15 - tilmaan oo Natusey Aragtida geedka iyo Ee Riyada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @sacdiyomaxamedcalu7568
    @sacdiyomaxamedcalu7568 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah mowduucaan waan rabay shukran

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaan ku riyoodey geedo farabadan oo hadh macaan leh ii soo fasir wll😍

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh. Waxaan kuriyoday geed saytuun wayn aniga&ilmahayga oo saytuun kagurayno walibo anigaa dhahayo hooyo kuwa yaryar hagurinina ee kuwa waawayn noogura walibo aad ayan uguranayay anigoo calosha gashanayo mcnaha diraca aan watay&gorgorada dhexdooda ayay kuguranayay iifasir jizaakillaah

  • @aaminamohamed9396
    @aaminamohamed9396 2 ปีที่แล้ว +3

    Ani waxan ku riyoodaa geedka oo ibursanaayo caleemahiisa 😥😥😥

  • @RidwanLaamica
    @RidwanLaamica 3 หลายเดือนก่อน

    ﷺ ﷺ ﷺ❤

  • @iskufilanhassan9149
    @iskufilanhassan9149 ปีที่แล้ว

    Ustaadii geedka gobka loo yaqaano io mirihiisa gurashadiiisa ka soo hdl jazaakallaahu qeyr

  • @Qoosaa
    @Qoosaa หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤SCW

  • @samiiraaxmed9132
    @samiiraaxmed9132 ปีที่แล้ว +1

    Wllo sheekh mustafa ku riyooday waa maxay sababtu

  • @Abshiroabe
    @Abshiroabe 6 หลายเดือนก่อน

    Salalahu calehin wasalam

  • @iskufilanhassan9149
    @iskufilanhassan9149 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @cabdulahisaciid9531
    @cabdulahisaciid9531 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 2 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين السلام عليكم

  • @nasrosalat9899
    @nasrosalat9899 ปีที่แล้ว

    صلی الله علیه وسلم

  • @HalimaAli-c3d
    @HalimaAli-c3d 5 หลายเดือนก่อน

    Wll plz isoo fasir riyadaan ..waxan ku riyoday duni dadka lagu gumeysto hadaan aniga aado wan difaacaa oo dayaxa xitaa wuu ma dowaana geed mesha kuyaalo hadan cuno dunida dhan ayaa iftiimeyso oo dayaxii baa nuurayo kadib ayaan la kulmaa nabiga csw waan wada fadhiisanay oo waan wada cuntenay weliba waxan ku kulanay dabaq biyaano badan oo qurux badan ayan isku aragnay mideda kale aniga dhulka kuma soconayo habada ayaan ku soconaa😢plz isoo fasir

  • @FartuunAli-vp5lk
    @FartuunAli-vp5lk 9 หลายเดือนก่อน

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-yf4vc7xh9r
    @user-yf4vc7xh9r ปีที่แล้ว

    Scw

  • @salebandaher7572
    @salebandaher7572 ปีที่แล้ว

    Salalhu caleyhu wasalam

  • @aminabaladi5698
    @aminabaladi5698 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh waxanku riyoday inan talaal aan guriga ku qurxiyo inan abuurto waxa iiso baxay caleen yar oo sida shaaha loo cabo oo aan leeyahay waxa iiso baxay minti kii lacabayay

  • @meysar8879
    @meysar8879 2 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan ku riyooday walal anigoo moxog beeraya uuna ii soo baxaya ma baqiil ayaan ahay

  • @fadumomaxamedcabdulahi6683
    @fadumomaxamedcabdulahi6683 2 ปีที่แล้ว

    Sallahu caleyhi wasalim ❤❤❤

  • @ismahanmawlid2399
    @ismahanmawlid2399 7 หลายเดือนก่อน

    Scw❤
    Scw❤
    Scw❤

  • @munamohamed2011
    @munamohamed2011 2 ปีที่แล้ว +1

    Geed seytuun anuu seytuun ka goosanaayo ku riyooday

  • @aishahassan2327
    @aishahassan2327 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani geedga cadaygaa ku riyoodaa OO cagaaran

  • @kamilohussein2491
    @kamilohussein2491 ปีที่แล้ว

    Wll Wan riyo ku arkey Ani cunayo Miiraha gobka

  • @sihaamdaweeya5246
    @sihaamdaweeya5246 11 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw

  • @mulkihassanmustaf5376
    @mulkihassanmustaf5376 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @habibabishar1905
    @habibabishar1905 2 ปีที่แล้ว

    What about a girl who is not married watering it sheikhow

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg 5 หลายเดือนก่อน

    Sheeq riyada midhaha dhafaroota la Cuno isago midhi hiso macaan

  • @nimcuush3497
    @nimcuush3497 ปีที่แล้ว

    Geed iguso duldhacaya ayaan kuriyooday 🥺iiso fasir blz

  • @IqraAhm
    @IqraAhm 2 ปีที่แล้ว

    Xalay mrka tugaday oon ducestay ka dib waxan ku riyoday ano mida xafada u yar injir waween ka guryo

  • @CabdisalaanCabdulaahi-rq9wc
    @CabdisalaanCabdulaahi-rq9wc 4 หลายเดือนก่อน

    Macalimow marar badan waxan ku riyoday anigo geed fodisa sare koraya markan korana si rafad leh ayan ugu so dagaya fadlan riyadan iso fisir

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et ปีที่แล้ว

    Waxan ku riyoday geedka gobka ah Ayan ku riyooday asgo laaygu leeyhy isku daawee caletisa

  • @baxarofficial9886
    @baxarofficial9886 2 ปีที่แล้ว

    Qofka saydhinaya midhaha gobka waa maxay

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 ปีที่แล้ว

    Mahsanid lkn sheekh ani geedkii guriga igu yaalo ayaa laga xadey😢

  • @Haniqali-z9i
    @Haniqali-z9i 6 หลายเดือนก่อน

    Geedo badan oo cagar ah oo bali biyo ah kudulbaxay biyahana aad bay uqurux badnaayen nadif bay ahayen gedo badana waa kudul yaalen

  • @samiiraaxmed9132
    @samiiraaxmed9132 ปีที่แล้ว

    Isagoo gaadhi nagu wada

  • @yusufibrahim8970
    @yusufibrahim8970 2 ปีที่แล้ว

    M a

  • @queenleyla3329
    @queenleyla3329 หลายเดือนก่อน

    Geedka Anoo korayo maxay taahy fasirka

  • @yusufibrahim8970
    @yusufibrahim8970 2 ปีที่แล้ว

    y

  • @hiboabdulahi4950
    @hiboabdulahi4950 ปีที่แล้ว

    Farxiyo m

  • @siciidohassan2256
    @siciidohassan2256 ปีที่แล้ว

    Scwscw

  • @umubasharumubashar1795
    @umubasharumubashar1795 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wall

  • @nasteexocali8725
    @nasteexocali8725 ปีที่แล้ว

    Scwscwscw

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 2 ปีที่แล้ว

    صلى الله عليه وسلم

  • @sumaya14ali43
    @sumaya14ali43 ปีที่แล้ว

    Scw