DHACDO XANUUN BADAB OO KADHACDAY CILAAJKA DAARUL TOWBA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 463

  • @DrShRusheeyeyare
    @DrShRusheeyeyare  ปีที่แล้ว +5

    611186060 /614559898 /611036060 /614567070 /614559797 kenya 0799 940240
    WHATSAPP AMA HORMUUD

  • @abdinajibibrahimkar2216
    @abdinajibibrahimkar2216 4 ปีที่แล้ว +8

    Ya allah uMadda intaa laa xanuusan isaxirka ishaa iyo jina cafimaad taam aah siii intaa aa qapine kaa padpaadi ameeen ya Allah

  • @magnificentdarwish7956
    @magnificentdarwish7956 4 ปีที่แล้ว +7

    sheikh ilaahay ha ku barakeeya quraankana ilaahay aniga iyo caruurtayeda ilaaahay ha nagu caafiyo aaaamin yaaarabi

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +6

    ilaahow khalqigaaga sharkiisa naga amaanso xasad iyo il iyo sixir jini yaa rabbi dubugu celi cidi wadda ba aamiin yaa allaah

  • @farahroble3906
    @farahroble3906 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc? Sheikh kheyr Alle haku siyo ee dambigaagi iyo dambi waalidkaagi Alle hadaafe. Sheikh xaskeeygi aya iga xanuunsan . Waa laga qaayliya oo jini iyo insi aya dibahayan. Side kugu heeli kara.

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo ha ooyin Alle haku caafiyo. Sheekheena Allaha noo xafido. Balaayada Xaasidiinta ah ee kaadaba qeeylinaayo Allaha shartooda ku celiyo sida umada ugu shaqeyneesee ka xunyihiin waa bili aadan shayaadiin ah balaayo haku dhacdee

    • @muscabcabulcaziiz4067
      @muscabcabulcaziiz4067 4 ปีที่แล้ว

      Waxa ooyaa waa qofka wax sixray hooyada Mahan wll

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว

      @@muscabcabulcaziiz4067 waan ogahay gabadha waaye waxa sixray oo ka dhax ooynaaya ee hooyada dhashay gabadha oo ag joogta aa farxad daraadeed la ilmeeyneeysa hooyo Allaha janada geeyo meel kasteey joogtaba

  • @hamsearte3001
    @hamsearte3001 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay cafimaad tama asiiyo
    Ilahay akaa dulqaado
    Ilahay aan uu barino
    Fataxada aw marno

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 4 ปีที่แล้ว +54

    Aniga xataa waa u bahanahay Waa iska shakisanahay Isoo duceeya🤲🤲

    • @عبدشكوراحمد
      @عبدشكوراحمد 4 ปีที่แล้ว +2

      Dadka walaalah udhiban jinka sixirka isha allaah hacaafiyo aamin yaarabi walaalo shieq cabdulaahi habeen wanaagsan

    • @abdinajibibrahimkar2216
      @abdinajibibrahimkar2216 4 ปีที่แล้ว +1

      @@عبدشكوراحمد Ameeeen ya Allah

    • @xadiismahameddaahir2589
      @xadiismahameddaahir2589 3 ปีที่แล้ว

      Dusswqqqqlllkkkkk I am sorry I didn't you yytt I am

    • @momruqiya5249
      @momruqiya5249 2 ปีที่แล้ว

      😓😥😩😓💚

  • @nastexocabdi695
    @nastexocabdi695 2 ปีที่แล้ว

    hoyadu way oyeysa😢😢 allah awod badana o naxaris badana allow isha xasidka naga hayy

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 4 ปีที่แล้ว +19

    Ilahey hooyo kastoo awlaad la'aan ah ha siiyo ilmey ku indho doogsato

  • @hassanibrahimsaid9594
    @hassanibrahimsaid9594 2 ปีที่แล้ว

    Walal alhaa kubarakeyooooo

  • @hayathilwa8173
    @hayathilwa8173 4 ปีที่แล้ว +5

    MashAllah shikhow Alle hakudhowro akhirana janatul firdowsa

  • @maryamamaxamud295maxamud2
    @maryamamaxamud295maxamud2 5 ปีที่แล้ว +30

    Sheekh ilayn quraanka aad aqrinayso wuxuu daawo dadka ugu noqdey waa fii sabiilillaah ilaahey h a kuu ziyaadiyo imaankaaga. Xageena 4boqol o doolar beyqaataan o 3bari ah lagumana reysto bal wey ugasiidaraan.

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 2 ปีที่แล้ว

    Alla somalida hadii bolliwood lagaynalaha wax way jililahaaayen.

  • @marwahasanofficial6990
    @marwahasanofficial6990 2 ปีที่แล้ว

    Walal Aniga waxan Rabaaa innaa n nilasoo xariro

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 4 ปีที่แล้ว +10

    بارك الله اخي في الله allah ku barakeeyo wllke ajir iyo xasanaatna allahka siiyo jaza allah aliif qeer

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 4 ปีที่แล้ว +25

    Bisinka 9bilod wey dhiig baxeseey xasiisana umadan😭😭😭😭

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    waalciiyadoBilaaah

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed 4 ปีที่แล้ว +13

    Subahana'allah waa mxy xaasid nimada inta la eg... ilahoow caafi

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Ya Allah

  • @fatisayifarah782
    @fatisayifarah782 3 ปีที่แล้ว +1

    Walshey aya iga xanunsan😭🥺🥺mcalinkaan numberkisa alaisoradiyo waidin baryaya😭🥺🥺

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi dumarka wa naf 😪🤔jiicilsn oo ka naxay wlhi ax allaha ha ka dulqado waxsi dadka ku hayaa allaah ha ka fageyo amin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲☝☝

  • @deqalulabdulahi6174
    @deqalulabdulahi6174 2 ปีที่แล้ว

    Assalamualaikum sheikh Kenya 🇰🇪imawa please

  • @marwahasanofficial6990
    @marwahasanofficial6990 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal,

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 5 ปีที่แล้ว +37

    Allow ku barakey ajirna hakaa siiyo howsha ad u heyso umada

  • @idilxuseen1957
    @idilxuseen1957 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh intee jogta

  • @jamaalahmed363
    @jamaalahmed363 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalla kuwan illahay dadka haka qabto caqligii dadka ayey ku cayareene
    Waxaa is waydiin mudan midkasta oo uu leeyahy shaydaan ayaa ka saarayaa wuxuu leeyahy qof kasaa i sixray waa qof ay qaraabo tihiin
    Subxanalla taasina waa shaqada shaydaanka oo ah inuu dadka isku diro siiba inta qaraabada ah ama isku dhaw

  • @AsadPRO2
    @AsadPRO2 ปีที่แล้ว

    Waxaan somalida lee muxuu ugu dhacaa

  • @xaliimoaxmedcali5474
    @xaliimoaxmedcali5474 3 ปีที่แล้ว

    Muslimiineey waxaan ha rumeysanina

    • @mrkl9165
      @mrkl9165 2 ปีที่แล้ว

      Yaah

  • @saynabsaynab930
    @saynabsaynab930 4 ปีที่แล้ว +52

    Naagaha sidaan isku xasdaayo oo is sixraayo nimankiina siyaasadii bey isku heestaan ilaahoow soomaalida soo hanuuni

    • @maproukofficials4169
      @maproukofficials4169 4 ปีที่แล้ว +3

      Adiga maxa somali ma tihiid miya

    • @maproukofficials4169
      @maproukofficials4169 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilahay in soo hanuniyo kaliya dheh

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtaa walaal.

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว +3

      Waana runtaa waxaa ka hadashay walaal dadka hadalkaga iska sii raac raaacaayo oo si uusan aheyn ka dhigaayo isaga aamus waan la yaabay aniga.

    • @iqraa1474
      @iqraa1474 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh yaaab

  • @abdikarimhussein1699
    @abdikarimhussein1699 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc sheeqoow xarunta Waa xagee waan rabaaye

  • @dalakaiyodibadatv7065
    @dalakaiyodibadatv7065 3 ปีที่แล้ว

    Team dirisle cabti ismuujiya

  • @Mohammedkral
    @Mohammedkral 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilàhow hablaheeno caruurbariya sii rabiyow dhalmadii ayaaba laiskudidanyahay

  • @aminoabdullah1172
    @aminoabdullah1172 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh allh ku xafido wll il bin aadam allh kaa qabto

  • @ruun139
    @ruun139 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc ilahay haku barkeya tunii hooyo da urkah ilahay husaqiro

  • @umalkhairnouh9177
    @umalkhairnouh9177 4 ปีที่แล้ว +3

    Wllhy waan ilmeyay markaan arkay hooyada ooyaysa
    Hooyo waa tii xanuunka kula xamisha Kuala dareenta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa lkn gabadha mexeey usixreen

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +1

    xasiid

  • @zahrajama5530
    @zahrajama5530 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhan halku jooga wan u baahan nahey ayeeydey AA sidan u xanuun San Allah ha cafio

  • @baafiyekhurbad5892
    @baafiyekhurbad5892 3 ปีที่แล้ว

    M .a

  • @salmacabdikariinwarsame4332
    @salmacabdikariinwarsame4332 3 ปีที่แล้ว

    Intow kuyaalaa wll

  • @salaxcabdi268
    @salaxcabdi268 3 ปีที่แล้ว +1

    ma shall ah tabarikal Allah ilahay haku dhaafo shiqow

  • @suheilaabdisuheilaabdi8837
    @suheilaabdisuheilaabdi8837 ปีที่แล้ว

    Subaxnallha

  • @maqzudbasto9710
    @maqzudbasto9710 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow markaan quraanka ama cilaajka maqlo waan jareeyaaa maxaa waaye isheeg allaah hakubarakeeyee

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 4 ปีที่แล้ว +18

    Mashaa Allaah saan inlookashiifo ayaa aad iyo aad uwanaagsan Jazakallaah kheyr dad ka colaad iskuuqadin lkn aydiigtoniqabaan ayaafecan

  • @aishacilmi4508
    @aishacilmi4508 3 ปีที่แล้ว

    Rabi hanaga koriya xasidka wllo adkarta subax iya tan haben anu kudadalno rabi xaqa hanagu tosiya ilaa yaqinta

  • @cabdirisaaqaadan9410
    @cabdirisaaqaadan9410 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤😅😅😮😢🎉z🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋😥😥😥😥

  • @Daadir_updulhi1
    @Daadir_updulhi1 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi waan naxay hooyo ilmoh lagu dhajiyay 😥

  • @hibaaqxirsi6145
    @hibaaqxirsi6145 9 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah 😢😢😢😢

  • @fatimahsomaly635
    @fatimahsomaly635 4 ปีที่แล้ว

    mash aalha aahl haku xafido wall shrta iyo shdn ka aalha haka qavto

  • @katrineluis671
    @katrineluis671 3 ปีที่แล้ว

    Liki waan iska waaye

  • @simwaansiman1615
    @simwaansiman1615 4 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah subxanallah ilaahay baan ka magan galanay

  • @wllnanaa7566
    @wllnanaa7566 3 ปีที่แล้ว +1

    wllhi daacad u qoslay sheekh waa tagay😂😂🥰🥰

    • @yusraabdi9947
      @yusraabdi9947 2 ปีที่แล้ว

      Waxad ka hadlaysid madan daamiahayn madam maxayn

  • @leilamohammed6700
    @leilamohammed6700 2 ปีที่แล้ว

    Beeeeen badana

  • @SainabAbdiweli
    @SainabAbdiweli หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢inaalilh

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle hanaga qabto cadawga

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanaallah illaahow naga qabo waxaas ookale ha unaxariisto wadaadka

  • @اتقاللهحيثماكنت-ش3ص
    @اتقاللهحيثماكنت-ش3ص 4 ปีที่แล้ว +5

    ii tilmaama kheyr allaha idin siiyee

    • @hanaabukar7422
      @hanaabukar7422 4 ปีที่แล้ว

      Xmaxamad X waxay ku talaa degmada dhrkeynleey gaar ahaan xoosh

  • @canabquen380
    @canabquen380 4 ปีที่แล้ว +16

    ala cloosha i hurty bisinka hooyadu wey oyysay😢😢😢

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Jini ditor laba bilod kadibee dhalee kubitar sagal bilod muu ugushegay kudaha uugajira kubitarka

  • @عينيعيني-خ7ق
    @عينيعيني-خ7ق 3 ปีที่แล้ว +6

    حسبنا الله ونعم الوكيل على كل ساحره😭

  • @zahrinabintisheikh2240
    @zahrinabintisheikh2240 4 ปีที่แล้ว

    Binaadamka hasid sana ilahow nagaqabo kuwan ogle sheikw alaxa kubarakeyo inshlh

  • @hodan.abdallah1124
    @hodan.abdallah1124 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah🥺sanadkasta way iga hordhashaa 😪😪ilaahow dad xun haa naga dhigin dadka xumaanta jclna soo hadee😭ilaahow khaatimada khayr noogo soog is
    😪😪isagana jasaa igiisa kasii rabiyow🤲aaamiin ilaahow iyadana ugadh gaadh😪😪

  • @muushi8799
    @muushi8799 4 ปีที่แล้ว +25

    Yaa Allah umadaada cafimad sii 😭🙏

  • @fatimabintutafe3792
    @fatimabintutafe3792 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy kabaqa gabadhaha TH-cam ka daaya subway allaah

  • @jamaladan70
    @jamaladan70 3 ปีที่แล้ว

    ok

  • @fatimajamahaji4784
    @fatimajamahaji4784 3 ปีที่แล้ว +4

    Insha Allah baabu leeyhyeee

  • @malyunabdi2783
    @malyunabdi2783 3 ปีที่แล้ว

    Subxanallh

  • @cabdiraxmanaadan8234
    @cabdiraxmanaadan8234 3 ปีที่แล้ว

    Sha
    Shamaboy

  • @aminoabdullah1172
    @aminoabdullah1172 4 ปีที่แล้ว +2

    Allha ku barakayo

  • @leylomaxamd3220
    @leylomaxamd3220 4 ปีที่แล้ว +14

    Allow naga haay waxaan intiii xasad nimada wada allow umada ka qaba

  • @amuunamah5933
    @amuunamah5933 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sheqow isheg telfoon nambarka

  • @cabdifataaxyare7516
    @cabdifataaxyare7516 4 ปีที่แล้ว

    Sheikhow qeyr Allah ku siyo

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 4 ปีที่แล้ว +3

    Wadadan dadkey isku dirayaan.maxaa naagaha dalka iyo dibada waaley oo raggana i cafimad qabaan .
    1.hawenka nolosha ku adag .
    2.masuuliyada adag bey hayaan.
    3.maseer kii ooo badan.
    4.furiin iyo ciyaalki oo looga tago.
    5.salada iyo tasbiixda oo ku yar
    6.xanta badan iyo xaasidnimo.
    Hadii ilaah aminan oo tasbiixda badsadan.dambigana iska ilsa liyan waxan meyna arkeen. Iiman yari ayaa jiryo.

    • @abdimohammed3394
      @abdimohammed3394 4 ปีที่แล้ว

      nawaal nayrus waa Mida anigaba isweediye,maxaa dumarka ku badhiye shayaadiinta

    • @hasanmohamed1080
      @hasanmohamed1080 4 ปีที่แล้ว

      Sax.. Maseer stress mental illness ayaa hayyo

  • @mohamedhirsi6449
    @mohamedhirsi6449 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla wan Ka qiiroday wlhi shiiqow inte Kala so xariira ani waxan ahay dhibane xnunsan mudo 2 sano hder sarir ugu jifa😭😭

  • @himilohaldhaa3347
    @himilohaldhaa3347 ปีที่แล้ว

    Eedo sow maaheen Mida Aabe La dhalatay Aabe tuu qabo Waa Aayo

  • @gabbbolla8335
    @gabbbolla8335 3 ปีที่แล้ว

    Dagalada maskixiyan ugusogabada shayadinta iyo shaqalahod markan jogay sacudiga baan aad uwareystay sida murayadaha leskaga xiray ooy isku dilayan marki la aqriyo quranka inkasto ilaah iikasin oo anigo leeyxiray leeygeyay balse sahal leeygu galin waayay ilahey iga badbadshay ilaho wax kaxogbadan gacanta hanogalin hada noogalisana midigta hanagasin oo yeey nagaguleysan maxa yeelay dadkiyo xoog kuqabanaya hadana kuwada garacaya iyo kuwa kalo hegan kukobaya inuu ilahey karti kugaliyo ogabadbadi anigo cadi inaan tago wajecla balse hadana inaa iskumashqulin qofki tagana aan kawaniyo anigo ogen sababta idideysa oon ogawaninaya hadana iskudayi wayay tagida ilen meel balayo qofki laxarbineyso isfuto gadinaysa igusodhaceyso anigo xanuun igushegenba haduu ilah gacantod igalin lugahey inakudonta soofiri waloow leysofiri hada kahor waqti barwaqo badiyo tagay markasa wiil ehel nahay iiwad dhahay ilen habeen dhulka malasoconkaro markasu iishegay in uu jiro sheeydan oo wax arkin indhihis maqar saran yihin haduu maqarkas kor ugaqado indhihis ruuxey qabtan uu kucimrinaya waloow caawa lakulantaa sidas kudayay haben ina kabaqo kudhiran mugdi duur eraygas wax kasto kayaba sheydan miya firshaymaskaxdey kusodhaca

  • @Mohamed-y8r7u
    @Mohamed-y8r7u ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @SamriinCabdalla
    @SamriinCabdalla ปีที่แล้ว

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatmaali9747
    @fatmaali9747 3 ปีที่แล้ว

    Shaydan

  • @RahmaAbdi-w7e
    @RahmaAbdi-w7e 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮

  • @asmacabdi3794
    @asmacabdi3794 4 ปีที่แล้ว +1

    7:33 ax ax ax hoyo du way oyay saa subhanallah ilahy umada caafi anagana naga qabo ya allah😭😥

  • @hoodomaxamuud1512
    @hoodomaxamuud1512 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow aday gacan taaduu caafimadku ku jiraa e na caafi 00:55 Fri 3 July 2020

  • @farxiyocabdi7904
    @farxiyocabdi7904 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂

  • @عاشقةالقران-ر5ت
    @عاشقةالقران-ر5ت 3 ปีที่แล้ว +4

    حسبنا الله ونعمل وكيل سبحان اللہ الله أكبر لا حول ولا قوة إلا باللهَ

  • @safiyosugwaysafiyo9712
    @safiyosugwaysafiyo9712 2 ปีที่แล้ว

    heeley

  • @لوسي-ف6س
    @لوسي-ف6س 4 ปีที่แล้ว

    يا جماعه اش رقم الشيخ هاذا بليزز

  • @faadumocadey9407
    @faadumocadey9407 4 ปีที่แล้ว +4

    Allha ha cafiyo maamada

  • @kadardirac6808
    @kadardirac6808 3 ปีที่แล้ว

    Aslm cay kum

  • @nashaadofficial1510
    @nashaadofficial1510 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku xafido shiikh

  • @hindiahmed4554
    @hindiahmed4554 4 ปีที่แล้ว

    sheikhan numberkisa inta ka hela ma joogo somaliya wan radi lahay

  • @faadumomaxamedmire6817
    @faadumomaxamedmire6817 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah nagaha xasid nimadoda san me maree

    • @maryamaruunchannel6176
      @maryamaruunchannel6176 4 ปีที่แล้ว +1

      San iyo kadaran jirtee adkaarta afka aan ku heyno abyo

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว

      @@maryamaruunchannel6176 haye abayo ani walige qof xta maxasdin hdn milicsado masha Allah tabaraka Allah dhaha hdikle ina xasday isku malena

  • @Robloxgirl-hf6cf
    @Robloxgirl-hf6cf 2 ปีที่แล้ว

    Xasbuna llh😫🥺

  • @maqdismuqtaar7203
    @maqdismuqtaar7203 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 ปีที่แล้ว

    Asc shikha telkiisa igu caawiya

  • @MunaDaud-pw2xi
    @MunaDaud-pw2xi ปีที่แล้ว

    😅😅😅😅😅

  • @rahmaabdullahi1814
    @rahmaabdullahi1814 5 หลายเดือนก่อน +1

    اعود بالله من الشيطان الرجيم

  • @xaliimoaxmedcali5474
    @xaliimoaxmedcali5474 3 ปีที่แล้ว

    Shaydaanka been badanaa wax kasto anigaa ku sameeyay kulahaa subxaanaAllaah

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 4 ปีที่แล้ว +3

    War hee dhaha waxaan camal ma fiicno in baraha bulshada la soo dhigo ee ceebteena allah ha astoro

  • @halimaemam1247
    @halimaemam1247 3 ปีที่แล้ว

    Shuuu kella

  • @zamirasiman
    @zamirasiman 4 ปีที่แล้ว +3

    Subhana'Allah ma ficna waa ganacsi dumarka aad dubeysaan kadaaya waa cawro saas baad wadaado Ku sheganeysaan adoon Dubin baad daweynkarta