Nacladii rabi ha idinku dhacdo wixii qof wllkiis ah gurigiisa ana noloshiisa u quuri waayey wlhi gabadhaan xanuunka ey dareentay aad ii damqay wlshey qaali Samir alle hakaa siiyo asagana dambi ma lahan hadii uu ku soo hooydo
Mansha allah Jazakallah khayr sheikh wlhi kuma aqano Lkn dar allah ayan kugu salamay salanta Islam ka ah Asc kadib runtii Waxa tahay Qof wangsan oo allah walalshiisa ubahan manta usoodiray wanad cawisay runtii Mnaha allah sheikh Allah kubarakeeyo Akhiriyo aduunba Insha allah intaas kadib waxan Allah kaga baryaa inuu kugu daro Musliminta Xawdka Nabigeena ( Muhhamed) ( Scw ) kacaba Biyaha zamzamka sheikh iyo dhamn walalhayga Musliminta ah ba Insha allah Jazakallah khayr Hawada ayan ducadaas ku soomarinaya sheikh all the way USA cawa ooy tariikhtu tahay 2/26/20
Sheikh waad mahadsantihiin walaalehey ayaa ku. Imaday waa helnay mesha joogto sheikh allaha ku barrakeyo cadowgane. Allaha ka qabto. Umada muslimiinta dhamaan allaha caafiyo saxiriinta. Allaha jab iyo.arrgagax ku rido melkastey joogan
@@salmaaxmed5706 adiga ku weydina su aal tukaan dhan aya lasix ray hay asigana malagubaya ok tankale hadiba lagubayo wwx walbo o six ran dadkana maxa loquraminaya iyagana ma lagubo caqligada kaasho wll
@@hamdiladanofficial8446 subxnka wllo dadka sde lo gubaYa wlaa quran saaraYa Lkn SxrKa aya gubanYa ama jinKa Mideda kle dukanKa Lama GubaYo swpTo aH dukanKa ayaa wx sixir lagiliYe ama laga so bxYe mrka wlo sixirkas aya lgubYa dukanKa lma gubYa ina fhnTa rJna
@@salmaaxmed5706 hhh wan ogahay inan dadka lagubenin lkn wax yar aya rabay ina ku fahansiyo o ah in dadka qar lagu sixro wax ey kushegan tahlil marka sixirka quranka ka ada e majiro wax laturayo ama lagubayo sixir unba laga saraya
Waxaan ma filin Hindi ah baa mise waa run?dadkaan halaga dul-rido qoriga layiraahdo 37 anti aircraft bal in ay dadkaan sii fadhiyaan iyo inkale. Gabadhaan way carari lahayd.
Oo maad Saaxiriinta la laayo waayo Diinteena ayaa sheegatey in Saaxirloow la dil. Idinka ubaa Quraan. Aqrinaaya Ee aawey kuwii wax haleeyey. Mise waad wada shaqeestiin. Laaya oo raadiya waana dil aan ka hadl laheen.
Allah ku barakeeyo shaqa wanaagsan ayaad heysaa waxaana kaala talinaa in uu kusaameeyo caanimadu amaba in ey umadu ku aaminty weligaaba iska jir sheydaanka waayo qaabab kala duwan ayuu kuu soo weerari karaa allah ku xifdiyo sheydaanu insigana allah kaa qabto.
waxaan dhibka uga bixi lanahay anagaa xasad isku ah kuligeen ilaahow xaqa iyo diinta nafahamsii aamiin
Aamin
aamiin
Amiiiin
Amiin
Amiin
Illahow shiiqan badbadi shar odhan anagane naxafid aamiin yaarabi😭😭
Aaamiiin wllshey mcn
Dhmmntnnb Aaamiin yaarab 🤲❤️ Inshaaa Allaaah
Uqtil Aziz ❣️
Nacladii rabi ha idinku dhacdo wixii qof wllkiis ah gurigiisa ana noloshiisa u quuri waayey wlhi gabadhaan xanuunka ey dareentay aad ii damqay wlshey qaali Samir alle hakaa siiyo asagana dambi ma lahan hadii uu ku soo hooydo
Zhddhfuhrcrctzdss
Wan to come 😱😱😱😱😱😱🤢🤢🤢🤢😱😱
Cxx1 csgb-7
Ilahy wxan Ka paryaa gabdhan Reerkeeda inu dip ugu soo Celiyo Inshlh 😭
Jaill
Aamiin
Subxna Allah jazakallahu bikheer Wlhi bilaahi aniga Xitaa waxa iga xanunsan sodohdey mcn meel walbo waan geynay lkn meshaan ayaa nodhiman insha Allah illahey umada haka dulqada dhibka😭😭😭😭😭😭😭😭😭👈
O
shaqo tag wlh sas aya idiinka rabaaa musliminta caawiya idiinkane alaha aya idiin caawinayo🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴😍
Masha aallah wll ilahay haku xifdiyo cadowkaga ilahay kuma tuso amin ya rabi
Rushiiye muqdisho weesxirn tshy ha kamixiyo wan danka Hanna gaagee
Subxanallah nin maa laga waayey aduunka illahow qaatumada noo toosi 😭😭😭😭
Subxanallah somalidi dhan way iswada sixreen, warxasadka iska daya qofkasta noloshisa u ogolada illahow imanka hana tirin . Illahay aya kamagan galnay inta xanunsana allow caafi
Aamiin yaa rabbi
Quranka aqriya gabdhoow
Oo dhaddda xirta oo surtal baqra aqriya 8Saac Malin walbba..
Gabdhoow saxirinta aan Ka gulaysanno..quranka aqriya gabdhoow..
Sheekhow Allah kuu gargaaro
Illaahayow saaxiriinta ka qabo muslimiinta
Ilahayow rerkeedii usoo celi iyo ninkedii😭😭😭😭
Amiin abayo
Eebow umada caafi war dumaroow quraanka aqriskiisa badiya
دوهغفيهغغعلللعتفياعفباخغات
دوهغفيهغغعلللعتفياعفباخغات
@@shukriomar1044
Ina adeereey cilmi aan fahmaayo sheeg
ilahey hkery haku siyo siqow abal kada allaha kadhigo jannatul firdowso allahuma aamiin yarabbi
Mansha Allah sheikh cabdulahi dowla allaha barakeyo aduun iyoh aaqiraba cadadowgiisanah allaha jabiyo aamiin yaa Allah ilahay baa mahad iskaleh
Barakallah sheikh Wigan we yay Larkin doctors wa films jiira o ay ku shaqeeyan waxi filmic air ah kala tasho wayo iyagu cult aid sayniska WCS
Asc shiiq Cllhi dowle xafida allah sheeqow aad ayaan kuugu baahnaa shayaadiin lasoo direy ayaa aad noo dhibey allah ayaana naga koryeeeley dhagartooda iyo shartooda sheeq Cllhi inaan kuu imaado ayaan rabey Gabadheyda ayey ka korhadlaan. Shayaadiinta Markey nasoo weerareen hadana kalaamka alle ayaan uga guuleysanaa sheeqow nacaawi alle haku caawiye fdln hadii ay suurto gal tahay iisoo jawaab
Shiqani dalinyarada ah waxu umada muslimka uhayo Alle haka abaal mariyo...Allahayow xasadka qulubteena kasaaar
asc sheqan numberkisa yaa i sin kara
Wlhi ilahay hawada caafiyo inta xanunsan sheikhow xageen kala soxiriira wiil ayaa naga xanunsan🥺
Shekih abdullahi waxaan kacodsana inaad ilaa soxirirto
Subxaanallah meesha wax caafimaad khaba maba joogee , Allow dadka caafi
Mansha allah Jazakallah khayr sheikh wlhi kuma aqano Lkn dar allah ayan kugu salamay salanta Islam ka ah Asc kadib runtii Waxa tahay Qof wangsan oo allah walalshiisa ubahan manta usoodiray wanad cawisay runtii Mnaha allah sheikh Allah kubarakeeyo Akhiriyo aduunba Insha allah intaas kadib waxan Allah kaga baryaa inuu kugu daro Musliminta Xawdka Nabigeena ( Muhhamed) ( Scw ) kacaba Biyaha zamzamka sheikh iyo dhamn walalhayga Musliminta ah ba Insha allah Jazakallah khayr Hawada ayan ducadaas ku soomarinaya sheikh all the way USA cawa ooy tariikhtu tahay 2/26/20
Allaahu akbar xasbiyallaah wanicmal wakiil soomaaliyeey is ilaaliya oo adkaarta ku dedaala iyo weysada.
Masha allh shiiqan ma quransha dadkan joogin wadanka mase laheli kara mu dawaadkisa
Sheqow nambarkaga rabaa plz
Dumarka maxa ugu wacan sixirka iyo isha meelkasta dumarba ka qaylinaya wlhi waa danbigena iyo xanta waxka shar badan ma jirto
Wll adigan comentiga aqrinaya fadlan raadi diintu maxay kaqabtaa cilaajka noocaan ah🤌
Bisinkow ilahayow na amaanso yaa rabiiiiii walhi dalki waxasa ku badan shikhow alle ha ku cawiyo
sheikh Abdullahi daawle Allah haku dhawro
Sheikh muqdisho Hagee ka joogtaaa.allaha ku barrakeeye
Moqdisho madino dharkeenley
Sheikh waad mahadsantihiin walaalehey ayaa ku. Imaday waa helnay mesha joogto sheikh allaha ku barrakeyo cadowgane. Allaha ka qabto. Umada muslimiinta dhamaan allaha caafiyo saxiriinta. Allaha jab iyo.arrgagax ku rido melkastey joogan
Waxa fahmi la@'ahay aniga dharkaan ee wataan inteeka keenen illen qof quran saar usocdo intaaso dhar qaadan maye
Horta malintii kaa horaysay ayaa laa kenay kadib markii laa waraystay ee ay shegeen halku sixirku yalo ayaa lagaa yirii soqad sidaa ayay uu kenen
Meshan inan imado wayay farxad la an ban isku arkay waxkasto ano heesto farxad maheysti 😭
Omg wll cipaadada Iyo quraan akhrizka ku dadaal Alle farxad taama ah ha ku ziiyee 😣😣😥😥😥😥🤲🤲🤲
😭😭😭😭
Mashallh ilahay haku xafido sheekh
Illaahey naagaha caafimaad ha ukeeno cudur kastobayaga ayuu ku dhacaa subxanaallaah
Ilaahow xafid sheekha umada caafi
Subxaanaallah illaahow ka qabo kuwa dadka sixraya
Ilahey haku xafido sheikh c/laahi
M.a sheikh cabdullh alle hakubarkeyo ladagaal wll mcn shaydiinta cadawgeena oo somalidii isku dirtay guryaha kala burburosay
Asc wllo garad halkuku yala cilajkan mhdsnd
Wll waa moqdisho adigu xagee joigtaa magaladee
@@garaadmohamad8348 wllo somliya celasha joga muqdisho ka dhanke
Shiikhoow xaruntaada halkee ku taalaa intee kaala soo xiriiraa shiikha numabrkiisa qofkii haaya ha igu Caawiyo
Facebok ka radi wll
Dharkeenley xoosh ayu daganyahay
Ana aqano kugu xiraye
Ok walaal mahadsanid xarunta ma i gren kartaa
@@hamdiladanofficial8446 halkee kaala soo xiriiraa walaalo
Masha alaha. Ilahow. Cafi inta jiran. Bal xay u sixresa rerka islamka ah ma ninkalay wesay. Yahu
Shiiqow xarunta inteey ku taalaa lambarkagaa nosoo qor
sxb su.aal.
qaab daranaa
la ilalaha ilalahu ilaho naga bad badi
Masha allah
Asc walal cilaajka waan rabaa ee xagu ku yalaa
hoyadey aya iga xanunsan walalayal plz ila so xirira shekh hadi ad qoralkeyga aragtan
سبحانك يا عظيم انا لله وانا اليه راجعون استغفر الله العظيم واتوب اليه
Subxanallahi subxanallahi subxanallahi walaxowla walaquta illabillahil alcaliyil alcadim
Subhanalaah waa arin laga naxo allow adaa kaa magan galay
Ilaahey qeer ha ku siiyo amal weyn an ku haaya
sheekh wakumahadsantahay shaqada uheso shacabka
Waa fariin cad ah oo deg deg oo ku socoto saaxirinta
Allaha kubarakeyo
sheekh waxanku weydinaya sidan okale dharka iyo alaapaha sixirka la mariyaya mala gubaaya mise
Haa wlaa gubaYa wllo
Lkn shekha mar an si live ula kulmay wuxu isheegay in la quraan saarayo
@@salmaaxmed5706 adiga ku weydina su aal tukaan dhan aya lasix ray hay asigana malagubaya ok tankale hadiba lagubayo wwx walbo o six ran dadkana maxa loquraminaya iyagana ma lagubo caqligada kaasho wll
@@hamdiladanofficial8446 subxnka wllo dadka sde lo gubaYa wlaa quran saaraYa Lkn SxrKa aya gubanYa ama jinKa Mideda kle dukanKa Lama GubaYo swpTo aH dukanKa ayaa wx sixir lagiliYe ama laga so bxYe mrka wlo sixirkas aya lgubYa dukanKa lma gubYa ina fhnTa rJna
@@salmaaxmed5706 hhh wan ogahay inan dadka lagubenin lkn wax yar aya rabay ina ku fahansiyo o ah in dadka qar lagu sixro wax ey kushegan tahlil marka sixirka quranka ka ada e majiro wax laturayo ama lagubayo sixir unba laga saraya
Waxaan ma filin Hindi ah baa mise waa run?dadkaan halaga dul-rido qoriga layiraahdo 37 anti aircraft bal in ay dadkaan sii fadhiyaan iyo inkale.
Gabadhaan way carari lahayd.
gacanta sidey uruxeyso 11:17 waa astaanta jinka
yaa ku shegay
Jiiija C raxmaan waan aqaana
@@sultanlife5385 sixir anaa laygu sameeyey saaasna wan ujarayn jiray lkn waxaan goansaday inaan siideyn oon gubo sababtoo ah hadii lasii dayo umadow dhibayaa alxm waala gubay jinki ugu dambayn masha allh
Inaa lilaahi wa inaa ilahay rajicun
Maskiinta ilhay ha caafiyo😥😥😥
Subxaanallah Allah hanaga badbaadiyo sharta
Masha allah qu,aan waa daawo
😭😭😭😭😭😭 aniga ayeeeey i haysata arinkano cml ilahayow na caafi
Anigaba way I haysataa ilaahay ha inoo gargaaro abaayo ma naqaan waxaan sameyno.
Xageed kahelaaa xaruntaan walal
M.a
Subxaana llaha😭😭😭😭😭😭
Maya
Ajir allah kasiyo shiq
Xasbuna allaaah wanicma alwakiil
Jinkaan suro badana MJ miya😂😂
Boqorka Cayaalka xafada 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣
Subxaanlaaa ilaahow cafiimad iso yaarabi
Sheekhoow wxn ka codsnya in ad mr timaado gobolda puntiland
Mansha allah
کیف ایا شیخ
ogeysiis ogeysiis dhamaan dadka ku dhaqan dalka iyo dibadiisa mahadka ansaarullaah in uu bilaabay wax barashada hab online,mahadka ansaarullah waxaad ku baranaysaa barashada diinta islaamka sida:1:barashada quraanka kariimka.
2:barashada xifdinta quraanka kariimka.
3:barashada tajwiidka quraanka kariimka.
dadka jacel in ay bartaa diintoda ka faa ideysta in sha allah wixii faahfaahin ah kala xiriir:0617385477/0613269294/0618072011
Allahamahad usugnaata
,, why is this I lovely
xasbuna llahu wanicmal wakiil
Waxaa iskey qaban la alabtaan shime la geenay mesha wax la ogahy cml alaabta mesha ayee ku diyaar San tahy bee mase dharka in lagu sixra la ogaay
Cadnaan Deeley waa ruwaayad jilayaal fiican heshay maxaa naagaha uun kuriday dhibkan, ninkan dhalinyarada ah shaqo ayuu kahelay meeshan
@@Samawade25 waata aan layabanhy anigu asagoo quraan ku aqrinaya qofka xanuusanya maba arag video yadiisa badanka waan fiirsaday sixir uunbuu kuhayaa
Aniga kushar xayo si ad u qanacde ila so xariir si an wwx kaga dhaa dhiciyo
Qeebta raga daawo adiga yaabi doone walalayal ana arkay o jaar nahay
Xasbiyallah wanicmal wakil
Ma 1nin ay wayse ay guursatoo
allah ku xafido
Yaa rabì
Ya Allah ya Allah subxanallaah
masha allah alle haku barakeeyo
Xasbunalahi wanicmal wakiil
Subxanallah subxanallah 😭😭😭
Subxaan allah
Wan ilmeeyay wlhi
M.a jisadadho jano I.a
midan waxee ahyd mid jini ah o war badan.
Subxanalaah
KKK ma nin la.aan baa carada ka jirtaa shekh ka yaabshay alla nin kuma siiyo illahay iminka ka qaad
acuudu bilaah
Oo maad Saaxiriinta la laayo waayo Diinteena ayaa sheegatey in Saaxirloow la dil. Idinka ubaa Quraan. Aqrinaaya Ee aawey kuwii wax haleeyey. Mise waad wada shaqeestiin. Laaya oo raadiya waana dil aan ka hadl laheen.
Mesh an cage kala so xariira
xasbiyalaah wa nicma wakiila
حسبي الله ونعم الوكيل allah akbarey ilaahow noogar gaar kuwan oo kale oo sixirka isticmalo acuudi أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Sacdiya ayna antii
Gabar horay udhici jirta oo reera kale sogursatay ciyalo kala bah baa hadana isgursaden ninkale iyado kaliya kadib modo isqaban weyresatay sidey uficneed caruur udhashay baa cudurki kusonoqday saa waa utagnay malmo wax hayo maleh saa watagena hada dhahnay xanunki uyimid markas qof oolajogtay walashed rumad iyo aniga aheen saa gabadhi weesadee kucarartay hadey dhac day aniga iyadii kusoocarAray waxan isweydiyay tan qoftiyo dayacan weysadan eeykuroortay maxay kadhigantahay markas cabsi waxa hayo eeykabaqeyso hadana iyaga daris ah armey sabab iyada utahay hubso siijog gabadha kale shaqey aadaa boskudhaw beey dagantahay nin weyn ooxafaden kafog xafadoda ookor kagaranaya ukenay babur saa darawalo lacag qato bajira sidas uqatay saa waba lasocdaa waba xaskis qudbasiro tan ninkedana furuhesta ooy kala dardarmeysa oo buq ciyalkusa sexan karin hebel iisexanayo qolka saamesha wax kajira naftey ucabsaday saa isbuuci kale soodagatay ana ciyalki wataa saa marki maqrabki lagaray dhalo tubo oo afka qofba mar kashaneyso sidi yaman kuarkay wax xalawa lesasoagdhigay tartiib inaa ubaxo wabaxa anoodhihin baa iskabaxay xanunada jini mawada ahan gabarti wesaqadatana aladartis uma qaadan
Subxana Allah
Allah ku barakeeyo shaqa wanaagsan ayaad heysaa waxaana kaala talinaa in uu kusaameeyo caanimadu amaba in ey umadu ku aaminty weligaaba iska jir sheydaanka waayo qaabab kala duwan ayuu kuu soo weerari karaa allah ku xifdiyo sheydaanu insigana allah kaa qabto.
mansha allah
Ilahow umadada Cafi cadowgoodana jebi
Allow umadda kaqabo
Intee ku yaaalaa cilaajka
Sidaan waa la isku haasta sax ahaanshaha warkaan warbaa ka jira waa war durun
Subxanallah