acww sheikh Ilaahey haku barakeeyo wax wanaag badan baad nagu soo kordhisey oo qiimo badan inoogu fadhiyo oo aan diinteena ka ogaaney Ilaahey miisaankaaga xasanaadka hakuu saaro
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم امين🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤💓💚💕💞 امين امين يارب العالمين امين امين امين امين
Masha Allah Waan ku faraxsan nahay inuu noo soo noqdo Marnaamijkii qeyrka badnaay mahad sanid Sheikh Abdulaziz ❤️❤️❤️
Allaahu akbar,,, saxaabigii ugu horeeyey ee madiina ku dhashay cabdulaahi ibnu subeyr Radiyalaahu canhu hooyadiisna waxay ahayd asmaa bint abii bakar Radiyalaahu canhaa hadii aanan qaldanayn.🙋♀️
@Maryan Abdulahi
Maxaa ula jeedaa ?
Macalin waxaad tahay dadka aan aqoon badan ka qaatay alle haku barakeeyo abdi asis oogle
Masha Allah barnaamijka waan jeclahay mar diintii baad baranaysaa marna waa funny iyo qosol.
Salalahu Caleyhi Wasalam
Ma sha Allah Jazakallahu kheyr sheikh Abdulaziz
Acmasha la daaimo u jecelyahy ilahy❤❤احب الاعمال الي الله ادومها
Masha allaah allaah haku xifdiyo shiiq sida quruxda bdn aad ugu nasteexenesid dhalin yarada allaah ajar haka siiyo
Mashalah War kheyrka faafiya sharka iyo faaxishadaba waa faafisaanee.waa barnaamij mudan in laguxirnaado lagana faaideysto.
Sh cabdicasis oogle mash alah barnaamji baro diintada
Mnch allh alle cimriga iyo caafimaadka ha ku barakeeyo sheekh
Masha allh tabarakallh sheikh marwalba nosoo badi💯💯
Masha Allah Sheik abdulaziz oogle ajir iyo xasanad Alle ha idinka siiyo adiga iyo inti kala qiib qadatay barnamijkan quruxda badan
You
Sheekh ma wadankii ayaad ku noqotay waanu u xiisnay sualihii diiniga ahaa Allah ajar iyo xasanaaad hakaa siiyo amiin
Masha Allah Sheekh Abdicaziz jizaakallah kher
Masha allaah hno jazakallah khayr
MashaAllah. Right now 3 suaalo baa kudhacay. Lakiin alhamdulillah 3 suaalo jawabatoda Baan bartey. Please keep this going MashaAllah
Mansh allh maansh allh weeye
Mashallaah jazakumullaahu khayr
Masha Allah Sheikh Abdulaziz barnaamijkan ree jigjiga uge insha Allah hadey suurta galtahay
Masha Allah sheikh cabdicasiis masoo laabaty Allah haku xifdiyo
Masha Allah jazakallah sheekh🥰
Ilaah ha ku wanajiyo cabdi casiis sii badi barnamijkan diiniga ah
Xadiithku wuxu yiri
"Axabul aclaami ilalaahi adwamahuu wa in qalla"
Ilahy wuxu jecelyahy acmaasha aan goosgooska lahayn oo lasii wadwado
Masha Allah Abdul asis
Mash allh baarakallh jasaakalaah khayr waa dhiiri galin feecan
MASHAALLAH TABARAKA ALLAH ALLAHUMA BAARIK
Hore usoco wll Abdul Aziiz oogle
ALLE miisaanka xasanaatka hakuugu daro
AAMIIN
Jazaka Allah khair
Masha allaah 👍
Mash Allah Allah kuxafido aduun iyo akhiraba liibaan wll
Mash allah Jasakomulahu
Mashallah diintada baro is back
Jizakallah. Sh
Mashallah barnaamijka barakaysan
Masha allah cabdi casiis oogle ilaahay haku sharfo❤❤❤
MashaAllah shiikh hawl wayn ayaad bulshadaada uhaysaa Allaha kaa abaalmariyo
shiikh Allaa ha kaa abaal mariyo
waxaan jec laan laah hadii aad hayso wakhti
inaad noo dhig to kitaabka yar ee najaax
Mashallha wallo illahy ha ku xafido
Mash aaallaah
Brka aallahu fiik
Wadakna tanyaaniga anaga maa furan doona
Muslimiinta
Allaahu akbaar
Allahu akbaaar
Mashallah sheikh
Waa abdulaahi binu subeyr
Mansha Allah alle ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo sheekh abdi aziz oogle
Sheekh su Salah fur intan barmamujku dhamaan
Msha allah
Illahay haku xiftiyo sheekh 😍🤲
Mansha alaaah sh cabdul casiis Runttii aad ayaan kuigu faraxnasa
Maashaa allaah waan uxiisay barnamijkaan maamlmoo hakad naga gallay mahdsanid sheikh abdulaziiz
acww sheikh Ilaahey haku barakeeyo wax wanaag badan baad nagu soo kordhisey oo qiimo badan inoogu fadhiyo oo aan diinteena ka ogaaney Ilaahey miisaankaaga xasanaadka hakuu saaro
Manshaallaaa tabarakallaaa barmaajika khyrka qaba inshallaaaa xalkaa noga sii wada
Cabdkcasiis oogle ilahay masiinka xasanaadka hakugu daro inshallaaaa
Mansha Allah jzk Walaal
Rabi ha ku xafido adiga iyo qoos kaaga Aamin Aamin
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
Mash Allah ❤❤❤❤❤❤❤😢😢
Mansha allah sheekh alle haku xifdiyo adun iyo anqiro
Alle ha ku barakeeyo
Allaah ku dheex arsaqaya saqiirka ceelka
Ragan waa Gacan kle Ayaayufiin Weeyi Waa xalkee meeshu🤣🤣🤣
Mnsha allah tabaarak llaah
Masha Allh jazakallah
Mnsh Allaah
Masha allh allha idiin barakeeyo dhamaantiin
Maasha allaah waa barnaamij aad u qurux badan
Mashaallh mashaallh sheeq Allah ku xifidiyo amiiiin amiiiin yarabi ❤❤❤❤🤝
Masha Allah tabaraka Allah
MASHA ALLAAH HORMAR WCN @@
Mashaallah jexalakhayr Wallo barnamij ad iyo Ad uu xisaabadaa le
Masha Allah 😍😍😍
jazakallah shekh 🥰
Marnamikka wan usey masha allah
Masha allah barmaamuj aan aad u jeclahy
Maashaallah kheyr allahaa kusiyo sheikh sualaaha diiniga waa wax loonaahan yahay
Maansha allaah sheeg Waa noo sheegtay sorry Anigo dhameen soo qoray codsiga
Mansha Allaah jazza Akallaahu khayr sheekh AbdiAsis ilahay hakubarkeeyo
Maashaa allaah sheikh cabdul casiis allaah haku xafido adi iyo cidii kula wado barnaamijkan waa mid aadloogu baahna
Masha allah allah hakuxifdiyo sheekh
Maanshllah Wll ale haa Ku barakeeyo
Ninkii furan lahaa rooma anaa dhalayee ii soo ducee 🤣
MashaAllah Allow kaaga dhig
@@nasramohamednoor6621 shukaran xabti
Suaalo fudud weeye runtii mashalah
Masha allah wll
Sh Jazaaka laah miizaanka Allaha kuu saaro
C/laahi binu subayr hooyadii asmaa binti abaa bakrar habaryartiisa caaisha RC
mashallah abdicaziz
BaarakaLaah Brother A. Oogle..
Masha Allah barnamish an uxiisey
Jazaakallaahu kheyran sh abdulaziz
Salallahu caleyhi wasalam
Subxaanalah mexeythy midkan waanqayilayaa lasoodaagan meeshu waa meel diineede nagaxishooo
Manshalhu 🌺🌹💓
Farxiya khalkhaliya markay gacanta ku dhigan waa barnamij wacanta ka dhacaysa. Malayn maysid
Mashaallah jazakumullah walal May Almighty Allah bless you and reword here after
WAdhiiringelinhalgakawada sheekhcabdulaah ilaahay hxifdiyo
Mansha Allah alle haku xafido alle haku barakeeyo
Mannsha Allah very interesting and benefiting program
Illahay acmasha uu jecelayahay waa wixii uu ku farad yerlay
Masha alah shiikh
Maxamed mnsha Allah wll wad no fa idaysay Allah haku xafido adiyo kuwa badan oo Kula mida
M.a
Maasha allaah wllo illaahay ha kuxifdiyo diinta ayaad dadka jeclaysiinaysaa keep going
wlaal aniisa imika3 sano kasoo wareegay qoraalka ma dhashay geesigii aad ka dhawaajisay
Maasha allaah
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم امين🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤💓💚💕💞 امين امين يارب العالمين امين امين امين امين
allahu Akbar
Su,aalaha l a ga jawaabi waayo.Maad ka jawaabtid ama aad siiwadid
Great man !