Waaba igu yar yahay kirliga Shaaha, Siciid Sanyare

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Siciid Sanyare waa nin ka shaqeeya beer ku taala tuulada Durduri oo ka tirsan Degmada Laasqoray ee Gobalka Sanaag.
    Anigoo safar shaqo ku jooga ayaan xilli subax ah waxaan beerta uu ka shaqaynayay ku arkay kirle shaah ah oo dabka saaran, waxaan waydiiyay shaahan iyo cida karsanaysa, wuxuu ii sheegay inuu isagu lee yahay, kuna darsado Sanjabiisha, taasoo uu sheegay inay uga dhigan tahay daawo uusan la'aanteeda joogi karin.
    Cali Cabdi Ducale
    #Dalnuurshe

ความคิดเห็น • 79

  • @ciiltire3113
    @ciiltire3113 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waxaan aad ugu xumahay in aa baadiyahay ku arko gasac caanobooro baladkii aa dhib ku qabnay wlh aad aan u murgay 😭😭😭👍🏻

  • @caanomaal
    @caanomaal 8 ปีที่แล้ว +1

    Cali Cabdi Ducaale aad baad u mahadsan tahay, waa film aan aad uga helay xiiso weyna i geliyay inaan aado dhulkeena hooyo, shukran

  • @farhiyoahmed519
    @farhiyoahmed519 8 ปีที่แล้ว +11

    Haaaaaaa nin iyo shaahiisa maxaa kala heesta MashaAllah he's really in love with he's shaaaax😍

  • @MudugboyMB
    @MudugboyMB 8 ปีที่แล้ว +40

    Annagu hadaanu reer mudug nahay waxaanu niraahnaa markii ruux na suaalo shaah ma rabtaa?
    "Maandhow horta ma,da ka reeb oo kan hore bigeys iiga soo dhig"
    Halkaa wuxuu kusii jugeystey mid labaad iyo mid sadexaadba inuu doonayo inuu helo hehehehe.
    Hayl ,qorfe,sanjabiil iyo dhagayare intaa hadii uusan lahayn iimaba dhadhamo bahalka shaaha la yiraahdo.

    • @MudugboyMB
      @MudugboyMB 8 ปีที่แล้ว +5

      +Cali Cabdi Ducale waxay kaloo yiraahdaan "Allow yaa fuusto ku karsada oo teneg dar darsada"
      Ninkan caag buu dar dar sanayaa marka hadii uu doonayo inuu Record-ka reer muduga jebiyo teneg isagoo ku cabbaya hana tuso.hehehehehe

    • @2011BARO
      @2011BARO 8 ปีที่แล้ว +1

      +Cali Cabdi Ducale Gudoomiye waa ku salaamay, aad baad ugu mahadsantahay video ganiyo kuwa kaleba.
      bal intaad Durduri joogto waraysi a qaad dadka haya taariikh da magaaladda.
      heesaha badda kagu maro mid ka mid ah waxaa ku nirtay.
      "waan duulayaa doonaan wataa.
      Alla yeey Durduri Dani kaga xidhnayd.........

    • @waranle961
      @waranle961 7 ปีที่แล้ว

      Mudugboy bahaha

    • @qooryarestudio
      @qooryarestudio 6 ปีที่แล้ว

      +Mudugboy kkk

    • @dahir022
      @dahir022 6 ปีที่แล้ว +1

      @@MudugboyMB Nasab nasab dhalay
      qof reer Mudug ah oo ka runbadan weligay ma,arag 💯✔

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 5 ปีที่แล้ว +1

    Asalamu Calaykum
    Ninkani waa Soomaali asli ah
    Shaahyahan baan u soo diri lahaa ee xaguu joogaa

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 8 ปีที่แล้ว

    شكرًا علي دعاله shaahan killiga culus iyo xaabada lagu kariyey zinjibiilna lagu daray waa runtiise wax ka macaan ma jiro jawigeedii iyo dhulkiina aad joogtid

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 5 ปีที่แล้ว +2

    Alaaay waxuu ixasusiyayy Wadankiii Iyo Xabadii Shaah lagu Karinjiray iyo kildhigii Madowaaa Cafimad weye Koronto miyaa Cunto Karisa

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +1

    MaashaaAllah callayka ❤

  • @syl1318
    @syl1318 8 ปีที่แล้ว +2

    We need more videos like this walal

  • @fartunnuur5196
    @fartunnuur5196 5 ปีที่แล้ว

    Aaadbaan ujclhy shaaha badiyaha lkn waxaan aad uga xumahay gasaca caano boraha oo iimuuqda wayo magalka ku nacnay dhiil caano xoor leh kujiraan inaan arkaan ku reyn lahaa adna adeer wan isticmaleyna sanjabishee iska daa adna caano booraha

  • @khadraqaliqurx1946
    @khadraqaliqurx1946 5 ปีที่แล้ว

    Intee haada shah cabeyso like taa isaaraaa 😆😆😆😆

  • @TheKachumbari
    @TheKachumbari 5 ปีที่แล้ว

    I used to like ginger when I was in Africa but nowadays, I feel allergic to it due to Genetically modified food issues.

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigu Camarada SD,Duubtay high quality ayaan ka helay iyo Shaaha....

  • @amirabdulrahman6344
    @amirabdulrahman6344 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah calmadow sanaag somalia waa dhulka igu qurxoon somalia

  • @hanadahmed3528
    @hanadahmed3528 5 ปีที่แล้ว +1

    Walahy ana kulamida hada sanjabil wayo shah macabo

  • @deeqamuse9791
    @deeqamuse9791 8 ปีที่แล้ว +8

    lakiin wariiyaha wan dhaliiilaya waayo sheekadiii sanjbiil iyo shah beydhafi weyday

  • @2011BARO
    @2011BARO 8 ปีที่แล้ว +4

    Siciid sanyarow ma agtahay in aad sinjibiisha ka beeran kartid tuuladaada.
    dhulka ku aas sinjibiisha oo biyo ku waraabi iyadaa soo baxaysa.

    • @dahirhassan7508
      @dahirhassan7508 5 ปีที่แล้ว

      somaliya ayadoo qalashaa lageeya

  • @SainabM
    @SainabM 8 ปีที่แล้ว

    Odayga gartey, Sanjibiishu, Ginger, waa muhiim, fahaney, xooga wax kale, in laga waraysto baan jeclaan lahaa, meesha waxa ay ka qabtaan, waqtiga dhan SHAAH iyo sanjibiil lagu lumin,

  • @xaashirismaciil9820
    @xaashirismaciil9820 6 ปีที่แล้ว +13

    ninkan meeshu dagan yahay iyo ciwaankiisa isho sheega sinjibiil baa udirayaye

  • @abdullahimoha4645
    @abdullahimoha4645 5 ปีที่แล้ว +1

    Waawarsangeli laandheeraah oohartiah oodaroodah

  • @SomaliFunnyClips
    @SomaliFunnyClips 8 ปีที่แล้ว +2

    @Cali Cabdi Ducaale: Waxaan rabay Inaan Ku Su,aalo Haddaan damco inaan aado Calmadow Halkeebaan u marayaa ?

  • @sumayoahmed1072
    @sumayoahmed1072 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah ❤️😍🙏🏻

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 ปีที่แล้ว

    mr'Cali Cabdi Ducale.

  • @xpclick5924
    @xpclick5924 5 ปีที่แล้ว

    Wlhy was runtiis bahashaas
    la aanteed shaah iima dhadhmo amba,

  • @safiyaadoontiialla5195
    @safiyaadoontiialla5195 5 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii oo shaah neceb like ii saara

    • @osmanghalid9452
      @osmanghalid9452 5 ปีที่แล้ว

      Maya. Dadka wawayn aa shax cawa ciyalk mayo

    • @dahirhassan7508
      @dahirhassan7508 5 ปีที่แล้ว

      hadaa dhihi laheed inta shaaha jecel Waan kuu saari lahaa laakin hada Waan forariye

  • @syl1318
    @syl1318 8 ปีที่แล้ว

    This is real tea mashallah

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 6 ปีที่แล้ว

    xili aan geel xeraada ah kuhayey howdka garawe kasareya Qabaalna u oon dheraynjiray ban sanjabisha bartay iminkana sidi ban u cabaa walow jarmalo nacasa aan mudo kawayey sidu ushegay siciid dawo lahubo weye

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว

    Anagu hadaanu reer hawd nahay waxanu nidhaahna “shaah aan shaahba ahayn shaqlan baa karisoo kaasan shaahba ahayn ‘🇸🇴

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 ปีที่แล้ว

    Nin isku Tashaday

  • @dahirhassan7508
    @dahirhassan7508 5 ปีที่แล้ว

    anigoo ku hadlaayo magaca mudug majiraa qof afar Mar oo isku xigto shaah karsaday waliba digsi lagu karinaayo illahayoow yaan aduunka shaax laga weyn

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 6 ปีที่แล้ว

    shaaha caleenta kubadso ! sanjabilka waa dawo

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 ปีที่แล้ว +4

    Ninka video ga soo duubey.
    Bilad sharaf gudoon.
    Xusuus. com
    Xiligaan kureyga ahaan jirey baan soo xusuustey.

  • @Abdirisaq
    @Abdirisaq 6 ปีที่แล้ว

    war ninkan tolow xaguu joogaa waaban xararadooday aan shaaha la cabee dhowaan ayaan wadanka oo dhan is leeyahay aad wada mart boorama ilaa daallo gudmo biyo cas insha allah

  • @khadraanajah7518
    @khadraanajah7518 5 ปีที่แล้ว

    Ilove mandera

  • @xustom9434
    @xustom9434 4 ปีที่แล้ว

    Sxb Was dawo

  • @izamohamed4665
    @izamohamed4665 5 ปีที่แล้ว

    Waw shaaxa dhirta leh waa cjjb

  • @hanadahmedvlogs3508
    @hanadahmedvlogs3508 6 ปีที่แล้ว +5

    Ar ninka kili uiibiya Hadad tol tihiin😂🤣😅

  • @wtfmoments3886
    @wtfmoments3886 7 ปีที่แล้ว

    alla meeshi wacanaa

  • @zayidabdirashid108
    @zayidabdirashid108 5 ปีที่แล้ว

    jalmada ayanba ka naxay 😢😢

  • @ismailmohmoud2333
    @ismailmohmoud2333 5 ปีที่แล้ว

    Aniyo ninkanaa isku mida shaahu haduusan sanjabiil lahayn maba cabbo☑😁😁😁😁

  • @abdiyare5247
    @abdiyare5247 8 ปีที่แล้ว

    kkkk Mr'Cali Cabdi.
    shaaha wax ma ka cabtay?
    oo ma dha dhamisey?
    looool.

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 6 ปีที่แล้ว

    Kiirliga wugubtay subxanallah😥😢😭

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 ปีที่แล้ว

    Shahaa hada ayaaba xaraaro ii qabatey

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 5 ปีที่แล้ว

    Waa runtii sinjibishu waa dawo

  • @mohmuudnur8901
    @mohmuudnur8901 6 ปีที่แล้ว +1

    reer bari iyo shaah hhhhh

  • @maxgaroowe3732
    @maxgaroowe3732 8 ปีที่แล้ว

    salaan sare cali cabdi ducale,sxb nin muwadin oo caqli badan baad tahay,

  • @kaliyexeedmedia6530
    @kaliyexeedmedia6530 8 ปีที่แล้ว +1

    Rag waa shaah dumarna waa showr!

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว

    Dhow iyo labaatan sano ayaan cabayay kulahaa😃😃😃🤣🤣🤣

  • @saboolkoriye6542
    @saboolkoriye6542 8 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk. Shaah waaa sharasb yaa yiri ninkan sooo ksn leh waaa cunto

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 ปีที่แล้ว

    this nigga is really funny

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 5 ปีที่แล้ว

    Raggeedii

  • @lulahmed9046
    @lulahmed9046 5 ปีที่แล้ว

    Wasax

  • @qalbihodon721
    @qalbihodon721 5 ปีที่แล้ว

    Sanjabiilka si sahlan baa loo abuuri karaa ee hala baro ninka odaygaa

  • @abwaanarmaajodariqtosane1685
    @abwaanarmaajodariqtosane1685 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk kildhigu waba igu yaryahay nin ragadheh rag washah dumarna washeko

  • @user-ln5rl4df1m
    @user-ln5rl4df1m 7 ปีที่แล้ว +1

    ree miyi ayaa fahmaya shaahaan waxa uga dhigan yahe ree miyiga anaa aqaan kkkkkkkkkkk

    • @shukrielmi4722
      @shukrielmi4722 7 ปีที่แล้ว

      Hassan MaAlin kkkkk. aniga mar Ayaan tahay. berigaas waan yaraa aqoon uma lihi waa ka baqdaa. walee

  • @himo.t990
    @himo.t990 6 ปีที่แล้ว

    ر

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 ปีที่แล้ว

    this nigga is really funny

    • @unknownnigga4095
      @unknownnigga4095 7 ปีที่แล้ว

      wtf waraa Ka xishoo dadka wawayn
      magacana Badal yaal Kalp

    • @qooryarestudio
      @qooryarestudio 6 ปีที่แล้ว

      +Unknown Nigga odayga magacyadi ba kadhamaday kkkk