Daawo dhacdo la yaab leh ma aragtay waligaa qof lagu sixray baas boorkedi????

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @magnificentdarwish7956
    @magnificentdarwish7956 4 ปีที่แล้ว +3

    sheikh ilaahay ha ku barakeeyo aduunyo iyo aaqiro anigana iyo caruurtayeda ilaaahaye ha ku caafiyo quraanka aaamin yaarabi insha alaaahu raxmaaan

  • @qabdulkadir8505
    @qabdulkadir8505 4 ปีที่แล้ว +16

    Sheekha ilaahey kheyr hasiiyo. Dadka waxaa ka maqan marka laga duubaayo dadkaan kahor ayaa lasoo Quraan saaray maalmo ama saacado kabacdiyaa lagasoo duubay ma ahanee isla markii qofka intii laduubo lalama hadlaayo Quraan saarkiisa waa qof soo dhameystay.

  • @filsandaaud5490
    @filsandaaud5490 4 ปีที่แล้ว +11

    ilahyow mxd masibo naga hysa Alx inta xanunsan ilahyow ka dul qadad ada rahmane ya rabi

  • @mssqaranbilla5670
    @mssqaranbilla5670 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh khyr alaha kusiiyo wadankan majooge xage kala sooxiriiraa wa iska dhibanahaye fadlan mela kalasooxirirna nosheg i.a

  • @camirkahiye2659
    @camirkahiye2659 4 ปีที่แล้ว +10

    Subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah subxannallah

  • @ygorod9258
    @ygorod9258 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxannallah
    Cadowtinimadaan Somali kaliyah ayaan ku arkay
    Dunida arki maysid qof lasixray mise la ileeyay

  • @xaliimoqaasim1378
    @xaliimoqaasim1378 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku xafido

  • @rumaanrumaan8165
    @rumaanrumaan8165 4 ปีที่แล้ว +5

    Allhu akbar

  • @almaasmaxmad9141
    @almaasmaxmad9141 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow caafimaad sii

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 4 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah ilahow gabdhaha nowada caaafi 😭😭😭

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +6

    Quraan maan la akhriyin imika sixir uumbaan maqlayaa .yaa ila maqla

  • @hayatimhaya4254
    @hayatimhaya4254 4 ปีที่แล้ว +5

    Waxakan mashruuc bayba noqdeen waxan layabanahay barigi waxan saidka ma jirin biyo laisku shubayo wlla anugu ma fahmin balse ilahay ba og xaqiqda lkn haduu diin yahay xitaa waxba kulaban . الله اعلم

    • @lafahorezt9885
      @lafahorezt9885 4 ปีที่แล้ว

      Wlhy wll waa run anigu wax quraan ah mar maqlo lkn ilaahay baa og xaqiiqada

  • @xaliimoqaasim1378
    @xaliimoqaasim1378 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @liiboy0
    @liiboy0 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheelikh rusheeyo wilkiisa miyaaa wilkaan

  • @zaparinaqureshazamiira5267
    @zaparinaqureshazamiira5267 4 ปีที่แล้ว +1

    Zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah zubxanlah

  • @bushrohabi9489
    @bushrohabi9489 4 ปีที่แล้ว +1

    Sixir sixir unbu leyahay quranba mana maqla muxu ku aqriyay hada

  • @idiljamac5425
    @idiljamac5425 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofbaa Naga xanuunsanayee sheekh numberkaga iisoo shg

  • @aishaaden12
    @aishaaden12 2 ปีที่แล้ว

    Subxana Allah

  • @ubahhussien3557
    @ubahhussien3557 4 ปีที่แล้ว +5

    Sheikhow quraan akhri bal dadka ha maqlaane quraanka ayaan aamin sanahay ka dib sixir iyo waxaad dhaheeyso dhehe

    • @luulmoha92
      @luulmoha92 4 ปีที่แล้ว +1

      Wall.waxajira.ruqiyah.sharciyah.qor.yutubka.ka.dhageyso

  • @ubaxshharuun666
    @ubaxshharuun666 4 ปีที่แล้ว

    Sh side lagu heli karaa telkaa kuso dul qor

  • @mohamedcosta3990
    @mohamedcosta3990 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaan waa intee wll

  • @fardowsainayusuf2474
    @fardowsainayusuf2474 4 ปีที่แล้ว +4

    Subxanallah. Subxanallah. Illahow umada cafi cawa sexan myee 😭😭

    • @bintu_issa7281
      @bintu_issa7281 4 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭anixita

    • @bintu_issa7281
      @bintu_issa7281 4 ปีที่แล้ว

      Amiin wlhi anixita hurdo laan

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 4 ปีที่แล้ว +1

    أن اقتلوا كل ساحر وساحرة او كما قال النبى ص ع و هؤلاء السحرة يجب اتخاذ قرار سارم من القتل لكف شرهم من الناس

  • @sabirinahmed5772
    @sabirinahmed5772 4 ปีที่แล้ว

    Aniga hadana dhagayso jirico igu kacdaha bismilaha

  • @caishomohamed8359
    @caishomohamed8359 4 ปีที่แล้ว +12

    shiikhan muqdishaan filayaa inuu joogo numberkiisa hanloo sheego

    • @munaabdiqadirabdiqadir1231
      @munaabdiqadirabdiqadir1231 4 ปีที่แล้ว +1

      Muqdisho ayuu joga nambar kisana marka u video yowga marka u bilaba nayo ayu ku jira video yowga bilaw ka soo dhigo nambarka adiga ayaa arkesid

    • @nicmomohamef7819
      @nicmomohamef7819 4 ปีที่แล้ว +1

      Numberka shiikha cage ka hela

    • @khadarcabdullahi1017
      @khadarcabdullahi1017 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nicmomohamef7819 labarka shiqa wakana 0618603170

  • @fatximuqtaar4536
    @fatximuqtaar4536 4 ปีที่แล้ว

    Shiq raqamkaga nagu caawi plz a inad xamar jogta fila

  • @basrahalia3664
    @basrahalia3664 4 ปีที่แล้ว

    dadka intad kukacisan baad iskagatagtan sifican ummada udaweeya

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 5 ปีที่แล้ว +5

    Subxana alah acudka

  • @ifraaxifka9336
    @ifraaxifka9336 4 ปีที่แล้ว +2

    Halaga xijaabto acuudu bilaahi

  • @sacidomohamed143
    @sacidomohamed143 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalllah subaxnalllah illahow hana tusin

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 4 ปีที่แล้ว +1

    Bismilahi

  • @anisomohamed6255
    @anisomohamed6255 4 ปีที่แล้ว

    Asc xaruta waxage

  • @omarcabdiraxmaan4609
    @omarcabdiraxmaan4609 4 ปีที่แล้ว +3

    sheekhawaxaan kula talin lahaa inuu galoofis gashto maxaa yeelay gabarta uugacanteeda qabanayo ajnabi baykatahay

    • @mohamedabdi6665
      @mohamedabdi6665 4 ปีที่แล้ว

      Wll mcn bad badinta nafta iyo cafimad udaalida alle ka sokow malaha wax cudur dara ee dinta kor uqad oo baro

    • @mssqaranbilla5670
      @mssqaranbilla5670 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa dhakhatar wll wuu dawenaya

    • @mohamedabdi6665
      @mohamedabdi6665 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mssqaranbilla5670 haa wll

    • @xuseensalaadmocallimtaraaw666
      @xuseensalaadmocallimtaraaw666 4 ปีที่แล้ว +1

      diinta waa ufasaxday dhaqterka inuu xitaa farjigeeda taabto.

    • @muqiiribnusulayman9727
      @muqiiribnusulayman9727 4 ปีที่แล้ว +1

      dhaqaatiirta qalaya dumarka qaawinayo maad ka hadashaan nacasnimo ma fiicnee

  • @imzaki4799
    @imzaki4799 4 ปีที่แล้ว

    subxanallaah allow umada caafi

  • @nasrowarsame2600
    @nasrowarsame2600 4 ปีที่แล้ว +2

    Wll inte niga heli kara

  • @hanadqays1589
    @hanadqays1589 4 ปีที่แล้ว

    ala shaqa badanaa ala dabecad wanagsana aaaaa

  • @umufadumosahra1421
    @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว +6

    Dadka haysku dirina ninow illahay ka baq

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxan umada allaha ka qabto quraanba ma aqrinaayo sixir sixir ina hadaa la saaxir ma quraan buu aqrisay mise labo xaraf o quraanka ka mid ah ayuu aqriye

    • @allawiabdala1944
      @allawiabdala1944 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman4677 alaah umada ka qabto adiga messegkan so qoray quraan sar markey so dhameysaty aaya lala hadlaya mahane hadal laguma bilabo ee alah ka baq

  • @aaminamaxamed303
    @aaminamaxamed303 4 ปีที่แล้ว

    Yaa allah

  • @niciimadhoolayare6080
    @niciimadhoolayare6080 4 ปีที่แล้ว +1

    Jinijini

  • @Quuu819
    @Quuu819 4 ปีที่แล้ว

    Gabarta labo jini waye eetiri asiga wuxuyiri halmiYaa haa atiri yaaab

  • @nadianaremmakeupartist3103
    @nadianaremmakeupartist3103 4 ปีที่แล้ว +3

    is this real omg

    • @saida.2699
      @saida.2699 4 ปีที่แล้ว

      Zeitun Mohamed no

  • @mandeegfarxan1508
    @mandeegfarxan1508 4 ปีที่แล้ว +6

    Allh akbr

  • @zaynabcarab8734
    @zaynabcarab8734 4 ปีที่แล้ว

    Mansha alhhh

  • @sokoreyaliabdi6856
    @sokoreyaliabdi6856 4 ปีที่แล้ว

    Ilaheey naga haayo

  • @nadianaremmakeupartist3103
    @nadianaremmakeupartist3103 4 ปีที่แล้ว +3

    inallilah subhanallah the lady with red gabsar why did she bring the child there

  • @nadarxasan9616
    @nadarxasan9616 4 ปีที่แล้ว

    Alaha kuciyo dhamatin umasomiyo oocafikahis

  • @lakiosman5468
    @lakiosman5468 4 ปีที่แล้ว +1

    Nagaha said qawinayaan

  • @sadiaamir5503
    @sadiaamir5503 4 ปีที่แล้ว

    Ilahba idinka ween dadka kadaya dhibka Quran ma aqrinesan sixir sixir mxy they

  • @qadanbisle5261
    @qadanbisle5261 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan lkn layabanahy sixir sixir bes ayuu shiikhu leeyahy maxaythy waxa iska ooyaya quraanba lama sarine

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh maxamed ismaciil dhagayso markuu ka hadlayo qabka jinka loola shaqaysto

    • @simanxaaji228
      @simanxaaji228 4 ปีที่แล้ว +1

      @@umufadumosahra1421 abyo ninkan ma jinbu la shaqeya ba is dhehe waxan ani maba amina wan ka baqa

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh nambarkiisa cidi rabto wakana 0618603170 (daru dawba muqdisho)

    • @quruxdumar7377
      @quruxdumar7377 4 ปีที่แล้ว

      abayo xafede mogadhisho ukajoo isheg

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 4 ปีที่แล้ว

      @@quruxdumar7377 dhowr melool uku yalaa numberka wac xarunta kudhaw ayu ku shegaaye

  • @reerburcoofficial7477
    @reerburcoofficial7477 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhmmmm garacsana intuu fadhiiistay ii jaaasa ku leh sidii laaaadarada hhhmm waar sidani diin maaha

  • @nimcoahmed6854
    @nimcoahmed6854 4 ปีที่แล้ว +2

    Iminka dadka maka dhabbaa mise xaraabaysi yaab

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 4 ปีที่แล้ว +1

    🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @maantachannel539
    @maantachannel539 4 ปีที่แล้ว

    Xasbunalah

  • @mahamedomar3525
    @mahamedomar3525 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaaaaa Allah 😭😭😭😭😭😭😭

  • @akoy5231
    @akoy5231 4 ปีที่แล้ว

    Zhiiqow gpdha farteda mrkaad taapaTo zow weYzda kaaama jabYzo

  • @saida.2699
    @saida.2699 4 ปีที่แล้ว

    Sixirka qofka ka nikisinayo mxo aha lmao and the so called sheikh is just screaming "sixir" into a microphone BULLSHIT‼️‼️

  • @quruxleydasomalida6519
    @quruxleydasomalida6519 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhaah Gamahoda hataban waa curo itquulah wall

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 4 ปีที่แล้ว +3

      Meelaha intat imanan quranka sxb la noqo,
      Tankale cawra ayaa jira wareysiga nocasna culamada waxey isku racday inuu xaran yahy waxii ka badan xalada kujirta ama ka bax

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      @@imamushafici209 ma ninkan ayaa sheikh ku sheegaysa?

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 4 ปีที่แล้ว

      Waaa wax lagu qosla, maxaa yeelay asluubta quranka sas ma ahan waa inaa tahy qof qushuuc badan dhinaca quranka tankale waxan quran ma ahan waa afsoomali sxir saxir wamaxay aeay qurankii,
      Tankale wareysiga sas ah waa xaraan maxaa yeelay qulama waxey ku raceen kali ka bax Caduwullah in la dhaha qurankana lagu aqri ,
      Lakin waxan halaga hortaga qofkasta xanunsan illah hatala sarta kadibna quranka ha aqriya

    • @imamushafici209
      @imamushafici209 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedosman4677 sxb sheikh waa un magac lakin qofkan uma bogin wana sharci dara saan qurankana loo gafaaya maxaa yeelay quran maba aqrunaya dadkana waxa loo shegaya cilajka quranka

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      @@imamushafici209 wll kuwaan waa fitno cusub naguso korortay rebi ha ina asturo xaalka ma sahlane

  • @mumtaswarsme2121
    @mumtaswarsme2121 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh dabeecad wanaagsan ma quraan baa dadk sixirk iyo jimank loogu yeeraayo waa maxay walee dumark somaaliye wax ma fahmaan lacgt una bey iska rabaan waxaan waa ganacasi dumark loog faa ideysto

  • @caishomohamed8359
    @caishomohamed8359 4 ปีที่แล้ว +3

    shiikhan muqdishaan filayaa inuu joogo numberkiisa hanloo sheego

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 ปีที่แล้ว

      Saaxir saaxir ina hadaa la saaxir ma quraan buu aqrisay mise labo xaraf o quraanka ka mid ah ayuu ku cel celinayaa yaab 🤔🤔