Baro qabiilada 1 Dhagaxtuur 2 Sayidka 3 Xaawo taako 4 Axmed Gureey iyo 5 SYL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 154

  • @garyaqaan2023
    @garyaqaan2023 ปีที่แล้ว +10

    Sxb illah dabigaaga hadhaafo waad ku qaldantay sayid maxamed Cabdille xassan wuxuu ahaa halyeey mujaahid ilaah noo soo diray anagoo gaaalada nagaaleysiineyso oo u diiday inay dadka gaaleysiiyaan, nin wanaagsan baad tahay lakin qabyaalada ayaa kaa xoog badisay ee taariithda inaad sifiican u barato isku day.

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka หลายเดือนก่อน +1

    Sayidku wixu aha halgama soomaliyeed ilahey ha unaxariisto

  • @redsun5681
    @redsun5681 ปีที่แล้ว +9

    Imaam Ahmed Gurey
    Sayyid Maxamed Cabdulle Xasan
    Xaawo Taako
    Abdulkadir Sheikh Sakhawudeen
    Yasin Haji Osman Sharmarke
    Dahir Haji Osman Sharmarke (Dhegaweyne)
    Mohamed Hirsi Nur (Seyedin)
    Aden Isaaq Ahmed (Borama)
    Haji Mahamed Hussein Mahad
    Osman Geedi Rage
    Dhere Haji Dhere
    Ali Hasan Maslah
    Mohamed Ali Nur,
    Mohamed Farah Hilowle
    H. Mohamed Abdullahi Hayesi
    Waa geesiyal Qaranka Soomaaliya🇸🇴♥️🇸🇴

  • @user-kh2qj8yb4y
    @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว +4

    TAARIIKH BEEEN AH AYUU KU SHEEKEYN XAAWO TAAKO TALYAANI BEY LA DAGAALAMEYSAY XAGEE TALYAANIGU KU QABAY HALGAMAYAASHII WADA DAAROOD AYEY AHAAYEEN

    • @amnaali8642
      @amnaali8642 ปีที่แล้ว

      waaba heystay talyaaniga xaa qabid ah a diinow leeyahay gaal futa cad labo falaarba talyaani ma yaqaanee isaga iyo la jirkiisaba falaarbaa lagu dilayey xawo sharmuuteey ahayd talyaaniga usaaraneyd

  • @user-kh2qj8yb4y
    @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว +2

    HALGAMAYAASHII SOOMAALIYA WAXAY WADA AHAAYEEN DAAROOD KA GARO HADA SIDEEY HARTI CALANKA BULUUGA UGU DAGAALAMAYAAN GUUUUUUUUUL DAAROOD VIVA GUUUUUUUUUL

  • @AminamaxamedAminamaxamed
    @AminamaxamedAminamaxamed วันที่ผ่านมา +1

    Axmed gurey waa samaroon ❤

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 ปีที่แล้ว +4

    Taariikhdu waa kaa qaldan tahay ee Ahmed gurey waa darood sade mariixmaan oo ina nuura

  • @abdulaahimali7817
    @abdulaahimali7817 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed Gurey ma aha mreshaad dhigtay ee iska sax sxb mahad sanid

  • @user-kh2qj8yb4y
    @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว +2

    AXMED GURAY HAWIYE MA AHA HAWIYE MA SOO HALGAMIN AXMED GUREY DAAROOD AYUU AHAA HAWIYE MA SOO HALGAMIN TAARIIKH DU WEY QORAN TAHAY BEENTA JOOJI

    • @BashiirBashka-w2j
      @BashiirBashka-w2j 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hawiye iyo dir baa dhulkan loģu yimi side taariikh u lahayn
      Axmed gurey waa xaskul hawiye
      Dhaģax tuur waa hiraab hawiye
      Si sax ah wax u aqri mise teenager baatahay mise dhashay 2000 oo smart phoneka kucusub yahay wax baro laguguma karo

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 หลายเดือนก่อน

      Daarood halgamaya xageed ku aragtay waligood daba dhilifbay ahaayeene

    • @CabdiraxmaannuurCumardayax
      @CabdiraxmaannuurCumardayax 2 หลายเดือนก่อน +1

      Halgamaagii ugu khabiirsanaa uguna diin aqoonsanaa uguna naxariista badanaa waa halgame sheekh xasan barsane allaah ha uraxmadee wuxuuna ahaa soomaali gaar ahaan gardheere samaale wuxuuna kasoo jeeday beesha sharafta badan ee gaaljecel maxaa beenta loo buun buuninayaa xaqa maa lasheego

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +2

    Sayidka waad kugaftey runtaa madan ksheegin dib ugu noqo taariikhda sayidka ilaahey hawnaxariisto

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

      No more darood👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

      Sayidka wuxu ahaa shabaab xaasid Somalia 🇸🇴 so galiyey👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻👎🏻

    • @muslimlivinglife9341
      @muslimlivinglife9341 ปีที่แล้ว +2

      @@iskufilan1223 markuu kuxoreeyeey afkaa kusoo taaga darood Ilaahay ayaa kadhigey waxba hakaraamo seegin ayeeyo iska seexo

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว

      Iskufilan Daarood ma’qoraal yar oo aad soo xariiqday ayuusan ujirayn? Cuqdadu waa min camali shaydaan.

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 ปีที่แล้ว +1

      Sayidku & Daraawiish hadaysan kuxoreyn maanta John iyo Alex badan ayaa idinka buuxilahaa. Abaal laawe lama noqdo.

  • @AbdullahiHaji-h1m
    @AbdullahiHaji-h1m 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axmad gurey waa dir

    • @LIIBAANCali-eo8zq
      @LIIBAANCali-eo8zq 9 หลายเดือนก่อน

      AXMED GUREY WAA NIN KARANLE HAWIYE EH

  • @user-kh2qj8yb4y
    @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว +1

    BEEEENLOOW AXMED GURAY WAA DAAROOD WAA MAJEERTEEN WAA AMAANLE BEENLOOW AYAA TAHAY

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 ปีที่แล้ว +3

    Maxaad tidhi Sayidku wuxuu ahaa afduubta maanta oo kale? Ra’yigaaga iyo aragtidaada ayaad kahadashay. Sayidkana meel baad uga dhacday waanad kugaftay.

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan garaad nuur huseen Guuleyso❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 ปีที่แล้ว +4

    Qabiilka waxba hanabarin adinkaa wax kukeeni waayey oo iskudilay isku dhacay isku kufsaday uf

  • @CabdiraxmaannuurCumardayax
    @CabdiraxmaannuurCumardayax 2 หลายเดือนก่อน

    Aaway halgamaa sare allaah ha uraxmadee sheekh xasan barsane

  • @abtihjama3211
    @abtihjama3211 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nio waxaagu waa daarood nacaybe alle haku caafiyo

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 ปีที่แล้ว +2

    BISINKA WAXAAN MAQILI JIRAY BUCAD BADDED HADASA WAXAN ARKA BURCAD DADEED DAD AY SOO TAGAN YIHIN DADKOODI AYAA LA SHEEGANAYA

  • @AlbedriNuurUrurrUruryare
    @AlbedriNuurUrurrUruryare 4 หลายเดือนก่อน

    Kadag sayidka ninkii dalka xoreeyaahi xoolihiisa asagaa lehe Allah ha barakeyo awlaadii ay nagaga tageen ayagana Allah unaxariisto

  • @abdiali7775
    @abdiali7775 ปีที่แล้ว +5

    Geesi geesi dhalay oo soomalinimada jecel horay usoco sxb madaxaad noo saaranatahay hadaan nahay beesha daarood

  • @BushraOmani-bz5rv
    @BushraOmani-bz5rv 10 หลายเดือนก่อน

    Axmed.gurey.waa.jidwaaq.bartire.ika.sax

  • @CabdiShakuur-jj4kq
    @CabdiShakuur-jj4kq 2 หลายเดือนก่อน

    Axmad gurey waa nin karanle hawiya ah

  • @MameBoss-o7f
    @MameBoss-o7f 11 หลายเดือนก่อน +1

    Intaad qabiiladoda na Bari lahayd maad Na bartid wax yabihii ay dalka u qabteen

  • @ibnuciise
    @ibnuciise ปีที่แล้ว

    Waad Saxantahay imaam Ahmed gurey waaa Xaskul

  • @yasminabdi5221
    @yasminabdi5221 ปีที่แล้ว +2

    WAR BEENTA JOOGI OO ILAHAY KABAQ☝️

  • @buleebaree6618
    @buleebaree6618 7 หลายเดือนก่อน

    Imamu Ahmad ibrahim Al Gazi Nin Ethiopia Oromo Waxuu kidhasheyii Garaa Muuldhataa Degankaa Oromiya❤❤❤

  • @kamilfarah4486
    @kamilfarah4486 ปีที่แล้ว +2

    Meesha loogama hadlayo gorgaate baqti cunayaal yaa ilma midgaan

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW ปีที่แล้ว +1

    Xaawo taako waxaa dilay Abgaal oo ahaay PRO-ITALIAN.
    Ma jiro qof ka soo jeeda beeshan Abgaal oo ka hor yimid TALYAANIGA.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 11 หลายเดือนก่อน

    Ogaden

  • @Kekeyy.Channell
    @Kekeyy.Channell หลายเดือนก่อน

    Halgamaa dhagaxtuur waa Nin hawiyaha oo habargidir ah oo kasii ah sacad saciid wax baro lagama karo😂

  • @CheerfulChateau-do9mv
    @CheerfulChateau-do9mv 8 หลายเดือนก่อน

    Saaxib ha ugafin sayid maxamed cabdullle xasan

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 4 หลายเดือนก่อน

    Waa waarey ceebtiina alle ma,asturo wacaslle magdoomiye bulley adeereyaalow tariikhidi qornayd badlow bal waxanoqda

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 ปีที่แล้ว +1

    Sayid mxamed cabdule Hasan wa nin bah gari ah sas ula soco bro

  • @CcasiscismanCabdi
    @CcasiscismanCabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Axmad gurey iga sax wa marexaan

  • @abuali.7209
    @abuali.7209 8 หลายเดือนก่อน

    Axmwdna ta r iiqdisa wa. Nin daroda oo marexaaan ah waana. Tariiq weyn ayu ku leyahy cismaniyinti raali ahow dad adan aqonin haku dagdegin

  • @IbraahimMaxamed-f6d
    @IbraahimMaxamed-f6d 5 หลายเดือนก่อน

    Taariikhda wax ka ma ogid neefow axmed gurey waa ajuuraan

  • @ahmedsharif1920
    @ahmedsharif1920 9 หลายเดือนก่อน

    Sax sax waa asiibtay

  • @Mooiokk
    @Mooiokk ปีที่แล้ว +1

    Axmed gurey wa nin karanale eh iimeey ma reer an karanle ahayn ayaa dago 😂😂

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 ปีที่แล้ว +1

      Xaskul Hawiye xoogoodu waxay degan yihiin Itoobiya.

    • @ibnuciise
      @ibnuciise ปีที่แล้ว

      Iimey Xaskul Aadagan Adeer Raali Ahow

    • @Mooiokk
      @Mooiokk ปีที่แล้ว

      @@ibnuciise yuu yahay xuskul

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 5 หลายเดือนก่อน

    Dhaadhaan hareerka iska tir

  • @JJ-is2we
    @JJ-is2we ปีที่แล้ว

    So basically hawiye are the righteous people in the history of Somalia 😂

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 8 หลายเดือนก่อน

    Beenaale med soomaali wuxuu ahaa galmaax yoonis Gaar ahaan Med muuse yuusuf galmaax yoonis

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 ปีที่แล้ว

    Ma ixtaram badnen siyad abulle hassan hor jogi ugu horeyey alshabaab so galiyey Somalia😡😡😡😡😡

  • @AhmedMohamed-134
    @AhmedMohamed-134 2 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey wadarood ah kablalax ah koombo ah geri ah awbeere ah yaxye ah samatalis ah xasan ah yuusuf ah sewax uwada tariikh ma hayside dadka beenta ka daa

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 9 หลายเดือนก่อน

    Xaasan shiikh wa ayo

  • @faadumomuuse6557
    @faadumomuuse6557 5 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @suleimanhassan9066
    @suleimanhassan9066 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah

    • @saidafareh5026
      @saidafareh5026 ปีที่แล้ว

      Jahil ayaatahay ee tariikhda soobaro Ahmed guray wuxuu Ahaa nin Samroon ah yaajahil intebad kabaratay Taariikhda Awoowayaashaba jahiliin Ahaa?????

    • @saidafareh5026
      @saidafareh5026 ปีที่แล้ว

      Go back to school Jahiyahow

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 หลายเดือนก่อน

    Maskiinyahow ha ugafin sayidka waa mujaahid somaliyed waxba kama garan meyside orad cambuuladad iskacun

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 9 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey wuxuu ahaa nin abgaala oowacaysla oowaliba maxamed cadde macalin ah ee darodku weligodba ninkii ay karti ku arkanba way shegtaan weligod intakalene waadockayer inyar mahee

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka dalaa iskukeenay hadi lawayo waaijaran karta hadaa inkirto weey kula ijaaran karaan hadee kaga sokeysa beeso mareekan modowgaan ijaaranaa ina adegsato hadaa shegatay laansha iimaaneysa oosheganeysa iyago jilaay ineey hadlin dhulkana ee xaaqaan yaman joogaan micno badan somali gabadh kamacararin carab gabardh waakacararay micnaheed gabar sacudi shekoyin layabtid ookamaqleysid muwalad kudhashe waan mahin ee waa labaqabiil hargeysaa mas aragteey dil muwaladka maska intadan dilin

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ahmad guray waa samaron maxad isugu dhejisan

  • @nboss8028
    @nboss8028 ปีที่แล้ว +1

    Maxaa naga galay qabiil marka waa halyeey anaga badan laakin somali sharaf in ay laheey aduunka iyo aaqiro ayaa na tusteen birina isku qabsada magcihii gumeytayaasha ileen damiirkii ayaa dhintee subxanallah dadka u baahan qabiil dad

  • @UgasskJama
    @UgasskJama 9 หลายเดือนก่อน

    Taariikh aad hayso ma jirto Daljirka Dahsoon waxaa lagu hoos duugay Gumaystihii qaar ka mid ah sidaas baa looga sameeyey Taalo siyaad Bare wuxuu magacaa u baxshay Sirdoonka qarsoonaa

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaasi waa Ay dhinteeen waxay Ahaayeena waa la tageeen Dadka hada joogaa maxay hormar hayaan

  • @user-kh2qj8yb4y
    @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว

    SAYID MAXAMED CABDULE XASAN IYO DARAAWIISH INGIRIIS AYEY LA DAGAALAMEEN OO KU JIHAADEEN BEENLOOW TAARIIKH DA BEEN KA SHEEGAY

  • @sihaam9103
    @sihaam9103 11 หลายเดือนก่อน

    Beenaale ahmed guray maahin hawiye😮

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 8 หลายเดือนก่อน

    Abtiyow waxaagu waa daarood nacayb 🤔!!!!

  • @abuali.7209
    @abuali.7209 8 หลายเดือนก่อน

    Benale ayaa tahy xaqo waxa loogu bixiyey risef erya ayey ka so raacdey gawaridi waweyneyd oo waxay ku timid xamar

  • @umumohmmed894
    @umumohmmed894 ปีที่แล้ว

    Siyidku waa ajuuran nuur xuseenow

    • @ibnuciise
      @ibnuciise 11 หลายเดือนก่อน

      Ajuun maahin Wax Baro

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml ปีที่แล้ว +1

    Dhaqan shaban malahayne shababna majirine waqtigaase war xumidaa

  • @SalatMuhumed-ui1zw
    @SalatMuhumed-ui1zw 9 หลายเดือนก่อน

    allaha kucaafiyo

  • @umumohmmed894
    @umumohmmed894 ปีที่แล้ว

    Alloow Alle

  • @cirsankayeer7464
    @cirsankayeer7464 4 หลายเดือนก่อน

    axmad guray hashegan ninkano qabiil khiyali iyo beenbad kushaqaysatan waxan kuso dhigi tarikh adkashikiyi donto qabilkaga ..axmad guray wa nin gadabuursiya oo samaronkaah mafoor kasi ah maxamad case abrayn k uh dhashay saylac tulada. garaca .hawiye gesiga kadhashay haweiye wa caydid hashegan ax gury wadkhashifanty

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 11 หลายเดือนก่อน

    K somalia

  • @omarnuur4436
    @omarnuur4436 ปีที่แล้ว

    Qabyaladadana waan kufahansanahay

    • @user-kh2qj8yb4y
      @user-kh2qj8yb4y ปีที่แล้ว

      Ma runtaa ku gubtay Soomaaliya Daarood ayaa xoreeyey waana taariikh

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 หลายเดือนก่อน

    Axmed gurey wuxuu ax daarod

  • @maxamedfarax3317
    @maxamedfarax3317 11 หลายเดือนก่อน

    Mahimantay xalane

  • @suleimanhassan9066
    @suleimanhassan9066 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiayanle955
    @abdullahiayanle955 ปีที่แล้ว

    Ninkani wax inuu dhimo u muu qasdin is muuji ayuu kursiga I sagu lulayaa !!!

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk. Yaad. Uwadaa. Kkkkkkk macnayare

  • @Marwaapdy
    @Marwaapdy 4 หลายเดือนก่อน

    Benaale kaadibaa tahay
    Waa nin daarod ah

  • @AbdiSigad
    @AbdiSigad ปีที่แล้ว

    Intaba. Waan. Kuu sheegi sayidku Wuxuu ahaa agoodeen. 1 Axmed guray Wuxuu ahaa gari konbe. 2 Xaawo taako Waxay ahayd jidwaaq absame 3 kkkkk. Beenaale.

  • @maxamedsuldaan2739
    @maxamedsuldaan2739 7 หลายเดือนก่อน

    Uf uf baad ku hadashay!!
    Caydii Sayidka baan kugu nacay

  • @a.j2428
    @a.j2428 ปีที่แล้ว

    Sayid Maxamed Dadka gaalada askarta u ah ayuu dhici jirey, ama gaalada lasocda

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 4 หลายเดือนก่อน

    Washeeko irrsamaale sheekadaasi. Adigu wagaasi xaarcunbadahad abaallkagu wakidab been kunaxa

  • @XuseenIbrahim-x1g
    @XuseenIbrahim-x1g 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @faizam523
    @faizam523 ปีที่แล้ว

    Ahmed gyrey been baad ka sheegtey ma ahayn hawiye xataa dhul hawiye kama dagaamin waligiis.

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 8 หลายเดือนก่อน

    NIN BUKO OO HADANA BEENTA KU TAQASUSAY BAA TAHAY, UMADANA KAMA XISHOOTID

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 11 หลายเดือนก่อน

    Mid ku dhashay majiro talo yinka

  • @KharniMHaji
    @KharniMHaji 10 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh aheekhow taariikhda siifiican baro SYL 13 NINKI TAALADA laga dhigey waa nin tuni ah tuni wuxuu kayahay Gooygal Magaciisa nah waxaa ladhaha Abdulqadir Sheekh Saqawadiin sheekh Aweey Ahmed waana abtigee iyo caruuti oo awoowe u yahay na waayjoogan
    Waxaa kusoo xare Dhagax tuur waan jareer wey sasbta lobixiyee maxamed somali waxaa ladiidanyahay nin jareer in ladhaho jareer nimmo in lahu caayo markasa loobixiyey Maxamed somali

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk awaay adeerkaa ceydiid talaadisaa waa in loosaameya taalo waa ninkii dumiyey qaraanimada somalia

  • @abdikaafimohamed516
    @abdikaafimohamed516 7 หลายเดือนก่อน

    Qabiilkii ku qaatay kuma dhigo.

  • @AbdirashidKhalif-n3q
    @AbdirashidKhalif-n3q 9 หลายเดือนก่อน

    Kuma Annan dhagaysteen jadaad ogahay inaad sidra usheekayso hawiye taarikh muxuu ka yaqaan waxaad tahay jaahil aqoon yards, dhagaxtuur you ahaa hawiye ma again hadaad taariikhdisa hayso, Axmad gray na soomaali ma again Anna soosheeg jawiye taariikh malaha

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว

    Abwaan waykala muuqataa cida gumaystaha xoraysay iyo cidii ushaqaynaysay .cidii somalinimadu kuqalisanayd iyo kuwa quudku madaxmaray somaalida askartii talyaaniga,iyo talyaani diidkii waykalamuuqataa 30sanno baykukalabaxeen Somali taariikh waytal aa madhumin iyadoo aftalyani,iyo carabi kuqoran sawiradi,heerheerka aysimartay

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 ปีที่แล้ว

    Abgaan faraad run sheega nool sxp horey usoco

  • @AminamaxamedAminamaxamed
    @AminamaxamedAminamaxamed วันที่ผ่านมา +1

    Beenale 😂

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 ปีที่แล้ว

    kaligii taliye siyaad bare waa tariikh bened uu qoray waa in labaa bi iyaa taalooyinka u dhisay kaligii taliye halgamayaashii hawiye aa way

  • @MaxamedCabdilaahi-vx5gu
    @MaxamedCabdilaahi-vx5gu 7 หลายเดือนก่อน

    LasAnood sool

  • @AbdirahmanWedaa
    @AbdirahmanWedaa ปีที่แล้ว

    Benale tug eh war imam axmad gurey wuxuaha nin garikombe eh

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว

    Qabiil Uma,aydirirayn dalkay kaxoraynayen gumaystaha meesha hada looguyeray oogumaystahii loohosfaristay

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc ปีที่แล้ว

    Daljirka dahsoon waxaa kabuuxa waa biyamaal ayay ubadanyahiin

  • @Mooiokk
    @Mooiokk ปีที่แล้ว

    Dhagaxtuur waa nin murusade hilib eh yaa ka dhagysanayo ma xishotin

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 9 หลายเดือนก่อน

    maxaa seyid maxamed cabdule taalo loogudhisaa alshabaabka xiligaas ayow ahaaye maa alshabaabka maantana taalo loodhiso hadiiba asaga loodhisay xaawa taakase maxaa taalo loogudhisay talyaani ayaaba qabay oo xaas u aheede saalaysuqabadsiinaa talyaani ayaaqabay talyaanina waa ladirireydey

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 10 หลายเดือนก่อน

    War tariikh waxba kama taqanide kada beenta dadka dameerkaga iskawado

  • @BislehAliahmedBislehAliahmed
    @BislehAliahmedBislehAliahmed 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wall dod.iyan.kaqaba.ahmed.guri.wa.darod.ismacil.jamarti

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 ปีที่แล้ว

    war waa u saarneed gaalka talyaanigaa

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 10 หลายเดือนก่อน

    Heeey beenaleh tag bisinka

  • @MaxamedCabdi-yj7lj
    @MaxamedCabdi-yj7lj ปีที่แล้ว

    Being Somali ethnic and haplogroup Somali ethnic 80% of Gush - nabruud- Samraad -- isir - Berber DNA E 1 b 1 b and other ethnics 20% such as sinhalese R 1 a 1 a ,Arab J 1 Bantu E 1 b 1 a 8 a 1 a. and Egypt A 3

    • @faisamohamud9239
      @faisamohamud9239 11 หลายเดือนก่อน

      That dna stuff is white man lie😊

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 ปีที่แล้ว

    Taasaad been ku sheegtay Ahmed Gurey wuxuu ahaa Geri Koombe

  • @WalalEk-e6s
    @WalalEk-e6s 11 หลายเดือนก่อน

    A

  • @SharifXiis
    @SharifXiis 5 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale