@@NuuxCige hduu iso baxaa wll wn kula so xariiri donaa inshlh ee hdda kenya jooga Kampala hadn ka dhigtaa ds260 an dhaha interview Kampala rabaa kwrn wll
@@NuuxCige wll case numberkaygu aad buu usareeyaa waa 52k. Dji wxa lasoo marayaa 22k markaa ma dhawn filayaa, lkn bishan may visa bulletinka wxa loo yeedhayaa illaa 60k markaa tolow ma ka badashaa
wllka adoo raali ah iga jwb jabuuti wxaa la dhhay mrkaad galeeso qof oo damiin ka noqdo wa inuu ku jooga anne tixsi xtta iima joogo mxa sameeya tnkle jabuuti ma wxey diidi dadka so badalnYo mse somalia dhan ay diide meel lagaala so xiriiro ma lee dahY
@@NuuxCige sxp aniga dv2022 ayaan ahay marka kenya inaa ka badashto ayaan rabaa videoga sidaa ku sheegtay Djibouti wax ma qabaneyno somaalia ka socdo cml maarka xagee ka dhigtaaa
Sxp safaarada kenya ma diidano documentiska somalia kaliya waxey diideen warqadda dhalashada ee somalia lagasooqato wxeyna dhaheen ma aqbaleyno ilaa aad socadeyso notayo ayaa kasoo cadeynee kadip ayey kuu ogolanayaan ee wali ma arkin meel ey ku dhaheen all document ma aqoonsanin taas been waye
SHUKRAN ZXP
Thanks
Thanks wll
@@NuuxCige hduu iso baxaa wll wn kula so xariiri donaa inshlh ee hdda kenya jooga Kampala hadn ka dhigtaa ds260 an dhaha interview Kampala rabaa kwrn wll
@@safiyaahmed1328 wll Kampala malahan Meel interview lagu qaado Kenya ayaan looga qadaa Rer Uganda
Thanks bro
Cafwan
Mahadsanid ustad
Soo dhowow
Thanks sxb. Turkey war inooga keen bal.
Okay
Sxp ds260 markaan buxiyo interview ga isla markaas miyaa la ii balaminaa mise process kalaa jirroh
Process ayuu galaa more than 7 months
Asc wllo hadii aan qorto caruur badan.tusale.15 Qof maxaa dhiba miyaay diidayaan
😃😅😂🤣 maxaaaa intaas oo dhan ?
Eeen caruurta wixii ka weyn 21 sano Mala ogola oo kuma racayaan wixii ka yar haaa
M .a
Saxiib safaarada Jabouti ma documentska Somaliland ayey aqoonsantahay mise kan guud ee federal ka Somalia?
Kan northern Somalia waa somaliland zxp
Haa documents ka hargaysaan ka wada samaystay anuu..
Hargaysa way aqoon sanyihiin wallo
@@amoulahassan6551 waa sax ✅
@@amoulahassan6551 madku martay wllo documents hargeysa sida ta police ka iyo dhalashada
Asc wll anigu markii aan soo baxayba wxn ku xaraysat Dji may fiicantahay mise wn ka badashaa wll wali layma yeedhine.
Wcs wll case number ayey kuxiranthy in interview laguu qabto ee case number kaaga ma mid low ah mise middle ama high case miyaaa
@@NuuxCige wll case numberkaygu aad buu usareeyaa waa 52k. Dji wxa lasoo marayaa 22k markaa ma dhawn filayaa, lkn bishan may visa bulletinka wxa loo yeedhayaa illaa 60k markaa tolow ma ka badashaa
@@S.JOSEPH23 visa bulletin 50k ayuu marayaaa qofka 20kga ah in interview loo schedule ayaan larabay wll
wllka adoo raali ah iga jwb jabuuti wxaa la dhhay mrkaad galeeso qof oo damiin ka noqdo wa inuu ku jooga anne tixsi xtta iima joogo mxa sameeya tnkle jabuuti ma wxey diidi dadka so badalnYo mse somalia dhan ay diide meel lagaala so xiriiro ma lee dahY
Nuux_cige instagram
@@NuuxCige
Sxp Uganda kwrn ma ka dhigan karaa
Maya Djabouti kadhigo
@@NuuxCige sxp aniga dv2022 ayaan ahay marka kenya inaa ka badashto ayaan rabaa videoga sidaa ku sheegtay Djibouti wax ma qabaneyno somaalia ka socdo cml maarka xagee ka dhigtaaa
@@NuuxCige sxp reply masuul
@@bakaayomar9520 Haa Djibouti kucelceli
Nux cige Asc sxp aniga current address keyga waa Uganda lkn interview location geyga waxaa kadigtey Djibouti.
Kwrn bal xldaas suala ceynke ya liweydini karaa
Wcs wll
Sxb nuux cige waxaan haystaa passport somali ee inan jabuuti tago rabaa wll ma viiso ubahanahy hadii an tagayo. Gudaha migration maxow iweydiinaa wll isoo jawap ama meel kalasoo xariiro
Visaha Djibouti 🇩🇯 waa on arrival marka aad wadatid passport Somalia 🇸🇴 ah so waa $30 dollar ayan filaa meshaas airport ayaad kubixineysaa wll
Wll waxan ku waydiina Djibouti ma qadanayan dadka isqaba ma fududahay??
Ma midkood ayaa America jooga oo usoo doodaayo hadey sidaa tahay Nairobi iyo Addis ayaa kufcn waliba Nairobi
@@NuuxCige Nairobi waqti badan ayeey qadataa
@@sundusosman1575 dumarka Maya raga haaa
Walaal qof Somali ku xareestay oo hada Turkey joogo haduu sanadkan guulesto
Dalka turkey ma laga qaadi karaa interviewga
Haaaa wll DS-260 unbaad kubuuxsaneysaa in aad turkey kugaleysid interviewga
@@NuuxCige tamaam mahadsanid brother
@@kaderabukar Cafwan wll adaa mudan
Mahadsannid sxp
Welcome
Sxb marka horeba hadaan jabuuti kadhigo soo caadi ma ahan? Doorashadayda koowaad aan safaarada jabuuti kadhigto.
Waa sidaa sida larabo wll
Asc nuux cige sxb wxn kaa rabay safarada kenya ayan ka dhigtay.
mogadisho ayana joga.
formkiina wn buuxiyay ds 260.
cease numberkeygana waa 17,000.
ee mxn ssmeeyaa.
Zxp Wcs een documents yadaada wax kabaxsan Somalia makujiraan
@@NuuxCige ADIS Malaga dhigan Kara
@@lafooletv9506 haaaaaa
Huno markii hore haddaan interview,ga ka dhigtay kenya Maka badalan karaa oo safaarado kale Maka dhigan karaa
Haaa wll
Imaka ma qabilaysa jabuti 2023 ?
Marka kowaad hadad kubuxsatid kuma diideyso
Hada xilimay I didaysa
Macnaha dadka uso badalanaya miyey didaysa
@@asiamohamed307 sometimes wey diidaan
aa“
Safarada addis ababa xitaa ma aqoonsana documntyada somalia
Okay malahubaaa
Haa page safarada ka akhriyey
@@funnyvideos-bd1qe ok mahadsanid
Safarada jabuti iyana miyey diidan sida kenya mise iyaga docunentitada somalia waa caadi iyada
Sxp safaarada kenya ma diidano documentiska somalia kaliya waxey diideen warqadda dhalashada ee somalia lagasooqato wxeyna dhaheen ma aqbaleyno ilaa aad socadeyso notayo ayaa kasoo cadeynee kadip ayey kuu ogolanayaan ee wali ma arkin meel ey ku dhaheen all document ma aqoonsanin taas been waye
Dowladada USA hadayna aqonsanyn maxay doroshayinka somalia faraha ugula jirta war waxas wa been wlhi blhi
Maogi wlhi
@@NuuxCige safardaha caalamka ma la midpa ma la amray in dhaman safarad walpa diido document somalia
@@Kamalkamal12347 wll badanaaa mida Kenya ayaaa udaran kuwa kale waa caadi
@@NuuxCige xalay ayaypa sid badhedha ucadeyen wad maqshsy ban filaya ada kenya joge
@@Kamalkamal12347 haaa