"Cirro Cod Ha Siinina Snm Haduu Ka Khashafayo ,Maxamud Xashi Maxkamad Ha La Taago....suldaan Bade

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • "Cirro Cod Ha Siinina Snm Haduu Ka Khashafayo Anagaa U Dhimanay, Maxamud Xashi Maxkamad Ha La Taago....suldaan Bade
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulsho-tv
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 135

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 หลายเดือนก่อน +6

    Waa lagugu garab taagan yahay muddo kordhintaa waa sax !

  • @mohamedsuleiman4153
    @mohamedsuleiman4153 6 หลายเดือนก่อน +3

    Arab isn't easy ❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wa in lagu fano ee maha in laga fano SNM leyno xoriyada in amanka manta Somaliland lagu nalonayo ayaga keenay

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 6 หลายเดือนก่อน +2

    Haa wa sax 2 more years for biixi

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 6 หลายเดือนก่อน +1

    ARAB LA AAN IYO HABAR JECLO LA AAN SOMALILAND MA JIRI LAHAYD.JAWABTU WALAHAY WAA MAYA

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 6 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer😢ADEER Guuuuleyso❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 6 หลายเดือนก่อน +5

    Doorasho uu cabdilahi darawal ka maqan yahya Dalkan Kama dhacayso

    • @ninilahaywarkii9767
      @ninilahaywarkii9767 6 หลายเดือนก่อน

      Imisa cod ayuu heli karaa ?

    • @osmanibrahim3470
      @osmanibrahim3470 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@ninilahaywarkii9767
      WUXU HELABA KUDAAFADA GURYO-SAMO AYAA LAGU DAADIHAYAA 😂😂😂😂😂😂

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤🤍💚💯Suldaan nooloow waxaad sheegtay runta waan ku salaamayaa suldaan kani waa calanka qaranka soomaaliland ee si fiican u ee ga❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯✌✌✌🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wa runtu 2 saano 💯💯

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 6 หลายเดือนก่อน

    SNM waan ku fanaa walahii billahii! Am sorry adeer , xaal qado!! If Somaliland didn’t have SNM Cirro ma hadaleen maanta! SNM WAA FREE FIGHTERS ! Ilhaay ha ka abaal siiyo! Am proud to say am the next generation of SNM movement!!🫡🫡❤️🤍❤️💚❤️🤍

  • @Caweys-pt3qs
    @Caweys-pt3qs 6 หลายเดือนก่อน

    Waxa gar ah ayuu ku hadaley. Guuleyso Mdn. Jamuriyada SomaliLand Guuuuul iyo Gobanimo 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺❤️❤️‍🩹❤️‍🩹💓❤️‍🩹

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 6 หลายเดือนก่อน

    Alla kaa soo kow SNM inaad maanta sida uhadasho iyada usababa SNM laan Alla hana taagin

  • @ayanabdi7884
    @ayanabdi7884 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mashallah guul somaliland

  • @yuusufxasan9297
    @yuusufxasan9297 6 หลายเดือนก่อน

    Asc suldanku afki gacan ku dhiigalah Iman Lawe derewal ku hadaLayay ayuu ku hadaly arbowu guLwade ayuunba ahyiide

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 6 หลายเดือนก่อน

      Cadawgii gudahoow ciidaa cun Budhcadii Mayd garaaca banta iska du. Kuwii ciidanka qaranka ee ay jidgooyada ku laayeen maydkoodii madaxa iskaga taagay ee ku faanayay baad tahaye halgamaa darawal iyo basaas Cirro meel Uma wada joogaan Somaliland kkkkkkkk

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Geesi Arab igadheh

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ruushka laga soo kaxeeyey kulahaa adeero waa fariid ❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa sidaa cod lasiinayaa ciro ma jirto waxaan ka ahayn inta yar ee.jufadooda

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 6 หลายเดือนก่อน

    Habartii ciro nukliyeer ayuu ku dhuftee waa lafihii hore suldaanku

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 6 หลายเดือนก่อน

    Suldaan ku run ayu sheegayaa Suldaan allaha ku xafido geesi ayadthy somaliland guul iyo gobanimo 💚💚🤍🤍❤️❤️

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 6 หลายเดือนก่อน +4

    maxamoud xashi waa criminal waa in maxmakad la saro waa khayin tuga oo qaranka khayimay xolihi umadana dhacay

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaadha Isaaqow Arab miyaa maanta wax inoo Sheegaya , Kani Suldaanaduu Ceeb ku yahay Ee iska Aammu ,bal ninkaa Weyn Eega Waxuu Fagaaraha isla soo taagay.

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 6 หลายเดือนก่อน +1

      Beenaale ma tihid reer sheekh isa xaaq

  • @user-ut4io1jg5n
    @user-ut4io1jg5n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Nin waalan dheh

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 6 หลายเดือนก่อน

    Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac

  • @user-kq2wz4wd2n
    @user-kq2wz4wd2n 6 หลายเดือนก่อน

    Waah waah waxaa ayaa suldaan ah bagaad ukordhisay mw.2da sano

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 6 หลายเดือนก่อน

    WAAYEELKEENI MAXAA WADA QABYAALAD IYO KALA QAYBIN KU SALIDAY MIDA KALE ODAY KASTA OO CUMAAMAD SITAA MA SULDAANBAA

  • @wxageeyes.theonly1486
    @wxageeyes.theonly1486 6 หลายเดือนก่อน

    Saxafadu maha in cid walba oo xumanta bulshada ka shaqaynaya maha in waraysatan bulshooy

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Ma runtaad diidan thy.

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 หลายเดือนก่อน

    Ciro waa mareexaan. Hooyadiina waa mareexaan. Qaar kalena. Waa la hooyo oo saraakiila hadana xaarmaajo lajooga isaaana necebi ciro waa garac habar mareexaani inoo keentay

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 6 หลายเดือนก่อน

    Kii hadlaba habar jeclo ayuu ku waashaa tolay reerka maxaa uga ura reerka😂😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa cirro waa xasan sheik

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 6 หลายเดือนก่อน +1

    Duli duli dhalay muuse ayad snm noogu sheegaysa ciro kun lixle aya tan kaga maqan kun geesi oo olmaderadi ah oo mujaahid lixle iyo cawil cadami iyo xuseen dheere ka mud yihin ba tan kaga maqan

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน +1

      Lixle waa la yaqaan hs garab dhigin cirro .

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      ma ciro caanyo ayay garab dhigeen ciro kkk

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 6 หลายเดือนก่อน +1

    Odeywen oo munaafaqa arab cqaadir jirde ayaa kaa raganimo badan

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Runtu waa qadhaadhahay ee liq.

  • @abdit8270
    @abdit8270 6 หลายเดือนก่อน

    Viva mudo kordhin❤

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 หลายเดือนก่อน

    WAA Cadawga reer Sheekh Isaxaaq ku neceb SNM Ururkii dhaqdhaqaaqa waddaniga Somaliland way joogaan madaxweyne yaal badan baa ka tartamayee hadhaaga faqashtu ha liqaan xaqiiqada !

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 6 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nathra7351
    @nathra7351 6 หลายเดือนก่อน

    Car waa kee oo kadaba hadlaaaa nin arab ah oo ceebtooda ka sheekeynaaya cadowga gudaha ee khaayinka ah.

  • @user-oz1bc9uv7h
    @user-oz1bc9uv7h 6 หลายเดือนก่อน

    War waxan doqonka ah ee bila caqliga ah kuwan saxaafadu maxay ku falaan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 หลายเดือนก่อน

    XISBIGA WADANI WAA WADA BOOG WAA CITO WAA ANDUL QAADIE JIRDE WAA XIRDI HAAB WAA XOOGHAYZHA KHADAR WAA DHAMAANTOOS SIYAASIYIINTA WADANI

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 6 หลายเดือนก่อน

    Waa guulwade ader ciro raaskisa iyo ilmaderadi ba snm ba laha muuse ayad snm noogu sheegaysa ader ciro lixle iyo kun mujaahid ba tan kaga maqqn xaar weyne ayad tahe

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 6 หลายเดือนก่อน

      Inaad xishooto bay ahayd waxwalba lama qoro

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 หลายเดือนก่อน

      Snm waa garxaajis

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 หลายเดือนก่อน

    Malin la fadhiyo oo xus ah halo sameeyo mujahidinti SNM

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 6 หลายเดือนก่อน

    Mid walowba meel ka soo bunaahyee walee waayaab mid walba haku hanjabo doorosho dhici mayso kkkk😂😂

  • @user-eb3tz6on5p
    @user-eb3tz6on5p 6 หลายเดือนก่อน

    SNM Waata Calankan Aynu Hadhsanayno Kuwii udhintay SNM kufaan Ayaandaro In maanta Layidhaahdo Waa Ceeb

  • @ibrahinkahin8849
    @ibrahinkahin8849 6 หลายเดือนก่อน

    Suldan kayse waa run sheeg

  • @user-qq5wc3fw5m
    @user-qq5wc3fw5m 6 หลายเดือนก่อน

    Waa muujahid waxa ka xaanajaybu qaba

  • @KhalidmedabdilahiAbdilah-fv4xg
    @KhalidmedabdilahiAbdilah-fv4xg 6 หลายเดือนก่อน

    Wartii suldanka mansha allaah

  • @Historian-sl2om
    @Historian-sl2om 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwan SNM-ta duraha ma konfur media ayay ku dayanayaan 😅?

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 6 หลายเดือนก่อน

    Waller waa runtii ninkaa fulayga ah ee workfare faqashta ula soo galay waa Mohamoud Hashi maantana waa millionaire’s lacagtii qaranka ayey xadeen isaga iyo Xersi Xaraami.

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 6 หลายเดือนก่อน

    Snm maya dhamaan kashihiiday alle hanaaxariisto kuwanool marking Hore national qudha ayaa shihiid ahaa maanta lajoogo ninkii wuu tafiirama wuuna taramay wiil gabadh waxay Aamina yihiin Mujahideen waxa coda oo aad Naga helayasaa majiro coda hanag filin

  • @aaminamaxamad1179
    @aaminamaxamad1179 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aduuunyada waxa ayaan daran xaasidno

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 6 หลายเดือนก่อน

      HALGANKII BUU DIIDAYAA HESHIISHKA DIIDAYAA MAAYARADUU KUDUULAYAA

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t 6 หลายเดือนก่อน

    Asily. Wxabaynu iskacelin. Arabia biidi qate maha wada gesi in jirdow.

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 6 หลายเดือนก่อน

    Ina jirde waa asaasaq arab ha ceebayn ku dhaha

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 6 หลายเดือนก่อน

    Ina kaahin iyo Saleebaan buu isku halaynayaa malaha kaasi Adeer !

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Xaqa wuu qadhaadh yahay ee liq

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 6 หลายเดือนก่อน

    Abdiqadir Jirde waa nin sharaf badan oo aan uqalmin caydaa uu caayaayo.
    Midkale inta uuleeyahay Maxamud Xashi Maxakamad halasaaro,wuu la'anbadee waxay ahayd inuu yidhahdo Kuwii ciidan kii qaranka jabiyey indhamaantood maxakada lasaaro.
    Ugudanbayn waa Suldaan anbaday.

  • @mohamedomer5061
    @mohamedomer5061 6 หลายเดือนก่อน +1

    Kani yuu u faanaya Xildhibaan degaan baad soo saari kariweyday yaa inangumeed.

  • @user-hg9qt8sd3v
    @user-hg9qt8sd3v 6 หลายเดือนก่อน

    WAAR INA BEDOW MAANTA MAALONTAADII MAAHA

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaan allaah, laa,ilaah ilaa, anta, astaaq firullaah

  • @Muxsin-11
    @Muxsin-11 6 หลายเดือนก่อน

    Maxmud xashi muuse abokor maxad ula baydhay baa lagu haystaa..
    Maxmed abokor iyo sacad muuse ayaa haysta.
    Wax kale ninkasi muu samayn

  • @amiiraahmed944
    @amiiraahmed944 6 หลายเดือนก่อน

    Wadhi maxaa jindagagay dalka jooga

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂 WAAR MUUSOOW ODAYGA WAXOOGAY 💰💰💰💰💰💵💵💵 U DHIIB

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 6 หลายเดือนก่อน

    Shacabka reer Somaliland aya ugu wacan inu cirro intu wuxu rabo sameeyo uu hadana waxa uu dono ku hadlo uu isaso hortago umada

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 6 หลายเดือนก่อน

    aamu duliyohow cidi wax kuma waydiinayse

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 หลายเดือนก่อน

    waaxa masayrku wa belayao araabow ilahay baa igu og aad iyo aad baan idin tageri jiray lakaiin beryahan maxaa khaldan sow idinkan sidi ciise muusahii nagaha noo soo dirayay oo kale noqday arabow jooojiya waxad wadan sidiini ku soo noqda hj iyo arab qaranka waynu dafacaynay hada wax wayn baa idinka khaldan sidi asakarti hargaysay joogay dhow ciyaal idinka dileen hj ku eedaysen sida kuwa muuse ku eedeeya ama riyaale ku eedeeya police hargaysa joogaa lalayay anagu wax idinma yeelin sidi malaintaas wa guunaaysaysan anaga mudahrada rag qaliya ku waynay ma yuuusano horenu uga socona maxa idinka siya hj laba gooraba mudarahadaa way noooga dhinten tooda dhamatay ma oooynao maaxa la barooorataan tolow kuwana kale odhan somaliland qabiilka dooontan noqdo is giijiya is dejiyaa denbigana iska yareeya aakhario idin sugayse

  • @TheLedon1
    @TheLedon1 6 หลายเดือนก่อน

    Wariya somaiyow
    ARAB WA LIBAXA Somaliland

  • @HebelShow
    @HebelShow 6 หลายเดือนก่อน

    Muuse Sheekh isaxaaq waa LAANDHEERE.

  • @saedguure5850
    @saedguure5850 6 หลายเดือนก่อน

    Kayse bedey Raganimo lafteed kugu dhan ❤

  • @seryu8204
    @seryu8204 6 หลายเดือนก่อน

    Hadeynunahay beesha dhexe inana kala xishoon weyney dadkii dalka inalalahaana ka xishoonweyney inagii uun baa isku mashquulay meedey somalilanimadii iyo wixii aad u soo jabteen waxbaa idinka qaldan saxibayaal ka hortaga kamaradahan aad isku mashquuliseen ee kolba reer hortaaganyahay hadaanu reer hebel nahay miyaaney dhamaanin weli waxba meydaan soo kordhin intaad reero meesha la joogtan qaran baa loo bahanyahay wadanka haga maha reero

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 6 หลายเดือนก่อน

    Niman yahow Tv gii Bulsho ma sidan ayaa u dambaysay Dadkan oo kale waa maxay Xikmada ku jirta ee aad Dadka Hor keenaysaan ka daaya.

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Maad aragtid kuwa cirro iyo xirsi ka hadlaan.

  • @Abdiavlogs
    @Abdiavlogs 6 หลายเดือนก่อน

    Suldaan Wadku mahadsantahay Toojka aad ku iftimisay dabadhilifta Cadawga Gudaha e Ciro iyo Maxamud Xashi o ah kii hawada iyo Madarada Somaliland musuqmasuqay iyo Mr Gahayr o ah j Gudomiye ku xigenka Golaha Wakilada e cadaga isbahaysiga Mucaridka dagalka kula jora dawladnimada iyo gooni isutaaga Somaliland

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk waa runtaa
    Nin snm wax kasoo qabtey ha llgu rido.kuwaa soo fofey giriyaad uu jaheeya

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa sulfanka nunafaqaa taani baasto arkoo snm waa garxaajis

  • @user-lx9gu4rd4h
    @user-lx9gu4rd4h 6 หลายเดือนก่อน

    Ana way kan

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 6 หลายเดือนก่อน

    WAAR DEE CIRO SOWDINKA YAQAANA MAXAA ISLA YEEL YEELAYSAN.WALAHAY BAN NIN KA NACASAYSANI SOMALILAND OO DHAN KA DHALAN.WAAR MA NINKAN ISKA QOSLAYA EE HABAR YAROO MUSE CABDALA AH U EEG AYAYNU SOMALILAND OO DHAN KU AAMINAA.WAAR HABAR YONISEY BEDULUU CIRO KKK

  • @Garaadsame573
    @Garaadsame573 6 หลายเดือนก่อน

    Waar suldaanku hadal caddaa. Ilaahay ha kuu siyaadiyo kalsoonida.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 หลายเดือนก่อน

      Tuugaa munafaaq ahaa taani baasto arkoo

  • @Muxsin-11
    @Muxsin-11 6 หลายเดือนก่อน

    Kolba oday yaro basto la soo siiyo ayaa kule 2sano ayanu u kordhinay muse, kuma dhacdaan in malin loo kordhiyo.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      gaajo baasto iyo cunto uun ka hadla maxaa gaajo kugu raagtay dir cuno

  • @user-oi7tf9rm1f
    @user-oi7tf9rm1f 6 หลายเดือนก่อน

    Rer somalilandnow ciro dhukur cod hayskasiiiininaaaaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      Qoraxdaa dhacaysaa waa wadani kuw ciilku daashaday waa wadani ciidankii kugii dilay waa wadani kuwa cadawga raacsani waa wadani cabdi siidhi qaatana waa wadani waa wadin xisbiga wadani

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 6 หลายเดือนก่อน

    Maangab snm waa qaabiil waaxasu waa waaxay laascaanod uu taagtay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      SNm waa kuwii Afwayne iyo dawladii adkayd cunay

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaad Moodda Caqligii In La Rafacay. Waxaan Bulsho TV U Soo Jeedinaya Intaaney Barnaamijyada Hawada Ka Soo Dayn Ay Baadhan. Markaa Qofka Hadlaya Waxaa Loo Baahan Yahay Inuu Cilmi Ama Caqli Ku Hadlayo.
    =Mahadsanidin=

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Waad liqi kariweyday runta uu ku hadlaayo woow.

  • @Tabiye466
    @Tabiye466 6 หลายเดือนก่อน

    Mudo kor dhintaa Arab ayaa soo go aamiyay sida kaniinka halo liqo

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp 6 หลายเดือนก่อน

    Siilanyo wareejay

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ina xaashi dheh silanyo waa loola yimide xsnuunkisa laga faaiideystay.

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 6 หลายเดือนก่อน

    amisaa laguu dhiibay mabaasta lagaa bixiyay

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 6 หลายเดือนก่อน

    Gudoon ayaanu nidhi SULDAAN haduu Arab kordhiyey 2sano

  • @SakariyeIbraahin-je6bl
    @SakariyeIbraahin-je6bl 6 หลายเดือนก่อน

    😎😎😎😎😎😎

  • @GAAGAAB1
    @GAAGAAB1 6 หลายเดือนก่อน

    Arab iyo waraababa talo xumaan ayaa laga noolyahay.
    Waar sacad muuse wuu idin abuse garanaynayaa. Ee iska jira abtiyaal.
    Condom ayay Idinka dhigteen

  • @amina34436
    @amina34436 6 หลายเดือนก่อน

    Halookordhiyo waaruntaa

  • @ibrahinkahin8849
    @ibrahinkahin8849 6 หลายเดือนก่อน

    Ragna dhuunu ku dhex jooga ragna dhaqashuu kugu dhabar jabay

  • @iidfaarax6573
    @iidfaarax6573 6 หลายเดือนก่อน

    Kani suldaan nooma ahee waa jin dagaageyga arabka.xamar ayuu ka yimi

  • @user-ej7up3kl6i
    @user-ej7up3kl6i 6 หลายเดือนก่อน

    Foodhidii bede

  • @user-de8xf5ev4c
    @user-de8xf5ev4c 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 6 หลายเดือนก่อน

    Waar arabow ma idinkaa ah isxaaq haka waalina isxaaq waxad tihiin habar gidir

  • @maxamedcabdillahi5279
    @maxamedcabdillahi5279 6 หลายเดือนก่อน

    Arabow adigu wax isku tar hadad cod leydahay nin kale kabaha haw qaadin

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Arab waa rag la yaqaan ee waxkale sheeg .

  • @mohamedfodey6169
    @mohamedfodey6169 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland 6 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣😂

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c 6 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne wax u dhiib odayga

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Ma dawarsado ninkaani ee waxkale sheeg.

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 หลายเดือนก่อน

    Waar dadka waalan lama waraysto.

  • @Jscali263
    @Jscali263 6 หลายเดือนก่อน

    Waar ciro sidaa muu odhane hadalkaa u kaadi

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 6 หลายเดือนก่อน

    Ahahahah kkkkkk

    • @user-nm3fl6ps4v
      @user-nm3fl6ps4v 6 หลายเดือนก่อน

      Runta waa qosol gariir sow maaha.

    • @user-gk3jm5pr8b
      @user-gk3jm5pr8b 6 หลายเดือนก่อน

      @@user-nm3fl6ps4v no comment, just only try to understand me .

  • @cashonoor7193
    @cashonoor7193 6 หลายเดือนก่อน

    koonfuri wa juudaanka dadka cuna wadani wa lamid

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 6 หลายเดือนก่อน

    Waar hana sheegan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      faqsh iska dhigaay reer somalilan

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 6 หลายเดือนก่อน

    Aamuskaa loo qaatay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 6 หลายเดือนก่อน

      waa falaadh hadalkiisu wadnaha kaaga taagan

    • @turkiosman9684
      @turkiosman9684 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-sz7sn2rv9risaga ayaanban u khajilayaa

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 6 หลายเดือนก่อน

    Muuse maantana kan gaahoonaya ayuu yidhi i soo amaan war snm wax muuse iyo ina kaahin ku qadhaabtan ayay noqitay labadan kirnayl ee aha labadi snm u liitay aya magaci snm ku qadhaabanayay 33 sabadood ciro kun mujaahid oo wada lixle ah ba tan kaga maqan ader

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 6 หลายเดือนก่อน

    Dhemasl qaate, suldaan baasto

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkk Bal nusqaantan iyo habaarkan daawada, waar suldaan haddii Muuse-xayraan 2 sano aad u kordhisid maxaa Arab iyo umadda kale ee Somalilandba ka soo hadhaya waar umadda gaajo iyo ciil ha ku dhammaynine ka xushood

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 6 หลายเดือนก่อน

    Adeer waad huruda toos oday walaan.