lamont gaadho wadani ee hakudaline

  • @dalmar199
    @dalmar199 7 ปีที่แล้ว +3

    Talo Waa ta Allah
    Taliyane Waa muse biixi
    Tolna Waa ayuub iyo toljecle

  • @beeldaajekhadarcumar7579
    @beeldaajekhadarcumar7579 7 ปีที่แล้ว

    w

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 7 ปีที่แล้ว +1

    Xisbi qabyaaladeed
    Only habaryoni👅👅👅

    • @caadilwadani1984
      @caadilwadani1984 6 ปีที่แล้ว +1

      caqli same Abti isku Xishood Zxp Cid kasta way ku jirtaa ee ha moodin Jeegaanta la Sheegayo....

    • @franklinrosevelt758
      @franklinrosevelt758 6 ปีที่แล้ว +3

      caqli same habaryoonis waa qoodha isaaq ee aabo miyaanad garaneyn

    • @apdifatahnouradanabuu-masc8168
      @apdifatahnouradanabuu-masc8168 6 ปีที่แล้ว +1

      caqli same x.waddani cid ka maqan ma jirto haku badnatoo hbr ynis
      Guuulaayso waddani

    • @sidiiqfarxaan
      @sidiiqfarxaan 3 ปีที่แล้ว +1

      @@franklinrosevelt758 usheeg libaax yada isaaq waa habaryoonis

  • @cabdiwahaab5419
    @cabdiwahaab5419 8 ปีที่แล้ว +1

    wadani waxan ahay wadani