Wll Shaaciye waxan kaa rabnaa Sida Confirmation number ka loo galiyo An ku ogaan karo in la idoortay io in kale iyo DS 260 form sida loo buixiyo labadaas inoo soo geli adigoo mahadsan bro thanks🙏💖🥰🥰
Shaaciye waan ku salamay, Waxan wataa sual waxan rajaceynaya inaad iga Soo jawab doonto, Suasheyda waxee tahaye qof labo sharci kala duwan heesta tusale qof heesta passport iyo card Unhcr ah Labo mar ma xaresan karaa dv lottery labada sharci magacyaash ku qoran waa labo magac kala duwan, Sawiradan waa Isla qofki lakin waa labo dhar oo kala duwan, Marka malgu xareen karaa dv lottery mahadsanid
Wll shaaciye waxa ku weydin wadanka an ku xareysty hadii an ka tago oo wadan kle tago caqabad ma iga imaneyso mase wadanka tago interview wa ku mari kara
Dadka Ethiopia jooga lacala Hadii ay helaan DV lottery si ay u baxan ma jirto maxa yelay safarada USA Ethiopia way ka guurtay marka sidee lo baxaya wll
Wllky Shaaciye waxaan Ku waydiinaa anigoo Mogadisho jooga hadii aan dhaho passport mahaysto maxaa igu dhici Kara hadhow markay ii soo baxdo ogolaashaha talkaleed markay ii soo baxdo hadaan iibsado passport kwrn.
Asc wllo shaaciye waan xareystay su'aal ayaan qabaa High school ayaan haystaa lkn se waxaan ku buuxiyey University degree jaamacadda waan dhigtaa hadii uu ii soo baxo insha Allah jaamacadda warqad cadayna layga baahan yahay soomaha
@@Cabdix2004 sxb ilahay ha kucafiyo ee markaan xereryay ee ku gulaystay ayaa waxa iga qaldanaday No passporka iyo magalada een ku dhashay ee ku duwan gashan passporka Maxan sameya ma dib ayaan u dalbada
maya wll basaborka hadii u ka dhacsan yahay ma xeraysan kartid mid cusub dalbo lkin hadii inyar u hadhay oo bil ama laba u hadhsan yihin oo anu weli dhicin waa caadi
Alha. Noofududeyo inta noodhiman. inta guusha sugeysane. Alha ku guleyo. Wall qali. Shaciye. Shukran walkey. ❤️👏
Waa mahadsan tahay sidaa iga soo jawaab tay apoowe qaali hore usoco
Masha allah shukran walal
Wll Shaaciye waxan kaa rabnaa Sida Confirmation number ka loo galiyo An ku ogaan karo in la idoortay io in kale iyo DS 260 form sida loo buixiyo labadaas inoo soo geli adigoo mahadsan bro thanks🙏💖🥰🥰
Manshallah Walal maccan qali mahadsanid
Asc shaaciye qaan xareestay lkn suaal anika arbacadii ayaan xareeye walalo isoo duceeya walaalo inaan guleesano lkn walaalo lanbarkaaga noosoo qor
Wllkkey September taan ayey ahede 125 tii Kun ee qaxootiga mareykanka ma saxiixay madaxweynaha Biden mise waa wali suaasha ka soo jawab thanks 🙏
Wlhi waxa tahay walaal qlbi fiican leh aan xaasid aheyn wan xareestay Shalay Nasiiblayga sugayaa🥺 Thanks bro 💖🙏
Gurxan walal intee kaala soo xiraaraa plz
Mashallah wll qali thank you
Tnks bro u re legend
War pro dey zxb hada ka yartahay 21 ma xareesan kartid miyaa isoo jawaab pro
Asc wll kawaran xadaan markii hore baasti bor la.aan xareystey kadibna an heley baasti boorkii maxan samen karaa ????????? wll ila tali
Wll shaciye hadiiadjogto wadanki adan dhaqale adkusameysato basabor adan haysan masameysan karta wll jawab
Masha Allah walaal Allah ha ku xafido
Thnkis wllo wanba ubah naa tas
Sxb waxaan heesta passport 5 sano ah travel document ah Italy maku xaresan kara midkaas adigo mahadsan iso sheega sxb plz @shaaciye
Wll shaciye waa ku salamy wll waan xareysty marka maxa kalo laiga pahanyahy. Midakle Ethiopia kwrn muhiimad noce ah ayey ku ledahy jwb please😫🙏🙏💓
Shaaciye waan ku salamay,
Waxan wataa sual waxan rajaceynaya inaad iga Soo jawab doonto,
Suasheyda waxee tahaye qof labo sharci kala duwan heesta tusale qof heesta passport iyo card Unhcr ah
Labo mar ma xaresan karaa dv lottery labada sharci magacyaash ku qoran waa labo magac kala duwan,
Sawiradan waa Isla qofki lakin waa labo dhar oo kala duwan,
Marka malgu xareen karaa dv lottery mahadsanid
university degree qof hdda jaamcad bilaaway ma dooran karaa?
Noocyada kala duwan ee passports-ka sida P, S, D malagu wada xareysan karaa?
Walal aniga mrka 1 waad wn xareyay hadana mrkle ayaan ku celiyay wana ley aqbale ee walal ma isoo bixi karan mise sheg wll plz😥
aac mr shaaciye aadbaad mahadsantshy please adoo qaxooti ah video kasoo samey aadne guursatay caruur ayku jogto please and please mar labaad mahdsanid shaaciye
Wll shaaciye waxa ku weydin wadanka an ku xareysty hadii an ka tago oo wadan kle tago caqabad ma iga imaneyso mase wadanka tago interview wa ku mari kara
Asc ustad salan sare
MashaAllah wll wlhi jaeaab taan aad iyo aad aan usu gaayay kun iyo kuw jeer waad mahad santahay keep going brother
Abayo kar qoxoti wan hesta e ma icawin karata pls
Walal waan ku salaamay shaaciye deddeg iigu soo jawaab wll markaan ku guulaystay ee conformation numberkii uu jidhi print garee ayaan dib u buux buuxiyay unaccepted buu iisoo qoray maxaa xal ah wll🤦♂️🤦♂️🤦♂️🤦♂️
Passport ka badaalkisa travel documents miyaa leyga rabaaa qaxootiga
Wll Dadka somaliya joga ha iska wareerinina wadan adres leh sida Kenya o kaleba la raba somaliya iyadaa qabuuro ah waxba ma ku so baxaa
Dadka Ethiopia jooga lacala Hadii ay helaan DV lottery si ay u baxan ma jirto maxa yelay safarada USA Ethiopia way ka guurtay marka sidee lo baxaya wll
Sxbow waan xareysty lkn waxaan qalday magaalada aanku dhahshy ee mxaaa xal ah
Aan ku waydiyee canada io Dv lottery maxaa iska galay plz isoo kala fahansii adigoo mahadsan
M. A.
Mansha Allah shugran walaal
Intee kaala soo xiriiraa
Sifican baa ku fahanahay wll lakin contact aan kalaso xiriiro ma isiin karta wll
Hore usoco wll
Sxp kawrn Ds260 waan xaraayey walina jawaab.mahayo
Travel Document passport maku Xaresankaraa walaal?
Legend shaaciye wxy kutahy wngsn runtii wxbdn ba ka faidey
Intee kaala soo xiriiraa wllkey
Hadii aan ahay qof horay umaray jva
Sugayayna inuutago dalka USA maxaraysankaraa
Passport ku u iga dhacay maxaryan kara
Sxb adiga oo muuqaal kasoo duubo ayaan ka jclaan laheyn
Wllky Shaaciye waxaan Ku waydiinaa anigoo Mogadisho jooga hadii aan dhaho passport mahaysto maxaa igu dhici Kara hadhow markay ii soo baxdo ogolaashaha talkaleed markay ii soo baxdo hadaan iibsado passport kwrn.
Isku mid ayaa nahy
Zhp
@@CABDIJIBAAR811 haa wllhi Ka soo hadal dheh
Haa zxb arintaas ubaahanahay😍💯
@@liilbaliil_official1113 haa wllhi
Haa karkaqanhayta
Midakale sawirmiyaa laygabaahanyahay
Walal shaaciye marki qeybta labad u gudbay waxo igu xujeynaya sawir cunuga dhalay Marka ma sawir teesaro ayow iga rabaa
Asc
Wcs
WLL DHIBKA KALIYA IHESTA WAXA WEYE PASSPORT AYA IGA DACAY WAQTI WAYE INA CISBONISIYA DV LOTTERY WAQTIGISANA WUU DHAMANAYA
Asc wllo shaaciye waan xareystay su'aal ayaan qabaa
High school ayaan haystaa lkn se waxaan ku buuxiyey University degree jaamacadda waan dhigtaa hadii uu ii soo baxo insha Allah jaamacadda warqad cadayna layga baahan yahay soomaha
Confirmation number gorma la isticmaala wll
Abyo waqtiga jwbta marka la garo ayad is ticmali karta
Asc wanku salamay bro Bari maadaama 15 /10 /2021 ma xaraysan Kara lottery ga bro jazakalahu kheyr
Haa waad xaraysamkartaa ilaa bisha Ka dhamaanayso wuu furanyahay barnaamijka
sxb su'aal Muhiim ah Mogadisho ayaa passport igu qoran Waxana ku xareystay Mugadisho dhib miyee i keene sxb iiga jawaab su'aashaani sxb
DV lottery qabka qaxooti ga
Shaciye wll intee kala so xiriraa
Thanks walaal haa waa run dadka qoxootiga waxay haystaan ID kaar
Adi ya wye
Background cadanka ah ee sawirka kwrn
Cabirkiisana ha ahaado 600×,600
Tilifan ma lagu cidsan karaa
Mise waa only computer
No conection unbu leyahay
Taleefan waad Ku xaraysankartaa pro
@@Cabdix2004 sxb ilahay ha kucafiyo ee markaan xereryay ee ku gulaystay ayaa waxa iga qaldanaday
No passporka iyo magalada een ku dhashay ee ku duwan gashan passporka
Maxan sameya ma dib ayaan u dalbada
#Waar shaaciyow jooji baaas dv hadaladiisaDe gessi waaan aply garaynee
Passport ka haduu iga dhacsan yhy ma xaresan karaa shaaciye plz jwb
maya wll basaborka hadii u ka dhacsan yahay ma xeraysan kartid mid cusub dalbo lkin hadii inyar u hadhay oo bil ama laba u hadhsan yihin oo anu weli dhicin waa caadi
Thanks wll qali 😇🙏
3 bil ayuu dhacsan yhy
@@nasteexocabdi9427 haa iska ilow kaas hadaa mid xusub dalbo hadii aad helayso weli wakhti ayad haysta
Sax wll shukran
Waryaa yaqaan sida passport la,aan loogu xareysto qofkii yaqaan ha icaaawiyo walaalayal 🥰💯
Laguma xaraysan karo walaal
hada ayad tabatay qodobkii an ka sugayey in mudo ah marka an ku weydiiye qof ka in ad video ahan nagu tusta so kama siii fiiicna he
Shaciye bro waxaa kasoo hadashaa limit ka lottery a ku leenahay ama percentage ka somalia ileen total waa 55k all of the world 🌎
7
Wll Ani alyanta qaxotiga.kuxareeystay
Side uxaresatay abayo
Wll sida ad ugu xaresatay ma igu cawin karta alyanta wan heesta
Underage passport kawarana sxb
Asc sawirka cadanmiya mise wakalar
Maya cadaan oo kaliya ayaa la rabaa
Sawirka size kiisa waa 600×600
Ano magarayshan sugaya maxarasankara
Somaliya na laga xareesan karaa mise waa in an wadaman kale jogaa
Haa
Aniga yaman Ayaan qaxoti kuahay
🙄🙄🙄
Passport ka qaxootika laka bixiyo ayan haysaa wuxuuna hostaa wadanka markaas an qaxootika ka ahay.....
Marka maxareesankaraa
Fadlan iso jawab
Wll iso jwb plz
Wad ku xaraysan kartaa wll
Lkn qaybta passport B ayd dooran wxd kasii dooran 3
Sxb ilah ka cabso dadka been ha u sheeegin stateless maahan dadkaan passport wey heli karaan thanks sxb
Sxp saas ma'ahan dadkaa Ku wareeriyey passport la'aan mala xareysankaraa
card putland baan ku careeyey anigu ee maxa xal ah
Dv lottery
Asc
Asc