Barnaamijka Baro Diintaada iyo suaalo faaido badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 135

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 5 หลายเดือนก่อน +1

    لااله الاالله محمد رسول الله😢😢😢😢

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +14

    Shiikh su,alaha lagaran wayo noo sheeg aan ka faidaysanee jzakumallahu khyran

  • @abdikarimmohamed8503
    @abdikarimmohamed8503 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalo ilahay hakugu garab istaga fafinta dinta islamaka

  • @amiinwadani2969
    @amiinwadani2969 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilove this sheak abdi aziiz 🥰JazakaAllah

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah tabaaraka laah jasaaka laah qeyr sheq c/c/casiis

  • @khadar900
    @khadar900 3 ปีที่แล้ว +24

    Baro Diintada Inta Jecel 👇🥰

  • @ardoteyb946
    @ardoteyb946 3 ปีที่แล้ว +1

    Subaxanalaah waa maxay caruurtan wadan kodi jooga iyo maal muslim oo quranka dhigan ku yurub iyo qurbaahaa jooga dhamee walidku ilmaha quraanka hakuladadalaan insha Allah awladu waa qali masha Allah sheikh Abdulaziz

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 3 ปีที่แล้ว +2

      Duruuf ayaa kalifi karta ama meel miyi ah ayaabuu ka yimi

    • @ardoteyb946
      @ardoteyb946 3 ปีที่แล้ว

      Haa wey dhicikartaa lkn huno duruf kamamuuqato masha Allah haa usiyaadiyo ee waxan arkay walid wadanki jooga oo ubata kuladadaaliin quranaka macalimiintu badanaa markuna walidku duruuf hayso wey udhafan lcgt masha Allah lkn Rabi baa og Allaahuclaa walaal

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 3 ปีที่แล้ว

      @@ardoteyb946 waa runtaa tirada caruurta haday badantay iyana waa caqabad caruurta qaar waxbarasho ku seegi karaa halkii qof waa 10 $ ugu yaraan 5 haday yihiin waa 50 $ mushaharka meehaha qaarna waa 200- 150 $ dadka dabaqada dhexe

  • @salmaanabdi9462
    @salmaanabdi9462 ปีที่แล้ว

    Ramadan kaan aad baan ugu xiise barnaamijkaan iyo shikh Abdulaziiz

  • @nasirfarah2676
    @nasirfarah2676 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم أ سعده وأحفطه يا رب العالمين وأدخله الجنة 👑

  • @xariirmahametapdi7391
    @xariirmahametapdi7391 3 ปีที่แล้ว

    masha allah sheekh c/casiiis

  • @aslihashi2548
    @aslihashi2548 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaahi shiikh mahadsanid

  • @qaniempire4914
    @qaniempire4914 3 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLAH
    wll Dumarka iyaga neh barnaamijka jaanis sii oo haka qeyb Qaataan shukran 🥰

  • @cabdiwelicabdiweli1464
    @cabdiwelicabdiweli1464 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah qeyr wallaal qaali rebi Ha kaa ajer siiyo aad baad inoogu faa iideysaa qeyr jazaa,

  • @xaliimoxaaji1365
    @xaliimoxaaji1365 3 ปีที่แล้ว +2

    Inata baramijkan uxiisty ismuujiya allah kuxifdiyo wll cabdicasiis masha allh

  • @mahamuudfaraah8085
    @mahamuudfaraah8085 3 ปีที่แล้ว

    Quranka. Aan baaro wlhya macalin qur ankaa ayu su allaah ku soo dhoow nayaa. Mansha allaah shiikhoow allaaah ku dhwro

  • @nasroali-lf3kn
    @nasroali-lf3kn ปีที่แล้ว

    ❤😊😮 maasha Allah tabaarakalaah

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alaaah ale haku barakeeyo Sheekh wlhi intaan dawanayay wx badan ayaanka fa iday barnamijka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 3 ปีที่แล้ว

    Jazakala sheekh Abdiaziz

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs JazakAllah kheyr sheekh Abdul Aziiz Allah swt hakaa abaal mariyo I Insha Allah

  • @safaxusen1800
    @safaxusen1800 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah tabaraka Allah Allah haku xafido

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz

  • @aziamohamuud9283
    @aziamohamuud9283 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shiikh cl casiis

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ale haku barakeeyo sheeekh

  • @abdimedi9938
    @abdimedi9938 3 ปีที่แล้ว +7

    Walal allah ku barakeeyo. Wilka yar ee gadaal tagan oo cimamada gadudan iyo qamiiska qabo masha allah aad bow u aqlaqbadan yahay sadam allah ku dhowro

  • @muxuboahmed225
    @muxuboahmed225 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Sheeyr Badaan Ilahay haa kuu Siiyo huno

  • @cabduraxmaanicumar9684
    @cabduraxmaanicumar9684 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah waa barnaamij fiican so badiya sh c/casiis

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh barnaamijkaan waa igu socdaa adigoo mahadsan noo dheereey daqiiqadaas ayuu iga dhamaaday

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 ปีที่แล้ว +4

    Kaadi waa nijaas ,gabar iyo wiil makala laha illahey kacabsada maskaxdina diinta haka keenina ,, Subhanallaah illahey xaqa hana waafajiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 🤲

    • @sahrafarah9140
      @sahrafarah9140 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa intay umushu yihiin kadib waaiskumid willal iyo gabdho

    • @safiyomaxamedciise7611
      @safiyomaxamedciise7611 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo waa run in kaadida wiilku kanajaaso yarta hay gabadha

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 3 ปีที่แล้ว +2

      Allah haku barakeeye arinkan waa mid diin ahaan iyo science ahaanba cad

    • @HamzaAli-lf1yb
      @HamzaAli-lf1yb 3 ปีที่แล้ว

      Allah baa yiri ama Nabiga S.A.W hadaad maqasho hadal lakama keeno. Midakale ma wadaadkan ayaad ka cilmi badantahy.

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 ปีที่แล้ว

    M.a shiiqoow allaha ku daayo shiiqow

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 3 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah jazaakal llaahu khayr 😊🥰

  • @abdifatahmohamed660
    @abdifatahmohamed660 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Jasakalaah Sheekh Allah haku barakeeyo

  • @ubaxmohamed3200
    @ubaxmohamed3200 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah barikalahu fiyka

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha aalah program Uxiisnay wax bdn kafaidnay

  • @amirahassanamira6754
    @amirahassanamira6754 ปีที่แล้ว +1

    M allah

  • @quruxduwagudahadee3645
    @quruxduwagudahadee3645 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheeg

  • @polatalemdar7662
    @polatalemdar7662 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalah lkn barnaamijka baro diintaad inshalah soo badiya walahay run ahantii waa barnaamij aad u faido badan inshalahna taymka 40 ilaa 45 mirir ama sacad kasoo dhiga run ahaantii 15 mirir waa wachti aad u yar intaa ka badala saana kuwada barnaamijkan khayr ka leh jazalkhayran abdulaziz oogle

  • @ayaansalad2941
    @ayaansalad2941 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallah tabarkalha sheekh alle haku xafido

  • @hassandahir8809
    @hassandahir8809 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal apka aad kafiirsaneyso iisheeg adoo raali ah

  • @mahamuudfaraah8085
    @mahamuudfaraah8085 3 ปีที่แล้ว

    Shiikhaa wlhya allaah haa ku sharfo mansha allaaah

  • @mahamuudfaraah8085
    @mahamuudfaraah8085 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah shiikho aad ayuu uu cawinyaa. Dhalintaa sula lahanaa. Waauu kala dhig dhigyaa. Mansha allaaah

  • @khadijaabdi4045
    @khadijaabdi4045 3 ปีที่แล้ว +5

    I love this sheikh Abdi aziiz 🥰Jazaka Allah ❤💔

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallaahu kheyrn jassaa sheikh Abdi casiis alle diinta ha nugu sogo 😍😍

  • @zariza897
    @zariza897 3 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijkii hore su alllo aadan furin baa jiray ee noo soo gali

  • @jamiilacabdi6957
    @jamiilacabdi6957 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalh
    Thanks

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 3 ปีที่แล้ว

    Plz su aalaha lagaran wayay nofur sheekh ale haku barakeeye

  • @ayanadam9073
    @ayanadam9073 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallah qeyr sheq

  • @asmaibrahim1581
    @asmaibrahim1581 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah beryahan ustaad wa uxiisnay marmaamijyadan so badii faaiido waynaa ku jirtee intii baratay diintana wa umuraajacoo intii kalana way kafaaiidaysanayaane

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 3 ปีที่แล้ว

    masha allah jazakallah sheikh

  • @maaidomanka4109
    @maaidomanka4109 3 ปีที่แล้ว

    M.a Ilhy waa Jecelyhy dadka Qeyrka Fafiyo iLhy danbi dhaf Hakga dhigo ustaaf

  • @inaahmedhirad9401
    @inaahmedhirad9401 3 ปีที่แล้ว +1

    أرجو أن تأتو إلي جيبوتي
    من فضلكم🤗🤗😎😎

  • @ZALAX.WADANI
    @ZALAX.WADANI 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah tabarakahllah ❤️❤️❤️

  • @mahadoisse1079
    @mahadoisse1079 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalah tabarakalah

  • @maanka305
    @maanka305 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka fadlan wllyaal Nasoo booqda جزاكم الله خيرا💯

  • @fadumohusein7757
    @fadumohusein7757 ปีที่แล้ว

    Guu guuull diinta alle

  • @shukriabdi727
    @shukriabdi727 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤

  • @aaminoyarey3277
    @aaminoyarey3277 3 ปีที่แล้ว

    mansha allh tabarakalh

  • @ismahanmohmoud89
    @ismahanmohmoud89 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sheekh Alleh haku dhawro Aamin

  • @hiboabdullah633
    @hiboabdullah633 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ilhy ha ku barakeeyo sheekh abdiasis barnamijkan waan jecelahy waxa ilhy weydiistaa inan nasiib uyeesho oo ka qaybgalo soona taageero barnamijka insha allah mahad sanid wl

  • @Caalamkaislaamka
    @Caalamkaislaamka 3 ปีที่แล้ว

    Cabdicasiis best

  • @dhaartetv3897
    @dhaartetv3897 2 ปีที่แล้ว

    Maxmuud ..barnamuja.hanbalyo

  • @keeyfechaanla4086
    @keeyfechaanla4086 3 ปีที่แล้ว

    Waa nabi muse csw

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhoow Alle haku xafido waxaan ku weydiinaa marku ilmaha yar oo uu wiil yahay oo uu cuno bardhada oo kale kaadidiisu ma in la dhaqaa

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 3 ปีที่แล้ว +1

      Walal haa hadiiba cuno loo bilaabo intay doontaba ha leekaatee waa nijaas kaadidiisu

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 3 ปีที่แล้ว

      @@samiiracabdale7404 waan ogahay marwalba waa nijaas waxaan ka wadaa in biyaha lagu daadiyo ilmaha yar haduu cunto cuno iyo hadii aan cunin markuu wiil yahay waxaan u heystay markuu kaadida kusoo gaarto inbiyo lagu daadiyo halka gabdha laga dhaqo halka Sheekhu yiri cunto markuu cuno waa in la dhaqaa

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 ปีที่แล้ว

    MAASHALLAH

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 3 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah qeyr

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 3 ปีที่แล้ว +2

    Dee haaye meesha joogto sheekh kubilow markasta barnaamijka

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaah

  • @aaminoyarey3277
    @aaminoyarey3277 3 ปีที่แล้ว

    balqisa bey ahed wallo

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว

    Mashallaah jazaakalahu qeer 💞💝💝

  • @fifihashi9313
    @fifihashi9313 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah 😍

  • @ayanahmed7310
    @ayanahmed7310 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxa nooga soodahisay barnaamijkan wan jeclahay

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs

  • @ehlujanno1983
    @ehlujanno1983 3 ปีที่แล้ว +4

    WCS WR WB WALLO

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 ปีที่แล้ว +1

    Másha Allah

  • @cabdiqaadirfaaraxilahaykabaqa
    @cabdiqaadirfaaraxilahaykabaqa 3 ปีที่แล้ว

    mansha.alah.tabarakalah

  • @إستاهلعبد
    @إستاهلعبد 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wllo

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 3 ปีที่แล้ว

    hablha xge lgu qbta nozo sheeg sheekh

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @ashamoalim8764
    @ashamoalim8764 3 ปีที่แล้ว +1

    Scw

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllaaah

  • @fadumomaxamed6401
    @fadumomaxamed6401 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @sagalahmed7246
    @sagalahmed7246 3 ปีที่แล้ว

    😍😍

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 ปีที่แล้ว

    Jawaabta saxdaa hadaadan noo sheegeen waa dhibkeeda

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    PLZ 4kun inyar ayaa iga dhiman igar SIIyA 👈🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @najahali9926
    @najahali9926 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh cabdi casiis ogle su aal ayaan rabay inan ku waydiiyo
    Sheekh Maxay tahay oohinta hurdada dhexdeeda Oo soo noqota?

  • @nastexoxusein9443
    @nastexoxusein9443 3 ปีที่แล้ว

    Wsc wr wb

  • @cr7kbnrehd437
    @cr7kbnrehd437 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @munoshiiqxassan9536
    @munoshiiqxassan9536 3 ปีที่แล้ว

    BALQIISA

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel 3 ปีที่แล้ว

    XAJUL WADAAAAC

  • @rahmaaweysissack2195
    @rahmaaweysissack2195 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalaha qeyrka iyo wanaga jecel waxa leyahay channelkan waa cusub yahay halasoo dhaweyo jzaka llaahu qeyr

  • @habibohirsi3353
    @habibohirsi3353 ปีที่แล้ว

    Sidee ayaay kutahay mandeertu mugdi?

  • @rodaabdirahman7939
    @rodaabdirahman7939 3 ปีที่แล้ว

    يوم العرف

  • @janagalerabiish3469
    @janagalerabiish3469 3 ปีที่แล้ว

    Yaa iisheegi kara number whatsapka sheikh aan kala xiriiro

  • @safiyomaxamedciise7611
    @safiyomaxamedciise7611 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekow mugdiga sedexaad maahan mandheerta

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 3 ปีที่แล้ว

    Hade shiiq wixiiba adiga ayaaba sheegyee maxay ka jwaabaan dadku

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan ruqiyo office SUBSKREB like ISARA walalaheyga 💞🥰🥰🥰🥰🥰🥰🍰☕👈🥰🍰☕

  • @Himila55
    @Himila55 3 ปีที่แล้ว

    halki suaal waa $10 dollar 💵

  • @niciimaidiris2797
    @niciimaidiris2797 2 ปีที่แล้ว

    Enanta maxa loo maydhaya